Mashallah ader ahmad waxa tahay abo fican Allah ha kugu guleeyo inad labada gabdhod ad heshisisid wa laba gabdhod oo walal ahaa balse shaydan so dhexgalay
Sucdi wexe dhahday bil kasta mushar nalasinayey qofwalba 20k o kenya ah o u dhiganta 150dolla lkn Ak wu naga mushar badna ayey dhahday o 30k ayu qadanayey o u dhiganta ku dhawaa 250 dolar melahaas
Haa lacag fiican ba akagu qaataa. Laakiin adiga UA-cam aad leedahay furo oo ka shaqeeyso. Qofna ha hoos tagin oo waxaaga xor u ahoow, Sagal oo kale ayaa Soomaalida ku badan ee ka digtoonoow.

Maashaa allaah waa daree qiimo badan waa dadkii hore ee xalasha aal adeer cimirdheer iyo ciwaado suuboon maashaa allah viva adeer adeer waxaa ku fiican tahay madaxa weene dalka soomaaliya❤❤❤❤❤
Run walhi❤💯💯💯
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤@@Sabirin59
Mzee axmed qeyr ilahay hakusiyo ader wanadada dadkodan bey anfici thanks ader
M.a zha allah waa hadal tayo leh cafisku waa wax fiican❤❤🎉🎉
Adeer Axmed waa qof sharaf iyo wnaag badan ka muuqdo, Rabi ha xafido caqligana ha u siyaadiyo.
Machallah Adero aqliga allah ha barakeyo amiin❤
Mashaa Allah nin wanaagsan oo hadal yaqaan ah oo Gartaba gooyn yaqano wayay Mashaa Allah okay axmed Allah haku barakeeyo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Masha Allah Aeer wada mahadasantahy
Asc maansha Allaahu Adeero jzk Qayran waa nin Qaali ah waad na amaanyay illaahey Qayr ha ku siiyo adigana, gabdhaha waa la xanaaqa waase laga soo noqday xanaaqada xataa qofka kuugu dhow yuu kaa garan waa sax.
Manshaa allaah garashada alle kama qado soomliya adoo kalay ubahantahy🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah wale waa dad kii hore Axmad waxan ka dhigi Lahaa madax weynaha Somaliya guuul ban idiin Rajeynayaa ku ligiin
Manshalaah ilaaheye ha ku barkeyo wa waano qiimo badan jazkumalaah kheyr
Mashallah ader ahmad waxa tahay abo fican Allah ha kugu guleeyo inad labada gabdhod ad heshisisid wa laba gabdhod oo walal ahaa balse shaydan so dhexgalay
Asalaax biina naas mansh Alaah ilaahay haku barkeeyo
❤❤❤Machaallah tabarakaallah amaan waad dhamesey Allaha u fudediyo heshiskoga
Aac Ahmed kalla barmij fcn baad wada gabdha iyo temka dhan isku ken insha allah isku cafiiyan insha allah adna allah ka abal mariyo
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤xaaji axmed
Masha allah ader iyo walalka kalabo ad ba umahad san tihin siba aabbo axmad alle haka ajar siyo sa gabdhahas iyo dadka kalaba uwanisey❤❤ cafi walalka
Asc adeer axmed waan ku salaamy waxaan ilaahy kaaga baryayaa inuu ajar iyo xasaand kaasiiyo kusoco dadaalkaas oo isku maslxdaas gab dhahaas qeer alaha ku siiyo
Allaha awoodda sare leh hakaa ajar siiyo
Wlhi adeer axmad si fiican buu uga hadlay arista gabdhahaan sagal inay agtiisa ku wayntahayna waa sheegay adeer sharaf iyo karaamo
Asc jasakhalaker Ahmed kallaa
Mashaalah allha barakeyo adeerka
allh hku dhawrdo adeer axmed😊
Axmad waxn malaynayaa hooyo wanaagsan baa soobarbaarisay allaah cadaab haka xoreeyo
Maashaa Allaahaa niinkaan waa caakhiil thank you.
Mowduucu dheeradee waxa waa lagu caajisaya 😊
Masha Allah 😊
Odaygu waaba funny 😂
wllo mnsha Allh wx fiic bad wadaa
Wankaa qaaday adeer salaanta. Mhdsanid ilaahay hakaa ajarsiiyo. sidaaad waxnogu kumhdsanid marlabaad
Masha alh ader
Maansha alaah axmad suu udegen yahay markuu riwaayada dhigayo buumarka kalena udegan yahay shaqsiyadu waacajiib
M.allh Ader Ahmed siwanaagsan uu u hadly waxa
Sagal qabiil beey ceysay ee shaqsi ma ceyn
Sideey Cafis ku heleysaa
Masha Allah
2 gabdhood wa Waaalo lakin dadka qabiil ahaan msg wax ku caynaya dhex dhexaad hala ahaado
Qeylidii yeertaba qofey khyr ugujirtaa Haa maqlijiray ninkaan dagaalka sucdi iyo sagal waabakabariieey malmhn😂😂
😂😂😂😂 Soomaali iyo musuqmaasuqooda sow maahan😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
H@@ilahancumar8146
Sagal areyo waan qoralka kala xishown ayay isticmashaa
Walaal waaiska dumar xanaaqay shaydaan kafaa iidaystay alahaka qabtee
Asad ❤so qabo❤
Sagel waa Qof Xanuunsan soda ka muuqata qabiil Cey waali baa ka muuqda .
Sagal MA waalne adigaa waalan isasoo baar
Ma adaa waalay habaar lagu Kari was naagtaas
Adaa waalan oo cilaaaj ah laxyahee
War sagal way walanthy oo waa lawada arkaye ordaya inta odoodaysaay dig toor xabeb gaysta
Sagal xoogaa kalsoni darro ayaa ka muuqato, iimaankeeda ma fadhiyo
Ahmed kalla barnamijka cafiska nice weeyi
Oday Axmed Rasta laftiisii unbaa boodaye ma weyna Axmed yare. Walaal anigaa dhoofinaya London diyaar ma u yahay? Walaal iisoo sasab
😂😂😂😂hhhh
M.Allah
Waxan wax walbo aad kusoqoreyso sir baa lakashifay iskadaaf ee wixi uqalma ciwanka kuqor walal koley waa un lafiirsani haduu ilahay kuuqoree..anaga haanagusoojiithan heblow baa wax kashifay 😂 xoolo
Mashaa Allah Axmed rasta is not isey
Soomaliyey mid iga jaahil saara
shaqadan qof loo shaqaynayo ee UA-cam ma lacag fican ayaa laga qaataaa tusaale ahaan imisa dollar bishii🤔
Haa mushahar baa lagubqaata
Sucdi wexe dhahday bil kasta mushar nalasinayey qofwalba 20k o kenya ah o u dhiganta 150dolla lkn Ak wu naga mushar badna ayey dhahday o 30k ayu qadanayey o u dhiganta ku dhawaa 250 dolar melahaas
Haa lacag fiican ba akagu qaataa. Laakiin adiga UA-cam aad leedahay furo oo ka shaqeeyso. Qofna ha hoos tagin oo waxaaga xor u ahoow, Sagal oo kale ayaa Soomaalida ku badan ee ka digtoonoow.
Haa lacag fiican ba akagu qaataa. Laakiin adiga UA-cam aad leedahay furo oo ka shaqeeyso. Qofna ha hoos tagin oo waxaaga xor u ahoow, Sagal oo kale ayaa Soomaalida ku badan ee ka digtoonoow.
Haa lacag fiican ba akagu qaataa. Laakiin adiga UA-cam aad leedahay furo oo ka shaqeeyso. Qofna ha hoos tagin oo waxaaga xor u ahoow, Sagal oo kale ayaa Soomaalida ku badan ee ka digtoonoow.
Gabdhahaas waa isku dhiiqoobeen ilaahey xaqa hatuso
sucdi dhiiqa kuma arag iyo qabiil ceyn ba
Oh my gosh got to the point
Ader ahmedow sucdi iyo sagal naga heshisii aan filinkkina nosoo celiyaa wn idiin xiisne
Ya wariye iska dhageyso
Amus kaliya
Hakadaba jibin
Niinyow dhinaca sagaal inaad jirto ayaa ii muqata ee xaaq soor noqo illahay baa ku dilaye😢
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Islaaxa halaga shaqeyo
Aaha iiwad waa kow 🤔
10 bari baad naga dambeyesey 17 June 2009 aan imaaney
Adeer sagal mawaxay caqli sharaf dadnimo kuleedahay inay tahay ruux aan isxakamayn karin hadana waxay karto mediayaha lasoo fariisanayso caydo qabiila dhan oo kuwa badane horimarkeeda rabay gabar dmliyeed uyaqaanay hadaba wax kalaad xeerinaysaa lkn sagal waxay cadaysay ruuxay tahay qofkale umaba bahnin in wanag beena nalooga sheego
Cid danbe heli mayso waayo waxay ku dhiiqaysatay darteed
Ader Sharan iyo Karma ku noolow
Adr xaas maatahay?😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkk. Xaas maatahay hadhine xaaas maleedahay dheh. Asaga wa nin
Gabdha ha hala he shiisiiyo Caruurta yaanay coloobin
❤❤❤❤❤❤
Qof walba wuxuu isleeyahay markaad is qabataan bay sidaas kuula dhaqmaysaa
Haaye teebaa khaldan muxuu usheegi waayey
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊
Wiilkaan channelka waa ukacay markii dadkii wereysi kubilaabay
Yaan la heshiin ee halays nabad galiyo
Sagal xanaaq waa ka badan tahay waa waali xun waayo qabiil maxaa gaarsiiyey
Odaygan waa too much talk waxiisa waa sheeko marqaan adeer mafrashki jaadka ma fadhino ee wixi lagu weydiiyo si kooban uga jawaab
Hora lo yidhi wadar iyo waxid yaa walan
Walaalsagalsooqabo
Sagal hadi asad hoyadis kaxaysatay sida sucdi tiri marka idinkuna ma isaga raacdeen bisinke
Kkkkkk waxba kama jirokaxaysiga Asad. Sucdi waxay aheed qof xanaaqsan markay sas dhahaysay. Mhdsanid wll
@@ZainabAden-h3gaaway hee lama socdo malin walba wxy dhahdaaa camira da gadaahed bu jogaa
War hadey ceyneysay
Waryaa Axmed Sagal shiidaal baad ka dhigatay ka deg gabadha😡😡😡
Ayada isku kenaty
Asad so qabo
Asad iman maayo waayo waa nin xaaskiisa ceshan karin
Asad Soo qabo
Asadna soo qabo
M.Allah
Masha alla
Masha shall
Islaaxa halaga shaqeyo
Asad soo qabo