DEEQA AHMED GAYDH | AADMIGA KU JECEL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 218

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 3 роки тому +34

    Midhaha Heesta Laxanka Iyo music Way Igu Socotaa Hees Iyo Badh Waana Heestii Qarniga Hees Dhibanayaal badan Anfaceeso Weeyi Liibaan Jaama Shaqo Adag baa Bulshada Fanka Jecel U Haysaa Horay Usoco Kaapo

  • @ملخصاتواهدافجنونية
    @ملخصاتواهدافجنونية 3 роки тому +62

    WAX KASTA OO MACAAN QURAANKAA KA MACAAN♥️ HEESaha dhagaysigoodu waa danbi
    Lkn qur aanka dhagaysigiisu waa Ajar raaxo

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar4344 3 роки тому +59

    Deeqa ahmed maaha ciyaladan Mecrofoneka kuso khaldamay wa fanaanad rer jabuti ah oo tartan kuso baxdey maaha kuwan aad moodo in cunaha la haysto wa big Fanaan🙏

  • @FAAD21
    @FAAD21 3 роки тому +4

    Jirada caashaqa qabiyo
    Jab iyo waayuhu ibaday
    Hada iijeedileed
    Niyada igamad jarteen
    Jaalaad ila noqon lehed
    Jaceylka ku qabaa
    Qalbiga ku jixaasileed
    Kurbada iga jari laheed
    Qofa jeexisa tahay
    Dartaa jamashada sidiyo
    Ogow aadmiga kujecel
    Jawaab samida uroon
    Jugtuu iigeystay iyo
    Jid goyadu iigalaa
    Jirkeyga ka muuqatoo
    Jaleecada waadka garan
    Nafa jowharad utahay
    Adiga kaa joogi karin
    Habeen jiif kaa ladeyn
    Miyaa jaxar lagu noqda
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waxani hees Lama oran karo waaba dareen socda😍😘

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 3 роки тому +14

    Waa gabadha ugu codka macaan inta imika heesta 💖💖💖

  • @jihaanjiinaahmed6152
    @jihaanjiinaahmed6152 3 роки тому +15

    Deeq Ahmed inta tagerta like dhac igu siya

  • @najmazulayman541
    @najmazulayman541 3 роки тому +9

    Deeqa axmed gaydh waxay isku darsatey cod iyo qurux masha Allah keep goin 👏👏

  • @zamzamdhagadhere5918
    @zamzamdhagadhere5918 3 роки тому +20

    Intaa jacaylku dashaday love dhac kusiyaa ❤❤❤😭

  • @abwaanmaxamudkoofiyo7287
    @abwaanmaxamudkoofiyo7287 3 роки тому +5

    Wooow deeqa Ahmed Axsan fananad Ilahey ku maneystey cod Ilaa xAd mcn noolow walashey waxan kaloo halkan aad uga mahad celinaya liiban Jamac oo videogan quruxda badan iyo farsamada iska leh

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 3 роки тому +6

    Queen deeqa ahmed gaaydh🔥❤my favorite singer ❤
    Ogoow admiga ku jecel jawaab samida uron💞🥰💞

  • @AnfacD
    @AnfacD Рік тому +2

    Masha Allah Allaha Xifdiyo Dhamaan. Allaha cafimad deg deg ah siiyo inta Xanuunsan. Anigana Allaha I caafiyo Aamiin.

  • @abdikhadar1300
    @abdikhadar1300 3 роки тому +8

    My favourite singer deeqa geydh all time 💋❤❤🙏 inta ila tageerta like igu cumaamada

  • @umawayrah8257
    @umawayrah8257 3 роки тому +1

    Oogaw aadmiga kujcl
    Jawaab samidaaa uroon
    Deeqa gaydh heer calmi 👑👑👑👑

  • @ismaciilxuseenabdi4407
    @ismaciilxuseenabdi4407 3 роки тому +20

    Inta somalinimo jecel like isaar

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 3 роки тому +4

    Mashallah deeqa geyd wa xigtina ku fanano 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @tafaatire1477
    @tafaatire1477 3 роки тому +106

    Inta nabiga scw jecel like ha iso sarto please 🙏😭❤️

  • @abshiraybakar2355
    @abshiraybakar2355 3 роки тому +2

    DEEQA AHMED GEYDH WAAN KULA JOOGAA OO WAAN KU GARAB TAAGNAHAY MACAAN DEEQA AHMED GEYDH ILOVE YOU

  • @qaalimohamed8498
    @qaalimohamed8498 3 роки тому +6

    Yaa salama maama Deka baryahaan dib bey boorka iska jafoysaaa. Thank you Libaan studio muqaladda quality-ga leh sidda aad noogu soo gudbineysid.

  • @alimdooh8539
    @alimdooh8539 3 роки тому +1

    Khabiirki Fanka soo Regal celi Wale Deqa Ahmed gaydh Magac miskiin laga ma ahaa.. waah waah waxaasa Cod ladhaha ....muqna ka ma aradna
    Yaakh Illahay haku dayo..

  • @liina_hasan
    @liina_hasan 3 роки тому +2

    Jawaabd samidaa u roon ish calaa cod iyo quruxba waad isku dar satay nolol waarto 🥰🥰🥰🇸🇴

  • @Mohamed-gl2zq
    @Mohamed-gl2zq 3 роки тому +13

    M.a hees shidan from somalia 🇸🇴

  • @burhanikidigir6320
    @burhanikidigir6320 3 роки тому +3

    Woooooow Deeqo qof aan jeclahay oo cod halaasiga leh💋💋💋💋💋❤❤❤😍😍😘😘

  • @ahmedomerpro4810
    @ahmedomerpro4810 3 роки тому +1

    Hadaad ii jeedi lahayd..
    Qalbiga i gamaad jarteen...
    caadi maaha...... Deeqa Gaydh🖤

  • @hawafarah5196
    @hawafarah5196 3 роки тому +4

    Dhashii sheekh Samaroon ❤❤❤

  • @asiyaahmed2160
    @asiyaahmed2160 3 роки тому +2

    Jawaab samidaa u roon
    Maalmahan danbe Liiban Ahmed wuxu so saraya heeso qalbiga io boogtaan dhayayey taabanayaa
    😭😭💔💔💔💔

  • @bellamoha446
    @bellamoha446 3 роки тому +6

    Nolow deka ahmed geydh my favourite singer i love her wala🔥💚❤

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 3 роки тому +2

    Deeeqa ahmeed galayd❤
    Codkeeda😍 liiban studio📷📽

  • @nimymoh2186
    @nimymoh2186 3 роки тому +27

    My favourite singer all the time 🥰🔐

    • @mihiimcabdi7996
      @mihiimcabdi7996 3 роки тому +2

      Ilaahay hakaasoo hanooniyo mam

    • @nimymoh2186
      @nimymoh2186 3 роки тому

      @@mihiimcabdi7996 maxa ka galay aduu ma waxaad u soo gashay in aad dawtid mise inaad dadka comment kooda akhrisid

    • @hodansamatar8732
      @hodansamatar8732 3 роки тому

      @@nimymoh2186 s,8

    • @zakariamohamed1059
      @zakariamohamed1059 3 роки тому

      I am a normal human being who just happened to be someone whose heart is not on the bad side ..there is nothing bad that comes from me ..that is all! Am i am guilty for that?

  • @hudamahed5522
    @hudamahed5522 Рік тому

    Ogow Aadmiga ku jecel jawaab samida❤❤❤❤❤ uu roon

  • @hibaadam4168
    @hibaadam4168 3 роки тому +3

    Masha allah Deka Ahmed Gayd viva maryo ❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲

  • @munayusuf9395
    @munayusuf9395 3 роки тому +5

    Amazing song with amazing singer. 🔥

  • @amaaalqaali9481
    @amaaalqaali9481 3 роки тому +1

    Hadaad iijeedi laheed niyada igama jadheed ax yaa cod 💕💯

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 9 місяців тому

    I just love this lady❤she has pure talent her voice is so perfect I can’t lie

  • @mohamedhashi1643
    @mohamedhashi1643 3 роки тому +1

    Deeqa what a Somali singer, love from MOGADISHU

  • @mohamednoor4405
    @mohamednoor4405 Рік тому +1

    Wonderful song which curries Avery heavy important literature keep

  • @aymanmohamud2867
    @aymanmohamud2867 3 роки тому

    Inta Afkena Somaliga Ku Hesta Hablaha Deekha Ahmed Iyda Uwataa Sowt mcn Dagnan Aqlaq Hab Masraxiyed Kalay Iska Arag Keep going From muqdisho respect Deekha Dagan 🙏🙏🙏

  • @MrHelloimyassin
    @MrHelloimyassin 3 роки тому +1

    CAADI MAHA MUSIC SIDII NO 1 ELSE KNOWS DA SECRET BRO LIIBAAN MISS U LONDON 2020 LOVE THIS BEAT WEY IGU SOCOTAA CAADI MAHA LONG LIVE BRO.

  • @saritaobesh2031
    @saritaobesh2031 3 роки тому

    Deeqa axmed cod iyo jamaal ba alle wuu siiyey masha allah wan ku tageraa Maamo

  • @yuusufmohamed6327
    @yuusufmohamed6327 3 роки тому +5

    Intii jiifka kudaawanaysa like dhac dhac kusiiya

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 3 роки тому

    Erayada sxbkey qolqol
    Laxanka kiiko qofkii yaqaano umba garanaayo. Caadi maahan

  • @calicadehvlogs9632
    @calicadehvlogs9632 3 роки тому +3

    Deeqa wan ku salamy from hargaisa somaliland 🙏

  • @abdirahmanmohamed3167
    @abdirahmanmohamed3167 3 роки тому +1

    Deeqa wa fananad heer sare ah i like Deeqa Gayd ❤️

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 3 роки тому +2

    deeqa in the building 😜😍

  • @makadorhsn9968
    @makadorhsn9968 3 роки тому +3

    Mashallah habo nice song 🥰

  • @abshirmurtisoor2877
    @abshirmurtisoor2877 3 роки тому +1

    Nice song vedeoga caadimaaha liban

  • @ayuubmaxamad3230
    @ayuubmaxamad3230 3 роки тому +1

    Deeqo Ahmed Fananad Qaliyah
    Wan ku wata 🖐

  • @abdisam6683
    @abdisam6683 3 роки тому +1

    Machallh notre chanteuse diva

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein3158 3 роки тому +1

    wawa ech cala hees

  • @yahyeraulsalmaan993
    @yahyeraulsalmaan993 3 роки тому

    Deka Ahmed waa fanaand aan xiseyo runti

  • @munaxasan9221
    @munaxasan9221 3 роки тому

    Wllshay deeqa gaadha ismana maaqano waaan wllshy ilashalaty horay usooco ayan kuuleeyahy mcnto waan kuugu faana mcnto waxan raajanay inaan isbaran doino wllshay ilaadhalaty

  • @sofiahassan5033
    @sofiahassan5033 3 роки тому +1

    Wooow ❤️❤️Sida loo dubay oo qudhata i like it❤️😍

  • @apdurhmanapdullahisky7635
    @apdurhmanapdullahisky7635 3 роки тому +3

    Hees iyo bar deeqa ahmed

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 3 роки тому

    Meeye tagerayashi Djibouti halkan isku mujiya fananadena qaliga ah❤❤❤

  • @kamaalnuur6871
    @kamaalnuur6871 3 роки тому +2

    Codka musikada laxanka iyo erayadaba 100%

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 3 роки тому +3

    After 20 hurs I'm here to listening the new amazing song and best sound

  • @shangax
    @shangax 3 роки тому +1

    Waaw inaba caadi maahin

  • @filsanmohamed9200
    @filsanmohamed9200 3 роки тому

    Naagtan heesti ugu horeyay aan maqlo oo ay qaday waxan ahay 11 sano jir hadana watana ilahey cimriga hano barakeeyo

  • @abshiraybakar2355
    @abshiraybakar2355 3 роки тому +1

    DEQA AHMED GEYDH I WILL LOOK YOUR PROPOSAL SOON ILOVE YOU DEEQA OK

  • @aminadahab2310
    @aminadahab2310 3 роки тому

    Islaan way iska dhafilayad fanka

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 роки тому

    Deeqa geydh eesh calaa heesta qarniga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ nolow my sister

  • @nimahoussein8946
    @nimahoussein8946 3 роки тому +1

    Goobtii Djibouti 😘😘😘😘

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 3 роки тому

    Ogow Aadmiga ku jecel jawaabsamida aa u roon caleek.

  • @Last.kung12
    @Last.kung12 3 роки тому +3

    Libaan jama anaa ugu horeeyo from egypt cairo🇪🇬

    • @shangax
      @shangax 3 роки тому +1

      Reer qaahira😂

  • @queenyaskayasmine6642
    @queenyaskayasmine6642 3 роки тому +1

    Woww habo deka i like this song mashallh🇩🇯👑🔥🥰

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 3 роки тому

    Caadi ma ahan markii ley soo dirayaa mecnaheda fahmay

  • @Mahdi-wp9qb
    @Mahdi-wp9qb 2 роки тому

    Woow dega bilan

  • @zahalapdi8506
    @zahalapdi8506 3 роки тому +1

    LiipaaN chaMa kEep goiNG prO

  • @gulledmarin482
    @gulledmarin482 3 роки тому +3

    Toronto my home ❤❤❤❤

  • @Ikrambotan15
    @Ikrambotan15 3 роки тому +2

    Very talented Deqa Ahmed 💕🥰❤

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 3 роки тому +1

    Deeqa Axmed Gaydh Soo rogal celi 😊

  • @aslimohamed464
    @aslimohamed464 3 роки тому +2

    Wow style iyo cod🥰❤

  • @ikraamhassan9589
    @ikraamhassan9589 3 роки тому

    style qurux cod labis laguma gaaro deeqo 😘❤️❤️❤️

  • @loulahelene5898
    @loulahelene5898 3 роки тому +2

    My tâta adorée toujours AÙ top 👸

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 3 роки тому

    Deeqa I love her fanaanad buuxda Reer 🇨🇦

  • @clqadirfaraxducale7214
    @clqadirfaraxducale7214 3 роки тому

    Jugtuu iigeystey iyo jid gooyaduu iigaly jirkayga ka muuqatoo jaleecada wad ka garan axzan cod deeqa axmed

  • @Faisaaweys
    @Faisaaweys 3 роки тому

    Waaw aadimiga ku jecel jawaabsamidaa uroon

  • @awoelmi1200
    @awoelmi1200 3 роки тому +3

    My Fv Singer Woman Queen Deeqa💋❤

  • @abdisam6683
    @abdisam6683 3 роки тому +1

    Notre princesse dieu te protège diva

    • @abdisam6683
      @abdisam6683 3 роки тому

      M'y tata love you 💞😚😍🥰😍😍🥰🥰🌸🥰🌸🥰

  • @saaadanuur7916
    @saaadanuur7916 3 роки тому +1

    Masha allah deka cadey 🥰🥰❤❤❤

  • @abwaanshardiid260
    @abwaanshardiid260 3 роки тому

    My lovely sister i support with you
    Naf aad joharad u tahay oo
    Adiga ka joogi karin miyaa
    Jaxar lagu noqdaa
    Nice song💘💘💘💘

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 3 роки тому

    Fanaanad Mug Iyo Miisaan Leh

  • @farhanowfarah7519
    @farhanowfarah7519 3 роки тому

    Wishing you all the best

  • @simanabdi9798
    @simanabdi9798 3 роки тому

    Big fan marwada Codka Boqorad Deeqa Ahmed Noolow wayo bdan inbadan taageran kuuahy heesahagu midna imagarab Marto🙏Fv sng😰qof lataabtay unbaa fahmi kara Erayadan qalbiga kamaaxanya😰💔

  • @Mohamed-oj6ie
    @Mohamed-oj6ie 3 роки тому

    Deeqa axmed gabadh waan ku jeclHay

  • @hannailyaz6968
    @hannailyaz6968 3 роки тому +2

    I especially like it Deka ❤

  • @dhoodiween700
    @dhoodiween700 3 роки тому +2

    Waan tagera deeqa axmed runti way codmacn tahy

  • @fardouzjannogazhoofficial789
    @fardouzjannogazhoofficial789 3 роки тому

    Fanaanad aan isbadalin abidkeed🌹❣💐

  • @hassanugass9561
    @hassanugass9561 3 роки тому

    Laxaan kiko .. berkaa xina lagamari

  • @Hotho-kaaYa
    @Hotho-kaaYa 3 роки тому +1

    Deeqa Ahmed Gaydh Legend🥰👏

  • @abshiraybakar2355
    @abshiraybakar2355 3 роки тому +1

    ILOVE YOU DEEQA AHMED BECOUSE THE REASON IWAS LISEN THIS SONG AND YOU ARE THE BEST

  • @calibaare6540
    @calibaare6540 3 роки тому

    Jabkii qisada haysku sheegina aniga ayaa shalay maree

  • @zanabcawad8965
    @zanabcawad8965 3 роки тому +1

    Yaasalaam Yaasalaam deeqa

  • @queenaraweelo4936
    @queenaraweelo4936 3 роки тому

    Quruxdii fanka ❣

  • @sultan_guleid1489
    @sultan_guleid1489 3 роки тому

    Kar baash xalaala 😅😉

  • @Bulshaawimedia07
    @Bulshaawimedia07 3 роки тому +1

    First pin

  • @jamaalgeesoos4193
    @jamaalgeesoos4193 3 роки тому

    Deeko Wali ma iskaabulaana Horta Dhalin yaro

  • @garabfuel4434
    @garabfuel4434 8 місяців тому

    I work remotely and every time I travel for work my wife start sending this song almost everyday until I return to her. I hope this song will not cost me my job. 🤣

  • @bilanabdikdir3024
    @bilanabdikdir3024 3 роки тому

    Hees IGA dheh

  • @lulofficialchannel4337
    @lulofficialchannel4337 3 роки тому +1

    Legend deeq ahmed 💝💝💝💝💝💝💝

  • @abdirisaqassayr6244
    @abdirisaqassayr6244 3 роки тому

    Kurbada habarta intan leeg haysaa waa noocma tolow