XALAQADII

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 94

  • @tuuladaciyaaraha677
    @tuuladaciyaaraha677 2 дні тому +7

    Waxaan ahay nin dhalinyaro ah da'dayda waa 25sano jir waxaan aaminsanahay somaalinimo oo xoogan dowlad ah aduunkana la googoosan karta dalkeenana shisheeye laga waayo ciidan soomaaliyeed oo xoogan kaliya joogaan lkn way yartahay dadka ila dareemaya waxa iga dhex guuxaya Abdi salaan walaal inshaa allaah guul waa gaari doonaa

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga9084 2 дні тому +6

    Halyey Qabiir ah waaya arag ah Umada Somalaiyeed Adoo kale ayey u bahantahay Halkaanka sii wad waqtiga wuu iman donaa insha Allah

  • @SaidIsmail-b9m
    @SaidIsmail-b9m День тому +1

    Well history, keep going bro

  • @zakibinzaki4999
    @zakibinzaki4999 18 годин тому +1

    Wadani dhap Ah ❤

  • @somalipirates
    @somalipirates День тому +1

    I respect this Brother. walaahi waa Nin waxbadan og. huge fan

  • @moktarhassan4069
    @moktarhassan4069 2 дні тому +6

    Wa kugu sirnaa wxan ku heestay mucarad iska baq baq leh lkn waayo arag ba thy

  • @OmarAbdiShikhAli
    @OmarAbdiShikhAli День тому +1

    Mahadsanid mudane guulayso inbadan

  • @abdullahiahmedibrahim5106
    @abdullahiahmedibrahim5106 2 дні тому +2

    Right information ✅

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 дні тому +8

    Cabdisalanow aad yaad iiga qiireysiisay waa yaryahay soomaali daacad u ah dalkiisa iyo dadkiisa inyar oo ilaahay u naxariistey mooyee adiga oo wiil yar ah xoriyadii aad dooneysay maanta adoo da dhexaada ma taalo inkasta ooy xabashidii ay markaas ka baxday xamar hadana soomaaliya kama wada bixin waxay haysataa shaqaale daacada oo soomaaliya oo danteeda u fuliya ayna ugu horeeyaan madaxda wadanka xukunta intooda badan maanta yey soomaali ugu cirib xuntahay hadaan labeling dad u istaaga oo naftooda u hura si ay jiilasha dambe u badbaadaan af iyo hadal na maanta wax tari maayo fovil iyo kacdoon hubeysan iyo mudaharaadyo iyo abaabul yey u baahantahay cida ugu horeysa ee maanta soomaali laga badbaadinayona waa madaxda wadanka xukunta dhamaantood iyo siyaasiyiinta tuugada ah ee lakala safan waxaa loo baahan yahay dhalinyaro is dhaarsata qabiil iyo goboleysi kafiyow aan raadineyn mansab naftooda u hura wadankooda iyo dadkooda ilaahay na talo saarto

    • @DanguudMN
      @DanguudMN  2 дні тому

      @@ashahassan8878 mahadsanid in badan

  • @yusufcodey
    @yusufcodey 2 дні тому +2

    Eng abdi salaan waa ku mahad santhy sidaad uso halganty qadiyada somalinimada anga ko ah new generation wadadaad raacdey inaan raacno ✊🏻🇸🇴

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 2 дні тому +3

    Waad soo halgan ty❤❤❤
    Alle ha kaa abaal mariyo

  • @abdullahiaxmedmoxed3165
    @abdullahiaxmedmoxed3165 День тому

    Great soomalia hanoolato ❤

  • @Redpacket9009
    @Redpacket9009 Годину тому

    Shukran brother we❤you

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 2 дні тому +4

    Waxaan rabaa inaan kula shaqeeyo wibana aad macalin iinoqotid waan raadiyay Meel aan kaala sooxiriiro
    Fadlan ii ogoloo inaan wada shaqeeno

  • @ilyas071
    @ilyas071 3 дні тому +2

    Inasha Allah malin waa gulesan dona 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yooltube2022
    @yooltube2022 Хвилина тому

    Walee wasoo jabhadeese dadaal wacan

  • @fatxiguure1259
    @fatxiguure1259 2 дні тому +4

    Ani kuma aqaano lkn Ilaahy waxaan ka rajeenaa inaan madxweyne kaa dhigo 2031 Inshlh

  • @farhandhako8933
    @farhandhako8933 12 годин тому

    Shaqo Fiican baad haysaa sxb guulayso❤

  • @Ali-rk2yp
    @Ali-rk2yp 3 дні тому +5

    Niyow runtii nin layaableh ayaad tahay waxa aan kaa arkay maahmaahdii ahayd hadii lagu sheegi waayo waa la is shiilaa hadii lagu sheegana waa la is shareeraa oo macnahedu tahay kaalintada hadi laqarsho wa la is shega hadi lagu sheegana wa la is shareeraa oo iga daaya uma qalmo waxaso dhane aya ladhaha.
    Any way silsilada qabyaladu waa ninay lasoo hadho iyo nin jabiya dabarka gumaysiga haybta.
    Hore usoco anagu reer jubalan 33 qabiil oo somali oodhana ayaan nahay somalinimo qofkii wada aya anaga na anfacaya. Hankaaga hayb hoos ha ugu celinin waactalo wll

  • @dalmarahmed4541
    @dalmarahmed4541 2 дні тому

    Horey u soco abdisalaam I love your work

  • @abdiazizhamza5866
    @abdiazizhamza5866 2 дні тому

    Mashallah waa ku taagersanahay.

  • @bukhaarixasancali8349
    @bukhaarixasancali8349 2 дні тому +3

    Mahadsanid walaalkey c.salaan guleyd balse waxaa ila wacneed inaad utacsiyeeso walaalkeen wariye ismaaciil shiekh khalifa markaad soo hadal qaaday dood wadaagii uu idiin qabtay😢😢😢

  • @abdisalanmohamud
    @abdisalanmohamud 3 години тому

    Agaasime waan ku salaama aad baad runtii qaranka Somalia waqti u galisa lkn waxaad ii cajabiyey 20 sano sida da'du kuu cuntey
    Cimriga allaha kuu barakeeyo hadafkaada waad gaari waana wada guuleysan doonnaa.

  • @jamalabdinasir3697
    @jamalabdinasir3697 День тому

    Mahadsanid taliye riyadaada iyo teenaba marbee rumoobi anigu in somaliya xurnimadeeda kashaqeeya waxaan balan qaday anigi class 5 ah hada oo oo jamacada ii dhamaanaysana waan ku taaganhy balintii ano 13 jir qaaday waxaan aaminsanhy in jinsiga somaliga meel walba uu jooha uu hal qaran uu noqda waana kashaqeen sida adiguba ugu so shaqeesay hadana kashaqeneeso

  • @abdirahmandirir3279
    @abdirahmandirir3279 3 дні тому +1

    Mahadsanid ala hakaa abaalmariyo

  • @ahmeddhaqane2440
    @ahmeddhaqane2440 2 дні тому

    Nin soo halgamay ayaa tahay guuleyso

  • @hamsemaxamed-f9p
    @hamsemaxamed-f9p 3 дні тому +5

    Abdisalaan guuleed intaan kugu xidhnaa waxaad ibartey Somali nimo waxad ibartey taariikho iga qarsoonaa
    Hadii aad akhrido massage kaygaa
    Waxan kaa codsan lahaa siday alshabaab ugu beerantey wadankeenan Somalia 🇸🇴??
    Barnaamijkan markaad noo dhamayso mahadsanid🙏

    • @DanguudMN
      @DanguudMN  2 дні тому +1

      @@hamsemaxamed-f9p waa imaanayaan isha Allah

  • @sunnahofficialchannel5833
    @sunnahofficialchannel5833 2 дні тому

    Masha allah,

  • @ahead676
    @ahead676 2 дні тому

    Somalia 🇸🇴 Guul Haduu Alle Idmo❤

  • @AbdullahRuqi-u3s
    @AbdullahRuqi-u3s 3 дні тому

    Waad iga oohisay wlhi guul iyo gobonimo

  • @alinor2210
    @alinor2210 2 дні тому

    We with you bro

  • @Dubad_338
    @Dubad_338 День тому

    The required politician

  • @abdisalam8018
    @abdisalam8018 День тому

    Dadka dhiiga shacabka ka ganacsada waa la yaqaan oo waa rag hanti leh oo reerahooda ku daaban.
    Runta toos usheeg wll abdi salam.

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 3 дні тому

    I’m so crying ❤

  • @Xiisahamedia
    @Xiisahamedia 2 дні тому

    Waa Ku Dawana Horay Usoco Talye

  • @MohamedIbrahim-tl8tc
    @MohamedIbrahim-tl8tc 2 дні тому +1

    Waa xalada aan kujira hada inkasto qaxooti aan ku.ahy yurub😭😭

  • @Musa_Somali
    @Musa_Somali 2 дні тому

    6:11 MashaAllaah nin nool oo qiira leh ayaad ahayd walaahi. Allah haku barakeeyo

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 2 дні тому

    Maanta hasan sheikh ayaa madaxwayne Noo ah oo aan hal maalin Dan somalinimo kashaqayn kawran adigu

  • @Kibriidlebaari22
    @Kibriidlebaari22 12 годин тому

    Alaabtaan qiiro jabaan ayaa la dhahaaa

  • @khalifabdurrahmanmuhammadm8422
    @khalifabdurrahmanmuhammadm8422 2 дні тому +1

    عيشوا احرارا وموتوا احرارا

  • @IbraahimCismaan-c7h
    @IbraahimCismaan-c7h 2 дні тому

    Walllahiiy waan qiirooday😢😢

  • @MohamedIsseAhmedGaas
    @MohamedIsseAhmedGaas 2 дні тому +1

    Waxan rajaynayaa maalin uun dadaalka aad soo gashay in uu rumoobi doono ogow ogow ogow in ay jiraan dhalin yaro aamin sanah soomalidimo wax ka hoosiya ay aamisnayn yanaha ka qayb qaadan doonah soomaliya oo hay baday lahayd dib dunida ugu soo laanatahy

  • @hagal5522
    @hagal5522 2 дні тому

    Gulleeso

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 дні тому

    Wali we nool yahin wadani SiyadBare AUN o kale

  • @YuusufAbdi-w1y
    @YuusufAbdi-w1y 3 дні тому +1

    TALIYE SARE, C/SALAAN G.100% WADDANI HIIL WAAYEY IYO WAAYEY HOO....!!!!

  • @Warsame.-ru6ls
    @Warsame.-ru6ls 2 дні тому

    Horey usoco walaal riyadaada waad gaari doontaa insha Allah ilaaheyna kaasho saaxib

  • @Zakaria-Moha
    @Zakaria-Moha 3 дні тому

    Waad mahadsantahay adeer haka quusan waliga

  • @XiisCabdimaxamed-r4v
    @XiisCabdimaxamed-r4v 3 дні тому

    Abti mcn guuleyso❤ ilaahay ku darajey❤

  • @MaxamadYasin-v9t
    @MaxamadYasin-v9t 2 дні тому

    Midnimo all somali InshaAllah coming very soon

  • @deeqshowtube
    @deeqshowtube 2 дні тому

    Somalia hanoolaato ❤❤❤

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 дні тому

    Sidaa kuwad boowe, soomaalinimadu maaha wax marna la gashto marna la tuuro ee waa loo dhashaa laguna mitidadaa mar walba. mahadsanid

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 День тому

    Walaw aan waxbadan kula kifir duwanahay hadana somali badan kuma yaqaanan magaca daljir guulayso walal cabdi salan yusuf guled daljir runti 8 sano udanbeyay oon kugu xidhna waxbadan ayan ka faiday

  • @AbdiAsiiz-tg3se
    @AbdiAsiiz-tg3se 2 дні тому

    Illahay ha kuu fududeeyo garab is taa

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 2 дні тому

    RAGA AAY AHAYD IN LA BARTO, MEEYNAN BARAN
    WAXA UMMADA HALYEEYO LOOGAGA DHIGAY KUWI AAN SHAQADA LOO DIRSAN JIRIN EE NACASTA LA DHIHI JIRAY
    HALYEEY QARAN, ALLAAN KUU ABAAL WEEYDINEEYNAA, GUULEEYSO IDAM ALLE

  • @indhergarrad4893
    @indhergarrad4893 2 дні тому

    Waa hanhooseeya somaliya way iska imaan doontaa hankaaga kor u aqaad islaam raadiyo isaga ayaad guul ku gaaraysaa

  • @akaaninadiir
    @akaaninadiir 2 дні тому

    no body knows why my eyes are tears

  • @Ibraahimfaara
    @Ibraahimfaara 3 дні тому

    Keep going mclin

  • @dahirwarsame1578
    @dahirwarsame1578 2 дні тому

    Cabdisalaan, waxaad u ektahay nin soomaalinimadu ku weyntahay oo yaraantiisii ay ku abuurantey. Cidda ad u dhalatey ma aqaan, laakiin waxay Ila tahay nin ku kufriyey qabyaaladaa siyaasadeysan ee ka doortey raadinta hummaaga soomaalinimada ee maanta sii libqaysa. Waxaad iga mudantahay ixtiraam anan u hayn siyaasiyiinta maanta ka hor muuqda soomaaliya. Horey u soco oo guulayso.

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 2 дні тому

    A salaan halyey

  • @Abdi1t
    @Abdi1t 3 дні тому +1

    Soomalia waxa ay nooshahay inta ruuuxdeenu ay nooshahay.

  • @Garshe8
    @Garshe8 2 дні тому

    Daddaalkaga soomali kuma oga lkn illahay baa ka abaalmarinya
    Soomalina waa ku ogaan doontaa

  • @SIRDOON351
    @SIRDOON351 2 дні тому

    Waad mahadsantahy wadaniyadadana wan kaga mahad celinaya lakin barnamijyo waaweyn oo ku qotoma fikrado masiiriya Ayan kugula talin laha iyo inaad teem dhalinyar ah samayso oo aad ku ababiso fikradahaas

  • @somalioutlet
    @somalioutlet 3 дні тому

    Soomaali hadaanu nahay aduunkaan waa ku jabnay aakhiro ilaahaa qabnaa.

  • @xarfo
    @xarfo 2 дні тому

    hawiye action group berigaad hogaamiye ka aheyd maxad u sheegi weysay

  • @ahmedabokor7851
    @ahmedabokor7851 2 дні тому

    Shaki baad leedahay Double Agent ah.

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 2 дні тому

    WAA SABABTA HADA ALJAZEERA LOOGASO ERYAAYO PALESTINE DAANTA GALBEED EE LA HEYSTO WAXAY SO GUDBINEYSE XALADA SAXDA AH EE GAZA KA DHACAYO SIDAA AWGEED BA LOOGASO ERYAY

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 2 дні тому

    Soomaaliya.
    Mise sida ay Tvyada oromada sheegaan zoomalia.
    Iyadoo cadayntiisana ay sisay xukuumada federalka soomaaliya.

  • @SuudimaxamuudJaras
    @SuudimaxamuudJaras 3 дні тому

    Waxaan heeli kaaran waan kulajiraa waxaan doonayeeyana yaayapaan waxaad kahadaleeyeso habaqinwaxaan doonyaa dalkaan qof yaqaan mabaniga iyo sitiqiraar waan kulaajiraa ilasooxirir

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 3 дні тому

    Ssc waa hirgali rabaa

  • @KhadijoHajiomar
    @KhadijoHajiomar 2 дні тому

    Waxan ka baqaya in nalawayo hadan alle no macinin somaliya khatar ayay ku jirta dadkeedu hurdada kama kacayan ayaga isumuqada o.xininyo.isu leh allaw nagaqaad abjadks na saaran

  • @aqabduco
    @aqabduco 2 дні тому

    2026 wanku sugeyna ina isi sharaxdo taliye

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 2 дні тому

    Wadani baad iila egyahay ee Soomalida isu uruuri oo isu keen oo shisheeyaha Karbuunka ku ifi oo ciddii wax aan Soomali U cuntamin nala soo aadda,inoo qeylo dhaami.

  • @Athariid
    @Athariid 3 дні тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🥲🥲

  • @MaxamedShnuur-t6e
    @MaxamedShnuur-t6e 3 дні тому

    Mahad saniid guuled

  • @AbdiwaliAxmwd
    @AbdiwaliAxmwd 2 дні тому

    Dadka somaaliyeed wxy la yihiin hugaamiye daacad ah ilaahay uga baqaya amaanada loodhiibtay aan kashaqaysanayn ee u shaqeeya isla markaasna u qabta dib u heshiisiin isla markaasna waxay ku heshiiyeen kudhaqa aan u kala eexan wxy noqon lahaayeen ul iyo diirkeed mudo kooban wadankuna wa inoo dhismi lahaa mudo kooban shisheeyana jaanis inakama heleen sidee ku celi karnaa hugaamiyahaas aan shisheeye soo dhisan ee anagu dhisanay

  • @caydiidaxmed5356
    @caydiidaxmed5356 3 дні тому +1

    Alqaacida Ayaad Egtahay marka Aad Daahir alasow dooda Kalaqeyb galeyso

    • @fatxiguure1259
      @fatxiguure1259 2 дні тому +3

      Sunada oo la muujiyo Alqaacida miyaa😢 nasiib darada naheesato waxaa kakoow ah in maskaxdaada ladhalan rogay aad kuqancaday 😢

  • @CandhufWeyne
    @CandhufWeyne 2 дні тому

    Nio waku wataa lkn dadkeyna badankod kuma fahman

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 2 дні тому

    Somaalida ethiopia ceeb weeye eraygaas, soomaali Galbeeda ama dhulka Ogaden.

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 2 дні тому

      Oogaadeen waa qabiil jooji somaalida kale ha xaqirin waxaasoo kale waa waxa heshiiska lumiyey

  • @TOPSOMTV-k1h
    @TOPSOMTV-k1h 13 годин тому

    Waxaan kuu qireenaa inaad tahay qof ay ku weyntahay islaamnimo soomaalinimo wadaniyad

  • @shariif2143
    @shariif2143 3 дні тому

    Waxa kaa guuxaayo ma fahmaayaan Dadkani waxqq lafa ka galay qabiil iyo qabyaalad

  • @ahmedardoof8629
    @ahmedardoof8629 День тому

    war ninkaan guriga ina abdishakur baa laigu weerey isagoo lasoo riima kaliga baan arkey oo bartaye, ileen ninku waa odey hore oo wiliba waxtara, inta dhiman masii dhamaysan karee odey dhankalaad iga tusday Image kaan kaa haystay

  • @natduinfo
    @natduinfo 2 дні тому

    😂 Runtii, waqti badan ayaad iskaga lumisay wax aan jirin, oo aan lagaadhikarin; oo weliba, aan waxba taraynin. Waana Soomaalinimada.
    Soomaali abtirsiinyo ma'aha, heshiis ma'aha, ogolaansho ma'aha, magac aan labaxnay ma'aha, dhulkana taako kamid ah ma'aha. Laakiin, waa sanam bariga Afrika lagu caabudo. Darteed wax loo dilo, waxna lagu badbaadiyo. Inta Soomaalinimo wax lagu yeelay ee la dilay, la dhaawac, la dhacay, la barakiciyay waa malaayiin, aan kamid nahay adiga iyo aniguba. Laakiin, ma soo helaysid hal qof oo Soomaalinimadu ay wax tartay.
    Markaa, anigu waan ka Islaamaye, adigu sii raadi, marka aad heshana, fadlan ha ila soo marin. 😢

  • @saidmohamud6782
    @saidmohamud6782 3 дні тому

    Wallee waligaa somalia ku wardi inaan cidna si fudud uga rumaysan.

  • @husseinbare-d9t
    @husseinbare-d9t 3 дні тому

    Asc abdi now wahabi miyatahay