9 Hab Oo Aad DHERERKAAGA Ku Kordhin Karto Todobaad Gudihii | Si Dhakhso Ah U Kordhi Dhererkaaga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 сер 2021
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
  • Навчання та стиль

КОМЕНТАРІ • 574

  • @safiyoabdulahimahamed6231
    @safiyoabdulahimahamed6231 2 роки тому +541

    Inta gaaban ani cml is mujiya oo manta mesha wax ka faidney👍

    • @nimcocayuuni8910
      @nimcocayuuni8910 2 роки тому +7

      Wa zax nio waa lay dhaafay 😔
      Lkn qaar bdn bn ka dheroo wn faraxsanahy 😁😄

    • @kariwan2482
      @kariwan2482 2 роки тому +3

      Magaabni lkn jimicsi aaan uqadanayaaa

    • @mamessigemar4501
      @mamessigemar4501 2 роки тому +2

      OK zxp

    • @wonderworld9798
      @wonderworld9798 2 роки тому +4

      Waa ikan huno team gaagab😀😜

    • @mandeq4300
      @mandeq4300 2 роки тому

      @@wonderworld9798 Ani xata gaagab sokorow

  • @xamdajamal7730
    @xamdajamal7730 2 роки тому +82

    Maanta iigu horaysa fiidyawydaad oo aan comantiga qofka labad noqdo. Waw l am so happy.

  • @yasminmohamud8826
    @yasminmohamud8826 2 роки тому +13

    My favourite motivator❤️🤗keep going kama daalo wadashada vedio yadada xita ku hore ku ceshtaa❤️🙏🙏

  • @saidoabukar8870
    @saidoabukar8870 2 роки тому +1

    Masha allh mahadsanid 🙏🙏💞💞

  • @hodanmuuza6541
    @hodanmuuza6541 2 роки тому +2

    Thank you so much

  • @user-vi3if4fm3t
    @user-vi3if4fm3t 2 роки тому +19

    Aniga ugu horeyo wlh ima dhaafo vedio aad so dhigto ustaad thanks mar wlapa kula socdaa😍😍🔥🔥🔥🔥Nooloow 📌

  • @xaazanmustaf7550
    @xaazanmustaf7550 2 роки тому +2

    Maa shaa alah alaha ku xifdiyo cabdirisaaq farax

  • @sacadqolaab1260
    @sacadqolaab1260 Рік тому +1

    Thanks teacher

  • @ainacheadem8630
    @ainacheadem8630 2 роки тому +1

    Wa taloyoon aad u muhiim ah thanks

  • @maryamabdiaziz5527
    @maryamabdiaziz5527 6 місяців тому +2

    Mahadsanid wllo❤

  • @rayakk3727
    @rayakk3727 6 місяців тому +1

    Mahadsanid wll

  • @xaawoali7269
    @xaawoali7269 2 роки тому +1

    mahadsanid wll

  • @hamzaabdinasir4842
    @hamzaabdinasir4842 2 роки тому +6

    Mahdsanid

  • @mustafejamac6854
    @mustafejamac6854 2 роки тому +9

    Mashaa allah

  • @hakiimialimohamud5106
    @hakiimialimohamud5106 Рік тому

    Mahadsanid wallka

  • @sundus5757
    @sundus5757 2 роки тому +21

    Muqaladada favorityy waye😍

  • @ciztaburcaawi696
    @ciztaburcaawi696 2 роки тому +1

    Thank s you

  • @abshirsoft4952
    @abshirsoft4952 2 роки тому +15

    masuul sare waad mahadsan tahay
    dadaalkaaga waan kaga mahad celinayaa
    _ macalin adiga oo mahadsan
    waxa aad noo soo Gudbisa
    cilmi nafsiga iyo ganacsiga xidhiidhka ka dhexeeya mahadsanid

  • @user-ew2fh3sg9n
    @user-ew2fh3sg9n 6 місяців тому +2

    Thanks 😊

  • @asadmaxamud9520
    @asadmaxamud9520 Рік тому

    Thank you

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 2 роки тому +2

    Masha Allah my teacher thanks so much

    • @AsadTy
      @AsadTy 4 дні тому

      Zxb runta ii sheeg anaa rawee inaa sameeyo🙏

  • @mihashhashim7392
    @mihashhashim7392 2 роки тому

    Haaa wanjeclhy inan isdereyoo sxp thanks

  • @user-kg8ci3lw5i
    @user-kg8ci3lw5i Місяць тому

    Thanks wllo

  • @SakariyeFaysal-qc8gr
    @SakariyeFaysal-qc8gr 11 місяців тому

    Thnks you

  • @aminodaahir487
    @aminodaahir487 Рік тому

    Thanks

  • @naaibabdi1673
    @naaibabdi1673 2 роки тому +32

    Alx dhirir wax badan waa raadiyey ilaahey wuuisiiyay 🥰❤

    • @khadraaadan9001
      @khadraaadan9001 2 роки тому +3

      Wll ii sheeg waxa kaa caawiyey ilaahaybn kgu dhaarshe

    • @naaibabdi1673
      @naaibabdi1673 2 роки тому +1

      @@khadraaadan9001 appkan so dagso increase height wuu kucawinaya

    • @ayaanabdirahman9081
      @ayaanabdirahman9081 2 роки тому

      appkee

    • @naaibabdi1673
      @naaibabdi1673 2 роки тому

      @@ayaanabdirahman9081 playstore ka kasoo dagso waad arkeysaa wuxuu kuu tilmaamaa exercise samee kadib isbadal kuu rajeynaa 🤙

    • @khadraaadan9001
      @khadraaadan9001 2 роки тому

      @@naaibabdi1673 appka mxaa Ku qoran wll qli adoo mahadsan

  • @HiboAbdullahi-em7pi
    @HiboAbdullahi-em7pi Місяць тому

    Thanks abowe❤👑

  • @yaasuuyusuf7741
    @yaasuuyusuf7741 2 роки тому +4

    Thanks ustad💜💜💜

    • @AsadTy
      @AsadTy 4 дні тому

      Zxb runta ii sheeg

  • @mubarigcabdi4659
    @mubarigcabdi4659 2 роки тому +3

    Thanks ustad 💯👍

    • @AsadTy
      @AsadTy 4 дні тому

      😢zxb been miyaa mise waa run

  • @feisalmo6663
    @feisalmo6663 2 роки тому +49

    Ani waan dheerahay 17 jir ayaan ahay lkn jimcsigaan waa sameyn si aan usii dheeraado 😂
    Mahadsanid bro

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому +1

    Mashaa ALLAH WAA FAAIIDO WACAB DEE

  • @user-zv9fp3yb1e
    @user-zv9fp3yb1e 4 місяці тому +2

    Mahadsanid sxp mcn wlahi aad iyo aad aa kaaga mahad celinaayaa😢

  • @idilahmed4718
    @idilahmed4718 2 роки тому +4

    Masha Allah wll

    • @AsadTy
      @AsadTy 4 дні тому

      Zxb runta ii sheeg

  • @MERCURY_PLANET
    @MERCURY_PLANET 2 роки тому

    Muuqaalada aad soo galiso soo joogtee wllo

  • @hassanabdi6400
    @hassanabdi6400 2 роки тому +35

    Walee abdirisaaq faaraxow dawadeydii wad heshay mahadsanid

  • @wadanichannel680
    @wadanichannel680 2 роки тому +1

    Alxamdulilaah dhererkii horan la yabanahay wxan le yahay dadka jecel dheeranta i diyaargarooba jugta madaxa

  • @cabdifataaxmohamed8328
    @cabdifataaxmohamed8328 2 роки тому

    Mashallh

  • @mahdizalah5796
    @mahdizalah5796 2 роки тому +5

    Muuqaalada ad nala wadaagtaa wa wda top runti 🔥

  • @ugaazcabdiburc014
    @ugaazcabdiburc014 2 роки тому +6

    Dhererka soo badi muuqaaladooda

  • @FadumoFaseex-mr5uj
    @FadumoFaseex-mr5uj 2 місяці тому

    Maaanshaaa alah ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdisalamhassan4972
    @cabdisalamhassan4972 Рік тому

    M.a macalin

  • @sadiaibraahim6897
    @sadiaibraahim6897 2 роки тому +1

    Keap going

  • @ayanyoussouf1284
    @ayanyoussouf1284 2 роки тому +1

    Thanks millions

  • @abdulahihassan3996
    @abdulahihassan3996 2 роки тому +1

    Alx ilaah ba idheereyey si dabiici ah

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 2 роки тому +7

    Aqoonyahan cabdirisaaq faarax
    Waan kaa faaiday mahadsanid 2021.....

  • @salahali1243
    @salahali1243 2 роки тому +3

    M.a wallow aad baa umahad santahay

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 роки тому +22

    Alxamdulilaah wnku qanacsanahay

  • @aminanour3950
    @aminanour3950 2 роки тому +21

    👏👏👏👏❤

  • @juweriyahussein4698
    @juweriyahussein4698 10 місяців тому

    Keebaa horay loogu dheraadaa zxp❤❤❤❤

  • @abdirahmandekyousuf5281
    @abdirahmandekyousuf5281 2 роки тому +30

    Aniga markii hore miisankaygu waxa uu ahaa 87 kg waxa aan galay gym lkn waxba igamuu jarin badan kadib waxa aaan qabtay miiyi waxa aan soo noqday aniga oo ah 81 kg .
    Waxa aan is arkay in aan joogo meel wacan oo wixii gym ku iga Jari waayey ay lugtu iga jartay , kadib waxa aan bilaabay si aanu miisanku iigu kordhin xadhig kabokdka hada miisankaygu waa 78kg waxa aan aad ugu kalsoonay xadhig ka boodka dhararkaygiina uu soo baxay .

  • @naaibabdi1673
    @naaibabdi1673 2 роки тому +13

    App ayaa jiro oo wax badan kafaaideysaan waxa ladhaha height increase work out height in crease waxa saran sawir qof gaaban iyo qof dheer

    • @azaldhalad6836
      @azaldhalad6836 2 роки тому +1

      Imisa bilood sameysey imisajirnaahyd wlloh

  • @moustaphahoussein3105
    @moustaphahoussein3105 2 роки тому

    ماشاءالله

  • @somdhise
    @somdhise 2 роки тому +1

    Hdi aan ordo masaafo dheer dhararkayga wx maka madabalaya mahadsanid🖐

  • @mubaarikjammacmuuse9657
    @mubaarikjammacmuuse9657 2 роки тому

    Manshaa llaah

  • @mojabti3350
    @mojabti3350 Рік тому +1

    Bien

  • @deeqacumarcisman6870
    @deeqacumarcisman6870 Рік тому

    Waan kaa iday waliba waan sirajay nayaa💚💚

  • @user-xe8be6iu7i
    @user-xe8be6iu7i 10 місяців тому

    Haa waa jeclahy

  • @asiyayaasiin8902
    @asiyayaasiin8902 2 роки тому

    Yes

  • @ahmednur6828
    @ahmednur6828 2 роки тому

    Cabdirisaaq: muuqaalkii kale maad soo dhamaystirtid

  • @BahjoMohan-lr9wj
    @BahjoMohan-lr9wj 11 місяців тому +4

    Walaahi waa dheeraday tanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @husseinabdirahman7081
    @husseinabdirahman7081 2 роки тому

    alx dherirkayga wamu qanacsanahay

  • @nadramohamed5866
    @nadramohamed5866 Рік тому +2

    Insha allaahu wllo waan tijaabin😅😅

  • @mustafshiikhmuuse7442
    @mustafshiikhmuuse7442 2 роки тому

    Inshallh back

  • @sackali1464
    @sackali1464 2 роки тому +3

    ustaad apdirizak farah mhdznd durba sakay bu iso garay wana bilaabay wlhi waxba ii muqdo oo wey igaga duwan tahay sakay subaxyadi hore mhdznd ustaad ❤

  • @nfc6663
    @nfc6663 2 роки тому +3

    M.a teacher waa sameyn donaa wana kaga mahad celinaa👏🙂😘

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 роки тому

    Wansamaynaaa inshallaha

  • @yusromaxamuudabdillaahi3059

    Wll adayaumahadsantahay waxaan raba wax kale oolago dheerado

  • @meditationandhappy7524
    @meditationandhappy7524 2 роки тому

    Wax kabaro chnl waan taageeraa

  • @RASHKAVIP
    @RASHKAVIP 7 місяців тому +3

    Allow dherer isii🥺

  • @ciiltireyare9245
    @ciiltireyare9245 2 роки тому +3

    Anu wa dheerahay lkn video Yada chanalkan ban jeclahay aan dawan
    Legend abdirsaaq farax🤚

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. 6 місяців тому

    Coming soon 400k 🎉

  • @sabmajfamily
    @sabmajfamily Рік тому +11

    maanta oo taarikhdu thy 18march 2023 ayaan helay vidoegan insha allah waan soo tijaabina 2monthy kedib natijada idinla wadaga insha allah❤🥰dhirirkeyguna waa 1.59 😅20jir ah😂🥰

  • @miimimahmett1290
    @miimimahmett1290 2 роки тому +7

    Intaan dabaal Ka aheyn inta kle waan sameynayaa mclin😔💔☝🏻

  • @abaayoqali475
    @abaayoqali475 2 роки тому

    Walaal fadlan waxaan u baahna meel lagaagala soo xiriiro waxa i heysto dhibaatto

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 2 роки тому +11

    Hhhhh waa sheeko kale 😍

  • @user-uo1zm7px3h
    @user-uo1zm7px3h Місяць тому

    Tnks wll. Mcn 🥰🥺😩

    • @RASHKAVIP
      @RASHKAVIP Місяць тому

      Wil Mise Gabar 😂

  • @apdiwahapcabdi7672
    @apdiwahapcabdi7672 2 роки тому

    Nio zxp dhawr sano ayuunbaan gaabna hadaan bilaabaya mahadsanid

  • @Hamdi831
    @Hamdi831 2 роки тому +4

    Walee waan gabanahay viva dadka gagaban😅

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 роки тому +3

    Anigu anoo daawanaya pratical ahaan u samaynayee

  • @xanaanmaxamed9725
    @xanaanmaxamed9725 2 роки тому

    Sidee loo gaabtaa soo gali bleas

  • @minmarkin3048
    @minmarkin3048 2 роки тому +7

    Walaahi waad mahadsantahay alaha ku xifdiyo🥰🥰🥰😘

    • @Nurayn-z9k
      @Nurayn-z9k Рік тому

      Miyaad samaysay wll natiijo maka heshay

    • @zeryustoaden5457
      @zeryustoaden5457 Рік тому

      @@Nurayn-z9k adi ma samaysay wll

    • @Nurayn-z9k
      @Nurayn-z9k Рік тому

      @@zeryustoaden5457 may wali wll

  • @apdifataaxjamal1866
    @apdifataaxjamal1866 2 роки тому

    Nooso badi pro

  • @NacNamimo
    @NacNamimo 2 місяці тому

    M.a wll

  • @hamdaabdirahman1831
    @hamdaabdirahman1831 2 роки тому +4

    Waan ku qanac sanahy dharer kayga 1.65 ayaan ahay Alhamdulilaah

    • @Hayaamooz
      @Hayaamooz 2 роки тому

      kulamid baan ahy lkin inaa gaabanahy u maleeya.

    • @rayaanruun5334
      @rayaanruun5334 Рік тому

      Aniga 1.63 wlh waan gaabanHay dadkii iga dheeraa baa meesha buuxa

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 6 місяців тому

      ​@@rayaanruun5334dherer qurx bdn ayaad leedhy anigu 1.80 ayaan ahy waan ka helaa dumarka sidaado kale ah sis ee dayso wll mcn waaye

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 2 роки тому

    masha allah wll lkn jimicsiyadan hal maalin mala samaynayaa si isdaba joog ah

  • @faaraxcade6254
    @faaraxcade6254 2 роки тому

    Waaaww

  • @kmcofficial8701
    @kmcofficial8701 2 роки тому +2

    Pro Hadaan mid kaliya zameeyo kwrn 🤔

  • @user-xx5mv3rh5d
    @user-xx5mv3rh5d 11 місяців тому

    Amiin Adan daahir xasuus

  • @halimohasan8425
    @halimohasan8425 2 роки тому

    Haa waan samee nayaa😇😇😇🥰

  • @cumarqodax
    @cumarqodax 2 роки тому +1

    ustaat 14jirka masameen karaan🙏🙏

  • @nucmaanxasan2885
    @nucmaanxasan2885 2 роки тому

    Ma in dhamaantood la wada sameeyo ayay ku midho dhalayaan mise qaar waan iska dayn karaa hadaanan awoodayn sida tabaasha.mahadsanid

  • @channelsewingskills8039
    @channelsewingskills8039 2 роки тому +2

    Maii Jeedaa Nio Cabdirsaaqow😀😀

  • @DereNews8
    @DereNews8 4 місяці тому

    Walal waxatidhi Marka ugu horeyesey 7 belese waxada kadhigeteye 9

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 2 роки тому +2

    Ma jecli dhiriirka aniga Ayan isku nacay dheeran, please waxad ka soo hadasha sida la isku gaabiyo isbuuc kudihiisa

  • @HaaruunCiise-ko4hj
    @HaaruunCiise-ko4hj Рік тому

    Asc

  • @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL
    @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL 2 роки тому

    Halkamid ah ma sameen karaa

  • @maxamedaxmedtimacade737
    @maxamedaxmedtimacade737 2 роки тому +8

    Waba dherahay dadka gaaban Le u sheeg😅😅

  • @safiyacbdisalaamisxul9179
    @safiyacbdisalaamisxul9179 Рік тому

    Xarigkaboodka iyo dabaasha ma'hee intake waan awoodaa

  • @yaasiincraxmaan1090
    @yaasiincraxmaan1090 2 роки тому

    Inta aadsheegtayba

  • @JAKAARTA516
    @JAKAARTA516 Рік тому +1

    igu filan dheerarkaygu al xabdulillah