Xamar reer baa u badan lakiin waa casimadii umada somaliyeed sidaas daradeed xamar somali oo dhan baa iskaleh oo ay u dhaxeysa marka nabad alaha ka dhigo oo allaha dajiyo aamiin yaarabi
Waraa ragii lashaxadijiray aya lacagti dhiiday inaa tirahdo wa qaldan hadane tirahdo muqdisho shid kumajiro wa qalad ,wayo wadanka majogtid waxjiro moog aya thy e dadka wax la anta ah shiidka haayo qoracdi io qadadi awuudin waxa awuudo kuso sadaqeyso e haku jesjesin, dad bdn o bahan aya jiro shaxadna kunoleen shidkooda iskaga jira.
Team Laden cidi one like 🇩🇯🇸🇴🫶
Farsamada allah wax lagama sheegi karo illahow na cafi aqiro iyo adun waalidiinteena iyo waalidiinta muslimiinta illah ha u denbi dhaafo amiin yaarabi
Ameen yarabi 🤲
Kusaliya nabiga scw scw scw
Xamar soomaali baaleh Cid Cid kale kaleh majirta 🇸🇴🇸🇴
Waa run
Gudomiyaha gobolka marku adeerka noqdo markasa laysla leyahay sheko waxa wada waxayga ana leh kagana wan kula leyahay hada casimad ka hadlaysana orad ka dhigo gobolka dagan tahay
Ano hg ah ba ku leh xmr wa casimadi dalka mel walbana somli ba leh @@rahmafarah6892
@@MaslaxMideeye-yo9WA qof jaahile hala doodin xamar Somali meel kasto jogta le not qabiil 😂
Haa sax Somali baaleh
Woow ilike video bro from dijbouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😅
waxaan kaa idhi heedhe, dalkii kawarran?
Xamar reer baa u badan lakiin waa casimadii umada somaliyeed sidaas daradeed xamar somali oo dhan baa iskaleh oo ay u dhaxeysa marka nabad alaha ka dhigo oo allaha dajiyo aamiin yaarabi
Xamar somali baa leh
@@BasraAli-nk1je xamar habr gidir aya leh sudu cisse Djibouti 🇩🇯 uleyahay
Xamar somali baa leh ❤
Ilahay baa leh xamar iyo calamkodhanba
War ragga acaddaanka ah waa AI la soco
WAxa leh jareer❤❤
Xamar ilaahay ba leh
Xamar HAWIYE ayaa Iska Leh😂😂😂
Allah s.w.t baa leh❤❤❤❤
Abgaal baa Leg😂😂
Somali baa leh❤
Thanks my brother 🎉🎉❤❤
Soomaali baleh❤❤❤
Xamar jareer ayaa leh
Waa runtaa gabdhuhu kalsoonidaa kuyar e hala dhiirigaliyo
Dirisle UA-cam kagi 1M mee horta zzp
Waa furayaa hadee aqoon raashin karis
Adhigana Mary laimow wayo gabdihi somaliyed wad sodameysee
Xamar rere Djibouti iaa leh kawarama
Kkk wa sax isaquba iyo samaron kuba jabuuti anaga leh bay dhahan
Kkkkkkk
Xamar tema dirsle aya lee 😂😂😂😂😂😂😂
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 leh
Xamar murusade leh
Alxaajihawiye ayaa leh
Xamar macal dadkeeda Allah leh
Xamar yaa le Hawiyaaaa le!
Xamar habiye malahn wayo hadey leyihin may wax uqabtan maxey dadka ugu layan wax ugu dhacn madxweynahi ka imado usan hormar ukenin waxd ledahy xuman uma quurtid unukaa leh maogiye aqli kle majiro may hormar ka sameyan
Bello mavio gabadh qurxan 😂
Hbr gidir de y kle😂
Xamar cidna maleh cawale 🇸🇴
Waaarun anagaa kaquruxbadan
Somali🇸🇴
waa runta
Xamar yaa le😅😅
Xamar somali weyn baa leh anoo HG dhhy
Xamar jiin ba iska leh iyo alshababa
😂😂😂 idirsle😂 funny😂
Xamar Somali maxmed odhanba leh❤
Dadka somaliyeel❤
Dirislow anigu dadkan social media ku jiro ma amin saani qurux dooda filter+makeup+flash+ imisa qof ayad aragtay wajiyadoda oo bila filter iyo makeup ah kalay iska arag 😂😂😂😂
Ani iyo adiga leh,,♥🌎
Happy ahmed waa bella
Dadka dagan baa leh xamar lbx❤
Bless
Oday✊🏾
Rayaan aya ka badisay faarayashii😂😂😂😂😂😂
Xamar yaa lee😂😂
Xamar Somalie aya leeh
Xamar yaa leh 😂😂😂
iiga jawaba xamar yaaleh
Xamar somaali Ba leh🇸🇴
🆎️gaal aaa leh😂
Xamar waxaa leh gh gidir
Unukaale😅😅😅😅😅
Xamar yeah let 😂
Filtarow abahawas 😂😂sanka Ayan kanaxay
Somali❤❤❤
Xamar ogaden iyo hawiye ayaa leh
Xamar anaaba leh yaa igu haysto 😃
Xamar anaa le
I am the first one😅
Walaahi anigu badawad ayaan ahay hablaha Social media ku wuxuun baan idhaahdaa qurxbadana shaw qaarkood anaa ka qurux badan
Xamar yaa leh
Somaali baaleh wa xaruunta wadanka
Dirislow fananimo maxad uu taqana kol wuxu hadu haran yahy oo laharatimeyey oo qofku sameyo muxu kula yahy qofkas ????
Dirisle aisha garab istaag bro🎉
Xamar awshabaab ayaa leh😂
Anka leeh 😂
Dirisloow
Xamar yaa leh....?🤔
Team dirisle one ❤
❤❤❤❤❤❤
Benta mahin aniga ka qurux bdn kuligod gabdhaha canka lkn lima ogolo can ina noqdo😂
Xamar yamale ?😂😂😂😂😂
Xamar Somali-weyn Oo DHAN ayey Ka dhaxeysaa cid gooni u Leh Ma jirto
Fiiltarow aabha wasa 😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Drisle aqli baa kuujira safad mahan
Ila qosla waa niibaryaa saan u qoslaayay waafuuray😂😂😂 😂😂😂😂 8:05 8:06 8:07
Ethiopia ayA leh
Kkk xamar somlia iska leh nin walbo guri bu ka leyahay maxa kale
Hg ba leh
Xamse wey rabtaa waraya idirislow
Dee wixi u dhashay baa leh mxa Naga galay anaka😂
Idirsle shiidka laga hadlayo shaxad ma ahan wax baro
Waa suqa sarifka iyo ganacsiga ona la gadanaynin 😊
Shuuboyinka dhiira galinee nacas. Rayan Nyman gaala ah ayay latumataa
Somali
halka mar aad dhahda waxa ku dhahddy samiixa khaliil
Xamar cadey waxa leh dadka logu yamid 😂
Jigjiga laanta hawada yaaale
Waraa ragii lashaxadijiray aya lacagti dhiiday inaa tirahdo wa qaldan hadane tirahdo muqdisho shid kumajiro wa qalad ,wayo wadanka majogtid waxjiro moog aya thy e dadka wax la anta ah shiidka haayo qoracdi io qadadi awuudin waxa awuudo kuso sadaqeyso e haku jesjesin, dad bdn o bahan aya jiro shaxadna kunoleen shidkooda iskaga jira.
Filter qofka wuu qurxiyaa sax wye balaayo ka dhigaa adiga dhan😂😂😂
Xamar yaa leh 🤔
Gabdhaha Caanka ah Waxaa Ka Qurux badan Kuwa schoolka dhigta ama kuwa guryaha Iska jooga
Xaamar somali ba laah
Eeg naga aamusa xamar ciisaa leh😂
🆎️🆎️🆎️🆎️ baaaleh
Xamar dir Ayaa leh
Somaliba leh
Bismilaah oo sanka muu yareeyaa,filterku
Haa mid yareeya Aya jira
Somalia waa wadan cid leh malahn sababtoo ah somaali oo dhan baa leh oo ku nool maxaa kle dee cidaan baa leh waxaas waa qalad lama oran karo