DFS | CIIDAMADA ITOOBOYA | DACAWALEY | ICTIRAAFKA SL | MW MUSTAF

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 311

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 День тому +10

    😂😂 ALLOOW guuuuul insha ALLAAH SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ee sidii maska madaxa lasookacay xasbiyalaahu waa nimcalwakiil Allaahu Akbar kafalaashar ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️💯

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 День тому +9

    Nacaybka Somaliland ayaa aad kaaga muuqda

    • @maden7818
      @maden7818 День тому

      @@princehigh-flierp8965 Qabyaalada yaa kuugu sheekh ah??

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 День тому

      @maden7818
      Kintirka hooyadaa ee XERADA OMOSOM LAGU WASO WEYDII YAA QADAAD WEYN

    • @maden7818
      @maden7818 День тому

      @princehigh-flierp8965
      Su'aashan ka soo jawaab:
      Neef baqtiyay ma barkan laheyd??

    • @maden7818
      @maden7818 День тому

      @princehigh-flierp8965
      Saaxiib warkeyga si fiican u dhuux.
      Hadaba sidaan u nahay dadka afka soomaaliga ku hadlaa waxaa barkin noo ah baqti ka ur badan neef baqtiyay waana qabyaalada.
      Afarta beyna jiho soomaaliya waxaa is dagaalaya qabiilada kala duwan ee soomaalida laakiin waxaa laga dhaxlay dagaaladaas qabyaalada ku saleysan aduun iyo aakhiro seeg.
      Rasuulka SCW isagoo ummadiisa uga digaaya qabyaalada wuxuu yiri:
      "Ka taga Qabyaalada waa baqtiye, qurune".
      دَعُوهَا فَإِنَّهَا مُنْتِنَةٌ
      Maadaama qabyaaladu ay qurun tahay ku dhaqankeeda waxaa laga dhaxlaa aduun iyo aakhiro seeg ee xadiiskaan hoose si fiican u dhuux oo naftaada u bandhig.
      Waxaa laga wariyay Jubeyr bin Mucdim rc in Rasuulkii Ale SCW uu yiri:
      ((Ma naga mid ahan qofkii ugu habar wacda qabyaalad, managa mid ahan qofkii u dagaalama qabyaalad mana naga mid ahan qofkii u dhinta qabyaalad))
      Waxaa wariyay Abi Daauud.
      Hadaba saaxiib soomaalidii u dhinteed qabyaalad darteed ummadda Nabi Muxammad SCW kama mid ahan sow khasaare ma ahan?
      Soomaalida qabyaalada 24 saacadood shaqo ka dhigtana ummadda Nabi Muxammad SCW kama mid ahan ayagana nolosha ay noolyihiin sow Qasaaro ma ahan??
      Xadiiska oo af carabi ah hoos ka akhriso
      عَنْ جُبَيْرِ بْنِ مُطْعِمٍ أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ: ((لَيْسَ مِنَّا مَنْ دَعَا إِلَى عَصَبِيَّةٍ وَلَيْسَ مِنَّا مَنْ قَاتَلَ عَلَى عَصَبِيَّةٍ وَلَيْسَ مِنَّا مَنْ مَاتَ عَلَى عَصَبِيَّةٍ)).
      رواه أبي داود
      Wabillaahi Towfiiq.

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 День тому

      @maden7818 SIILKA hooyadaa ee BANAFAAYS KKK EE MAKASTA OO AY BUKOOTO DAAWO U DOONATA XERADA OMOSOM ONLY THEN 🤣 20 OROMO AHI WAASAAN U SHEEG

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 дні тому +17

    Abdixafid nin adag aya tahay wadani ah pro faisal na waa wadani afkiisa iyo qalinka ugu hiiliyo wadan kiisa insha Allah mar an fogayn waan guulaysanaynaa itoobiyan xabad ayey wax ku fahmaan waana naga helayaaan insha Allah

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 День тому +1

    Guuleyso Hassen Hamza abdi 🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 День тому +9

    haday umada dunido dhami iskugu tagto inay citirafka somaliland ka hor-joogsadaan ma karayaan hadaanu ilaahay rali ka ahayn oo u qoray 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 19 годин тому +1

    2 fataal baa is Waraysanaya maanta Hoos bad u Ooynaysaan lakin maalin dhow kor baad u Ooyi Doontaan wlhi viva Jamhuuriyadda #Somaliland

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 День тому +1

    Masha allah Abdixafiid iyo Professor Faysal Abdi Rooble ilaahay haku xafido wadani Soomaaliyeed oo lahubo halgama ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 День тому +2

    Mr faysal rooble marka aan maqlo
    Sharaxaadiisa waxan ka helaa deganaan iyo kalsooni
    Mahadsanid mudane
    ❤❤❤😊😊😊😊

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl День тому +2

    Faisal Roble, what you apparently do not know is that the UNCLOS (United Nations Convention on the Law of the Sea) does not grant Ethiopia any provisions with regard to access to the sea, due to the very fact that Ethiopia is not a signatory to the UNCLOS.

  • @MohamedAhmed-h7g
    @MohamedAhmed-h7g День тому +1

    War Faysal rooble mafahmin

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv День тому +2

    سبب قبول متوجد التوبي. حكمه لي. اجل. سلامت. وابعاد من الحدود.

  • @sophiahaadi616
    @sophiahaadi616 День тому +1

    Thank you, Brit Somalia TV.

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 День тому

    Faysal asc bacda salaam runtii waan ogeyn in siyadii Somalia lagu bedeshay xooga lacag ah oo ay qaateen Xasan Sh. Iyo Cali Balcad ummaddaha loo cadeeyo runta meesha tall.

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin9720 День тому

    Abdi xaafid wariye adag xirfadiisa iyo aqoontiisa ugu hiiliiyo qarankena somalia 🇸🇴 ❤

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 День тому

    MashaAllaah prof. Madaxweynu u qalmaa.

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 День тому +1

    Nin culus faysal rooble allaha ku xafido wllo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 День тому +2

    Eshcalla somalinimo iyo aqonyahankii qabyalada 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣from Djibouti

  • @bardacad
    @bardacad День тому +1

    Pro WAAN KU RAAXAYSTA WARAYSIYADIISA
    SI DAGAN BAAD XAALADA UVFAHMAYSAA MARKAAD DHAGAYSATO❤❤❤❤❤❤

  • @Libaxbaded
    @Libaxbaded День тому +1

    Feysal rooble ma Haleso bad exactly wax ay heleysa dakad ganacsi sida Djibouti kenya oo kale mid ay ganacsigeda kala so dagto Allah ku xafido ina Rooble

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 День тому +1

    Horta Somaliya ra'yigeeda xor ma u tahay mise waxay fulisaa danaha dalalka shisheeye ee masar erateria iyo jabuuti.

  • @abdinasiryusufmohammed5101
    @abdinasiryusufmohammed5101 19 годин тому

    Good news about Somaliland

  • @maryanhassan6580
    @maryanhassan6580 День тому +1

    Faysal rooble allaha kubarakeyo waxan dhihi laha hadii ay surtakal tahay inay kaqaybgali karan heshiiska aqonyahanada somalaliye in lagu daro faysal rooble

  • @hassanalasaw1155
    @hassanalasaw1155 День тому

    Waa aqoonyahan ka ugu fiican ee si cadacad ah noogu soo gudbiyo cabdi xafidoow

  • @mohamudmusse250
    @mohamudmusse250 День тому

    Ninkan xasan sheekh ayalacag soseyey Faisal cadaqate

  • @ashasalim4861
    @ashasalim4861 День тому +1

    He is very educated!!!

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 День тому +1

    VIVA SOMALILAND HADAY RUN TAHAY INAY OGADEENKII LOSOO ADEEGSADAY EE DUMARKA IYO CARUURTA XAQAY CADAYTOODUNA UA-cam KU JIRTO IYADOO XABAAL WADAREED LAGU WADA ASSAYO HAWADAHA CALAMIGUNA JOOGEEN OON SACABO LAGU QARINI KARAYN BEEN AHAYN OO ISSAQU KUMA DHEREEYAAN LOOGAMANA BARANIN INTAAN OGAHAY ANIGOO CISE AH WIXII HALKAA KA DHACAYNA AAN OGAHAY NINKANIN CAMALKISA MADOWBEYEE GAALKA WAXBA MA DHAAMO BENNTA IYO HADALADA SIDA LOO QALOOCIYO UMADANA LAYSKAGA HORGEEYO ISSAQNA LOO GOYDOMIYO SI DHIGOODA LOO XALASHADO IYADOO WALIBA SHADHKA SIYASADA / KHAYINIMADA/LABAWAJILAYNTA/QABYALADA/QUDHUNKA MUSIC IYO MIDHO LOO SAMEEYAY !!!!!!!!!!! WALIDKA LA CADAAB WAR NINKU CUQDADAYSANAA ?????? MAIS IL EST TRES MECHANT WALAAHI NO? FROM DJIBOUTI🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @baashe09
    @baashe09 День тому +1

    Waan Salaamayaa Aqoonyahan Faysal Roble

  • @cabdiabd7126
    @cabdiabd7126 День тому

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 We Are One. For daayimaan.

  • @AmiiraCadey-y6q
    @AmiiraCadey-y6q День тому

    Halgamaa faisal❣❣

  • @farhiyamh
    @farhiyamh День тому

    Abdixafiid
    Allah ku barakeeyo
    Wadanka adiga iyo dad kula mit ah bay ubahantahay

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 День тому +1

    Eng.faisal Dowlada xassan sheekh miyuu kamidyahey mise Mucaarad buu kuyahey? Nin waxuu u egyahey insaaf(cadaalad) hadalkiisu yahey

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v День тому

    Maashaa allaah,horay ayaan utilmaamay madaxdiina kukalsoonaada iyo waxhalahubsado,hadiiwaxlaguqaadanaa masuulkaan waanoo cadeeyay laakiin qof bogtiisa gacanta kulajiraa oo markasta asaguxoqaa madaawoowdo somaaliduna kuwii shalay lahaa masar iyo elatareya maxaalagadoonay itoobiyaa naguladiraa goobdagaal ayaa dalkiilagadhigaa ayaa hada udoodaa balantii ayaa masar iyo elatareeya loogabaxay balanmaleh xasan sheekh,waalayaab meeshii looguuro ineeyqilaafaan oo daneeysi iyo qabyaalad dalkaan iyo dadkiisa lagucuuryaaminaa ayaa socota ee ninkii uhiiliya ayeey dhabarka katoogtaan yaa'inkaaray?.

  • @AarkaAmiir
    @AarkaAmiir День тому +1

    Nin dhaawac 30$isbitaal that I don't know ok dagaalka Said dani maxey thy

  • @abubakrfuad7659
    @abubakrfuad7659 2 дні тому +4

    Dir dhaba Ayaan Kala socda side halgan Halla aan joogo uga bilaabi karnaa

    • @abbdll
      @abbdll День тому +2

      Soomali dhab ah ayaad thy

  • @cabdiabd7126
    @cabdiabd7126 День тому

    Mashaa Allah viva Somalia

  • @daadiro278
    @daadiro278 23 години тому

    Cabdixafiidoow, Faysal ma aha dadki aad wax u yeerin jirtay ee hadalka hoos galin jirtay!!!!!!!!

  • @HasanmahamedCali
    @HasanmahamedCali День тому

    Etopiya somalia 🇸🇴 xoog aye ku jogta hadana somalia aye hubenesa bad iyo dhulna we qadanesa

  • @maden7818
    @maden7818 День тому +1

    Soomaalidu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waxay ku maahmaahdaa "Ilowsho dhawaa ma umulbaa".
    Xasuuqii ay itoobiyaanku ka geysteen Muqdisho ay xasuuqeen 21 kun shacab soomaali ah ayaa weli dhiigiisu iyo dhaawaciisu qoyan yahay oo ilmihii ay agoonteeyeen ayaa weli nool markaas ayaa la leeyahay itoobiya waa lala heshiiyay??
    Waxaan u arkaa khaa'inimo iyo dambi laga galay shacabka soomaaliyeed ee hada iyo dan hala furo kiiska dacwada ka dhanka ah xabashida iyo in lala xisaabtamo nacalada afka baarada ah leh.

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 День тому

      Dal dadkiisa isku dhinac wada ah ba saas yeeli karo, Somalida qabiil ba daciif ka dhigey , madaxweyne kasta dadkiisa ba cadawga kowaad ku ah , muxu Ethiopia iska qabtaaba

    • @Heimatar
      @Heimatar День тому

      La waran dagalada sokeeyo qawaailada is qal qalayo soomaali armee sidii coraaq ameehee iidul adxaa wada qalqalee ma daldalee hogaamiye kooxeed yadooda iyo argixisadooda maya hadee tahay iska iloow in itoobiya lala xisaabtamo

    • @maden7818
      @maden7818 День тому

      @Heimatar
      Qabiilada soomaalida waligeen waan is dilaynay waana laga heshiin jiray dhib kasta oo dhaca laakiin aw amxaar inta uu ilmaheyga uu xasuuqay inuu soomaaliya si xor ah ugu ganacsadaa habarteed ayay ka tahay waan arki doonaa meesha ay ku badbaadaan.
      Hadaadan arkin itoobiyaan badan oo baabuur xamuul ah laga dishay been ayaan kuu sheegay.

    • @Heimatar
      @Heimatar День тому

      @@maden7818
      koley caqligaaga maanta in aad baawuur dhacdo ayuu ku tusay,waxaa ka roon in xadka la xiro Somaliland la xureeyo sidoo kale puntland koonfurta yaa kuu soo hartay xadka aan darbi ku dhisano 100 sano bandow aan galno hal madaxweene diktaaroor ah yeelano baadiyaha dadka laga soo raafo magaalooyinka lagu haayo kii baadiyaha lagu arko daroon gantaal qabri ugu dhigto asiga iyo xoolihiis , ka waran fikradaas

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 День тому

    Yaa xidhi kara nacas yahow faysal waar anangaa baa ilaahay baa na siiyyey meeshii ugu strategis saneed

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 23 години тому

    Soomaaliya magacii uunbaa jiree waalala wareegey hadal Soomaali kudaashey dhexdoodiina isxasuuqayeen 34sano wadankoʻdaana itoobiyaanku kudhexgaraacidoonaa ha udiyaargaroobaan Allaha unaxariisto Soomaaliya

  • @burhandini906
    @burhandini906 2 дні тому +3

    C/xafid farmaajo tuug ayad tageero u tahay qaab qabyaladeed farmaajo marku sinayey afarta dekedod maxa uga hadlweydey

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 День тому

      Adeer maxuu XADEY farmaajo dakadaha usiiyey xageeh kuyaaliin???
      Colaad waakaala dhaxeyn kartaa farmaajo balse beeni raadmale

    • @burhandini906
      @burhandini906 День тому

      @mrniceguy8663 adeer dadki wax la cuney lacagta xaranta ee reer muqdisho ayad tahay oo qabiilka ku difaaci jirey adiga iyo ninka wariyaha iska dhigayaa ee c/xaafid la leeyahay mareexanow ilaa 1996 ethiopian ayad wehel idiin ah wadaniyadii beenta waa laysku fahmey

    • @burhandini906
      @burhandini906 День тому

      @mrniceguy8663 afar dekedod ayu bixiyey farmaajo tuug

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 День тому

      Magaca iska sax xasan baad kawadaa miya

  • @khadraabdillahigouled5843
    @khadraabdillahigouled5843 День тому +3

    Nin waynoo qabayaaladi madaxa kagashay dadkii dhintay ee dacawalay lagu xasuuqay buu ku leeyahay ciidan baa la,laayey runata ilaahay baa kugu jecel

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 День тому +1

    Qabiilooyinkii waligood gumaysiga dabadhilifka u ahaa ayaa hadana daba shableeyn kuwaas Somalida inteeda kale waa in ay dhinac uga soo wada jeestan.kuwaas oo layska qaban waligeed soomaaliya horumar ma gaarayso

  • @foziamohamed7456
    @foziamohamed7456 День тому

    Mashalla Mashalla 👍

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv День тому +1

    نعم فيسال. روبيلي

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx День тому

    Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo Aqoonyahanka Somaliyeed professor Feisal Roble iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.

  • @CabdiXuseen-t2q
    @CabdiXuseen-t2q День тому

    Itoobiya maa dhuki ayaan baad ugudarnaa faysaloow

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 15 годин тому

    *Kan ambassador ka ahaan jirey Itoobiya ee ay Somaliland biisho, waa the Hungarian American Tibor P. Nagy, who was also the Assistant Secretary, Bureau of African Affairs.*

  • @AhmedYusuf-r3x
    @AhmedYusuf-r3x День тому +1

    Aqoon bilaa xishood wisikh

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 День тому +1

    Jamacatul carab asaaskeedii maaheyn in dadka somaliyeey la
    Carbeeyo ee waxa la carbeeyey
    Badda cas gabigeeduba tahay bad carbeed !!

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 День тому +1

    Somaliya wax jira ee ethiooia ha maamulato wixii soomaaliya la odhan jiro😢😢😮😮😮

  • @mohamoudyusuf8072
    @mohamoudyusuf8072 День тому

    Wali qof soomaali ah oo baqdin inta leeg ka muujiinaya xabashida. Preposterously abject!

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 День тому

    Cabdixaafid caro iyo caadifad baa ka muuqato iyo deg deg iyo inaanuba aqoon u laheyn waxa laga hadlaayo

  • @husseinsheikh1828
    @husseinsheikh1828 День тому

    Si kastaba ha ahaato hadeynu nahay Somali marnaba raali Kama nihin iney Ethopia ciidamo nabad ilaalin kamid noqdaan Somalia waxaa wali shaki kaqabnaa arinta Bada wali farbaa ku godan thanks Abdixafid wareysigii aad layeelatey hadeynu nahay shacabka Somalia arimahaas si gaar ah baa isha ugu heynaa thanks

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 День тому

    Xasan iyo Dawlad ku sheegtanu way wareeriyeen shacabka soomaaliyeed, mudo kooban imisa goor ayey kolba wax noo sheegayaan Ethobia iyo kasii mid ahaanshaha ciidanka.
    Ilaahaw naga qabo madaxi meesha ma joogtee

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 День тому

    Waa Xasan baa siinaya, xitaa xaaskiusa haduu waydiisto
    Nacas waxba aan fahmayn

  • @SeeygaadeSaayaadde
    @SeeygaadeSaayaadde 2 дні тому +1

    Wariye kan ayaa somali Ben usheegay waayo waxaan arkay asigoo dhahaayo diinta islaamka malagu dhaqi karaa somalia I will say no so kii maaha SaaS dhahay

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 День тому

      Qofku waa bani Adam waa khaldami karaa

    • @SeeygaadeSaayaadde
      @SeeygaadeSaayaadde День тому

      @@samowsamale3490 khaladkiisa makasoo noqday o madhahay somalyeey iska kee cafiya beena idinsheeegeee

  • @SaraHaji-x3e
    @SaraHaji-x3e День тому +1

    Professor ka wa nin aan cadifad heyn ine somalia guleysato aan rajeyna insha allah

  • @fadumoo3032
    @fadumoo3032 День тому +3

    ❤️❤️❤️🤍🤍🤍💚💚💚

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 День тому

    WAAR ISSAQI SOMALINIMA KA BAXAYAY AYAAN LA YABANAYE ILAYN GOODBA DHIBATAYNAYAY OO SUNTA ANAGA LAXAN NOO SARAYAY !!! AQOONEY BAH KHIYAANADU MAXAY MEELKASTA GAADHAY !!!!!!!! UF QABYALADU QADHMUUN AF GADUUDA LAHAYDE !!!!!!!!!!!!! FROM DJIBOUTI🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 День тому

    UF WAY KU NACDAY SOMALILAND AMA DIID AMA DOON RUNTU WAA QASSAB MAAHA JACAYLKU !!!!!!!! PERIOD

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 День тому

    Labadan waa laba nin oo xanuusanaya xayawaan

  • @nageyebelieday7158
    @nageyebelieday7158 День тому +1

    Ninkan aqoonyahanka sheeganayaa tolow ma Axmaarbaa?

  • @cabdiqaadirjaamac4559
    @cabdiqaadirjaamac4559 День тому

    Taasaa la,leeyahay ha israacdo qabyaaladu xaga daaroodna waa kasax dadka kalena waa sax inkastuu durdur iyo dabaalgalo daarood doofaar abidkii ma,daahiro cidu ilaahay daris kala dhigaa daarood alla ayaan daranaa walee weynu is,huranahay kii roonbaana reerka u,hadhidoonee xaasidnimada inad noo,kordhisaan ayaanu idinka codsanaynaa si,ay faa,iidadayadu usiibadato isku,naalee

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 День тому

    Mar kasta ethobia ayaa codsi wadata, waa waxa layaabka leh

  • @khadaryusuf8200
    @khadaryusuf8200 2 дні тому +3

    Dacawalay askarta ayaa dadka xasuuqay waana la iska celiyay. Xasuuqa shacabka ayaa ka horeeyay ka ciidanka. Askartii la soo dhaweeyay ayaana laysay shacabka.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid День тому

    Cajiib waar Dadka hawaalinina Qabiil kaliya ayaa goosadhada Somaliland wada waliba kalabarkood ma,aaminsana,ee nimanyahow xasuusta sida qabiilada Somaliland kala aaminsanyihiin.

  • @zfRttO
    @zfRttO 2 дні тому

    Mahadsanid wadaagista! Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?

  • @HaybeHaybe-h3w
    @HaybeHaybe-h3w 5 годин тому

    SOMALIDA WAXAY NOQOTAY SIDA JAMECANKA BILA RAJO IYO IN IYAGA LA ISKU BAABIYO, ITOPIANA LOO KALA DHEEREYO,WAA AYAAN DARO 👈🏿👈🏿👈🏿

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 День тому

    Faisal waa nin waxbadan og dadka kutirikuteenka meelaha lataagan maaha

  • @MahdiAdan-n3g
    @MahdiAdan-n3g 16 годин тому

    C.xaafid faysal maaha nin Aqoonyahan ah waa nin necebsoomalilaand. Ma intasad ku doortaykii kii kiniyan faarax macalin qoladiin daarod is urursada

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv День тому +1

    ما في اتفاق. عنكرا بين السومال. واتوبي كا. اشراءء للمسالاحه. وتقير. بعد اشيه متل الطمع البحر.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 дні тому +1

    Horta Madax Soomaalidu maleedahay Xisaabtami karta

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 День тому

    ETHIOPIA SHARAF IYO CIZI WAXAY RABTAY RAGANIMAY KU QADATAYEE SOMALIA KA KU QANCAYSAA SOMALILAND AYAA LASOO QABTAY SI AANAY U BAXSANIN ? SUYAASHA JAWAABTEEDA IYO BARNAMIJYADEEDA BISHA SOO DHALAYNAYSA RUNTEEDA SIDA !!!!!!!!! FROM DJIBOUTI

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 День тому

    Hooyadaa was faysal eey wuxuu ku raacsan yahay in shicibka la xasuuqay oo uu taageerayaa kan xanuusanaya ee cagdheerka ah

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d День тому

    Cimrigaa buu ku jiraa Hal xalaalana ma yaqaan

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 2 години тому

    Proff sodhawow

  • @kafia252
    @kafia252 День тому +1

    Cabdixaafid waxa intaadan wareysiga galin ina wax soo aqri so ayey aheed waxaad mooda in aad is yeel yerlaydo marwalban dr fasal ku saxayey

  • @Reaperfreddy
    @Reaperfreddy День тому

    Professor ader waxad U egtahay nin rali ka ah ETHIOPIA in ay somaliya QABSATO

  • @abdiaziizbarre7784
    @abdiaziizbarre7784 22 години тому

    Abdixafid Marki wadanigaan aad no keento wax ba xayaysiis uma baahnid

  • @mohamedelmi5087
    @mohamedelmi5087 День тому +1

    Ninkani maaha falanqeeye syaasadeed ee waa wasiir somaaliya u shaqeeya waayo wuxuu ku shaqeeyaa xaalada soomaaliya

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 2 дні тому +4

    Faysal xaalkiisu waa munaafaqayn ee somalay taa ogaada

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 День тому

      Fadlan lacag igushubo afka Hassan shiikh buukahadlayaa

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 День тому

    Khilaaf ma’ahan ee waa damac gardaro’ah

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 День тому

    Guuleysta Somalië

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan День тому

    Calooshiisa u shaqeeyste Fasal Rooble wAA baxsad Etopian ah. We say to you ( Mr. Faisal you can run but you can not hide wasakh). People VIOCE of S.land

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 День тому

    WAR TANI MAAHA MASKAX JILID WAA SUNTI OO LA SAYDHAY !!!!!!!!! WE WILL SEE !

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 День тому

    Difaas waa kitaabka Dawladka Federaalka Soomaaliya ee muslinmninmada sheegsheeganaaya

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 День тому

    WAAR ANAGA CUDUR SOMALILAND NAMA HAYYO WALAAHI RUNTUNA BALADIL XABASH AYAY JIRTA GARI ALLAW TAQANAYEE !!!!! FROM DJIBOUTI

    • @FIGSPrivé
      @FIGSPrivé День тому

      @@qwertyaserty8404 haada indhuhu maa ku baxeeen somalinimo adeer waata somali tu es la bienvenue à découverte leur beau visage, hadana ku daarso intaa somaliland eegeysid wakhti yaanu ka dhicin awowe

  • @samatarmaxamuud7392
    @samatarmaxamuud7392 День тому

    Abdixafid hadlka in aad qaloociso ayaad dooneysaa lkn prof Faisal ne waa nin doonayo in uu u hadlo si xog ogaal ah dhabtana ka hadlo asaga oonan wax dan ah ka laheen mucaaradnimo ama muxaafadnimo balse ah xog ogaalnimo marka dalkaaan dhiban waxaa u roon sidaan oo kale aqoonyahayn dal jecel allaaaah haku xfdo #PROF #FAISAL

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 День тому

    Ciidankeed badda xageenay keyneysaa waa yaaaaaaab

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 День тому +3

    USGAG USGAG DHALAY NACALADBAA FUTADA KAAGA TAAL
    JAMURIYADA BARAKAYSAN WAXBA KA QAADI MAYSID

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 День тому

    Etiopien xoog ayay ku haysata somalia mana baxayso

  • @hassanabadid2477
    @hassanabadid2477 День тому

    Faysal. Waxaa ku odhan lahaa
    Conference yoo in uu qabto ka biilabo qurbahaa. Si xal somalinimo dhalintaa lagu baraarujiyo. Dhibtaa waa la arkayaa. Xalkii ha la raadiyo
    Aqoonyahanaa kuwaa qabyaaladaa ka hufan ha isku tagaan inkaste ey yartihiin
    Farax macalim ha Haa reebo

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 День тому

    Abdixafid Waxaad Tahay Nin Mucaarad Ku ah Dowlada dhinaca kale Markuu adeerkaa cabdulahi Yusuf keenayey Ethiopia waad Taageersaneyd

  • @_Khaalid
    @_Khaalid День тому

    Rooble cabqari wuxuu kahadlayo fahansan.

  • @baadigoobb
    @baadigoobb День тому

    Agoonti Siad Barre oo barooranaysa. Somaliland ha ku daalin, ha ku daalin way ka daa weyntahay

  • @saidbodle
    @saidbodle День тому

    C,xaafid sxb waxani waa qabiilnimo goest kuuma noqonaayo.. jooji qabiilnimo wax matartee 😂😂😂😢😊

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 17 годин тому

    Ninkani waa sirdon Ethiopian ah wxba ayaan wxba Reer muqdisho ayuuna been usheegin lacag bilaash ah ayuu ka qabtaa Wle bilaash ayuuta somalia UGA qataa wayo degaankisuba waa dalka Ethiopia ayuu kuyalaa teamkisa ayaa run moodaya hadalkisa badacas ayey doonaysaa Ethiopia badacasna Somaliland ayaa leh halkee Ayey xasan garguutheh Bad Ethiopia kasinayaaa waayeebee
    Somaliland wixi ogolaansho kahysta ayunbaa badeeda soogaadhiga kara

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama День тому

    Waa,rooble,iyo,tuke

  • @Bankaroor
    @Bankaroor День тому

    Sheekh Tolkii kama janno tago ayuu sxbkey faysal wadaa! Ma wuxuu wax caadi ah ka dhigi xasuuqii Dacawalay ka dhacay?