DEEQA AHMED NICE SONG FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 132

  • @samatarsaidsalah77
    @samatarsaidsalah77  5 років тому +22

    WELCOME TO ADFAN PRODUCTIONS CHANNEL SOMALI IN NORHT AMERICA PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL THANKS

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 років тому +25

    Dumarka Somaliyeed waa Dumarka Aduunka qurux iyo soojidasho Quruxbadan deeqa weliba live ayeey Quruxbadantahay joog iyo jamaal MashaAllahh sis qurux Ilahay dartii isaga Saan heesaha marwa sharaf Leh Baa Tahay ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️

  • @Awale.british
    @Awale.british 5 років тому +49

    Hablaha Codkooda Fanka Kujooga Deeqa Ahmed Gaydh 🇩🇯❤🇸🇴

    • @Cartan7
      @Cartan7 5 років тому +1

      somali waqooyi u dhalatay deeqa axmed haybad ahaan

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 5 років тому

      @cartan 21 miyanay jabuuti udhalan ismaciil geelan ka agdaydaye koxdasi 4 mars wax sas la dhihijiray jabuti

    • @somaliyalove3997
      @somaliyalove3997 4 роки тому +2

      @@ugbaadsaid5156 waa réer Djibouti gabadhuu wll

    • @cabdiqadarmaxamed9909
      @cabdiqadarmaxamed9909 6 місяців тому

      😊😊😊w😊❤😊😊ww😊😊😊😊😊😊😊😊😊ŵwŵw😊😊😊😊❤❤😊😊❤😊😊😂❤❤wa😊​@@Cartan7

    • @ismaeldaher3491
      @ismaeldaher3491 Місяць тому

      ​@@Cartan7wa rer jabouti isku xafaad Ayan nahay wa sxb wa lashi ya ku dhahay wa reer waqoyi

  • @dhiirigaliyahabulshada8220
    @dhiirigaliyahabulshada8220 3 роки тому +9

    Xasan aaden samatar iyo magool 🙏way cod macaantahay marwo deeqa ✊🏽

  • @filsanbare7963
    @filsanbare7963 5 років тому +17

    Deeqa gaydh waa fananad way oo cod mcn inta igu raacsa dhac iigu sii 🤙

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 5 років тому +9

    Woow maansha'allah gabadhani wayba keentay codkii AUN Xaliimo khaliif magool waaw waxaasaa cod ah

  • @mahrezrohitkp1692
    @mahrezrohitkp1692 3 роки тому +2

    Reer WaQooyiguH markah horena fanaantii hore iyo Apwaanadubah XagaazaY Xuduntoodu ahayd wakhtigan la jooganaH Iyagaa fankii Qiima lahaa dip uzoo nooleeyay
    M.aLlah SoMaLiLanD HoYgii fankaH❤️❤️

  • @muwahibahmed9029
    @muwahibahmed9029 5 років тому +7

    Wow xasuustiii Xasan Adan Samatar Iyo AUN Xalimo Khaliif Magoool. ❤❤❤❤❤

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 5 років тому +8

    One of my favourite Somali singers Deeqa ahmed Nolow walaal 💋

  • @mohamednoor4405
    @mohamednoor4405 Рік тому +1

    Fantastic voice and good you have really tried your best keep up

  • @axmedwarsame9716
    @axmedwarsame9716 3 роки тому +1

    Waah waah hees IGA dheeh

  • @rihamali5245
    @rihamali5245 5 років тому +3

    Masha allah fanaanad cod iyo muqaal qurux badanba alle siiyay😍😚😚

  • @HannaSaed
    @HannaSaed 11 місяців тому

    Waa heestan ugu dawasho badanhy heesaha you tube ku jira cod dahab deeqa ahmed ❤❤

  • @mohamednoor4405
    @mohamednoor4405 Рік тому

    Riwayayi agaaltumisti inankeke magal samatar and Sahara ahmed it was a wonderful with alot of murti

  • @yasminabdi-jx3bc
    @yasminabdi-jx3bc 3 роки тому +1

    Wooow deeqa Ahmed gaydh nice song

  • @najahahmed2536
    @najahahmed2536 5 років тому +4

    Dadna adaa ka muuq dheer Ragna doorkii baa tahay dookhna waa ku jira duntuna igu ka xidhan❤ @Deeqa gaydh.

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 2 роки тому +1

    Woooo legend my siz 💖 💓 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰❤️❤️💯💯💯💯

  • @cabdiraxmanyuusufmaxamuud1040
    @cabdiraxmanyuusufmaxamuud1040 4 роки тому +2

    Wwwwwww deeqa, Ahmad gaydh esh cala sood ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zakcalasow8721
    @zakcalasow8721 5 років тому +1

    ayuuw ayuuw deeqa wey dadashay thnks

  • @shukrisaid7806
    @shukrisaid7806 3 роки тому +1

    Deeqo geydh axsan fanaanad quruxeey thanks

  • @amam2011
    @amam2011 6 місяців тому

    Waa hees dhiigga dhaqaajinaysta wallahi❤❤

  • @dekamoud
    @dekamoud Рік тому

    Machallah deka kurux voix d or nolow ❤️❤️❤️

  • @zopier
    @zopier 2 роки тому +1

    Mogool alle haku naxariisto❤❤💯🥰 2020

  • @idaaspeipe4004
    @idaaspeipe4004 5 років тому +1

    Masha allah deeqa cod qurux gabadha codkeeda fanka kujoogto hore usoco xbbt Cala fikra hilibki kaa dhac saas ku sii wad quruxey

  • @ammo3819
    @ammo3819 5 років тому +2

    Wow what a nice song beautiful voice mashaAllah u r song genuine fanan

  • @aminafarah1714
    @aminafarah1714 5 років тому +5

    Fananinta kale mise deeqa ahmed deeqa naga badan

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Рік тому +1

    Wow great song ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasrahussein8342
    @nasrahussein8342 5 років тому +2

    Maasha Allah ilahey codkaaga ku xafid Qatar

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 10 місяців тому

    Ma heestaan dhagaysana mise qalabka ay sidaan daawana kkk yaasalaam

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 5 років тому +2

    Waaaaw xasuus iyo waayo waayo Axsan hees and cod👑👈👏👏👏👏👏👏👏👈

  • @Abshir252
    @Abshir252 5 років тому +3

    Deeqa horay usoco Cidi cod kuguma gaarto!

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour9510 Рік тому

    waxan cod lama odhan karo balsee waa deeq illahay bila calaykum hido ayeeyna u ledahay waa gabadh ka soo jeeda duriyadii fanka somaliyeed

  • @AbdirihimAden
    @AbdirihimAden 7 місяців тому +1

    Cawa iyo addis ababa 3:36
    9/3/2024 sabti soo galayso iyo abdirixiim aadan faarax ciise aare😂❤

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Рік тому

    Dadna adoowgu qurux badanee
    waagoo dilaaciyoo
    dadna adaa ka muuqdee
    ragna dowrkii baa tahay
    dooqna waa ka iigu jira
    duntuna iigu kaa xiran

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 5 років тому +2

    Waaw gabadhu cod macaanas masha allah

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Рік тому +3

    heavy and wise lyrics

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Рік тому

    Deeqa Ahmed ALAA YACIZAK Beauty

  • @umumaxamed9578
    @umumaxamed9578 5 років тому +15

    Hees iyo bar iga dheh mira waa kuwii hore music na kuwa maanta deeqana codkeda caadi maaha hadaa copy sameyneysaan halkeeda hala dhigo ama iska daaya hala dhaho ku heesaha kufsaday

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 5 років тому +4

    Wonderful voice and beautiful face mashallah.👍

  • @Everythingmunish
    @Everythingmunish Рік тому

    🥰i love it , 💯

  • @kalidrap6101
    @kalidrap6101 5 років тому +4

    Deeqa waliga jiro jog ❤️❤️😘❤️🇩🇯❤️

  • @ibrahimhassanmohamed4166
    @ibrahimhassanmohamed4166 4 роки тому +5

    She killed it,10/10.

  • @soomanecentersoomane8220
    @soomanecentersoomane8220 4 роки тому +1

    Woow....cod dahabiya ...deka

  • @abdikhaliif9354
    @abdikhaliif9354 5 років тому +3

    Xilimo khaliif magool ayn xasuustay heestm

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 5 років тому +2

    Ereyadii Xasan Xaji Cabdilaahi Xasan Ganey

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Рік тому +1

    Pure somali lyrics

  • @AbdirahmaanAbuukar-g8r
    @AbdirahmaanAbuukar-g8r 4 місяці тому

    Dad naa adaaquurux baadan

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Рік тому +1

    Big Tuneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 5 років тому +1

    nice deeqo gaydh😍❤dhulygiiii

  • @Evensbelle
    @Evensbelle 5 років тому +2

    Alla ya cizak,waxaas baa miro, laxan, cod iyo music laga yira. Hore u soco fananad aan saaid u taageero💕💕
    "Dadna adawgu ugu qurux badanee,wagoo dilaaciyo... Ax yaa erayo.

    • @Evensbelle
      @Evensbelle 5 років тому

      @@Hashipodcast ayaa hory u qaday wll?

    • @faisalabdi
      @faisalabdi 5 років тому

      Bella m magool iyo xasan aadan

    • @Evensbelle
      @Evensbelle 5 років тому

      @@faisalabdi Mahadsanid!

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 5 років тому +6

    Inaabtiday Deeqa Axmed Gaydh waa gobtii reer Awdal fanka hooyadii heesta sidey ugu xaragooneysaan ka helay

    • @indomie7
      @indomie7 4 роки тому

      mashallah awdal dhuki hoyadee, dhulki aqoonta, waan xisay walahi

  • @ifrahhassan533
    @ifrahhassan533 2 роки тому

    Dibis waa qawiya soomaliand

  • @bashirismael8809
    @bashirismael8809 5 років тому

    Waa fanaanad qaali ah sifiican ayay ugu raaxaysanaysaa yaah

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 років тому +1

    waaaw deka ahmed gaydh xasustii magool

  • @khadergeedi5312
    @khadergeedi5312 4 роки тому +1

    Awrna dabarka lagu xidhin meel dheerna laga dayin 💗

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Рік тому

    Dibindaabyo lagu arag
    Mowluhu ugu deeqoo
    DHULKA MEESHA DIDIBKA AH
    DAADKII KU SOO JABAY
    DAMBASKII KU KALA TEGEY
    IYO DIGADI XOOLAHA

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Рік тому +1

    Sweet version 🎧🎧🎧

  • @rahmaahmed231
    @rahmaahmed231 5 років тому +4

    Waaw heestan waxayba ila tahay in aan anigu qaadayo eeesh calaa hees

  • @feisal_zain
    @feisal_zain Рік тому

    2023 😊

  • @mukhtarmaal9562
    @mukhtarmaal9562 5 років тому +6

    Deeqa Ahmed❤

  • @malt20sp54
    @malt20sp54 4 роки тому +2

    Deeqa xidigti jabuuti afkaga cano qabow lagu qabay

  • @xalimobeldeq3684
    @xalimobeldeq3684 5 років тому +5

    Deeqa Ahmed axyaa cod 👏

  • @nastehaabdillaahi8593
    @nastehaabdillaahi8593 3 роки тому

    Doolo❤️💉

  • @ahmedyareofficial1265
    @ahmedyareofficial1265 5 років тому +1

    S.S.S MAANSHA ALLAH PRO

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +1

    💗top deeqa qurux

  • @hudaomar1044
    @hudaomar1044 Рік тому

    Deeqa❤🥰

  • @idilmohamed1349
    @idilmohamed1349 3 роки тому

    Weey keentay Erayada

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 5 років тому +2

    Ragna doorkodibad tahay❤❤❤

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Рік тому

    dhulka meesha derida leh
    doogiyo xareedii
    labadii is dabaasheen

  • @Cartan7
    @Cartan7 5 років тому +2

    somali waqooyi sameyay fikrada heesta abwaan xasan-ganey cabdulahi 1975

    • @hanadahmed8389
      @hanadahmed8389 5 років тому

      cartan 21 heestan magaca iyo codadka fnaaninta ayaa so saaray walaale waana Magool Iyo Samatar waxayna u dhasheen bartamaha somaliya

    • @arawelomakufto8460
      @arawelomakufto8460 5 років тому

      @@hanadahmed8389 heesta qofka sameyey ayaaa laga hadlay hno abwaan xasan ganay

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 4 роки тому

      Waa kugu idhi ganay BAA leh ereyada riyooy hhhhhh malaha walaalo
      Ka commentiga bixinayowna deeqi waa naag reer awdal ah samatarna waad taqaan
      Nabadgalyo

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 4 роки тому

    Legend haliima khaliif magool gabar codkedi kenikarta majirto lakin deeqa axmed aad ayey u cod macantahay sificana way uqaday deeqa ahan

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 5 років тому +4

    Deeqa axmed ❤

    • @loulaayan6666
      @loulaayan6666 5 років тому +1

      Masha ALLAH deqa ALLAHA kula jira

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 років тому +1

    Magool AUN cid gaadhaysa lama hayo

  • @BiyoongeBiyoonge
    @BiyoongeBiyoonge 5 років тому +1

    Waassaaw

  • @Cartan7
    @Cartan7 5 років тому

    Somali Waqooyi u dhalatay Deeqa Ahmed Gaydh heesaaysaa

    • @malmo4235
      @malmo4235 5 років тому

      cartan 21 she's from jabuuti waqooyiga kula ordeeysaa nadalyahaw waa somaliland Inaa tidhahdo Baad Ka leexabeeysaa Lkn MABA tataaqno

  • @asmambeautychannelsomalia6763
    @asmambeautychannelsomalia6763 5 років тому

    Vive deka Ahmed gayd long vis

  • @tarabigaasofficailtarabiga3310
    @tarabigaasofficailtarabiga3310 5 років тому +1

    Aniga maN tagerin Gabadhan Wayo Hees Laqaday Micno.Masamaynauso

    • @ducoqabto52
      @ducoqabto52 5 років тому

      lkn cid kugu qasbaysa ayaan jirinba 😊

  • @shukri0sman363
    @shukri0sman363 5 років тому

    mnsha Allah wey is catesay sas kusi wad naftda

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 5 років тому +1

    Deeqo. ❤️😘

  • @maryanfariid7782
    @maryanfariid7782 5 років тому +1

    Samater said salah hore u soco wlky

  • @cabanali4133
    @cabanali4133 5 років тому +1

    Waaaaw masha allaah good songs Deeqa Ahmed alah yah cisag sxb

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 5 років тому +1

    Fanaanadi Deeqa Gaydh Ha kaa Ahaato .......?

  • @hamsemohamed9843
    @hamsemohamed9843 4 роки тому

    Danbaskii uu kalatagay weeyi kulahaa Danbaskii kukala tagay kkk

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 4 роки тому

    Deeqa Ahmed fananad codkedu dahabi yahay

  • @عابرسبيل-ق6ذ
    @عابرسبيل-ق6ذ 4 роки тому +1

    Ur nationality this song

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 4 роки тому

    Inantaasi haday yara dhuubnaan lahayd ayaaa quruxdeedu soo bixi lahayd

  • @hanady3509
    @hanady3509 4 роки тому

    Wow

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 5 років тому +1

    She has a great voice

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 5 років тому

    Heesta sideeda ayeey ukeentay horu usoco huuno

  • @faandaam
    @faandaam 5 років тому

    Waa qolama fanaanadan?

  • @hipaaqjamac26
    @hipaaqjamac26 4 роки тому

    😢❤️

  • @safiajama7776
    @safiajama7776 5 років тому

    💋💋💋💋💋💋💋💋👸

  • @safiajama7776
    @safiajama7776 5 років тому

    Haasan samatar hestisi waye

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 5 років тому

    😍❤️😂

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Рік тому

    ereyada geeljiraha dheel dheel ha moodina kkkkkk

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 5 років тому

    Gabadhu waxay qaday iyo ismalaha heestan baxaysaa yaa ila arkay

  • @faandaam
    @faandaam 5 років тому

    Waa qolama fanaanadan?