NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • #new_song_2024
    Heesta: Waan ku Dhigayaa
    Ereyada: Abwaan Cabdisalam Hayoon
    Laxanka : Cabdicasiis Rooxaani
    Music By: Dj Adam
    CAMERA & EDIT Aflaanta
    VOCAL RECORDING Dj Adams ft Legend farayare
    @Hillaacmusic #copyright #Hillaac_Music #Nimcaanhilaac
    / nimcanhilac1
    / nimcanhillaac
    / official_nimcaan_hilaac_1
    +For More Information Booking Nimcaan Hilaac
    Contact: N.Hilaacmedia@gmail.com
    ©2023 Hillaac Music All Rights Reserved.
    @Copyright #Hillaac_Music #Nimcaan_Hilaac @Hilaac

КОМЕНТАРІ • 4,2 тис.

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  3 місяці тому +3348

    waan idin salaamay bulsho waynta soomaaliyeed ee ku xidhan #Hillaacmusic heestani waxay kamid tahay heesaha ku jiray Kaydka Hillaac Music daawasaho wacan Mahadsanidiin

    • @ilyaasabsuge3456
      @ilyaasabsuge3456 3 місяці тому +118

      Hees iyo badh

    • @arafatmohamed4753
      @arafatmohamed4753 3 місяці тому +60

      You are the best mate ❤🎉

    • @Lamahela
      @Lamahela 3 місяці тому +50

      Wow ninka kaliye wadanka hadaan ahowe madax weyni uku dhigilaha nin yaqan qomaha somalia nimo ❤❤❤

    • @Fatmayouyou
      @Fatmayouyou 3 місяці тому +26

      wan ku tagera wll nimcad hilac abdirahman from Djibuti reer abtigay guleyso wll nacabka ha u jojin

    • @suhaipLilka
      @suhaipLilka 3 місяці тому +13

      Layaab LAyaab Fanan Wad Nawashay Waxan Waa Hees Dhafte🔥

  • @Mustafedollarr
    @Mustafedollarr 3 місяці тому +1282

    My bro Nimcan the best artist🎧 What a song 🎵🔥

    • @MustafeMahamed-m4d
      @MustafeMahamed-m4d 3 місяці тому +64

      Dadkii qalbiga wanaagsana mustafe dolar fanaan antagero from awdal keep going pro 🤞

    • @feysalxasan7900
      @feysalxasan7900 3 місяці тому +37

      Asc sxb hees baan rabay inaan kuu dhiibo xagee kaala soo xiriraa

    • @SalmaanBuulle-js9wq
      @SalmaanBuulle-js9wq 3 місяці тому +16

      Thelegend mustafe dollar fanaankeyga

    • @Amiir777
      @Amiir777 3 місяці тому

      @@feysalxasan7900aniga Heesta ii dhiib

    • @Suldaan_Seraar_Fans
      @Suldaan_Seraar_Fans 3 місяці тому +11

      Mustafe dollar Big singer

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 3 місяці тому +1822

    Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

    • @JabaneRomatic
      @JabaneRomatic 3 місяці тому +6

      Ko ko buule waaan ku jeclhy si gaaaar. Ah

    • @RuwaydaCabdi-h7h
      @RuwaydaCabdi-h7h 3 місяці тому +6

      8

    • @lilkarna5879
      @lilkarna5879 3 місяці тому +5

      ​@@JabaneRomatic Koko dhabta hayd maha

    • @NasraCali-j6f
      @NasraCali-j6f 3 місяці тому +2

      امين يارب

    • @Baari71
      @Baari71 3 місяці тому +2

      LIKE Ka badan naga mudantahay Walshei Koko🙏💯

  • @HamseDek_19
    @HamseDek_19 2 місяці тому +175

    Heestan waxaay ahayd inay waa hore so baxdo wakhti aan aad ula ildarnaa jacayl waxana jeclaa gabadh aan isku galas ahayn gabadhaas oon wada soconay mudo 4 sano aha balse markii uu jacaylkii waynaaday caqabado jiro awgeed noloshu na cuslaysay waxana is dhahay malaha calafba iskuma lihidin ee noloshu wamay sidan u tahay 😢😢😢 waxan isla dalaa dhacnaba wayaha aduunka iyo wakhtiga jacaylka ❤ waan is guursanay hadana waxaay ihaysaa gabadh dhalan 10 habeen waxaan ku noolnahay wadanka ethiopia gaar ahaan gobalka qoraxay _ dagmada shygoosh waxan leyahay qof walba ilaahay ha u fudaydiyo jacaylka uu qaadi kari la yahay waxaa qorayaa qoraalkan 16 November 2024 qofkii iga danbeya love saar gulaayso ❤❤❤

    • @MalyuunIsmaaciil-v3x
      @MalyuunIsmaaciil-v3x 2 місяці тому +4

      M.a allaha isku kiin barakeeyo oowlaad baariyaal ahna allaha idin siiyo ❤

    • @HamseDek_19
      @HamseDek_19 2 місяці тому

      Thanks wll ❤​@@MalyuunIsmaaciil-v3x

    • @ArdoTiriig
      @ArdoTiriig 2 місяці тому

      R

    • @ArdoTiriig
      @ArdoTiriig 2 місяці тому

      O3ujtpiurjgdiyyroytoufjjtri6riuuyy8ur06ro00ruujkU49urbfpifuhffjfooifjojxjkjtorroeiyfkki7fuufufu6fuyfojjhhyxbjjfoiiiiiuugpfpezdkyfjxyyxii6gofugybbxjyffififiyfbOriifxu

    • @Mahadabdulahi-s8o
      @Mahadabdulahi-s8o 2 місяці тому +1

      Masha allaha wll barakoba

  • @iimaanMahdi-j5b
    @iimaanMahdi-j5b 3 місяці тому +501

    Runtii waan hubaaa heestaan iney 20Milyan daawasho gaareyso yaa igu raacsan heesta sanadka 2024

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 3 місяці тому +164

    Nimcaan Hilaac waa fananka kaliya ee Afkiisa iyo Adinkiisa laga nabad helo waa Fanaan dagan oo xushmad iyo Ixtiraam badan Allaha ku xifdiyo Fanaanka Shanta Soomaliyeed 🇸🇴🇸🇴❤️❤️ Welcome To London ❤❤

    • @GuuledAxmed-t4r
      @GuuledAxmed-t4r 3 місяці тому +1

      ❤❤❤

    • @MustafeCabdiraxmaanHoori
      @MustafeCabdiraxmaanHoori 3 місяці тому +1

      Cisiyo sharaf ❤❤❤

    • @tedrosa5773
      @tedrosa5773 3 місяці тому +4

      Aqlaaq waliba bani aadan ixtiraam badan somalinimada ku dheertahay. Toronto hoteel daganaay ku arkay lobbiga fadhiga iga kacay. Anoo aqaanin.

    • @IbrahimYare-c8z
      @IbrahimYare-c8z 2 місяці тому

      Cabdiwa
      Barlin 😅❤

  • @HamzeVlog
    @HamzeVlog 3 місяці тому +857

    Heesaha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤

  • @Ayaanleyare-kc5zj
    @Ayaanleyare-kc5zj 2 місяці тому +44

    Hesha waxa ka macan qur.aanka yaa igu raacsan🎉

  • @maxamedyuusuf559
    @maxamedyuusuf559 3 місяці тому +565

    Heesaha waxa ka macaan quranka alle yaa igu raacsan ☝❤

  • @team27_asad_hagio
    @team27_asad_hagio 3 місяці тому +705

    Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan 😢

    • @HoriyoMohamud
      @HoriyoMohamud 3 місяці тому +12

      Views raadis thy Quran iyo hes Maaa isku farqi dhaw mise qof an quranka qiimo la leheen Baajira😉😉😉😉

    • @abdiqadiraden1335
      @abdiqadiraden1335 3 місяці тому +4

      Dee quraan. Iyo. Hees. Hays barbar. Dhigin
      Quraanku. Waa hadalķii.
      Eebe

    • @laylo123-fw6ib
      @laylo123-fw6ib 3 місяці тому +1

      😊😊​@@HoriyoMohamud

    • @NasriinCllaahi-r9i
      @NasriinCllaahi-r9i 3 місяці тому

      Ha dhegaysane carar waad u jeeda iney heestahaye quraanka maxaa ula simi

    • @omariman7238
      @omariman7238 3 місяці тому

      Aniga kugu racsan

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 3 місяці тому +151

    Nimcaan Hilaac waxu nooga jiraa booska cumar dhuule ugu jirey jiilalkii hore, hees kasta oo uu sooqaado biyo qabow Ayey kugu shubeysaa waxan shihi karnaa waa dhibane jaceyl ❤️‍🩹

    • @CumarCismaaciil
      @CumarCismaaciil 3 місяці тому +1

      Waankuguraacsanahay.wll

    • @CumarCismaaciil
      @CumarCismaaciil 3 місяці тому +2

      ❤❤❤

    • @HilalArche
      @HilalArche 3 місяці тому +2

      That’s right wlh hees walba u qDo melbay iga tabata aniga 😢❤

    • @khadijsibrahim8111
      @khadijsibrahim8111 3 місяці тому +1

      Wan jeclay heesaha nimcaan hilaac 💝👍

    • @AdnanAzmar
      @AdnanAzmar 3 місяці тому +1

      Dhibane jcyl uu ahaan jiry blse hda uu ka gudbay

  • @JoyRuguru-h3z
    @JoyRuguru-h3z 2 місяці тому +70

    I’m a kikuyu from Kenya and I’m obsessed with Nimcan’s music 😍I wish to attend one of your concerts inshallah❤

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 3 місяці тому +380

    Goatka fanka inuu yahay inta igu racsan darta taaga

    • @MustafeMahamed-m4d
      @MustafeMahamed-m4d 3 місяці тому +6

      Hhh 😂 ma cidkale ayaa jirta inader first song waxa ku farshaxamaysan fiiri waa ninka kaliyee qabiil dhan kaga ilmaysiiya inader kay ugaaskaygii adalian sorry pro haduu qoralkaygu kugu dheeradu guulayso adna libaax Somalia 🇸🇴 Nimo inaga badan no more khudar land 🍌

    • @FaraCade-nl5ud
      @FaraCade-nl5ud 3 місяці тому

      ☝️☝️

    • @JimcaaleSayid
      @JimcaaleSayid 3 місяці тому

      👍🏼👍🏼

    • @thiagoalcantra3617
      @thiagoalcantra3617 3 місяці тому

      ☝️❤

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 3 місяці тому

      Xariir axmed mee markaa

  • @ahmedyare6032
    @ahmedyare6032 3 місяці тому +62

    Imisa qof oo somali ah Ayaa love isaar doonta🇸🇴🇸🇴❤️😍

  • @macmacc1
    @macmacc1 3 місяці тому +119

    Heesta ”adiga soo maha” waxan isla dhagesan jirnay jaceylkeygii weliba labadeenaba waan jecleen hadana heestan Anige qalbi xanuun iku thy kaligey ayana dhagesanaya aduunyada nothing is permanent💔

  • @OraydhAbdi
    @OraydhAbdi 3 місяці тому +88

    Waa been hadi ruux idhaho
    Waan ku dhayaye
    Dhaqtarkeygi ba tahay
    Hadad dhaayo leedahay
    Dhaawacayga aadmiga ka qari
    Way idhibayaane
    02:23 habinimo ah
    Sanad ka sanadkisa waxa rajeynaya farxad iyo nolal tan ka wanaagsan insha alla ❤

    • @Niza-j
      @Niza-j 3 місяці тому +4

      2:30 hdda soo jeedo waa jaaniz aad dadka kle dheertahy inaa salatul layl dukatid baa ka wacnayd inaa hees dhagysatid wllo taas baa adun iyo akhiro ku anfici lahyd😢

    • @Mohamed-Ozil
      @Mohamed-Ozil 3 місяці тому +1

      ​@@Niza-jorda seexda 😁

    • @Khulaasofilms
      @Khulaasofilms 3 місяці тому +2

      Usheeg 😂​@@Mohamed-Ozil

    • @Mohamed-Ozil
      @Mohamed-Ozil 3 місяці тому

      @@Khulaasofilms 🤣🤣

    • @Sukeyna2007
      @Sukeyna2007 3 місяці тому

      Dhaawacayga aadmiga ka qari way igudhibayan 😢😢way idhibayane

  • @abdiqadirabdullahimohamed2872
    @abdiqadirabdullahimohamed2872 3 місяці тому +155

    Qof idhaama maad garanaysaa waan ku dhigayaaye😢25/10/2024 xasuus baan ku qortay insha Allah xiligaan xiligiis is badal khayr 😢Hilaaca Fanka
    The goat of singers 😮

    • @SalebanHassan-vn1ii
      @SalebanHassan-vn1ii 3 місяці тому +4

      nin ragaa waa kufaa wanna kacaa waxa ku rajeyanayaa inaad soo kabatid
      insh allah legend

    • @mulkimaxamed551
      @mulkimaxamed551 3 місяці тому +2

      Insha Allah dhamanten😢

    • @Aniita-Malpo
      @Aniita-Malpo 3 місяці тому

      Isku tarikh baan nahay
      25/10/2021❤
      25/10/2022❤️👥️
      25/10/2023🫶👥️🥹
      25/10/2024💔😭👤 kalinimada

    • @hamsemohamed-kj4dz
      @hamsemohamed-kj4dz 3 місяці тому

      @@Aniita-Malpoqofki qof dhaama maheshy wl

    • @suldaankagabadhiisa
      @suldaankagabadhiisa 2 місяці тому

      ​@@Aniita-Malpo ilaahey qof wngsn ka qeyr badan haku siiyo wll

  • @CizaRiyanhadi
    @CizaRiyanhadi 3 місяці тому +593

    lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😢 heesta mcn 😢

  • @Maankoriye.
    @Maankoriye. 3 місяці тому +102

    Dharaaraha Adaygaa Markaad,
    Dhuubni socon waydo.
    Markaad dholosho Baahida Darteed,
    Dheefta Cuni waydoo.
    Dhexdood xidhato mooyee, Farxadi kuuma soo dhalane.
    U dhaqaaq dantaadoo, isbixi waad u dhigantaaye.
    Hilaaca fanka🫡

    • @Qaalimucalim143
      @Qaalimucalim143 3 місяці тому +2

      Intanaaba iga gadan 😂😂

    • @NimcoAhmed-r1s
      @NimcoAhmed-r1s 3 місяці тому

      Dhexdood xidhato moye farxadi kuma so dhalane u dhaqaaq dantado .isbixo waad u dhigantaaye

    • @nuurcabdulahiyuusuf5062
      @nuurcabdulahiyuusuf5062 3 місяці тому

      Imaada dhigin halkaan kugudhigo waa iska dhalanteede.

  • @BishaaroGudoon
    @BishaaroGudoon Місяць тому +3

    Caawa ayaan kugu soo biray wllky nimcaan hilaac keep going awalanba sheeda ayaan ka tageeri jiray wll keep

  • @Qalbidacad
    @Qalbidacad 3 місяці тому +161

    Erayada heesta
    Ubax dharabla baanku gura
    Dhayo iyo doogsi
    Gabal dhacay agtadan jira
    Kamana dherado
    Waxku dhiba madonayo
    Carada ka dhawray
    Qof idhama mad garanaysa
    Wanku dhigayaye
    imad dhigan
    Halakan kugu dhigo
    Wa iska dhalan tede
    Hadi dhigay jiro Qof wacan
    Inaka dhamo
    Hadi u dhabti kusan yahy
    Dhoofna kula dono
    Aniguna ducan kula dhig dhigay
    Dhega kusaray ee
    Waa ben hadu rux idhaho
    wanku dhayaye
    Dhakhtarkaygi bad tahy
    Hadad dhayo ledahay
    Dhawacayga admiga ka qari
    Way i dhi biyane
    Dharaha adayga markad
    Dhuubni socon waydo
    Markad dholosho
    Bahida darteed
    Dheefta cuni waydo
    Dhaxdo xidhato moye
    Farxad kuma so dhalane
    Udhaqaq dantado
    Isbixi wad udhigan taye
    Mid ilays ah inantan uqabay
    Dheemnka iyo lulka
    Inantan darteed uba dhafree
    Jiifka uga dhartay
    Marki ay dhaqaqde itiri
    Dheeshu kaligaye
    Jacaylki dhisna wayo badan
    Hatan dhicisowye
    Waa ben hadu rux idhaho
    wanku dhayaye
    Dhakhtarkaygi bad tahy
    Hadad dhayo ledahay
    Dhawacayga admiga ka qari
    Way i dhi biyane

    • @yoboskelta5845
      @yoboskelta5845 3 місяці тому

      👍🏽

    • @ifrahifka9105
      @ifrahifka9105 3 місяці тому

      L

    • @AshaQadar
      @AshaQadar 3 місяці тому +1

      Wow sificaaan baaan ufahmay qalbi jabka hada😭😭😭😭

    • @nimcoabdi9791
      @nimcoabdi9791 3 місяці тому +1

      Waa been hadu rux idhaho wanku dhayaye 💌😢 💔 2024😞

    • @AbdimajiidMohamed-vv1vo
      @AbdimajiidMohamed-vv1vo 22 дні тому

      Dhul ilays leh Inantaan u qabay; dhaymankiyo luulka!

  • @AbdizizAbdi
    @AbdizizAbdi 3 місяці тому +43

    Isbitaalka cumar dhuule wala xiray
    Isbitaalka cusub an isku so xaadirno😢😢😢😢😢hilaac 🎶 qalbiyda umada wa dagtay horey usoco fanaan +cod+dagnaaan music liketa ah iga ilawaim sxpyaaal

  • @ilyaasabsuge3456
    @ilyaasabsuge3456 3 місяці тому +176

    Heestaan 20M 🎉🎉 markee gaarto ila soo xariira❤❤

    • @NajibNajib-y8n
      @NajibNajib-y8n 3 місяці тому +1

      Omg😮 1 day kugadhay zxb maqal majiraa😮😮😮

    • @BureqoMaxamed-oi4vr
      @BureqoMaxamed-oi4vr 3 місяці тому

      😇❤❤❤❤😭😭❤️❤️👑👑

    • @KhalidDahir02
      @KhalidDahir02 3 місяці тому

      Inshallah 😂😂

    • @UbaxImaan
      @UbaxImaan 3 місяці тому

      😭😭😭😭

  • @MohamedGogoye-mv8sd
    @MohamedGogoye-mv8sd 3 місяці тому +41

    Waxna waa hiiba
    Waxna waa hadal
    Hilaaca hirgalay🎉

  • @abdinasirabuukarguutaale2902
    @abdinasirabuukarguutaale2902 3 місяці тому +195

    1Million in aay gaareyso dadka aaminsan 👍

  • @saidoosman
    @saidoosman 3 місяці тому +22

    Goat waa is keenay cirka hala geeyo fanaanka 5 Somali kor u qaada you tube pleas lagend nimcaan 🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AsiaJamac-j8h
    @AsiaJamac-j8h 3 місяці тому +147

    aynu ku wada salino nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤🎉

    • @IkraanAbdirizak796
      @IkraanAbdirizak796 3 місяці тому

      Scw Scw. Scw Scw Scw q

    • @photoglobal5804
      @photoglobal5804 3 місяці тому

      Pls mel Hees ka shidan Saliga Nabiga Haku soo Qorin adiga oo wanaag u Arkaayo

    • @HaliimoApdi
      @HaliimoApdi 3 місяці тому

      Scw scw scw❤

    • @nastehonalka7345
      @nastehonalka7345 3 місяці тому

      Wll plz kadaya melaha hesaha saliga nabiga plz plz

    • @KoRnEeNXaYaA
      @KoRnEeNXaYaA 3 місяці тому

      Scw scw scw❤❤

  • @AyubDahir-o6h
    @AyubDahir-o6h 25 днів тому +8

    Heestaan waxa alifay abwan dayar ah lagu magacaabo Hayoon ❤

    • @MustafeMahamed-m4d
      @MustafeMahamed-m4d 22 дні тому

      😂😂😂 marka maxaad nagaga xoq xoqasaa imisaa abwaano jira cuqdadeey hilaaca hirgalay 😂😂 meeshiba ku cuncunaysa sow maaha

  • @hayatti5945
    @hayatti5945 3 місяці тому +62

    Dhawacayga Aadmiga ka qari way idhibayaane Axyaa hees goatka fanka nimcaan cabdiraxmn xasan hilaac nimcn waddani gullyso wllo After 1year bn qoralkn uqory xasuus ahaan bartd mnta jogto adoo iska qaady bn ku rajynyaa naftaydaay hadaan nolhy insha Allah 😢❤

    • @somali359
      @somali359 3 місяці тому +1

      Insha allah❤❤❤

    • @GuuledAxmed-t4r
      @GuuledAxmed-t4r 3 місяці тому +1

      ❤❤❤❤

    • @ZamuSiman-p2u
      @ZamuSiman-p2u 3 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤

    • @KayseCqaadir
      @KayseCqaadir 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤😂

  • @adnacaliabokor3811
    @adnacaliabokor3811 3 місяці тому +229

    10/27/2024 waxan kaso qoraya qoraalkan burco xafada caqiibo hada wax da aya roob badan xata hadan dhex istaago oon is dhaho cawa murugtada ku maydh ma medhayo waxan ku jira xalad murug iyo qomamo ah waxa I khiyaamay ruuxan aduunka ujecela waliba iga tagay bila sabab Ina dareensiiyay heer walbo la dhigo qof laga marmay si kaston qoraal ugu qoro jawab kama helayo isna ilama so hadalayo lkn ta uweyn ee murugta igu ah waxan siyay jacayl danayn ixtiraam kalsooni waxan darensiyay inu rag usareyo lkn isaga cidla ayuu idhigay wuxuuna iga raacay nacabka igu diray😢💔 ma cafin mana cafin doono qof kasto sababay niyad jab kayga 😊

    • @Therealhero-m8r
      @Therealhero-m8r 3 місяці тому +12

      U Kaadi ma Xidhiidh Unbà Idanka dhexeeyay Mise Waad Is qabteen.
      Dad badan Baa Heestan Si kala Duwan u Saamaysay

    • @KawsarAli12
      @KawsarAli12 3 місяці тому

      😢😢😢

    • @zu7729
      @zu7729 3 місяці тому

      jaceyl ka iyo ixtiraam ka naftaada ka bilow iyo waalidkaa ogow karaamada waad ku dhalatay madaxaada maalintaa hoos geyso qof bani'aadam ah waa kuu dhamaatay please qofka xiriir wadaag tihiin ha siinin intow ku siiyo in kabadan special qof Dumar a tahay raga waxey jecel yahiin gabar qab leh si Ey u waayin waxyaabo badan Ey gabadha u nugul u sameynin bey la daba cararaayaan madaxaada kor u qaad hortiisaba qof jiraa aheyd qaali baa tahay qiimahaaga garo

    • @HodanAhmed-v3f
      @HodanAhmed-v3f 3 місяці тому +10

      Wll ha baryin silent treatment sii adna Waxad cabto oo ku ilowsiya doono sida ashwaganda geedka wuxu ka ilalinaya stress iyo depression layidha week tijabi mulqacad hafked iyo cup Biyo kulul wllhi Ana taso kle igu dhcdy alle u noqo
      Wllhi hadu khyr ku leyahay alle nolsha kamu sareenba hbnkina tajudka u kac oo alle bari mrkasa

    • @xasuusnowwllxaqa4360
      @xasuusnowwllxaqa4360 3 місяці тому +6

      Sorry wallo inta taqaan micnihiisa baa yar jecelka bal dhanka illahay is ku dhiib asigana talo saaro intaaas samee bas plz

  • @X.Mohamad
    @X.Mohamad 3 місяці тому +75

    Cawa ayan donta ku fuuli doona heeskan ani iyo asxabtu ilahay ayaa isku soo begay , socod kayaga iyo heeskan . Oo xasuus an ku kala qadan doono.
    Libiya ayan niga soo salamayna SOMALI OO DHAN .❤

  • @adnaanabdikheyr802
    @adnaanabdikheyr802 3 місяці тому +21

    Xagaaan waxan ka salaamayaa qof walba oo xiriirka ku fashilmay oo qalbigiiisu dhagaxa noqday Cidina aaminin jcyl mina awaalana wada Oon Qalbigiisa kasoo Go in💔😭like isaar dadkaaa Hda kamid tahay sxb

    • @Samsam-o7r
      @Samsam-o7r 3 місяці тому

      Wan ka qaday huno 😢😢😢😢Ana xalkas kujira Wlhi. Aniga ooo jacaylki hore dhaawac la ah oo haben sexan ohin aya xiriir samaystay. Mel an kaga noqdo magaranayo qlabigayguna qofkle ayunba kabixilaha

    • @AishoHusienFarah
      @AishoHusienFarah 2 місяці тому

      Ani kama quusan lakkiin asoo ila jogo oo ii dhaw ima daneeyo 😢
      Dadkana waxu ku dhaha waa jclhy
      Lkn ima dareynsiiyo
      Ani waa jclhy mudo anaa xariiriyo asi wa jwaby bas 😢
      Isoo ducey inu isoo daryeela raba

    • @ززللل-ن8ذ
      @ززللل-ن8ذ 2 місяці тому +1

      Qofka somartay ayaadarmi karaa wll ilhaya qalbiga hino adkeyo

  • @Amiir777
    @Amiir777 3 місяці тому +28

    Waan ku dhigee qof i dhaamo allaha kuu sahlo Anigana nolosha mid qurux bdn allaha iiga dhigo🙌

  • @bushramare8808
    @bushramare8808 3 місяці тому +58

    Nimcanoow ma ogi inad aqrineysid message kaan Lakin wan ilmeyey markan dhageystey hestan, weliba every xaraf a dhahdey waa mid dhabta katurjumaya absolutely wad noosoo xushey mira dhab ah .
    I don't know what to say. This is another level nimcan.

    • @djibrealite
      @djibrealite 3 місяці тому +1

      Me too 😢😢😢😢

    • @FadoumaMl
      @FadoumaMl 3 місяці тому +1

      ❤🎉and q❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-Najka
    @user-Najka 3 місяці тому +105

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤️

  • @Shushu40
    @Shushu40 3 місяці тому +8

    💔3years jaceyl waday marka gurka soo dhawaday hadii waa kugu kaligaa hadii lagu dhaho waliba qof aad isku dhiibtay oo aad qofna lashukaansan jirin kwrn 😭😭😭😭isoo duceeya 😢

    • @hodandeeqa9429
      @hodandeeqa9429 2 місяці тому

      4 sanno qofkd waqtgga kulumisy aand wligi qof Ku dul shukaansn jcayl aand wliga arag Ku siinyay ee inaderti kgu dul aroosy kwrn 😭😭😭😭

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil 3 місяці тому +43

    Heesta marka 🇨🇵 10M qaado insha'Allah USA🇺🇲 jooga

    • @abdullaminmohamed3748
      @abdullaminmohamed3748 3 місяці тому +1

      1 week kadip wayo😅

    • @SacdiamohamedMaxamed
      @SacdiamohamedMaxamed 3 місяці тому

      Trump baa kusoo celinaya😂

    • @abdullaminmohamed3748
      @abdullaminmohamed3748 3 місяці тому

      @SacdiamohamedMaxamed hhhh Ani SI sharci ah ban ku baxa. InshaAllah soon

    • @SacdiamohamedMaxamed
      @SacdiamohamedMaxamed 3 місяці тому

      @@abdullaminmohamed3748 Alle hakuu fudeediyo wll.

    • @Mohamed-Ozil
      @Mohamed-Ozil 3 місяці тому

      @@abdullaminmohamed3748 sxb wlhi lacagta ku baxayey diyaarsaday lkn trump yimiday wlhi Ka xumay 😳🤨

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv 3 місяці тому +34

    1 million marka garto like igu so xasusiya asxabt
    Nimcan💯 heesta 💯 miraha💯 laxan 💯 .👏♥️

    • @kordahap4016
      @kordahap4016 3 місяці тому +1

      Wy gaadhysaa Hadal maleh One Day By 413,376k mrysaa😊

  • @iamsharmakeabdi7233
    @iamsharmakeabdi7233 3 місяці тому +17

    Hees qurux badan oo dareen keeda wadata ayaad so fasax day waxa la is dhihi karaa wa heesihii nimcaan looga bartay 🔥🔥🔥

  • @Kno9Kno9-c1g
    @Kno9Kno9-c1g 2 місяці тому +5

    29m marky garto ha la iso qabto u ugu horeeyo fanankena weyn Nimcaan Cabdirahmn Xasan Hilaac❤❤ 18.nov.2024 ,9:28 morning, growe puntland Somalia.

  • @KhadarMaxamad-wk6cz
    @KhadarMaxamad-wk6cz 3 місяці тому +20

    Godka fanka Somaliyed Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan hilaac guul form Borama jano 📚✔️

  • @merygualkeren
    @merygualkeren 3 місяці тому +27

    Love u from Eritrea🇪🇷🇪🇷🇪🇷 ❤❤❤

  • @abdirahmanmohamed5308
    @abdirahmanmohamed5308 3 місяці тому +9

    Waa been haduu qof ku dhaho wan ku dhayayaah .
    Dhawacayga aadmiga ka qari way I dhibayaane😢❤❤

  • @KhadarXuseen-l3p
    @KhadarXuseen-l3p 3 місяці тому +2

    Hillaac waa fannaankiyo
    Hoobalkii bulshada ee
    Rabbi noo hibeeyee
    Hanti noogu deeqee
    Ummadaha hareertee
    Haybaha u kala baxa
    Hanka aannu dheernahay.

  • @Youngboy-p4x
    @Youngboy-p4x 3 місяці тому +10

    Ubax dharab leh baan kuu guraa
    Dhaayo iyo doogsi🌹💐🥀
    Gabal dhacay agtaadaan jiraa
    Kamana dheeraadoo❤
    Wax ku dhiba ma doonaaya oo
    Carada kaa dhawree😢😢
    Qof i dhaamo maad garanaydaa
    Waan ku dhigayaaye❤
    Waw my firavort team helac 💪❤️💯💃💃🥀🥀🥀💐💐

    • @Qaasin07
      @Qaasin07 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤

    • @Qaasin07
      @Qaasin07 3 місяці тому

      ua-cam.com/video/ztMZ8LTJiXI/v-deo.html&lc=UgyxW6xuB5zCLxQBaTt4AaABAg&si=dn9zzh87jr_p-fqQ

  • @FaraHupthi22
    @FaraHupthi22 3 місяці тому +27

    Dhawacayga admiga ka
    qari wey idhibayaNee 😢26/10/2024
    Incha allah xiliga xiligeda iz badal ayan rajeynaya xazuz🙄

  • @napila7644
    @napila7644 3 місяці тому +16

    Xaalad kasto on kujiro heesaha nimcaan wan dhagysta 😢❤❤ wax kudhiba ma doonaayo iska noolow ❤

  • @bufiye3840
    @bufiye3840 Місяць тому +4

    Qof idhaama maad garanaysaa waan ku dhigayaaye😢12/19/2024 xasuus baan ku qortay insha Allah xiligaan xiligiis is badal khayr 😢Hilaaca Fanka

  • @abdirahmaanyare1158
    @abdirahmaanyare1158 3 місяці тому +208

    Heestani Waxay Isoo Xasuusisay Mid Aan Saxibo Nahay Oo Aad U Jeclaa Gabar Wuxuu Ahaa Mid Habeen Walba Aad U Jeclaa Inuu Iyada Soo Arko Qolbaan Wada Degnayn Usaga Gabadhuna Dariskayaga Ayey Ahayd Habeen Kii Intaanu Seexan Buu Jeclaan Jiray Inuu La Soo Kulmo Iyada Balse Iyada Jacaylku Dhab Kama Ahayn Kaliya Way Iskala Socotay Ninka Dhalin Yarta Ah Habeen Baa Waxaa Dhacday Inaan Suuqa Usoo Baxo Yarkii Qolka Aan Isla Degnayna Wuu Iga Horbaxay Marka Qolka Kaligay Baa Ku Haray O Waan ka Dambeeyay Isaga Markaan Xaafada Ka Soo Baxay Baan Arkay Gabadhii Oo Bananka Lala Taaganyahay Oo Nin ku Dhegdhegaysa Waan Dhaafay Suuqan Iska Aaday Markii Guriga Lagu Soo Laabtay Buu Wuxuu Bilaabay Inuu Waco Si U Soo Arko intuusan Seexan Waxaan U Diiday Inuu Banaanka U Baxo Uu Iyada La Soo Kulmo Oo Wax Walba Aay Samaysay Iyo Inay Isaga Khayaamayso Waan U Sheegay Wuu I Aamini Waayey Kaftana Wuu Iga Qaatay Any Why Wuu Aaday Iyada.
    Maalin Walba Waxaan Ku Oran Jiray Saxiib Isjir Gabadhani Waa Mid Ku Khayaamaysa Hade Waa Malin Walba Balse Dheg Iima Dhigi Jirin Oo Wuu Iska Kay Dhego Tiri Jiray Siduu Wakhtigu Usocdoba Gabadhii Maalin Baan Maqlay Inuu Uur Ku Soo Baxay Waxaan Aaminsanaa Saxiibkay Gabar Aan Xalaal U Ahayn Inuusan U Galmoonayn Wayna Dhacday Isagu Ma Samayn Waxaas
    .yarkii Arinkii Buu Ogaaday Gabadhii Uu Jeclaa Inay Xaamilo Tahay 😭
    Saxiibkay Wuxuu Bilaabay Inuu Hubsado Oo Iyada Waydiiyo Wuuxuuse Kala Kulmay Hadalkaan Oran Jiray Oo Waxay Tiri Sidan Waxaa Iyeelay Nin Aan Jeclaa Oo aan Kugu Dul Wadi Jiray Yarkii Ilaa Hada Wuxuu Ku Jiraa Nolol Singal Nimo Ah Waayo Dhaawaca Uu Kala Kulmay Gabadhuu Habeenkii Oo Dhan U Dhafri Jiray Arageeda Iyo Codkeeda Oo Nin Kale Ku Dul Wadi Jirtay Wuxuu Ka Go.ay Aaminaada Dumarka Oo Idil
    U soo Duceeya Inuu Rabbi Siiyo Caruur Baari Ah Iyo Xaas Aan Khayaano Aqoon 😭😭🤲🏻☝️
    2016☝️

    • @kawtherjama3136
      @kawtherjama3136 3 місяці тому +2

      Eebbe haku arsaaqo❤ usoo duceyniye inuu is dhiibona mahan mar kale la tali walal😢

    • @PhalastiiN
      @PhalastiiN 3 місяці тому +1

      Sorry 😢qalbiga allaha u dhayo inshallah farxad ayaa idiin rajeyna 2diinaba wllloh

    • @AxmedcaliAxmedyare
      @AxmedcaliAxmedyare 3 місяці тому +4

      Qiso xanun ah wye ee alah usahlo

    • @Itsss_janno
      @Itsss_janno 3 місяці тому +2

      😢

    • @fardowsadaahircaynaanshe6881
      @fardowsadaahircaynaanshe6881 3 місяці тому +2

      Ax,illaahay qalbiga ha caafiyo faraxadana ha siiyo

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 3 місяці тому +11

    Woow hees baa hees ayay ka daran thy nimcaanow legend hore u soco wll🔥🦁🎼🎵🎶🔊

  • @Mohamett_ilkacase
    @Mohamett_ilkacase 3 місяці тому +16

    Waxaan dhagaysanayaa anigoo jooga dalka benin cawa safar baan ahay waxaan alle ka baryaya in alle hamigayga ii rumeeyo yarabi iso duceya inta iga danbaysa 26/10/2024 22:01

    • @Philippine103
      @Philippine103 3 місяці тому

      Insha Allah kheyr allah hakaga dhigo bro

  • @AyubAbdirahman-ck2lg
    @AyubAbdirahman-ck2lg 3 місяці тому +8

    8/11/2024 saacado tahay 11:50 waxaan jogaaa mogadishu degmada dayniile xafada taraqa iyo.sigaarka 😢❤ma aqaan waxaan ku cabiro wixiii igu dhacay lkn.waxan kusooo.koobaayaaaa 🥺waaa been hadii uu ruux ku dhaho waan ku dhayayaaaa😢😭💔hadii aan u dhinto wxiii igu dhacay waxaaan kaa.codsanoyaaa in.aad isooo ducee 😢💔😭

    • @WalaalMataan
      @WalaalMataan Місяць тому

      Taraqa iyo sigarka waa degmada hodan landhere 😂😂

  • @AbdiasisAli-p5j
    @AbdiasisAli-p5j 3 місяці тому +16

    Goatka fanka inu yahay ma aminsanthyy farta tg

  • @suhaybabdixakiin
    @suhaybabdixakiin 3 місяці тому +25

    Wax ashqaraar leh waa laxan ka cajaa'ib ka ah
    Waa laxan aan siiqadiisu kugu haynso ina aad heeska ku celceshato
    Sidoo kle eraydu waa humaag ku dabaraya
    Rooxani iyo hayoon full respect 🙏

  • @HassanBile10
    @HassanBile10 3 місяці тому +11

    Waxey i soo gaarty heestan anigoo tahriib ku maraayo wadanka Brazil 🇧🇷 I.A USA 🇺🇸 🇺🇸 inoo balan ah ii soo duceeya hadii aad iga dambeyso🫂🙏🥺

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 3 місяці тому +4

    Dadka qalbiga wanagsan inay murug iyo ciil ku jiraan yaa u qoray 😢💔 Dhaawaceyga admiga ka qari waay idhibayaane!

  • @Zudrazinok-i6o
    @Zudrazinok-i6o 3 місяці тому +15

    Heestan ma sanad. Baad uu fakiraysay nimcaan qalbiga ka daa dheesha 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @XamdaIsmacil-r1p
    @XamdaIsmacil-r1p 3 місяці тому +22

    Walhi nimcanaw Hees walba aad qaado aniga uun iga hadashaa Qalbi jaab ayaan qol la Hurdaa 😢😢

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 3 місяці тому

      Maxa ku qalbi jibiyay wllo

    • @CabdiwasacAxmed-k7v
      @CabdiwasacAxmed-k7v 3 місяці тому

      Wll qolka ka do bax oo nolol cusup iska samayso allhya qalpiga ku dhayo ana wan kula qabaa wll zorry faraxd ayn ku rajenya 😢

    • @KhadraCabdilaahi-v5h
      @KhadraCabdilaahi-v5h 3 місяці тому

      😢

    • @KhadraCabdilaahi-v5h
      @KhadraCabdilaahi-v5h 3 місяці тому

      😢

    • @CandimahadCali
      @CandimahadCali 3 місяці тому

      Abyo nolsha ha ujabin wax tagay tiigsamaad ma leh naftaada ha ciqaabin horay uga soco nolol farhad leh kuu rajeynaa😢 ​@@CabdiwasacAxmed-k7v

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle 3 місяці тому +19

    "Waa been haduu ruux i dhaho,
    Waan ku dhayay yaaye.
    Dhakhtar kaygii baad tahay
    Hadaad dhaayo leedahay’e.
    Dhaawacayga aadmiga ka qari,
    Way i dhibayaane"🤦‍♀️
    Ax yaa Erayado : abwaan C/sallan Hayoon✌️

  • @haniya_5600
    @haniya_5600 3 місяці тому +2

    Ina abti noolow jir oo joog cadowganna ilaah shartooda ka hijaab walalo macaan kuma aqaan lakin waxan marwaliba dareemaya inaa tahay fanaan qalbi wacan gabar darwiish ahay aad reer abti samaroon u ah reer abtikey wax ka dagan o dhaqan asluubsan ifka aduunka kuma noola ilaah hanooga dhowro xidigeena soomaliyeed marwaliba somalinimada naga badan ❤❤❤❤

  • @DeksánAbdo
    @DeksánAbdo 3 місяці тому +16

    Heestan nimcaan hilaac maa somaliland baa uu qaateey wll xana dhigiin. Love you from hargeysa habar awal ❤

    • @mohammedmm827
      @mohammedmm827 3 місяці тому

      Walhaay amaa saas baan dhahaay heestaa isaqq baay ku docdaaa

    • @MustafeMahamed-m4d
      @MustafeMahamed-m4d 3 місяці тому

      Kkkk wlhi inaderkay naftuu idinkeenay idoorey abtiyaal ninkani waa tagaye idinka waxba idinma arko only cayayaan

    • @ugbaadeisa7870
      @ugbaadeisa7870 3 місяці тому

      Ninka sameeyayba waa isaaq h.awal 😂

    • @AdnanAzmar
      @AdnanAzmar 3 місяці тому

      Caqli xumadina hees calaacala miyay dal lo qaada hees dareen dhaba oo jcyl weeyane ma idinkaga raaxysana apti 😂🤛

  • @mohameddhere36
    @mohameddhere36 3 місяці тому +57

    Jacaylkaygi❤ oon mudo 2 bilood kala maqnayn qilaaf naso kala dhex galay awgii baan saaka heestaan u diray iyadoo oohin aan kala joojinayn bay iso wacday ana waan la ooyay ugu dambayn is fahan iyo jacayl waara baan ku balanay
    Nimcaan hilaac mahadsanid sxb

    • @maxkifaaxblackii6111
      @maxkifaaxblackii6111 3 місяці тому +1

      Hala ooyin lakin weak ayey ku arkee nagta si kale u fakartaa Sxb waxana ku danbeyn doonta ineey kaa tagto

    • @MumtasAbdirahmanKayse
      @MumtasAbdirahmanKayse 3 місяці тому

      Hush mxa isku diraysaa dareenkisa hadu tusi waayo ayadaba tagaysa​@@maxkifaaxblackii6111

    • @hanaashiine5368
      @hanaashiine5368 3 місяці тому

      @@maxkifaaxblackii6111naak doqonkee sas ku fikirto lkn naakta sidhab kuu jecel hadaa habeenkasta u ooydo xataa inee kugu jeclato moyee marna kama tageeyso.

    • @hanaashiine5368
      @hanaashiine5368 3 місяці тому +5

      kuwii isku waaro jeceylkooda mirahiisa kadhabeeyo. alaha niiga dhigo bro

    • @simranshariifibraahim8728
      @simranshariifibraahim8728 3 місяці тому

      ​@@maxkifaaxblackii6111 ha Ooyin aa wiilka daren bu leeyahy qof waliba qofku jecelyahay wuu u nugulyahay hawada ilmeyan hana isku naxristan micnaha jacylka sidas ah wall

  • @Kamil_Ekay
    @Kamil_Ekay 3 місяці тому +28

    Waa Halka Fanan an Qabyalad🇩🇯 Dar det u tagero Nimcan Hilaac Gulayso Taliye 😮

    • @zakihilaac3569
      @zakihilaac3569 3 місяці тому +4

      laandhere somalidu runta way dhipta salax bay idhahan inta qabil kudhagaysta anna waxan dhaha o he yan dhagaysan laha o kale😂😊

    • @DeeqoXassan2000
      @DeeqoXassan2000 3 місяці тому +3

      Walaale waad iga qoslisey codkiisa iyo degenaashihiisana kudar waan wada taageernaa from sure

    • @Abdale_Atar
      @Abdale_Atar 3 місяці тому +1

      😂😂😂

    • @Abdale_Atar
      @Abdale_Atar 3 місяці тому

      ​@@DeeqoXassan2000
      😂😂😂😂

  • @RobelMukur
    @RobelMukur 20 днів тому +2

    Am from eritrea Love samial music 🇸🇴🇪🇷🇪🇷🇸🇴✌️

  • @UbahTohob
    @UbahTohob 3 місяці тому +11

    U dhaqaaq dantaadoo isbixi ✌️
    Hilaac fananka qarniga 🤴🙌🙏

  • @Mohamedbadalhssn
    @Mohamedbadalhssn 3 місяці тому +10

    DhaawacaYGa aadmiga Ka qari way idhibayaanEEE. | what songs 🎵 nimacan Hillaaac 🐐

  • @SalaadoCabdi-q7r
    @SalaadoCabdi-q7r 3 місяці тому +12

    Nimcaan waxaan ku dhihi lahaa allaha cimriga iyo codkaba kuu barakeeyo wallal waxaa tahay qofka kaliya aan heesahiisa si sax ah u qaato waxaad taabataa meesha la iga hayo waxaan dhagaystaa xaalad walboo aan ku jiro waxaadna ka soo heestaa qalbigayga waxaan ku dhihi lahaa waxaa tahay maanka dhayahayga❤❤❤❤❤

  • @TalisoAfnaan
    @TalisoAfnaan 2 місяці тому +3

    Ciyaal xmar nimo haad nhy nimcaan hilaac waan waadanaaa❤

  • @KhalidMohamed-xs9ot
    @KhalidMohamed-xs9ot 3 місяці тому +29

    First one 😄✌️

    • @HibaaqSaki
      @HibaaqSaki 3 місяці тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤and I

  • @bashiircisman6894
    @bashiircisman6894 3 місяці тому +15

    Qof i dhaama maad garanaysa wanku dhigaya azxan Fanankeyga❤

  • @HamzeAbdi-t8z
    @HamzeAbdi-t8z 3 місяці тому +12

    Best song wxn la yaabay bisha october waxay heesaha wanaagsan lasoo baxaan dib ugu laabta heesaha ugu wacan xiliyaday soo bexenn

    • @abdiahmedmahamed4319
      @abdiahmedmahamed4319 3 місяці тому

      Waaa desmeses song he'saha xilgab a so baxa xasid nimadooda ayay wata makastay zxpo mideeda kale soosar xiriir lawanjiyo ilaa uu qofka dhalil kuradiyo siduu kuxumeyo

  • @shandhakoboyniga8998
    @shandhakoboyniga8998 15 днів тому

    Heestaan waxay qabsatay titok xaawana xagaaan baa kadaawanaya legend of the legend nincaan hilaac guulayso

  • @Sucaadaragsan-yc2me
    @Sucaadaragsan-yc2me 3 місяці тому +77

    Heestani xasus ayaa igu ledahay wayo qofkii an aduunka igu jecaa ilaa 18/12/20/22 ayaa caawa igu yidhi Wll aman isii rer ayaan leyahay 😢ax 😭💔ileen naxdin uma dhimatidad hada oo an qoralkan qoray waa 3:15habenimo khamis na so galso 25/bishii 10/20/24 jacaylkii intaa an uqabay cawa so af jaray 😭💔😭💔😭inta iga danbeysay lika iisar iina soo duceya walalayaa 😭💔😭💔💔😭😭😭😭

  • @Dr_MustafeDaacad
    @Dr_MustafeDaacad 3 місяці тому +21

    Dadkii qalbiyadu bogsanaayeeen ee sii booga dhayanaayey wadigaaa nimcaanow dib ka dhaawacey😢😢😢

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 3 місяці тому +8

    Ifka ruuxa aan oogu jeclahey soo adiga maha bay u music egtahey heestaan nimcaaan ka fiirso laxamadaada ineeysan isku soo dhawaan fanaaan qaaali ah tahey 😍🧡

  • @opsiiyecharitychannel.8388
    @opsiiyecharitychannel.8388 3 місяці тому +1

    Hayoon Abwaankii heesta sameeyey iyo nimcaan oo codkiisa halaasiga ahaa inoogu qaadayaba waan salaamaya

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 місяці тому +16

    Nimcaan inuu Goatka fanka yahay waan isku raacney saw maahin soomaaliyeey 🔥💯🤷‍♀️

    • @Apdifatah_TaaxO
      @Apdifatah_TaaxO 3 місяці тому +1

      May awale adan cid aan ahyn goat Lama siin karo

  • @AliYusuf-bc1kd
    @AliYusuf-bc1kd 3 місяці тому +10

    Ninka qisida Heesta lehe Waa aniga ee heesta wixi ay qusayeso waan salamay😢❤

  • @abdihamidbilal5931
    @abdihamidbilal5931 3 місяці тому +8

    Dhal fanaan🎤🎤 Dhal ugaas 💯👑 Dhal gob🫂 Dhal nasab🙌🏾💎.
    Fanaan intaasi isku helay soomaali dhexdooda lagama soo helayo.

  • @CabdiFarxaan77
    @CabdiFarxaan77 17 днів тому +2

    Dhawacayga Aadmiga💔
    Ka Qari way idhmayaane😭🙏
    Xasuustii madobayd😭😥

  • @NajahIBrahiim
    @NajahIBrahiim 3 місяці тому +18

    Qalbi jab xoogan dareemyaa somaliyy iso duceeya 😢😢😢

    • @AmiinaCabdi-un9uk
      @AmiinaCabdi-un9uk 3 місяці тому +1

      illhay haku qabojiyo ax qalbi jabku wax sahlan mahe😢😢

    • @NuurDiini
      @NuurDiini 3 місяці тому +1

      Ilahay hakuu qabojiyo wll ilahy isku xir waad bogsani I.a

  • @bilesaalax-r3z
    @bilesaalax-r3z 3 місяці тому +8

    Heestan waan qaatay dhaliinyaro waxan filayaa inaa ila qaadateen❤

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music 3 місяці тому +5

    Dhakhtarkaygiibaad tahay hadaad dhaayo leedahaye Qofka Qalbiguu kasocdaa waligaa rajo aanad rumaynayn habalan qaadin wll ma ogid siduu kuuyahay qofka aad adigu aad ku dheel dheelayso ilaahay wuu ku arkaa wll ilaali qalbiyada dadka daaacda ah❤

  • @Cabdirisaaq_rissta-24
    @Cabdirisaaq_rissta-24 3 місяці тому +6

    Axeey ax alla heestu xanuun badana
    Qof I dhaama maad garanaysaa
    Waanku dhigayaaye😢😢🤚🤚🤚

  • @zakiMohamud-ii9vf
    @zakiMohamud-ii9vf 3 місяці тому +16

    😢😢 bishu oo manta ah 2024/10/26 malin sabti ah
    waxan rajaynaya inaan ilaabo jacayl kii iyo wanagii aan ku mu jiyey lkin aad cidlo igaga dhaqaqday waxan rajaynaya inaan helo badal khyr leh 😢😢😢

    • @BahjamaxamedYusuf
      @BahjamaxamedYusuf 3 місяці тому

      Amiin amiin walaal

    • @Maajidafarxaan123
      @Maajidafarxaan123 3 місяці тому

      Aaaaamiin yaarabi anba saas ookalan arintas ugu jiraa ilaahay farash qeyrqaba baan kabarinay walaalkay

  • @gaduudo5859
    @gaduudo5859 3 місяці тому +4

    Nimcaanow allaha ku daayo huuno Aad baad uga hadashaa qalbiyadena Anigana kumaba sii jiroo. xaalad kasto oo ku jiro hees ku haboon baad kenta. meci Fanaanka umada u qalbiyada hadlo❤🙏🇫🇷

  • @AbdullahiHassanAbdi-z6s
    @AbdullahiHassanAbdi-z6s 3 місяці тому +3

    Dhaqtarkeygaa tahay hadaad dhaayo leedahay
    Dhaawaceyga admiga ka qari waay idhibayanee ❤❤❤❤

  • @mohamedibnuabdinor241
    @mohamedibnuabdinor241 3 місяці тому +9

    Hilaaciii hirgalay. Xasan aadan samatarkeena big respect 🙏

  • @Victoriabella-r6g
    @Victoriabella-r6g 3 місяці тому +14

    Ugu danbeyn wan kala tagnay waana goyay wxana ka tagay xili ee ii bahneed taasna wa qaladkega wana huba qof sideeda in aanan heli doonin💔😭

  • @Somali.fashion
    @Somali.fashion 3 місяці тому +55

    Dadka 2028 dawan doono waxan ka codsanaya inay iisoo duceeyaan 🎉😢😢

  • @mirewarsame6660
    @mirewarsame6660 2 місяці тому +1

    Asal wllhi. Sxb cimri dheer iyo guul Nimcaanow.

  • @ibrozzsiyat473
    @ibrozzsiyat473 3 місяці тому +5

    Laaaf dawarkaa bulshaaada umaada somliyeed nimcaan hilaac ❤🎉

  • @jaydeedee6805
    @jaydeedee6805 3 місяці тому +4

    Legend ka nool weeye fanki tartiib buu u soo noolanayaa 🎉🎉🎉🎉

  • @MaxamedCali-xo2lz
    @MaxamedCali-xo2lz 3 місяці тому +8

    Fanaankayga waakusalaamay nimcaan hilaac szb😊

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 2 місяці тому +1

    This will be the song of the year🎉❤Salaamaad Mr. Gold voice Goat Nimcaan Hilaac from Mogadishu💯👏

  • @fdsomaliofficial7884
    @fdsomaliofficial7884 3 місяці тому +9

    Runtii waan hubaa Heestan iney 5 millions Daawasho gaareyso yaa igu Raacsan Heesta sanadkan
    Intaas iyo ka badan waa Garaa
    Nice voice 100%
    Nice music 100%
    Nice editing 100%
    2025 waxa garaa 6 millions ka badan daawasaho❤ 🇸🇴🩸

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv 3 місяці тому +11

    Dadku waa wada bukaan 1 week ayay ku xidhaysaa 1M.😅🔥

  • @MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn
    @MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn 3 місяці тому +11

    Heestan markay kala kacdo HI👋 isoo Dhaha 🔥🫡😂

  • @RaaqiyaAmoore
    @RaaqiyaAmoore 2 місяці тому +1

    Waa sax waxa uu ka hadlaaya wlhi waa really abwaanka sidiisa banaan waxa uu ka hadlaa wax dhacay iyo wax dhici doonoa sahdaal ahaan

  • @engzaki655
    @engzaki655 3 місяці тому +10

    Inzha allh waxan ku soo noqon doonaa ani oo waxa kastaba ii hagaga allow ii rumee riyadayad 🤲🤲🤲🤲