DEEQA AHMED l WIXII DHIB AAN SOOMARAY l NEW SOMALI MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 144

  • @faizam523
    @faizam523 3 роки тому +9

    Car deeqa geydg naag heesta oo cod ku gaadha hala helo. The female legend is a one and is Deqa.🥰❤❤❤❤❤❤👏🏽👏🏽👏🏽

  • @deeqa445
    @deeqa445 2 роки тому +3

    😳Yaa salaam whli run badaan heestan cabsi cabsi whli mcnay nolow Deeqa ahmed ✌️🇩🇯♥️♥️

  • @amiiraabdirahmaan9254
    @amiiraabdirahmaan9254 3 роки тому +16

    Culayskaaga dhaaxaan😢
    Uso dhabar adaygee😭
    Dhigay maanta caashaqa💔

  • @AhmedAhmed-wc5nm
    @AhmedAhmed-wc5nm 3 роки тому +26

    Qoftan meyna heesin anay caadi iga war haysa umalayna😁

  • @maqsudcali9255
    @maqsudcali9255 3 роки тому +5

    Ax😭😭😭2020 2021😭😪waqtiga murugo wlhi

  • @qaalimohamed8498
    @qaalimohamed8498 3 роки тому +32

    Yaaa saalam. The only and the best sweet tune female Somaali singer in these years.

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 2 місяці тому

    Heestani waxay ka hadlaysa wakhtigan aan imika ku jiro alhamdulilah wakhti adag oo aan kuso jiray waan ka gudbay ❤❤❤❤

  • @inahajifouadneima9080
    @inahajifouadneima9080 Рік тому +2

    La heel, miid kuu dhamaa 😌😌😌😌

  • @ruuxi-84
    @ruuxi-84 3 роки тому +26

    Waxii aan dhibsoo maray iyo dhaawacyadaadi hada wuu dhamaado mid ku dhaama baan helay i dhool dhooliyaan helay😍😘heestan waxaay soo baxday xaalad aan ku sugna oo waay igu habooneee in aay soo baxdo 🙏🙏

  • @hibaShi-xl4bw
    @hibaShi-xl4bw 3 роки тому +2

    Heestaan wayba I taabatay!! Dhigay maanta dhigay dhigay !!!!!! 🥰

  • @FAAD21
    @FAAD21 3 роки тому +38

    Waqti yahow idhaafe
    Casharada kadheeh doow
    Dhabta sidey ahayd baad
    Aad ii dhan siisee
    Maadigaa wax ii dhimay

  • @WlloCiltire-fn5sm
    @WlloCiltire-fn5sm Рік тому

    magacaygu hinda heestan waa qiso igu dhacday😢😢😢😢 ani😢 ❤❤❤

  • @naciimaasad4025
    @naciimaasad4025 Рік тому +2

    Mid ku dhama wan heli 😭

  • @nimcodaud7575
    @nimcodaud7575 3 роки тому +2

    Aniga ayaad Moda inuu qalbigayaga kahadalayo wixii ku jiraya🤩🤩🥰💯🥵

  • @sacdadagan3915
    @sacdadagan3915 3 роки тому +8

    zokan dheeli keno mantaba iz dhalan rogay wlhi jeceeel ma jirro yan lazwalin wllayaaal😥💔🙋‍♀️

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 3 роки тому +2

    Deqa Ahmed Top ten my Legend. Heesta naga badan ❤️❤️

  • @tikatanga5432
    @tikatanga5432 3 роки тому +2

    Yaaaaaaa salaaaaaam hees iyo badh waa sax hadlkaaaga abaayo

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 3 роки тому +4

    mid kudhama wiilyahow i dhol dholiyaan helay😁✌😎💪💪💃

  • @hamdacudon3937
    @hamdacudon3937 2 роки тому +13

    Wakhtigan Bila farxadayow gormad ii dhafaysa oo Qisadayda an kasheekayn doona😭🤲

    • @hassanhajiali745
      @hassanhajiali745 Рік тому +3

      Insha allah walal samir waa guuleysaneysaa

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 2 місяці тому

      Samir wad gaadhi oo aad farxad ku noolan dibna uu ga sheekayn doontaa

  • @umaymasaleebaan7878
    @umaymasaleebaan7878 2 роки тому +3

    Yaa iga dambeeya 😭😭😭

  • @fatuushcabdiraxmam604
    @fatuushcabdiraxmam604 3 роки тому +2

    Halkeedii baad dhigtay

  • @iqrawarsame930
    @iqrawarsame930 3 роки тому +8

    Heestan xili aan u bahnaa sobaxday

    • @mustafeahmed2547
      @mustafeahmed2547 3 роки тому

      Kkkkkkkkkkkkkkk

    • @naimaadam5664
      @naimaadam5664 5 місяців тому

      Hada anaa u bahaan waan soo dhigan rabaa whats app mar furtaanka helo😂😂

  • @mojaadiiriye9017
    @mojaadiiriye9017 2 роки тому +1

    Deeqo gaydh My favourite singers somlis

  • @farhiagudow8932
    @farhiagudow8932 3 роки тому

    Waa runtaa wixii kugaarey wey dhamadeena

  • @yurubmaxamud5510
    @yurubmaxamud5510 3 роки тому +2

    Wakhti yahoow idhaafee casharada kadheehdoow

  • @hanoolaatogobtu1173
    @hanoolaatogobtu1173 3 роки тому +26

    Allow yaan inan somaliyeed dhibaato u geysan waan ogol nahay iyagu inay na dhibaan laakin iyaga dhib uma ogoli wlhi

    • @raaqiyamaxamuud7382
      @raaqiyamaxamuud7382 3 роки тому +4

      Sheeko waaye wxs wax Nooma reebtiin wd na dhibten dhinac walba 😪

    • @kawsarkawsar6413
      @kawsarkawsar6413 3 роки тому +1

      Wad an nin ahynba ma lha dumrka in yr moyee wxaa na cily waa rag

    • @raaqiyamaxamuud7382
      @raaqiyamaxamuud7382 3 роки тому

      @@kawsarkawsar6413 really 😥😥😥

    • @hanoolaatogobtu1173
      @hanoolaatogobtu1173 3 роки тому

      Horta idinkuba meeqa ayaad so cadaabteen waxa laga yaaba in kii idin rabay aad ka carartan mid kale meel ku jira laydiin amaano

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 3 роки тому +1

      Calool jilicsanaa caruurteyda aabagood qof isaguba dhibaato ku quurey sidee uga ilaalineysaa

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 2 роки тому +2

    Alx ugu dambayn Ka raystay Wixi dhib aan soo maray 💔💔❤️❤️

  • @khadromuuse2156
    @khadromuuse2156 Рік тому

    😢😢😢😢 waa hees daren leh

  • @amiishadahir7071
    @amiishadahir7071 3 роки тому +2

    anig heestn yaado biil music ah Aya Ayan raaaab

  • @NoloshaCusub0
    @NoloshaCusub0 3 роки тому +4

    Wow. Heesta caadi maha. Cod macaan

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 3 роки тому +12

    asxaabey tani waa qisadayda 2015 ayaa wiil is baranay wan is jeclaanay 2020 ayuu iga codsaday guur weliba meher xad uur ayaa yeeshey ayado aan cidna i ogeyn marka ogaaday inan uur bil ah leeyahay ayaa u sheegey wuxu idhahay waxba kuma qaban karo ilaahay mahadi iska asbuuciba ilmihii waa iga dilmey laba bil ayaa dhiig iga socdey hada waxan heleu shaqo ta ugu fican oo qayrkay haysto waxan bartey wiil fican oo i jecel isagina ilaa hada wuu igu ooynaya intu noloshaydii ku ciyaaray

    • @falisdalmar1123
      @falisdalmar1123 3 роки тому +3

      Kaas ha ku Laban si kasto kugu oyaa

    • @Fortnite58446
      @Fortnite58446 3 роки тому +3

      Marnaba qali haujabin runti nolasha ah inad hesho ruux kujcl misana kaad jcled niyada kaga ciyaro ilasho wilkas kujcl😍💋

    • @raaxoriyaan3075
      @raaxoriyaan3075 3 роки тому

      horay u soco mcnto qof kaa tegay welibo caladaas dib ha u fiirin xbbti kan ku jcl nolosha laqeebso mar walbo waxa fcn qof ku jcl adiga farxad ku nolow xbbti

    • @amiraqurux2872
      @amiraqurux2872 3 роки тому

      @@raaxoriyaan3075 thankz mcnto

    • @ifraaxahmed6570
      @ifraaxahmed6570 3 роки тому

      Heestn aniga ayaa iga hadlysa runti si gara bay itayda

  • @munaabdi7360
    @munaabdi7360 3 роки тому +4

    Hestan xogaa aneey igu socotaa inkastoo kii horena isoo dhiway kan hada aan helayna idhiwaa teey nayo nin oo dhan waanka Harry😩

  • @nimcodaud7575
    @nimcodaud7575 3 роки тому +2

    Wlhi deeqa Axmed waxad mooda inaya aniga iga hadalayazo waayo heseheda aniga oo dhan ayaa ay iga turjumayaan

  • @cabdisamadnouh4796
    @cabdisamadnouh4796 2 роки тому

    Halkan ay leedahay ladhay nabaradaadii maanay ahayn dhayay nabaradaadii

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 3 роки тому +2

    Asc marwo deeqa maxadhay fanka ajelcela ayey kujirte hesehed ayn kurguursaday Maxa qaldan

  • @faatushxasan7786
    @faatushxasan7786 3 роки тому +2

    Heestaan wax badan ayaan kabartay

  • @ashawarsame9683
    @ashawarsame9683 3 роки тому +2

    Woow the one and only deeqa ahmed wad isku mudsateyyy

    • @Kabaraayfilms
      @Kabaraayfilms  3 роки тому +2

      Deeqa ahmed is a legend thanks huuno qaali sidaad iigu xiran tahay aadbaan kaga mahadcelinaya

  • @hanoolaatogobtu1173
    @hanoolaatogobtu1173 3 роки тому +4

    Dadka inyar unba qalbiyada dhaawacan dawayn karta

  • @manoqaali
    @manoqaali 3 місяці тому +1

    friday 19 july 2024 muqdisha somaliya galab heestan wxa dhageysanaya waqti aan dhawacanahy qof aan mudo uxayirnaa dartiis baa idhawacay o cidla iga tagay ana wxaan dhahy culeskada dhaxaan uso dhabar adegay manta caashaqii dhigay💔💔💔😭😭

  • @raaxoyusro1530
    @raaxoyusro1530 2 роки тому

    Maantaan halkaan imi heestaanaa iidaaran😭

  • @nimcodaud7575
    @nimcodaud7575 3 роки тому

    Deeqaya mcnto hesahaguba waa aniga cidkale kama turjumayaan abwaanka Hesaha kusameya

  • @sundusabdikani6507
    @sundusabdikani6507 2 роки тому

    Wxii aan dhibsaoo marey iyo dhawacagii hada wuu dhamdey lady nabaraddidi mid ijaceloo idhool dholiyaan haley allow idaa Qofkeyga l love you ppe saciid❤

  • @choukrialiiyeh1464
    @choukrialiiyeh1464 3 роки тому +1

    mashallah hore usco mcn deka

  • @yusraxaaji8972
    @yusraxaaji8972 5 місяців тому

    Maanta heestan baa iidaaran lkn mid idhool dhooliya ma helin😭😫💔

  • @mohasooyaan6
    @mohasooyaan6 2 роки тому

    Aniga oo ku dhax jira dhegeysiga albunada jaceylka ayaan heeskaan ku imi waa se hees aad ii taabtay.

  • @faaisodagan2836
    @faaisodagan2836 3 роки тому +4

    Asc intaa kazo horeeyy

  • @girmad343
    @girmad343 3 роки тому +2

    This song was very nice

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 3 роки тому +2

    Heees%💯 iga hadlaysa

  • @abdiabdi5455
    @abdiabdi5455 3 роки тому +2

    Deka la voix d'or de djibouti viva sister

  • @tayasiircaydiid803
    @tayasiircaydiid803 3 роки тому +2

    Deeqa gaydh waaaaaw hooyo aan taagaro ilaa xad ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @salmamahamed8102
    @salmamahamed8102 Рік тому

    Hes iyo badh madhaha

  • @hannaha188
    @hannaha188 3 роки тому +8

    Waah waah
    This is definitely this is my new year’s mantra ❤️❤️

  • @carabofficial4745
    @carabofficial4745 3 роки тому +2

    Keep going kabarai

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 2 роки тому

    Dhamaada tariikhda cusuba Ottawa Ontario conada

  • @rabiicomaxamoudmaxamed9221
    @rabiicomaxamoudmaxamed9221 3 роки тому +2

    2020 by hees iyo bar ma adaa waxa idhimy hebalow😏

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 3 роки тому +2

    Mid kudhama willow idhol dholiya helay🥰

  • @faatushxasan7786
    @faatushxasan7786 3 роки тому +2

    Waqtiyowo idhaafee

  • @MoviemazingMoviemazing
    @MoviemazingMoviemazing 3 роки тому +2

    Dhigay manta cashaqaga mid Ku dhama wilyow idholdholiyan helay

  • @Queen-oh3iz
    @Queen-oh3iz 2 роки тому +2

    Dhadhab caashaqeygoow marna dhaxanta yuu arag ,kaan dhararo oran jiray sow kan dheeli keenoo manta is dhalaan rogay💔💔13/3/2022😭😭

  • @sacdiyosirilanka4755
    @sacdiyosirilanka4755 3 роки тому

    Runtii ad bn ugu farxa markan arko ama maqlo gabdhahena somaliyed o ku daadinaayo nimanka an diir naxaba lhyn baraavo gabdhaha fanka somliyed

  • @ibtisammohamed8123
    @ibtisammohamed8123 3 роки тому +10

    Walhe heestaa Cade ma ahan waan ka hilaye waxan so xasustaye wil ana Aad u jecelaa manta ino jiro xitaa ma mudo jecelka qufka hala mar ayo so maraa wu dhamadaa hadi lasela wadi wayay

  • @raxmaxamud953
    @raxmaxamud953 3 роки тому

    Wixi aan dhib so maray iyo dhawacagi hada wuu dhamado
    Ladhay nabadaradadi
    Ax yaa hees

  • @siciiduk7362
    @siciiduk7362 3 роки тому

    Wixii kii hore ku kala tageen
    Hortaada ka fiiri

  • @ahmedhirsi3695
    @ahmedhirsi3695 3 роки тому +2

    waaw

  • @salmacabdilaahi9487
    @salmacabdilaahi9487 5 місяців тому

    Heestan waa cajiiib. Balse maanan helin Mid nabaradii dhaya . Xataa ma dooonayo .sapapto aH ragpa isaga kliyaan u aqaan inu jiro ❤️🥺farxad aaan dhamaan iigu noolow . Anah waligey waanku jeclaaan doono abidna XasuusaHa ku noolow .🥺💔

  • @ifrahmahamed6478
    @ifrahmahamed6478 3 роки тому

    Sidaye ahayed ayad uabartaye ax culayeskagan dhexan usoo dhabar adeege dhigaye manta cashaqa

  • @xasanwaanwaan8228
    @xasanwaanwaan8228 3 роки тому

    Hees israacssn oo macno ku fadhida

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 роки тому

    Waqtiyohow idhafee dhabtii casharada ibrtaa Wixii dhib aan soo maray iyo dhawaca wixii dhawac iyo nabaro aan somaray haduu dhamaday alxam dulilah waxaan dabiibo nabarada hadaan kaso kabtay Alxam dulilah

  • @idilmohamed1349
    @idilmohamed1349 3 роки тому +4

    Erayada weey iga gadan yihiin

  • @muominabraahim1774
    @muominabraahim1774 3 роки тому +4

    Markay naagi runta koo sheegto ax 😁

  • @princess4029
    @princess4029 3 роки тому +2

    Iron laddy❤👸

    • @nasriinabdi7656
      @nasriinabdi7656 3 роки тому

      Wxad moodaa inay aniga khusayso dhacdo waa midii hore

  • @mustafeqiimeeqofkaagasilag1346

    Haye

  • @farhiaabdizamedahmed2944
    @farhiaabdizamedahmed2944 Місяць тому

    Dhigay manta cashaqa 2/8/2024 Jaw jclyow😢😂

  • @salmamohamed4393
    @salmamohamed4393 2 роки тому

    Malin baan heesta dhegaysanayaa malintaana halkanaan soo boqonayaa insha allah

  • @hamdaindhocashaaq8090
    @hamdaindhocashaaq8090 2 роки тому

    Deeqa axmed maxaad samaysay

  • @amcayuuuzh4540
    @amcayuuuzh4540 2 роки тому

    Wakhtiyow goormad I dhafaysa aniga 😫🥵

  • @malyuunxamza4183
    @malyuunxamza4183 3 роки тому

    Ma adaba wax I dhimay😏

  • @gut7965
    @gut7965 3 роки тому

    Deeqa anigaa Iga hadloosaa walee

  • @lamafilaanmedia5809
    @lamafilaanmedia5809 3 роки тому +8

    SOMALIYEYE BAL SUBSCRIBES
    KELIYA NAGU DHEERI GELI YAH
    NIO WAX WEYN MAHEE

  • @HIFTEMEDIA5881
    @HIFTEMEDIA5881 3 роки тому +6

    Heesta WhatsApp laga soodiri soo firiyey dagaalka sokeye weye inta cabasho caashaq qab ku cel celsheyda

    • @ji8698
      @ji8698 3 роки тому

      😂😂😂

  • @hodaneyally7566
    @hodaneyally7566 Рік тому

    Malinbaa so booqan doona heestan anigoo jawigan hada kujiro mid ka duwan dareemaayi😓

  • @AmanAliHassan
    @AmanAliHassan 4 місяці тому

    INTII TIKTOKA KA SOO ARGTEY LIKE ha ila dhaafin

  • @asmasahardid8111
    @asmasahardid8111 3 роки тому

    Deeqa iyo codkeedi macana ,

  • @mahamedwardi916
    @mahamedwardi916 3 роки тому +1

    Asal Fri songs

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 роки тому

    Love

  • @calibaare6540
    @calibaare6540 3 роки тому +2

    Hees qisada aniga cali baare taariikh jacayl iyo lama jaro damiir ku tabay toloow meeday badiyee matirmee meel bay ku talaa talaabada halkaan dhigo toos uma dhaqaqe waan dhibsanaya

  • @abdireezdeonkod2626
    @abdireezdeonkod2626 3 роки тому

    Axsan sowt

  • @ismalurto983
    @ismalurto983 3 роки тому

    Waqti yahow idhaafee casharada ka dheehdow dhapti sidey ahayd baa ii dhan siisee ma adigaa wx ii dhimay ruuxii ii dhawaayee hadaan dhapteyda io dhabarkeyga saaree culeyskaaga dhaaxaa uso dhabar adeygee dhigay maanta cashaqa wxii aan dhip soo maray io dhaawacaagi mid ku dhaamo wiil yhw idhool dhooliyaan heli🥺😏Waqti yahow idhaafee casharada ka dheehdow dhapti sidey ahayd baa ii dhan siisee ma adigaa wx ii dhimay ruuxii ii dhawaayee hadaan dhapteyd Waqti yahow idhaafee casharada ka dheehdow dhapti sidey ahayd baa ii dhan siisee ma adigaa wx ii dhimay ruuxii ii dhawaayee hadaan dhapteyda dhabarkeyga saaree culeyskaaga dhaaxaan usoo dhabar adeygee dhigay maanta cashaqa wxii aan dhip soo maray io dhaawacagi hda uh dhamaadee ladhay nabaradadi mid ku dhaamo wiil yhw idhool dhooliyaan heli🥺😏😒2021/6/14/

  • @canuunixaaji
    @canuunixaaji 3 роки тому +3

    Sorry wlh ilen wilishena iyo gabdhaheena dhan jclee la dhiban yihin war dalka yaa no fifaaci rabo sanba hadaa tihin hye waayahe ka meerta wixi niso maray

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 роки тому

    Life

  • @ayanabdulahi2412
    @ayanabdulahi2412 3 роки тому +2

    Hestan Aniga modaa inay iga hadleyso

  • @hananwadaniofficial1287
    @hananwadaniofficial1287 3 роки тому +2

    😢

  • @omardanyerow8449
    @omardanyerow8449 3 роки тому

    ina hooyo inan igu rabto diintayada macaan maarag soomaalida ayaa tiri xaaskaaga waatan diinta kaa saarto iyagoon xaas iinoqon bayba salaadayda qoonsadeen

  • @awaleadam1938
    @awaleadam1938 3 роки тому

    👌😘

  • @ekramkhatumochannel5657
    @ekramkhatumochannel5657 3 роки тому

    Dirisle reaction kisah ban wdah sugeynah

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 роки тому

    Like

  • @fatihafatiha9690
    @fatihafatiha9690 3 роки тому

    💔😭😭😭😭

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 3 роки тому

    ❤❤🐎🐎❤❤👑⚘

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 роки тому

    Facebook'S

  • @amiisharoyal8463
    @amiisharoyal8463 Рік тому

    u