QISO XANUUN BADAN 7 SANO XARIR AH KADIB AYU GABAR KA RACAY WAANA DHIMATAY TII UU RAACAY CAFI WALALKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 61

  • @umumahamedumumahamed8758
    @umumahamedumumahamed8758 2 місяці тому +17

    Aniga waxan ku leyahay abayo please ha ku labanin ninkas ad waqtiga kaso lumiye 7 horay u soco wax ka qer badan Ilah ha ku siyo ❤

  • @CabdirashidAdam
    @CabdirashidAdam 2 місяці тому +8

    Asc chanel axmed kalla wax wanaagsan ayad samaysay horay u sii soco

  • @caishailyas2950
    @caishailyas2950 День тому

    Asc ahmad kala horey usoco wll shaqada adh heysid si kordi kher alaha ku siyo

  • @xudeyfiabdifiathali4167
    @xudeyfiabdifiathali4167 2 місяці тому +3

    Yaan lala yaabin hadalkaa intaas caqligiisa halkaas jooga

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb 2 місяці тому +3

    Sxb kay jaamacaddee kabaxday farsamada hubka miyaa?

  • @zamzamsalahcilmi2413
    @zamzamsalahcilmi2413 2 місяці тому +2

    abaayo anigu hakunoqon baan kudhihilahaa ninkan waa nin wakhtiga kaaluminaya

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 місяці тому

    cafis kali ma ahanee Aroos hadii madax banaan tahay waa gabar qurux badan❤

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 місяці тому +3

    Ka fogow ninkaas nabsi baa kuu keenaye, abayo iska caafi lkn ka fogow,asasay u xumeeyaan gabdhaha jecel ama uroon nimanki,lkn tii luggooysa bey jecel yihiin.bal day gabadhaasi suu u lug gooyay 7sano miyaa yar,meeqo cunug bay dhali laheed,khalad aad uweyn buu ka galay,been buu usheegay,wallaahi waa xanuun aad uweyn,war hooy tagoow dumarka sida ka daaya oo beentaad u sheegesaan dumarka Io lug gooyada oo illaahay ka baqa

  • @abdoulkadermohamed4699
    @abdoulkadermohamed4699 12 днів тому

    welcom

  • @safiahussein7485
    @safiahussein7485 9 днів тому

    Waa doqon sida uu uhadlayo walahi yaqyaqsi

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 місяці тому +2

    Kuma jecleen kulaha waba kasixanjinaya yahuu

  • @Engineer-sl3hf
    @Engineer-sl3hf 2 місяці тому

    Allah ninku nacasaysanaa gabadh 7sano ka dib uu Lee yahay aan xidhiidh

  • @BushroCabdisalam
    @BushroCabdisalam 2 місяці тому +2

    Wr ninkn wa reer mudug ha kulabn nin reer mudug ah ma jilicsana waxisan wa jilin ha kulubimin waqti dabe

  • @safiahussein7485
    @safiahussein7485 9 днів тому

    Waa citayal suuq

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 місяці тому +3

    Waxaaba qalad ah 7 Sano xidhiidh ka ah nin aan ku Rabin lama daba rooro

  • @HusseinMiskiin-ts6uj
    @HusseinMiskiin-ts6uj Місяць тому

    Gabadhan aroos wryaa❤

  • @AliIssack-hc3up
    @AliIssack-hc3up 2 місяці тому +1

    Nin kass SHEYTAN weye ha kulabanin

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 2 місяці тому +2

    hadey waxan ruun tahay kan haku laban gabar

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 місяці тому

    Ahmed AAYADO IYO AXAADIITH SOO DIYAARSO DADKA U SHEEG

  • @AnabSidi
    @AnabSidi День тому

    ❣️❣️❣️❣️❣️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥🌹🌹🌹

  • @hakimaheyle9675
    @hakimaheyle9675 2 місяці тому +2

    7 sano maxaa ka ag heysey😂😂 ciyaal suuqnimo

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 місяці тому

    DUMAROW CABASADA NAGA DAAYA❤

  • @FarhiaAffi-yi1ik
    @FarhiaAffi-yi1ik 20 днів тому

    NABSI BAA SOO CELIYE

  • @MohamedIbrahim-ue6px
    @MohamedIbrahim-ue6px 2 місяці тому +1

    gabarey ninkaas iska ilaali hakunoqonon

  • @abwaangedey
    @abwaangedey 2 місяці тому +1

    Inta sii dhageysatay, ogna in been lanoo sheegaayey like dhac ku siiya, sideedabana qof isqarinaayo waa qof been sheegaayo, wiilkana waaba actor 😂

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому +2

    7sano keligeed kuma daba sicone been baad ku waday

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 місяці тому

    islaanta waan jeclahay kulaha

  • @shamimmuktar733
    @shamimmuktar733 14 днів тому

    Indha adka waa kujeclahay mxa ka badali karta klh😂😂

  • @SiyadadowMohamed
    @SiyadadowMohamed 2 місяці тому

    Wara ninkan neefka ah maxad gabdha ugu balamisay

  • @safiahussein7485
    @safiahussein7485 9 днів тому

    Mahmahda idishe hadi aad madaxa meel lahesho minchaha uradii🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому

    Jilid macquul ah😮

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 2 місяці тому +8

    𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗢𝗴 𝗜𝗻𝗮 𝗘𝗘𝗬 𝗞𝘂 𝗪𝗮𝗻 𝗠𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗞𝘂 𝗦𝘂𝘂𝗿𝗼𝗻𝗼𝗬𝗮𝗻 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜.😂😂

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 місяці тому +2

    😂😂😂😂😂 bismilahi ciyaal gobol a isku imaaday

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 15 днів тому

    Dulqaadaaba kudhameste wlh

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 2 місяці тому

    Mudug maxaa laga wadaa?

  • @BaxsanBarkhad
    @BaxsanBarkhad 2 місяці тому

    Inta ay qalbiga kaa dhawacan yayay ku odhanayaan i cafi icafi wan qaldamay

  • @NimcoMaxamuud-ct4mo
    @NimcoMaxamuud-ct4mo 2 місяці тому

    Kuwan waaapa Film😂

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda 2 місяці тому

    qofkaan wixiisu waa melo awaal Like Reaction kiisa eeg dacad kama ahan Reer mudug cml iska dhigooyaa😅😅😅

  • @jowharstudio123
    @jowharstudio123 2 місяці тому +1

    Wilkan nag si lolahadlo maaqano

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 2 місяці тому

      Sheekada dhanba waa jilin isuma eka dhabta iyo jiliinku

  • @UbahMursal1
    @UbahMursal1 2 місяці тому

    Adi maxa ooga daba dhimanweeyday😂😂😂

  • @micraajabdulqadir7350
    @micraajabdulqadir7350 2 місяці тому

    Ilhy amirkiis aniga haduu qof isooowaco uuu idhaho baramij kaaduubaaa gurigyga igu kaalay maba yeeleeen wlhi hdey dhacdo inaa utago media kama muuqdeen wax walbo private kadhigi lahaaa hdii kle by😢😢😂

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 15 днів тому

    Kan fudeed badana wax loso laabto maba istaahilo warkiisa dhan madagano

  • @DahaboAdan-tw1ht
    @DahaboAdan-tw1ht 11 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @AnabSidi
    @AnabSidi День тому

    🫶🫶😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 2 місяці тому

    Yaab wlhi nagta kale mxd u raacdey mrka

  • @hibaaqbulxan1265
    @hibaaqbulxan1265 2 місяці тому

    hakayeelin marnah noqosho maya

  • @cqaadirsheekhcali5670
    @cqaadirsheekhcali5670 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому

    Kan idka dhaaf

  • @Jihaana-m9z
    @Jihaana-m9z 2 місяці тому

    Allah maxaan necbahay wax yaabo beena daddka losheego war daddka beenta kadaaya

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 21 день тому

    Waxaan layaabay qof qaldamay haduu ku dhoho I cafi maxaa loogu dig taa waliba ay daacada katahay raaligalin ta mida kale maxaa loo garaacaya dad ka muqaal badan oo aan ar kay qof aan kaa xoog yareen baa lagu boodayaa😂😂 dee dad ka maadan dhalinee ama cafi ama is ka daaya Dee 😂😂😂

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 2 місяці тому +1

    Alaw gabareey yaa kuyiraahda sharaftsda illasho ninkana,adiga iyo gabarkaloo islamed idinma qalmee iska fogee hadijale baribad kshaleyn doontaa

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 2 місяці тому

    Waryaa barnaamijadaan ayaad ku qurux badhantahay inoo soo badhi walaalow

  • @queenabdi4319
    @queenabdi4319 2 місяці тому

    Waa been😂😂😂

  • @DahaboAdan-tw1ht
    @DahaboAdan-tw1ht 11 днів тому

    😂😂😂😂😂