SALMA IYO IQRA YAREY | MAXAA DAHAB KAAGA DHIGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2 тис.

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 3 роки тому +879

    Woof Cleek Hees Iyo Badh Salma Iyo Iqra Fankay Nooleeyeen Muuqaalkaan Quruxda Badan Heesta Iyo Styl Asal Ah Music Iyo Erayo Wacan Laxankana Lagama Sheekeen Karo Camerada Quruxda Badan War Way Isku Dhacday Hawshii Aan Sugayay In mudaa Team Liibaan Jama Waalayaabay boqol jeer baa daawaday muuuqaalka

  • @wardacisman7963
    @wardacisman7963 3 роки тому +59

    Intaad zidan heesaha u qayteen quraanka allaahay maad u qaybtaan wllo 🥵🥶😴😱😭😰😥😢😨😳😡

  • @sahlawiibrahim6672
    @sahlawiibrahim6672 3 роки тому +1112

    I am somali .intaad magac ajaanib iyo sawirkiisa soo qadataan like uhesheen waar aniga isiiya anigaa magaca somali kufaaniya 😀😃 waa hadaad somalinimo wax ku bixnaysaan

    • @cawo558
      @cawo558 3 роки тому +4

      Hadaad somali nimo like ugo sari weydeen wa sax iney ajanib nimo kuqa raabtaan

    • @yusraaisha733
      @yusraaisha733 3 роки тому +1

      Like mxe tartaaa yaway

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 3 роки тому +3

      Nio heerkana like tii miyey marysaa🤣🤣🤣talow bahshan like ma lacag baa lagu helaa🤣🤣

    • @abdouhoussein7928
      @abdouhoussein7928 3 роки тому

      @@yusraaisha733 0o9p⁰⁰⁹i9

    • @dalla112
      @dalla112 3 роки тому +1

      Magacada maba aha magaxyadii somali saxa ahaa sida qurax, geedi, raage Xaayow xabashi, faarah, ee wa magac carbeed

  • @sucaadaden838
    @sucaadaden838 3 роки тому +640

    😢xaalada salma ku jirto 💔ayaan ku jiraa 😢waa qasab iqra yareey taladeeda inaa qaato thanks sis👍

    • @teamtayzirofficial6490
      @teamtayzirofficial6490 3 роки тому

      Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi

    • @ziyaaaaaaaaaaaaaa777
      @ziyaaaaaaaaaaaaaa777 3 роки тому +4

      😪

    • @biihisiyaad9921
      @biihisiyaad9921 3 роки тому +4

      Zame nahay

    • @ikkyyaisto8403
      @ikkyyaisto8403 3 роки тому +29

      Wll jacaylku waa balaye ilahy haku fududeye qof so maray uunba daremi karee hadu kahyr kuu leyay alle haku sahlo haduu sharkuyeyna alle haka madobeyo wll😭😭

    • @muniiroahmed3824
      @muniiroahmed3824 3 роки тому +17

      Ana dumar kula ahow naftadah adon bahdilin xubigan dacarta ah ilow huno

  • @fatmasaid5259
    @fatmasaid5259 3 роки тому +108

    haday dumarka sida isu jeclaan lahayaeen lama arkeen gabar ama hoyo bayhoofaysa oo dhiban dumarow idinka cadawgiina isu jabiyey walee nin rag ah oo gabar xumaynaya majirteen dumarow sidan wax kabadala big love 😍😍

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 3 роки тому +23

    Anaa Dumar kula ahee 👑💎💋♥️
    Heestaan gabdhaha Sxbada ah
    Ayee ku socotaa oo is garab istaaga xiliga murugada iyo qalbi gabka💋

  • @usaamamaxamed6566
    @usaamamaxamed6566 3 роки тому +106

    Hadaad gacantaada Bidix ku hayso mopilkaaga like dhac ku sii😅😋

    • @ridhwanruun7553
      @ridhwanruun7553 3 роки тому

      😂😂😂😂😂

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ​@@ridhwanruun7553😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤

    • @yuuban-ob6yz
      @yuuban-ob6yz 7 місяців тому

      6​@@ridhwanruun7553

    • @yuuban-ob6yz
      @yuuban-ob6yz 7 місяців тому

      ​@@ridhwanruun75538

    • @yuuban-ob6yz
      @yuuban-ob6yz 7 місяців тому

      ​@@ridhwanruun7553😮😮😮😮😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @diyaaqofficial
    @diyaaqofficial 3 роки тому +85

    Heestan wanka qeliyaay inta kuso cesh ceshtay wala cadadna wala xisabna wlhi wax kale iskadaye gabdhaha xita wey shidan yihin 🥰🥰🥰🥰

  • @hoodoabdi6867
    @hoodoabdi6867 3 роки тому +191

    Heestan markey 3m gaarto like dhac igusi😘

  • @hamsexadaari9883
    @hamsexadaari9883 3 роки тому +774

    Waa heez macan lkn hadalka alle ayAA KASII MACAN ❤ hadaad igu raaczan like👍

    • @maidaadam6025
      @maidaadam6025 3 роки тому +5

      Like Raba Lee Mad iskadhahdid

    • @daoudahmedali924
      @daoudahmedali924 3 роки тому +1

      Tjry777745900 4

    • @najma3424
      @najma3424 3 роки тому +1

      😍😍😍😍😍😍😍😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕

    • @truetourismsomali5935
      @truetourismsomali5935 3 роки тому

      Hamze jama idaan Updilahi ♥️

    • @zimizragabarbari8883
      @zimizragabarbari8883 3 роки тому +1

      @@truetourismsomali5935 llllLpp

  • @IlhaM_651
    @IlhaM_651 Рік тому +10

    Dartii dhibanahe ahee Heestan waxan u imaday Iqra yarey inteda inaa niyada ku dhisto wanadedana qaato 😢😢😢

  • @maryamadahir1199
    @maryamadahir1199 3 роки тому +16

    Salma Quruxleey Masha Allaah. Dumarkii Hore Beey U Egtahay. Joog. Jamaal. Jir. Midabkii Asalka ahaa Ee Aan Labadalin. Timo Quruxbaddan. Masha Allah abaayo Macaan Tii Qurux Aheeyd Waa Heeysaa. 😍😍😍😍😍

  • @Imasua.
    @Imasua. 2 роки тому +16

    "Adunbaa ku daalay
    Miyuu ku dareemaya
    Naftada adoo bahdilin
    Xubigan dacarta ilaw
    Nafyahee"🥺💔🙏

    • @shukrimohamed234
      @shukrimohamed234 2 роки тому

      Sstry wan ilowi la ahy🥺

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      😂😂😂

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      😂😂😂😂❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂​@@shukrimohamed234

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 3 роки тому +23

    Iqra cod iyo qurux alla udhameestiray Masha allaah👌 Anee dumar kula ehee naftaada adoo bahdilin xubigaan dacartaa iloow☹

  • @fardowsaahmed9188
    @fardowsaahmed9188 3 роки тому +135

    Beautiful Somalia queens 👸🏾 Manshallah but shout out to the tall dark skin woman I admire her beauty 😭❤️ I have been told few times to bleach my skin but I never listen to anyone and rocking my chocolate skin

    • @princekimu416
      @princekimu416 3 роки тому +4

      Ur awesome and beautiful like dat trust me wlhi 🙏🙏👌😍

    • @ahmedadem1829
      @ahmedadem1829 3 роки тому +5

      No one cuttest yuh wll choco grlz 👑👑👑👑💘

    • @mayasquaw2254
      @mayasquaw2254 3 роки тому +6

      Kiir iyo kuut ku dheh this is the pearl of Somalia 🥰❤️

    • @nuramaxamed2046
      @nuramaxamed2046 3 роки тому

      @@princekimu416 tattoo7yjuuuuu
      Mojo s 7

    • @naaali4057
      @naaali4057 3 роки тому +1

      Well done you. Black beauty!

  • @ilhanaliherab4821
    @ilhanaliherab4821 3 роки тому +37

    Beautifull ladies, beautifull song, nice video. BIG LOVE FROM DJIBOUTI 🇩🇯 ❤

  • @arbazdahir8858
    @arbazdahir8858 3 роки тому +502

    Ilah ka cabsada is astura aduunkan wa wax yar Alla ka cabsada 😔😔

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 3 роки тому +45

    Hees iga dheh❤️ 2020/11/27 5:20 am
    anigaa dumar ah oo ku dareemaye
    xubigan dacarta ah ilow

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 роки тому +1

      wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya

    • @kellyrowland6424
      @kellyrowland6424 3 роки тому

      @@Worldnewertv kuma sarayo balayo tuugsi badane kkkkkkkk

    • @onlyqueen7405
      @onlyqueen7405 3 роки тому

      @@kellyrowland6424 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk manooli

    • @kellyrowland6424
      @kellyrowland6424 3 роки тому

      @@onlyqueen7405 😂😂😂😂😂😂

    • @mustafahassan618
      @mustafahassan618 3 роки тому

      😭💔👊👊👊

  • @waakudarbeenaa5236
    @waakudarbeenaa5236 3 роки тому +135

    heestaan waan u codeeyay in eey tahay 2020ka tan ugu shidan

  • @nasriin3603
    @nasriin3603 3 роки тому +16

    Codka iqro qof ka hadlaayo malahan miyaa 😳😳 wow wow wow! 🔥🔥🔥

  • @same7470
    @same7470 3 роки тому +225

    I'm from Nigeria don't understand Somali language but I love somalian peoples 🤩🤩🤩

  • @abdixamuud4086
    @abdixamuud4086 3 роки тому +37

    Naagtan midabkeeda qurxoon .2021 lama helo Black and beatiful

  • @faisalsool1804
    @faisalsool1804 3 роки тому +14

    It is new thing, cuz we never seen in Somali music history two girls singing together. Congra to the poet who made this.

  • @ahmednoorali9953
    @ahmednoorali9953 3 роки тому +393

    Inta codka iqra la dhacdy like iska saar

  • @khadrah6517
    @khadrah6517 3 роки тому +101

    Best video ever Best song gabdha madow ineey qurux badantahay inta u jeda like isara madowga wan ku faana

    • @InCommunity101
      @InCommunity101 3 роки тому +3

      Happy to see ladies like Selma are enjoying The melanin in their skin. All skin tones are beautiful but it is time to show dark skinned beauties exist like Selma!😍

    • @kingali665
      @kingali665 3 роки тому +1

      Always black is beautiful 💚❤️💙

  • @yaasminciise1624
    @yaasminciise1624 3 роки тому +10

    Damiirba midaan lahayn maxaa dahab kaagaga dhigay😭❤2020 asal wlhi

  • @xariroyazzi717
    @xariroyazzi717 3 роки тому +13

    Heesto waa dhin dhin 💕 si wanagsan na wey u jileen hableeheena quruxda badan.👋Qofkii sxb wanagsan oo u markasta la tashto heysta aya fahmi karaa heesta ee Ciyal xaafo naga aamusa bilacaleg jeelbaha madow na waa qurux cusub ee ceelamka 😌

  • @zakariealidayib2189
    @zakariealidayib2189 3 роки тому +19

    Boqoradda codka iyo style ka queen Iqra yarey full respect wllzhy👏🏻❤️✌️

  • @lazymartial3693
    @lazymartial3693 3 роки тому +335

    sending my love from tanzania to my Somali brothern

    • @dahiradan1298
      @dahiradan1298 3 роки тому +6

      @@faizam523 useless brothers means walahay u are useless

    • @sabriinaali3679
      @sabriinaali3679 3 роки тому +1

      @@dahiradan1298 😂 wilasha bas inu salame umaleysay umalen

    • @haniomar9374
      @haniomar9374 3 роки тому +1

      @@sabriinaali3679 🤣mee walaty

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 роки тому +1

      Lazy Maritial
      We are one 🤞🏿 one love ❤️ Africa 🤟🏿 and stay safe during the COVID-19 pandemic 😷 🧼

    • @Hawd
      @Hawd 3 роки тому

      Wewe habari gani

  • @ashayqaale5290
    @ashayqaale5290 3 роки тому +24

    Absolutely beautiful I love it !!!!!! My favorite it of all time keep up girls it is honor to see 2 Beautiful Somali girls with the life changing voice sing together we want to see more work like this ❤️Ashay sending love from the USA.

  • @ruqiyarubaabi6999
    @ruqiyarubaabi6999 3 роки тому +3

    Heestan way hadlaysaa wlhi waxa ad iso jiity salmo midabkeega quruxeey wan jeclhy midabkaga wankugu hanbalyeynaya sidayda ookle ❤🤩

  • @bellamkonda8610
    @bellamkonda8610 3 роки тому +556

    Kya baat hai jisne bhi banaya hai iss gaane ko mera namaskar 🇮🇳🇮🇳🇮🇳💞💞💯💯🇸🇴🇸🇴💞💞💞

    • @asiasultan9391
      @asiasultan9391 3 роки тому +3

      thanks main piyar hoon hinda

    • @zakiabdirashid7650
      @zakiabdirashid7650 3 роки тому

      Bhot swagat hai aap ka bhai ✌️

    • @engkhadarhussien3543
      @engkhadarhussien3543 3 роки тому

      धन्यवाद दोस्तों और हम भी आपसे प्यार करते हैं

    • @mushtaqmohammed3401
      @mushtaqmohammed3401 3 роки тому +3

      Tnx ji aap log bohot ache ho🥺 sorry for my hindi💕

    • @Badgirrll
      @Badgirrll 3 роки тому +1

      Hamako bhee appake svaagat karate hai Bhaiya!

  • @janeferguson645
    @janeferguson645 3 роки тому +195

    i love this song and will remember these two exceptional female singers

    • @runmoha2738
      @runmoha2738 3 роки тому +9

      Yep two Are Singers In Female From Somalia

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ​@@runmoha2738😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @maxaakaagalay5450
    @maxaakaagalay5450 3 роки тому +229

    Omg how gorgeous is Salma’s skin, that melanin 😍😍😍😍

  • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
    @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 роки тому +139

    Naagta dheer oo madow quruxdeeda cid ka hadleysa baan waayay talow ma xaasidnima mise cadaanta bay qurux modayaan bal imika iqra yareey meel fadhiiso bay tidhi selma mashallah 😂😍 naag gaaban oo gaduudan baa la jeclaada dadki dhihi jiray aaway 😁 anyways labada nagood dharkoda iyo fankooda alle ba kala xisaabtamaya marka xisaab kuma lihi ee waano walaaltanimo baan ku leyahay

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 3 роки тому +10

      Whll Abayo qurux Haday noqotoo Iyo Dherar Salma Aya Shidaan duqdan iqra ee afkawayn leh wn necbhy gabdhihii Somaliyeed se qureeshta aha way Madobayeen Dadkan Cadaanka Uwashay Tukaanka ayu yalla Orod Doontaa Black Women Is Beautiful intaa iguracsaan Liketa Iguqapta

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 роки тому +5

      @@mohamedcasanyo2998 Sax aniga ma necbi iqra yareey lakin video gaan in badan baa laga qurux badan yahay wa qof shidan oo hubqaad ah salma mashallah indhaha lagama qarsan karo quruxdeda marka wan yabay in laso hadal qaadi waayo comment ka oo kaliya jilbaheda madow lagaga hadlayay kubab keda wa weyn miye ka masereen naagahu talow 😂😂 anyways qof cad oo qurux badan wa jira laakin khasab ma aha in quruxda iyo midabka is racaan oo video gan baa cadenaya qofka madow na qurux u dhalan karo iyo heybad ama so jidasho iqra yarey wa qof cad balse wa bila qurux wa iska normal

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 3 роки тому +1

      Wey dhertahay lkn saa id ma ahan kabo dhaadhee ayaa uxiran lkn wey qurxontahay

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 роки тому +2

      @@fadumonuur7264 2 da gabdhod ba kabo dhaadher baa u xidhan mida kale salma wa naag dheer naag dhererki laga rabay dherir inta ka badan maxay ku faleesa waba foolxume wax walba oo xadka ka baxa qurux ma yeshaan

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 3 роки тому

      Salma cadi maha dhulka lagashay iqro 🤣

  • @MUBARAKOCTOBER
    @MUBARAKOCTOBER 3 роки тому +10

    Heestan markaan samaynayey waan yaraysanayey, laakiin haddii aan u malaynayo inay sidaan u noqonayso wax badan baan ka hagaajin lahaa, waxaana ku dari lahaa.

    • @badriahmed2999
      @badriahmed2999 3 роки тому +1

      Ereyo fiican aa Kaso baxay
      Sidaasay ku wacantahy Abwan

    • @yasminsaid1207
      @yasminsaid1207 3 роки тому +1

      Cabdi Rashiid Gudcur, mid dantiisii dayacey dantaada maxaa ku xirey Loll

    • @MUBARAKOCTOBER
      @MUBARAKOCTOBER 3 роки тому

      Gabadhaa sidaa iga codaatsasy kkkk

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 3 роки тому +84

    Beauty is all about Confidence Salma Is beautiful And smart Macha Allah 🖤🖤

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 роки тому +1

      wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya

    • @abdirashiidmohamed5730
      @abdirashiidmohamed5730 3 роки тому +5

      Smart masidan aya utaqana
      Qofka smart ah waa inuu diintiisa dhaqankiisa iyo dadnimadisa ilaashada.
      Yaa Allah war dadku ma waxeey iloben malinta qiyano in Allah hortiisa laso istaagi doono OO la is xisabin dono,

    • @SaajinMuse
      @SaajinMuse 3 роки тому +5

      @@abdirashiidmohamed5730 Hadaad adigu malintaas Xasusantahy maxa UA-cam ka ku keenay 😂😂 Ilahy Xagisa Waa laka wada siman yahy qof walbana camalkisa La hor keenaya Adiga camal yeelo

    • @abdirashiidmohamed5730
      @abdirashiidmohamed5730 3 роки тому +2

      @@SaajinMuse UA-cam waxa I kenay ahaa ah adiga iyo hablaha kale in aan wanaga idin faro alla hanuninta lahe , xumaanta idin shego, waayo waa jawib in walalaha xumaanta is kaga digan wngana is faran. Allaha so hanuniyo in qaldan.

    • @AH-xq8et
      @AH-xq8et 3 роки тому +3

      @@abdirashiidmohamed5730 hadey sidaa tahay maxaa heestaan u daawaneysay oo comment ugu soo bixisay😂

  • @dinkaboy4973
    @dinkaboy4973 3 роки тому +78

    Sending my love from kenya 🇰🇪 ❤ 💜 ♥

  • @Ayaan4041
    @Ayaan4041 3 роки тому +159

    Codka salma ku haystaa intii ila haysata like 😁👍

  • @sakariyeaadan9711
    @sakariyeaadan9711 3 роки тому +3

    Hees shidan wye wlhi aniga iqra yarey marka ay dhaheyso aduunbaa ku daalayee miyuu ku daremayaa intaa dambe ee kooraska wey iga qiireesiisay runti 😅🧡❤

  • @maxaakaagalay5450
    @maxaakaagalay5450 3 роки тому +58

    They are both comfortable and are not competing, this is rare in Somali music, two females singing together and shining in her own, usually they compete and are toxic to each other.

    • @basheybsb7919
      @basheybsb7919 3 роки тому +3

      You said it broo.
      Not only women broo.
      Even men compete and......

    • @halimaabdille8582
      @halimaabdille8582 3 роки тому +2

      Say it again bro..sad truth is that our pple dnt work together

    • @basheybsb7919
      @basheybsb7919 3 роки тому +1

      @@halimaabdille8582
      That is why they will never go far.

    • @hudahassan9307
      @hudahassan9307 3 роки тому +1

      True

  • @ilwaadqurux5
    @ilwaadqurux5 3 роки тому +9

    Ani wx igaa gadana libisa salama iyo iqara yare wx kale waye waan ka hele heesa ani dhagesan oo fahamin aab libisa isoo jitee wowowo ❤️

  • @kingdahir8527
    @kingdahir8527 3 роки тому +9

    Naftaada adigoo bahdilin xubigan dacarta iloow 😃😃😃😃 iqra yareey saas ay taagan tahay 😊😊

  • @yuusufmohamed6327
    @yuusufmohamed6327 3 роки тому +1014

    Intii jiifka ku dawanaysa iyago fajac qaba like dhac dhac kasii 🤔🤔🤔

    • @halabuur964
      @halabuur964 3 роки тому +4

      Waaxay heestan labada nagood ee kaliyataayi 😂
      Waar meshay kasoo hesayaan ma muqdishaa waaxay raglaantaasi 😂

    • @safasaleban3992
      @safasaleban3992 3 роки тому +2

      Anga kula qapna wll😂

    • @halabuur964
      @halabuur964 3 роки тому +1

      @@safasaleban3992 ma beerkaad u jiiftaa 😂 singalnimo 😂

    • @safasaleban3992
      @safasaleban3992 3 роки тому +1

      @@halabuur964 aad iyo aad😂

    • @halabuur964
      @halabuur964 3 роки тому

      @@safasaleban3992 magaaladee 😂😅

  • @danielchize1289
    @danielchize1289 3 роки тому +79

    im american i really support somali songs im so crazy about this song with cute girls

  • @Arab_entertainment
    @Arab_entertainment 3 роки тому +54

    Xalima Aden iyado malaayin dollar la siinayo ayee xijaabkeedi dooraty kuwaanna iyago waxba ku heleen aye is qaawiyeen

    • @Flurryheart-s9d
      @Flurryheart-s9d 3 роки тому +3

      Well every person is entitled to do what ever they want in their life, we are nobody to judge but to give them advice.

    • @abdikanihassan8092
      @abdikanihassan8092 3 роки тому +2

      Xijaab layne camal yeelo.

    • @Arab_entertainment
      @Arab_entertainment 3 роки тому

      @@abdikanihassan8092
      Adiga cml yelo 😂

  • @BICHOO-lz4ie
    @BICHOO-lz4ie 3 роки тому +18

    iqra yareey maxaan ku sugnay and the good thing you don't disappoint

  • @queenfahema2862
    @queenfahema2862 3 роки тому +12

    Anu dookhay yaho naftayduna dayn karayn dartii dhibanan ahe Inu iso dabcan dookha ku dhawraya 😩😢😢 xaaldayda imika

  • @Badgirrll
    @Badgirrll 3 роки тому +55

    Macaney Salma Jirkaaga Asturnaanta ayuu kuqurux badan yahay,Uma qalmo fudeed in lagu arko!❤️

  • @fartunali965
    @fartunali965 3 роки тому +12

    Inta heestan markay 1M gaadhay kadib daawanaysa like ta ha ila dhaafina

  • @mawliidmedia9878
    @mawliidmedia9878 3 роки тому +2

    Liibaan inaad nirobi joogto waaa la ogyaheee Hargeisa kaalay legend

  • @dekleepo9511
    @dekleepo9511 3 роки тому +23

    woow different colors I like black waxan lee yahay Salma I Love you huno

  • @saalaxindheey8127
    @saalaxindheey8127 3 роки тому +44

    qofka heestaan sameyay is a gem hadane u dhiibay iqra yarey iyo salmo
    wow wow is all i gotta say

    • @zamzamzamzam8793
      @zamzamzamzam8793 3 роки тому

      Wxn la yaby gabdhaha somaliyed ma waxaa la dhahy hdd is qaawin videowkga lama dawanayo🤣🤣anga yaab aragny wlhi

  • @tanishadhaliwal9491
    @tanishadhaliwal9491 3 роки тому +372

    I love Somalis And your Music

  • @faisalsool1804
    @faisalsool1804 3 роки тому

    Waa wax cusub waayo kumaynaan arki jirin fanka Somalida laba hablood oo wada heesaaya. Wuu Mahadsanyay Abwaankii sameeyay.

  • @haniyussuf6409
    @haniyussuf6409 3 роки тому +23

    2 types of emotions in one song 🎶 damn 🔥🔥🔥

  • @STREAMNXT01
    @STREAMNXT01 3 роки тому +5

    Waa hestii u horesay ay labo Gabdhod oo somali eh ay isla qadan ayago kale eh madow iyo cadan viv Hablaha somaliyed❤❤❤

  • @Nada-ir9ok
    @Nada-ir9ok 3 роки тому +23

    Alla madowgu qurux badana mansha allah 🤗

    • @fatema9876
      @fatema9876 3 роки тому

      Adi cadaan maathy

    • @Nada-ir9ok
      @Nada-ir9ok 3 роки тому

      Fadumo abiikar ya yidhi cadaan ba ahay naaya

  • @malaboqueen8576
    @malaboqueen8576 3 роки тому +7

    Dartii dhibanaan ahee inuu isoo dabcaan dulqadka kudhowrayaa😭😭😭😢😢😢💔💔💔💔💔💔

  • @shaymaaabdulaouf2602
    @shaymaaabdulaouf2602 3 роки тому +9

    Yaa Rabbal Caalamiin adoomadaada soo hanuuni I. A
    😔😔😔😔
    Gabadha Muslim ka ah Wxy kufcn tahay asturnaanta, Haween kuwa ugu fcn ee lagu dayado waa Aisha (r. a), Fatima binti rasuul (scw)
    Fadlan is dawoola

  • @qadracabdi4554
    @qadracabdi4554 3 роки тому +2

    Gabdh walbo oo la bahdilaaa waxaaan ku leeeyhy xubiga dacarta iloow anaaa dumar kula eheee

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 3 роки тому +23

    Bismillah miyanu leys astureyn gabdhayahow sidan dan idin mahe alle ka cabsada is asturaaa

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +9

    IQra yreey Vs SeLma inta Labadan HabLood Fanka uGu Jiraan SomaLida waa Amazing 🔥
    Hubka dHiGa weLipA Iqra yreey wan taaGeeraa inantaz Quruxdeeda 😋💯

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 роки тому +18

    Anaa dumar kula ahoo ku dareemayee😢😭
    Hees io bar

    • @onlyqueen7405
      @onlyqueen7405 3 роки тому

      Ax mel bay itaabaty wlhi gbdhahena wy isjclyhn

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 3 роки тому +3

    Caadi ma ahan heestan haweenka somaliyed waad u sheegteen runta bartedii baad dhigteen

  • @hayatgemini2915
    @hayatgemini2915 3 роки тому +52

    I love this video with this two Gorgeous Somali sisters. The videos is amazing, the lyrics is awesome, I'm a big fan of both ladies and their styles is fabulous. Well done Sisters❤👍💯

    • @beautifulsoulswithquran
      @beautifulsoulswithquran 3 роки тому

      Power sisters 😘😘😘

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ​@@beautifulsoulswithquran😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ​@@beautifulsoulswithquran😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @ayubkhalaf3731
    @ayubkhalaf3731 3 роки тому +44

    Iqra yare fanaanad aan heesaheeda love 💘 ♥ ku ahay 💯👌💋💋

  • @kareenadaruwala9855
    @kareenadaruwala9855 3 роки тому +150

    I WISH I COULD UNDERSTAND THE LYRICS

    • @ladyheart308
      @ladyheart308 3 роки тому +40

      It's like one of ladies is in love with a dude and he is disrespecting her the other one is telling her you deserve better 🤣😂😂 I try my best translation

    • @barlinkahin2491
      @barlinkahin2491 3 роки тому +2

      The translation is ryt

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 роки тому

      wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya

    • @ayancabdi9445
      @ayancabdi9445 3 роки тому

      dont worry you will know😗

    • @naimaabukor156
      @naimaabukor156 3 роки тому

      @@ladyheart308 exactly that's what i wanna say

  • @shamsamohamed472
    @shamsamohamed472 3 роки тому +5

    Inta mar aan kusoceshaday lama xisaabi karo naftaada adigoon bahdilin xubigaan dacartaa iloow👌🥰♥️😱

  • @faizam523
    @faizam523 3 роки тому +6

    Salma's beauty is so natural. I love her skin complexion, it is amazing.👍👍 🥰👏👏👏

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 3 роки тому +16

    Bal eega labadoda midab walahi ta madow baa kuleh oo shidan o so jiidasho leh ☻ somalida u taqaan cadaan qurux gabadha arka

  • @mohamudahmed1749
    @mohamudahmed1749 3 роки тому +17

    Subxallah allow Haweenka noo hadee dharkii Bay dhigteen akhirona waa la ilaaway 😢

    • @nistexanishaa6316
      @nistexanishaa6316 3 роки тому

      Ameen 🤲

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 3 роки тому +1

      Kkkk raga moryanta iyo dhiiga cabayasha dhashooda

  • @nidaamiyeqaran3569
    @nidaamiyeqaran3569 3 роки тому +31

    iqra yareey weligeed ayeed aheyd my favorite love this collab with salma

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 роки тому +1

      wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 3 роки тому +62

    Hadii Daacadii Luntoo💔🙁
    Raguna Door Wada Ahayn💔😢😩
    Damiirba Midaan Lahayn💔😢😩
    Maxaa Dahab kaaga Dhigay😟
    Mid tiisii Dayacay💔😢
    Dantaada Maxaa ku Xidhay💔😢😩
    Adi unbaa Ku Daalayee💔😢😩
    Miyuu ku Dareemayaa💔😢😩🤬
    Anaa Dumar🧕 Kula Ahee😌
    Naftaada❤️ Adoo Bahdilin💔😢😩
    Xubigan Dartaa🤮 ilow💔😢😭

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 3 роки тому

    Salma jirba ku dhamaadey MashaAllah ilahow isha ka xijaab mid asturatana jirkan qurxoon ka dhig

  • @a..b8253
    @a..b8253 3 роки тому +10

    انا من سعودي احب اغاني صومالية تحياتي لكم

  • @suuqoxoolaha9636
    @suuqoxoolaha9636 3 роки тому +35

    Salm's talent is what we've been missing long since 1990's

  • @xavzaabdilaahi7709
    @xavzaabdilaahi7709 3 роки тому +172

    Inta kusoo ceshceshatay ee ladhacday heestan like Saar me markii 5aad 😂😛

  • @atikaabdalle5129
    @atikaabdalle5129 3 роки тому +167

    Muqal ka qurxon wali hees somaliya kuman arag inta ila qapto like isara ❤️✌️☝️

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 роки тому +1

      wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya

    • @gedoboy8128
      @gedoboy8128 3 роки тому +2

      Astaaqfurulaah qaawanaantaan maa qurux eh

    • @nuuraadan9166
      @nuuraadan9166 3 роки тому +1

      @@gedoboy8128 sax

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 3 роки тому +2

    Anaaah Dumar kulaH Ahe miyuu ku dureemaG😘😍Gabadhu WiiLkah wey dreemia krtah balse NiN gabadh ma dareemi kro😇

  • @minacubeyd8010
    @minacubeyd8010 3 роки тому +7

    Xaalda Salma ayn ana ku jiraa tolow iqra yarey wanaded wax ma ii tareysa 😢😢

  • @dhashiiirirsamaale6256
    @dhashiiirirsamaale6256 3 роки тому +36

    Inta ila aragtay salma iney ka quruxbadan tahay like ta dhac kusiiya

    • @nuraali8671
      @nuraali8671 3 роки тому +1

      She is natural beauty no bleaching fake skin colour 👍👍👍👌

  • @nisharashid
    @nisharashid 3 роки тому +9

    Miid tiisi dayacay dantada mxa ku xiiray xaqiiq well done queens🙏

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 3 роки тому +10

    Wow Salma MashAllah qurux iyo cod bd isku darsatay

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 роки тому

    Subhana Allah. War Ilaahay ka baqa oo hablihiina ka daaya Sidaas. Ka duubaya sideed yeeli maalinta Ilaahay la hortaagan yahay

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 3 роки тому +43

    Ragga somaliyeed ineysan iskumid ahayn inta aaminsan like ha saaran

    • @ironlady9231
      @ironlady9231 3 роки тому +1

      Hehehehe Ragg ma jiro sanadkan manta ah

    • @nimcocumar1619
      @nimcocumar1619 3 роки тому +2

      Waan ka aamin baxyba ani 😭😭😭😭

  • @maxamedxasan3073
    @maxamedxasan3073 3 роки тому +23

    Waligay layma sarin love ma oooya

  • @Caliboss143
    @Caliboss143 3 роки тому +14

    Fadlan ku saliga nabigeenna scw ❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯 aduunyadu waa maalmo page like isara
    qardhood koronto hassan

  • @abdimoh
    @abdimoh 3 роки тому +5

    dumarku in aanay horumarka isku ogolayn ayaa lagu xaman jiray lkn maanta haday hableheeni isla heesayaan so amazing wllhi🔥

  • @bashirarooryoofficial7844
    @bashirarooryoofficial7844 3 роки тому +2

    Iqra yareey way qurux badantahay, inkastoo ay tahay marwo la qabo hadana waan jeclaa Inaan gogol la wadaago, allow run ka dhig

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 3 роки тому +1

    Gabadhan Salma Ee Midabka Madowga ah Waxaan u Hayaa Haa Weyn Oo Daacad ah Alle Waxaan Kaaga Baryeyaa Inaad Ku Soo Noqoto Jidka Wanaagsan Insha Allah Iyo In Qalbigaaga Cabdisa Alle Ku Weynaato Guulayso Walaal Salma Qurux Wacan.

  • @Flurryheart-s9d
    @Flurryheart-s9d 3 роки тому +7

    Salma/Iqrayarey, Well done guys you came back with Style and Rythm I hope to see you more of like this in the future.🤟🏼🤟🏼👏🏼👏🏼

  • @MG-go2ub
    @MG-go2ub 3 роки тому +80

    Princess cover your beauty be modest and good example for other young Muslim somaali women may Allah guide you and protect you always aamiin

  • @amalomer2853
    @amalomer2853 3 роки тому +5

    Iqra jinkeyga iska jecel xbbti keep going adi iyp Salma qrxsan

  • @UpdyKani
    @UpdyKani 8 місяців тому +1

    Hestan wllh waxan xasusta markay so baxday 2020kii mantana wa xasusu 3sano kaso waregtay 😢

  • @NuSAbdi
    @NuSAbdi 3 роки тому +1

    Heestu waa kaalay iska arag❤
    Lkn codka iqra ma ka hadashaan kaalay iska arag kale weeye❤❤

  • @ayaanbollina6434
    @ayaanbollina6434 3 роки тому +13

    79 le ma igaso horaysay🤣 nimanki nagaha tigreyda kuwashay arka gabdhaha somaliyed qurux cod salma iqra horay usocda😘😘

  • @beerdilaacshe9666
    @beerdilaacshe9666 3 роки тому +31

    heestaan is defo going to my playlist

    • @tk567
      @tk567 3 роки тому

      Sidoo kale. Waa hees Asal ah

  • @aflohod3145
    @aflohod3145 3 роки тому +19

    Waa another 😍 level 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞💞💞💯💯💯💯💯💯

  • @ayeeyokorisey3980
    @ayeeyokorisey3980 3 роки тому +2

    😭😭😭🥺🥺😭🥺😭🥺😭😭salmaay aniga miyaa xaaladayda ka hadashay wllo still 4years love dhib badanaa aan wanaag lahayn