Walalaheen waxan u rajaynayaa insha Allah guull iyo goobanimo reer Syria dhaman tootd Allaha mideeyo qalbigooda iyo qulubtooda umada Musliminta insha Allah mar aan dheereyn wan arkii doona isbeedal kooda reer Syria Dawalada Syria oo u suuniigu xukumayoo
Waa qoloma islaanatu

👋 Weriye Iimaan.
Ilaahow.farxada.falastin iyo guusha muslimka noogu xejji middan alx mabruk syrian
I.a Suuriya wxay noqon dal aad u qiimo bdn❤
Asc
Wan dhawahay sido kale so dhawoow walashay Palestine axmed mahadsanid taabiinta wararkaaga Allaha ku sharfo
Huuda odaaygedu magaalba mise soomali horta
Asc VOA
Islaamiyiin marakaad tiraahdaan galiyiina aaaway illahey kayaaba
Huda haadey garub tahey u sheeka in aan jeclahey indhaheyga eey tahey
Ilahayow babi mareykanka 😮😅
Abaal marin mayna bixin voa 5 sano xidhiidh u dawanayee
yaa yiri 1$b
Waa maxay in maamul loo sameeyo suuriya maxay maamulayaan waxa la qabsadayba suuriya miyaanay ugu harayn in israail laga qabto ma waxa lagu wareerinayaa mamul iyo waalaga adkaaday basharal asad taasi miyaanay wararka madhalyska ah xagee😂xagee dadka lagu celiyaa ma dayuuradaha israil iyo😂duqayn tooda caydhinta mw asad waa kadarantahay kaxuntahay suuriya maadaama la qabsanayo suuriya maxay faa iidu hashay suurya
Asc