Laymamka Wajiga Iyo Shakhsiyadaha Ay Ka Turjumaan | Akhrinta Wajiga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

КОМЕНТАРІ • 96

  • @whitestarman8393
    @whitestarman8393 4 роки тому +6

    Masha Allah
    UstaD
    WAXAA KUU HADHAY JOOGA BANI AADAMKA DHERIDA IYO GAABNIDU SHAKHSIYADAHA AYMATALAAN WX NOGA SODIYAARI

  • @mustafyare2164
    @mustafyare2164 4 роки тому +8

    Qofka koowad ee fiirsadaan ahay like dhac hadane dhac💯💯💯

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 4 роки тому +14

    Waxaan wajiga hore kala mid ahay albert inshten☝

    • @munaliizaahmed3869
      @munaliizaahmed3869 3 роки тому +1

      Kkk you are unique

    • @amiinhaibe
      @amiinhaibe 3 роки тому +1

      @@munaliizaahmed3869 but nobody knows me that I’m Somali inshten🙄

    • @munaliizaahmed3869
      @munaliizaahmed3869 3 роки тому

      @@amiinhaibe kkk muxuu dadka dheeryahay eistein wuxu ahaa nin la buun buuni jireye😂😂😂😂😂

  • @royking1171
    @royking1171 4 роки тому +1

    Mncha Allah
    Macalin apdirisaaq faarax
    Wxn kaa faaiday cilmi badan
    Inkaztood baryahan dambe aad nagu yaraysay video aad noo zoo bandhigi jirtay
    Halkaazna naga zoo wanaaji ustaad apdirisaaq faarax ❤❤

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 3 роки тому +3

    Waxaan ka mid ahay dadka ku leh wajiga badh tankisa lineka caqli aya Iga buxa❣️👏

    • @axmedraayo2690
      @axmedraayo2690 Рік тому

      Qqqqqqqwq4q3qqqq3qqqqqq3qqq3qq3wq33qqqqwqqqqqqwq3qqq

  • @abdikarimhassanosman5596
    @abdikarimhassanosman5596 4 роки тому

    Mahadsanid wall cabdi risaaq

  • @nimaabdullahi3125
    @nimaabdullahi3125 4 роки тому +5

    Anigu layman malihi seey wax u jiran 😁

  • @Sales556
    @Sales556 4 роки тому

    Sadexdaa ad shegtay ee wajigaa way iguu yalaan dadbadan oo iga wawayan, aya inbadan igu yidhi , wad maskax badan tahay, (lkin ani hadolkeda waxbaa kama soo qado, Alxmd marwalba, ) WANA XANAQ XUMAHAY, MARKAN, LKIN MA DABECAD XUMI, only nervous ahay shut down, 😎❤💪❤, umada kalana wan salmay, macalin

  • @korneylmohamed2579
    @korneylmohamed2579 4 роки тому +3

    Dhamntood waan leeyhy

  • @adnaan_al3pha
    @adnaan_al3pha 4 роки тому +1

    sxb qofka aan kuliigoodaba aanan lahayna maxaa la dhihi karaa bal sheek

  • @mudugbila6860
    @mudugbila6860 4 роки тому +2

    Intaba malihi

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +1

    Laba layn leyhy

  • @xamseabdi3672
    @xamseabdi3672 4 роки тому

    mansha Allah wll aad baad ugu mahadsantahay documentary aad nala wadaagtay

  • @salaadoomar285
    @salaadoomar285 4 роки тому +4

    Leeymanka indhaha dhexdoda ayan leyahay waxad tirina wan ahay %75👍👏

  • @ahmedkaamil2809
    @ahmedkaamil2809 4 роки тому

    Mahadsanid wl noso gudbi macalin

  • @umuaniizacollections7020
    @umuaniizacollections7020 4 роки тому

    Leeymanka foolka hore ah wlh si sax ah ayaad uga sheektay inuyahy qofkas qof caqli bdn waana run dad bdn aa sidas ah ayn arky

  • @cawomaxamed814
    @cawomaxamed814 3 роки тому

    Xaqiiq waxaan ahay qofka koowaad

  • @ahmettdihno1490
    @ahmettdihno1490 4 роки тому +1

    Zxp c.risaaqow wad na cawi oo dumarka make up bay marsadena side laymankana lama arki karo ee side loga qiyasi kara wajigoda shaqsiyadoda

    • @farhiamoh9341
      @farhiamoh9341 4 роки тому

      😂😂😂😂wajiga dhaqa dheh

    • @ayaana1456
      @ayaana1456 4 роки тому

      @@farhiamoh9341 😹😹😹wax waalan

    • @ubahiita7710
      @ubahiita7710 4 роки тому

      @@farhiamoh9341 saas waye😂😂😂

  • @caashaali4809
    @caashaali4809 4 роки тому +1

    Halka leen waa maxay wll aniga ayaa leh

  • @fardowsoabdi739
    @fardowsoabdi739 3 роки тому +1

    Laymanka indaha daxdoda wan qaba hal ne wey kabadan yinin wa sax waxan jeclahay San rabo in wax laigu qabto lemanka madxa sare wan qaba

  • @kumanriyaqinebalkadzo1760
    @kumanriyaqinebalkadzo1760 4 роки тому +1

    masha allah

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 роки тому

    Teacher lab waayey mhdsanid wlal

  • @maahirbiden7973
    @maahirbiden7973 7 місяців тому

    Me one personality💪💯

  • @hamdachoco8238
    @hamdachoco8238 4 роки тому +1

    Thanks😍😍😘😘🤗

  • @yasinzaki8575
    @yasinzaki8575 4 роки тому

    Mnsha allh macalin c/risaaq

  • @shukrixareed5935
    @shukrixareed5935 4 роки тому

    Thnks mudane

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 роки тому +1

    I have more than 2 lines between my eyes

  • @user-js1dw7ke6v
    @user-js1dw7ke6v 4 роки тому

    😂😂aniga laymamka sunyaha kuwo badan ayaan ku leeyahay waa sax kuwa jiif jiifana waan leeyahay

  • @khairatabled1937
    @khairatabled1937 4 роки тому +1

    Aad Ayay U Fican Yhin Barnamij yada Nocan Okla
    fadlan Nozo Badi
    Wllꨄ☻

  • @edman878
    @edman878 4 роки тому

    Wax bdn ayan ka barty ustad jir oo jog mahdsanid

  • @youngck5996
    @youngck5996 4 роки тому +1

    Aniga 2:11 ayaa ah alxamdullahi

  • @samirzainkiimran7567
    @samirzainkiimran7567 4 роки тому +1

    Laymanka markaan wajiga kaduudo unbaa isku arkaa maa markaas baad kalajeedaa mise wajigaaga oo caadi iskaeh??? Lkn wajigeyga markuu caadiga yahay layman malihi

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 роки тому

    Been maha zxb 2 leyn we sanka Agtiisa mara ayan leeyahay waxanan isku arkay dhawan 2sano ka hor hooyadey dhimashadeedii aad bn uga murugooday ilaa iyo hada aan ka murugeysnahay Ilaahey Fardowso Aclaa ha geeyo iiso duceeya wllalayaal inshallh

  • @yuusufhussein241
    @yuusufhussein241 4 роки тому

    Frist one thanks bro

  • @mohametupdy9564
    @mohametupdy9564 3 роки тому

    Wll indhaha makaso hadleysid miyaa

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 роки тому

    Xaqiiqo Ayaaad sheegtay

  • @khadarjowker5608
    @khadarjowker5608 4 роки тому

    Mashaalh wlllo laah kula garb galo

  • @Zuuzuu77
    @Zuuzuu77 4 роки тому +1

    Laymamka murugada ahy wlHi😭💔waana Sax walalkey ayaan waye😭😭😭😭😭😭💔

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 4 роки тому

      Anigaba sidaas oo kale abaayo ayeydey ayaan wayey😭😭😭

    • @Zuuzuu77
      @Zuuzuu77 4 роки тому

      @Brincess alle ha u naxaristo apayo 😔😢

  • @abdisamadsultaanadem9836
    @abdisamadsultaanadem9836 4 роки тому

    Aadbaad u mahadsantahay

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 4 роки тому

    Asc aplicationka aad wax ku sharxayso see ku helaaa wlll

  • @khadraayaanmaxamed4968
    @khadraayaanmaxamed4968 3 роки тому

    Laymamka murugad ayaan leeyahy waxn aan ka murgoodayna majiro

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 роки тому +2

    📺📺👍👍📺📺

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому

    Halkan waa halka aan la Barto cilmi nafsiga ama sychology

  • @ahlamcadey8081
    @ahlamcadey8081 4 роки тому +1

    Ani kuwa sanka agtis ku yalo leyahy mana murug badni🤣

  • @ayaanmohomed6021
    @ayaanmohomed6021 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @nasro.581
    @nasro.581 2 роки тому

    Waxan leyahay kulli waxad shektay

  • @modkazar1369
    @modkazar1369 4 роки тому +1

    Lamaynka wajiga wan lehay aqon igu filan waan lehay . Lamanka sanka xata wan lehay balse wa markan cadhodo

  • @ShugriAli12
    @ShugriAli12 4 місяці тому

    Marka laga reebo laymanka sanka hoostiisa ku yaala labada leen ee sanka dhexdooda ah waa lehay inta kale

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 4 роки тому

    Laymanka labada Daan Baan leyahay WAxaa iguuwa can geerida hoyaday baa ka Sabri waa yay allaw kunaxariiso

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 4 роки тому

    Waxn leyahayhy layman's jiifa iyo kuwa sanka iyo kuwo kle oo la sheegin

  • @waaniyechannel1680
    @waaniyechannel1680 4 роки тому

    Anigu laba ayaan leeyahay
    Kuwa sanka iyo kuwa wejiga

  • @faysalcalifaysalcali3567
    @faysalcalifaysalcali3567 4 роки тому

    Moalim Abdirisaq farax cawad

  • @mohammednur184
    @mohammednur184 4 роки тому

    Asc... kawarama qofka intaasiba kuwada kulmeen???😇😇😇

    • @msshajji6868
      @msshajji6868 4 роки тому

      Waa qof gaboobay oo waayeel ah

    • @ubahiita7710
      @ubahiita7710 4 роки тому

      @@msshajji6868 😂😂😂😂😂

  • @sofiaaden4999
    @sofiaaden4999 4 роки тому

    aniga malihi maxa Kuwa an gabigooda laheen maxa ugu sodari weysay

  • @apdinasirofficial2242
    @apdinasirofficial2242 4 роки тому

    Inta iga dambaysa like isaara

  • @salmahamse4156
    @salmahamse4156 4 роки тому

    3 daba wn leeyahay😳

  • @wiilboy2137
    @wiilboy2137 4 роки тому

    👌 ᴡᴏᴡ ᴛʜᴀɴᴋꜱ

  • @nothing-hw5ye
    @nothing-hw5ye 4 роки тому

    Shakhsiyan waxan leeyahay laymamka sare ee wejiga korkiisa mara….

  • @zakariyegalbeedyuusuf6720
    @zakariyegalbeedyuusuf6720 3 роки тому

    Midna ma lihi kawaran

  • @afnaaanahmedfarah5866
    @afnaaanahmedfarah5866 3 роки тому

    Intabu wey igu yaaln

  • @mohammedahmedhusseindeerow3593
    @mohammedahmedhusseindeerow3593 3 роки тому

    Alx

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 4 роки тому +2

    Hhhhhh midna malihi😂😂😂👏

  • @XX-wl6gk
    @XX-wl6gk 4 роки тому +3

    Waxaadd rabto ayaad nugu afuuftay wlh sxb

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN 3 роки тому

    Wajiga lemo nuc kasta rafaad waye mid bahi mid dharxirasho waqti aan laheen waqti nasino oodan lahen dharxirashada madaxa wajiga bahida rafadka nasino halmar wax cunto boo bilato calooshada inbadan baahi kuqaban

  • @Hyunah_1
    @Hyunah_1 3 роки тому

    Wax laynaba wn iska wayy😂

  • @maxameddeeq3245
    @maxameddeeq3245 4 роки тому

    Waa iska tijaabo runna way noqon kartaa beena way noqon kartaa waxkasta oo aan aragno muhiim maahan inaan durba rumeyno

  • @Gudbi755
    @Gudbi755 4 роки тому

    s

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 4 роки тому

    Laalaabka Sujuuda iigayaal Qaati Billah ayaanba kataagnaaye, kufaan miyaad ileedihiin Qibradaa dadka dheertahaye? Labo line ayaa igu taal ee Allow sobadi ahaaheeeee hhhh

  • @somalidocmantery9692
    @somalidocmantery9692 4 роки тому

    Mclin inta layn ed zheegtyba leyhy dabecdahguna waa zidd zheegtay

  • @sonokoali1599
    @sonokoali1599 4 роки тому

    Kkkkkk

  • @arthurmello5586
    @arthurmello5586 4 роки тому

    Khkhkhkh

  • @fardowsaosman867
    @fardowsaosman867 3 роки тому

    It is a joke.

  • @municadiomondofficial4379
    @municadiomondofficial4379 3 роки тому

    War hedho indhaha layman badan kuleyahy wx igakibir badan majiro wlhi sanka wankuleyhy sido kale alx

  • @khadermoha6002
    @khadermoha6002 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad rizaq

  • @afnaaanahmedfarah5866
    @afnaaanahmedfarah5866 3 роки тому

    Intabu wey igu yaaln