ISKILAAJI IYO DEEQA AHMED - ASLUUBSAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2020
    ERAYADII: ABWAAN CABDIRAHMAAN ODEY
    LAXANKII: ISKILAAJI
    CODKII: ISKILAAJI IYO DEEQA AHMED
    MUSIC BY: HAATUF YARE
    VOCAL RECORDING BY: ISKILAAJI
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow MY FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

КОМЕНТАРІ • 358

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 4 роки тому +166

    Erayada Laxanka Music Codadka Toolmoon Muuqaalka Quruxda badan Lagama Sheekeen karo Woof Cleek Team Liibaan Jama Hawshu Hasocoto keep going bro

  • @cashocasho3097
    @cashocasho3097 4 роки тому +125

    Ilahow codadkas macan ay ku akhirayan qurankaga Kareem amiin 🤲🤲😭♥️😭😭😭

  • @Bulshaawi_laarri
    @Bulshaawi_laarri 4 роки тому +54

    Hadan kasoo horeeyay wll
    Nabigeena maxamed (scw)
    Like☆

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 3 роки тому +7

    Inta wanaGa JeceL like hayila Dhafina Iskalaji Allaw Codkiiza Macan isaga iyo Deeqa Iyo Dhaman FananiinTa Quranka ugu Badal 🥰

  • @apdirahmanilkacase3593
    @apdirahmanilkacase3593 4 роки тому +22

    💯Ereyadii abdulrahman oday
    💯Laxankii iskalaaji
    💯Codkii iskalaaji iyo deeqa ahmed
    💯Vocal recording "iskalaaji
    💯edited camera"liban jama
    💯Farsamadii liban jama dhamanten waxa inoo balan aha horumar👌
    Like plse😘

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif 4 роки тому +14

    Heestu hadii aaney shidneyn xitaa labadan ruux waa shidayaal wlhi Yaa ila qaba ❤🙏

  • @bilaalyarevlogtv2594
    @bilaalyarevlogtv2594 4 роки тому +12

    Iskalaaji legend Fanka Qiimo ku leh fananka keliyaa Ugu afka gaban Somalida intaa heesta ugu af gaban Qabill ka nadiif ah ❤️❤️❤️❤️

  • @aliyarehussein9997
    @aliyarehussein9997 4 роки тому +116

    Iskalji hesasihesa iney baten sanadkan hada ilaragtay Lak

    • @xafsoxafso3422
      @xafsoxafso3422 4 роки тому

      Ali Yare hussein anaa yaabanaaba, lkin mr bu isku qadimaa, mrkaasu ka baxaa mudo oo lawaayaa

    • @kuwiincabdule4459
      @kuwiincabdule4459 4 роки тому +1

      Ani wanba kayabanhy wlhi sanaa saa id waye

    • @abdiabdi9583
      @abdiabdi9583 4 роки тому

      Wxa ka. Badan bk e ka wran

    • @kiindhaladabdulla444
      @kiindhaladabdulla444 4 роки тому +1

      Ninkan sandkn wukacsanyhy😁💋

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 3 роки тому +2

    Heestan markii ay soo baxday ayaan dhegaysan jiray. Maantaan soo raadshay. 15.02.2021 14:43

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 4 роки тому +3

    Iskalaaji fanaan qaaliya heesihiisa sanadkan wa sidii daad so rogmade inti ila aragtay liketa ha ila dhaafin deeka ahmed gabadh qaaliya lapiskeeda iyo codkeeda wan jeclhy❤❤❤❤🙏🙏🌹🌹

  • @mohomedxashi5286
    @mohomedxashi5286 4 роки тому +2

    Hal abuurka ereyada
    Codka halaasiga
    Hormuudka fanaaniinta legend apti iskalaaji iyo deeqo axmed💝💝💝

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet 4 роки тому +29

    Bk & iskalaji Wa Fanaaninta Kaliya Hadaan jacel Ubaahdo Hadaan Xasuus Rabo Hada Waano rabo Hadaan Samir Rabo Hadi dhawac igaadhay ina Gudbiyo Rawo hadaa Rawo heeso Amaan Dumar Hadbo Magace Sidato Tusale Ikran Amina Fadumo Muna Hayaat & Heeso Waadaniyad Ah Ina dhageesto Wa Fanaaniinta kaliya 2 daas Intaaso idil kadhax heleysid Heesahooda Dhan Walibo Nolasha Wax Quseeyo Wa Fananiinta Kaliya Heesahooda Kadhax Heleysid Xlda Markaas Ku Sugantahay Ayago Qaab Dagan Cod Macan Erayo Laxan Qurxoon Lagu Raray Music ✌Sifican Ujasayo ✌Bk & Iskalaji Umaleen Maayo In Hees Dhageesto 2 Dooda Anan Eheen Wa 2 Fanaan Abid Ugu Fiicna Inta Ku Heesto Af Somali Fanku Wa Hibo Cid Walibo Yeelan Karin 🎤🎻🎶

  • @khadarabdilahimohamed2849
    @khadarabdilahimohamed2849 4 роки тому +3

    *Majeerten dunida waa ka yaabiyay fanaaniinta iskalaaji best fanan siyaaasada ilhan omer iyo wasiirka canada majeerteen tag from.isaaaq iam Qarxajis*

  • @najmanasir8151
    @najmanasir8151 4 роки тому +5

    Best couple wale iga wale kii fikrada labadan keenaya isla heesan ayaa caqli ku jira waxa igaga daran kalmadaha laxanka music weeeeeeeeeh best voices ever my favorite singers wale inan arooskyka insha allah la'aantin soconyj

  • @NoloshaCusub0
    @NoloshaCusub0 4 роки тому +1

    Ninkan caadi maha. Hees walba waa wow wow. Horey oo socoy Iskaaliji!!!!!

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 4 роки тому +2

    Labo fanan oo aan inaba kala dhicin ayaa is qabtay.
    Fanaanintii soomaliyedow salute you 👌✨🙋🏾🙋🏾🙋🏾

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 4 роки тому +7

    Iskilaaji fanka wuu ka dhex muuqdaaa keep going legend🔥🙏☺️

  • @nimahoussein8946
    @nimahoussein8946 4 роки тому +2

    Laboo fanaan o haldoraah Waaww igaa dhee 😘😘😘😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 4 роки тому +15

    Best channel Alfanaan iskalaaji fanaan jira m sh Allah Editing Erayada Caadi ma Ahan 👏👏👏👏 Libaan jama 2020

  • @Kaabanuuramohmed
    @Kaabanuuramohmed 4 роки тому +4

    Woow iskalaaji and deeqa dadkii sharafta laha wxay ka mid yihiin dad loo dhigo fankii hore dad so noolayn kara hore usocda💓♥️♥️🙏🌹

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +5

    Xaajiyadu waa first 🙏igu qaata bila caleeg✌👑🥰

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 4 роки тому +5

    Two Legends is helay lagama sheekayn karo walee the one and only Liibaan Jama Studio thanks bro soo gudbintaada 👏👏👏👏👌👌👌

  • @balqiizaisbishaale5362
    @balqiizaisbishaale5362 4 роки тому +7

    Deeqa ahmed iyo iskalaaji Labada Fanaan Aan Tageero💋💋❤❤❤

  • @adenunknown3088
    @adenunknown3088 4 роки тому +4

    comment dhan waxan uu nacay oon stress kaqadey dadka diin iyo quraanka like ku raadiya lakin manta wan kaso horeyeey

    • @malmo4235
      @malmo4235 4 роки тому

      Waa malayacni wllo

    • @adenunknown3088
      @adenunknown3088 4 роки тому

      @@malmo4235 ha wall hada hees bay usogaleen

  • @ibrahimabdi7257
    @ibrahimabdi7257 4 роки тому +21

    Iskalaaji io Deeqa ahmed
    Boqorka codka inta iskalaaji siisay like-ta ha ila dhaafin

  • @hayattmohamed122
    @hayattmohamed122 4 роки тому +3

    *Legend Labo mahan waa fananka kaliya ee qaada heeso micno ku fadhiya Alayacizak tageero Number 1 ku Ahy* 🎧🎶😍😙❤👏

  • @rihaanqaalidumar799
    @rihaanqaalidumar799 4 роки тому +3

    Codka macan ay kugu akriyaa quran😥

  • @mohamedxabeeb9163
    @mohamedxabeeb9163 4 роки тому +14

    Subxanallh war ninkan hees xun maba so qaadayo miya malmahn asaa i heesto nabee ani

  • @mubaariktiger4929
    @mubaariktiger4929 4 роки тому +2

    Inta Ila argta inay abwanimada fanan cabdirahman OdaY socotY like Ta igu booba DadkaYgoow🥰🤩😍

  • @moustaphezapanle5916
    @moustaphezapanle5916 3 роки тому +1

    Dadkii Fanka iskalahaa Abdi asiis iskalaaji & Deeqa Ahmed Taageero idiin aHay💯🙏♥️

  • @yunisuvich1921
    @yunisuvich1921 4 роки тому +2

    Intailarkatay Al fananan iskalaaji mashraxa inuu kadikin bilahan intailarkatay like dhac kusiya👍

  • @asmasicid740
    @asmasicid740 4 роки тому +1

    Deeeqa gaydh codkeeda cidina ma keeni karto hodan Cabdiraxman ba ku yar dhaw ❤️👑

  • @sabiriinfanah3860
    @sabiriinfanah3860 4 роки тому +2

    Halka fanan e an zomlida ka tgero wllh wlgy tgeri jray love u izkilaji hezhiza dhan wn xfdiznahy klay izka arg 💖💖💖💖💖

  • @zarqawirooxanta4390
    @zarqawirooxanta4390 4 роки тому +2

    Haatuf yare 🎷🎺🎻🎸👏👏👏👏👏👏
    Rooxan soo guu xaysaaa tahay sxb 💪🏾💪🏾💪🏾🙏🏽🙌🙌🙌

  • @asliaadan5664
    @asliaadan5664 4 роки тому +1

    Ada dawo io dabib leh Aad io Aad wa idin wata hees kaamila io 2bo fanan jeclhy ❤️❤️👌🥰

  • @abuqaysmedia1001
    @abuqaysmedia1001 4 роки тому +2

    Labo legend Deeqa Gaydh iyo Cabdicasiis iskalaji .
    Fanaanad jy ah iyo fanaan mj ah

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 4 роки тому +1

    Two legends wacdarro dhigeen,
    Ustaad iskilaaji waa fanaan aan caadi ahayn
    Wax kale, si qaas ah u taageeraa

  • @mssmaanka2259
    @mssmaanka2259 4 роки тому +2

    Mnta wxn kaso baxy exam dowlada isla markn youtube furto waxa iso dhacdey heystan inta examka ila galeyso allh inoo wada fududeeyo🤲

    • @xuriyomohamuud2179
      @xuriyomohamuud2179 3 роки тому

      Aniga maanta ii soo dhamaaday imtixaanka dowlada illahey natiijo fcn hanawadasiiyo intii ila gashay

  • @waakii1041
    @waakii1041 3 роки тому +2

    Deeqa gaydh iyo iskalaaji wlhi
    Cod haya ilaahey haydin xafido❤👑🔥

  • @mutazmuhumed1526
    @mutazmuhumed1526 Місяць тому

    Labadaydiii deeqa Ahmed gaydh &Iskilaaji ❤❤

  • @farhiagudow8932
    @farhiagudow8932 2 роки тому

    Iskåa laaja iyo deeqa axmed waa idinkuhaysataa horay usocada codkiin måaåcaan waaaaw

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 4 роки тому +2

    Asteeyoo garasho dheer leh 🌹🌹🌹asaagaa adigaa ka sheegan 🌹🌹🌹

  • @awoelmi1200
    @awoelmi1200 4 роки тому +2

    Kahadal Maleh Haday Boqoradi fanka is heleen😁❤

  • @alishakiib2602
    @alishakiib2602 4 роки тому +2

    Cabdicasiis cali ciise iyo Deeqo axmed alaa iyo cisag ✌👑✌

  • @aishacuud6403
    @aishacuud6403 4 роки тому +1

    Iska hees loma heese Sida iskalaaji loheesa 🎶🎶🎶❤ team islakaji👍🏻
    👇🏻

  • @mrmanrog3806
    @mrmanrog3806 3 роки тому +2

    Best song ever Deeqa Gaydh iyo iskalaaji
    I'm big fan for them wallahi God bless them
    Thanks libaan jama for the beautiful video❤🌟🌟🌟🌟🌟 5 stars for me ✌

  • @faizabullay2330
    @faizabullay2330 4 роки тому +4

    Woow legend iskalaji iyo alfanan deeqa ahmed gaydh fvtate singer's🔥🔥❣
    Hadal ma karayaan✌🤞

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 роки тому +2

    1m markay gadho heestani izoo xazuuzo today happy new year islam congratulations all muslims

  • @adnoaadan60
    @adnoaadan60 4 роки тому +1

    Iskilaji fanku kama marmo hasagago dhan dhulka mana dhacan deeqa sidkle

  • @fowsioabdiahmed8709
    @fowsioabdiahmed8709 4 роки тому +1

    Alfanaan iskalaaji 2020 fanku isagu ushiyanyahy inteee hees soo sarey keep goin 👍

  • @horiyoningeeyahaguursado2387
    @horiyoningeeyahaguursado2387 4 роки тому +1

    Alla deeqa ahmed maxaa alle cod siiyay wlhi meel cidlo ah ayeey iskalaji uga tagtay ❤️

  • @SafiyoAbdullahi-g6t
    @SafiyoAbdullahi-g6t Місяць тому

    Astaayow intake dhahaso laxankada and baa loga shaqaya❤❤

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 4 роки тому +3

    Deeqa Ahmed v Iskalaaji Legends will always be Legends.

  • @najmamohamed3244
    @najmamohamed3244 4 роки тому +1

    Ayyyy Deeq iyo iskalje oo is helay hees iyo badha 😊👌

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 4 роки тому +2

    Deeqa Ahmed and Iskalaji my favorite singers like ii saar ✋

  • @kingabdullahi8367
    @kingabdullahi8367 3 роки тому +2

    Mash Allah Fanaankeena iyo fanaanadeena Waan idin wata oo idin taageeraa ❤🙏🏼

  • @dhuuxstudio9583
    @dhuuxstudio9583 4 роки тому +2

    Hees tan waxa dhagaysana malin sedexaadkii ciidul carafa bizhu waa 2August 2020 /8/02/ malin axada xasuus itahay aniga

  • @juustomohamed4980
    @juustomohamed4980 4 роки тому +1

    Iskilaaji isbuuc walbo hees cusub
    sida 2020 logay hda ila araktay
    like dhac ku sii

  • @ifrahebraahim7901
    @ifrahebraahim7901 4 роки тому +19

    Waxn ahy qofka 52😂 ee comment ga
    2bo fanan aan jclhy
    Iska iyo deeqo❤

  • @kaltuunkulankatv8157
    @kaltuunkulankatv8157 4 роки тому +1

    Woow deeqa iyo iskalaji two legend baa is helay manshalah ⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘

  • @sadamabdi2681
    @sadamabdi2681 4 роки тому

    Quruxda fanku ba waa Iskalaaji iyo Deeqa. Codkiinnu I deeq

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Рік тому

    topp 2 legen ayaa wada heesaya toppp

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 4 роки тому +2

    Hadaad comment aqrinayso adiga oo daawanaya heesta like ii saar nacalaa shaydaan ku yaaale 😂😂😂

  • @nuuroawil9264
    @nuuroawil9264 4 роки тому

    Xaaska iskalaji waa u dhacatay habeenkasta live loogu heesa anagana UA-cam kaa dhagaysanaa iskalaji tageere number one 😘

  • @mustafatess8298
    @mustafatess8298 4 роки тому +1

    Deeqa gaydh wa fanaanad talent leh

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 4 роки тому

    Inta iskalaji jecel laxankisa iyo codkisa haybadisa iyo inta jecel deqa gaydh like dhac

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 4 роки тому +1

    2020 lock downki dadki wda maskkax bu ka dhigy 2020 wa snadki ugu heesaha macanaa ✌🏻✌🏻✌🏻

  • @aasiyaaxmed540
    @aasiyaaxmed540 4 роки тому +1

    Iskalaaji fan nooleeye Aadban u taageeraa Fanankayga ❤❤

  • @bahjaxasan5556
    @bahjaxasan5556 4 роки тому +3

    C casiis cali mire deeqa axmed guul waarta✌✌✌❤❤❤❤❤

  • @ifrahdimples7343
    @ifrahdimples7343 4 роки тому

    Ani iskalaji ani action iga qosliyo wlh rag badan oo dhalin yaro ah ka action fican yahay keep going walalo🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751 3 роки тому

    Waa sidaa deqa qurux iyo walkay

  • @baderchannel9380
    @baderchannel9380 4 роки тому +2

    Asc somaliyee inta Quranka jacel like iyo subscribe fadlan khayerka haalisku cawino

  • @ismahandeka5328
    @ismahandeka5328 4 роки тому

    2 legend deka mandek iyo iskhalaji

  • @abokorbigays9461
    @abokorbigays9461 4 роки тому +2

    Xulka Fanaaniinta Apdiaziz izkalaji ft Deeqo Axmed💯✔
    Best Song🎙❣💯✔
    Best producer Liban jam💯❣
    LikE iGu Hapa waLLaaLaday❣❣❣❣❣❣

  • @arshaadmoha
    @arshaadmoha 4 роки тому +1

    First person Iskalaaji Keep going Liban studio Howshu Hasocoto pin 🙏🙏❤👌

  • @mohamedkadardeksi5220
    @mohamedkadardeksi5220 4 роки тому +1

    Malmahan danbe iskalaji heesba hees ka shidan iyo deeqo❤🙏

  • @sundusfarxan6712
    @sundusfarxan6712 4 роки тому +3

    Deeqa ahmed🥺 ilove her voice ✌️💋❤️

  • @umumohamett3338
    @umumohamett3338 4 роки тому +1

    Abdiasiiis ali mire N Deeqo Ahmed fanku isaga u baaahan axla yaa swt❤❤❤❤❤

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 4 роки тому +3

    Iskalaji deeqa Ahmed my fv. Fan 🥀❤️🔥🤴👸

  • @zaamsomali6733
    @zaamsomali6733 4 роки тому

    Deeqay cod wax mad naga siisit ILLAHEY haku barakeeyo huno

  • @AbdikaderAElmi
    @AbdikaderAElmi 4 роки тому

    Iska laaji laxan la aan baa asaagii Ka reebaysa Heesihiisa bal dib ugu noqo Kuli waa isku laxan dhow yihin lkn cod waa hyaa. Inta ila qabta like😃

  • @Kenni77
    @Kenni77 4 роки тому

    Adaa dawo iyo dabiib leh
    Adiga anaa dookh lahoo ishaarleh

  • @aslupsanahmed1433
    @aslupsanahmed1433 4 роки тому +1

    Waf calek mnsha alh ma 2 favo thank u😊😙🥰❤❤💕✌🤴👸🏻😘

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 4 роки тому +2

    Queen deeqa Ahmed toolmon 🔥😚💕
    Iskalaji lagande 🔥🥰👌👍

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 роки тому

    Adeet ama sidasa lo heesa ama waa la iska dayaa deeqa Ahmed Geydh iyo iskaaliji waa labo fanaan o shiraban

  • @nasirabdi459
    @nasirabdi459 4 роки тому +1

    The one and only one legend ISKALAAJI IS KING OF SOMALI SONGS

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el Місяць тому

    Ada deeqsiyo dulqad leh ada gesiyo leh astamaha nin raga lagu xusho ada garashiyo astamaha gobi ku fanto leh nin gesiyo mawle nimco iyo sharaf ku mutastay wa adiga nin rago garsha dheer ana hadiyad u helay alxamdulilah qalbigayga dajisay xubi riyadi an laha adaa dhabeyaay nolasha ada dara

  • @hamdaabdilahi7687
    @hamdaabdilahi7687 4 роки тому

    woooooooow dadaka fanku ubaahanyahan the legend iskalji iyo deeqa gaydh keep going

  • @salmaanbarre1963
    @salmaanbarre1963 3 роки тому

    Inta ila arkeyza deeqa inanay gaboobin like

  • @alisagmailliiban4815
    @alisagmailliiban4815 4 роки тому +3

    Legend iskalaji🥰 legend liibaan jaamac❣😻

  • @hamzesalan8528
    @hamzesalan8528 3 роки тому

    Mucjisada fanka deeqa Ahmed gaydh&IskalijiHayabane ku zocda👋

  • @qamardiesow3495
    @qamardiesow3495 4 роки тому +1

    Legenadi aa isku yimid mar sadaxaad. And boy, they don’t disappoint. 🔥🔥

  • @canabquen380
    @canabquen380 4 роки тому

    Iskalaaji meel uu jooogo maba dhaafo☝️☝️😍

  • @fahadhamud9736
    @fahadhamud9736 4 роки тому

    Wax kale waaye heestani legend iskalaji nd deqa ahmed gaydh shidanaaba shidan caadi maaha

  • @haykalmohamedmuse3535
    @haykalmohamedmuse3535 4 роки тому

    Mashlh labada fanaan ee ilahy codka hibada u siiyayay ❤️

  • @mahadmuhammedissekulmiye1858
    @mahadmuhammedissekulmiye1858 4 роки тому

    Iskalaaji asagoo Weyn uu Fanka soo galay

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 роки тому +3

    IAM GLAD TO WATCHING AND LISENING THAT SONGS

  • @souleyabdou5105
    @souleyabdou5105 4 роки тому

    Woow iskalajii o beryhan la gala baxay every week new song

  • @dhantisammuse1330
    @dhantisammuse1330 4 роки тому +3

    My two favorite fanaan ❤️😍❤️
    Mashallah

  • @mralluuleproduction1148
    @mralluuleproduction1148 4 роки тому

    Lengend iskalaji 2020 wuu kacsanyhy heeso macan ayu ooda kaso qaaday