Khadro /🇺🇸 HAL HABEEN AYUU ILA SEXDAY NAIROBI AYUU IGAGA BAXSADAY BILNA İMA SIIYO 🥲🥲

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

КОМЕНТАРІ • 798

  • @kadra825
    @kadra825 4 місяці тому +49

    MASHA ALLAH BAL SIIDAY UUQURUXU BADANTAHAY EEG WAA YABE NIINKU UUXANUUSAN YAHAY MALA SIIDAN KUUMAFAYA QABO GABADHA YARII WAY IIS BAHADIISHAY WALAAHII IILAHAY BAA DEEQDA BIXIYE MALAGAYAABA IINUU QABIIL IYO QABYAALAD UU UUXUMAYNAYO SOMALI QABIIL LAGA RAACAYE AALLOOW UUGARGAR UMADA YAARABII AAMEEM YAARABII 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @M.SOMALI431
      @M.SOMALI431  4 місяці тому +8

      Sow Ma aragtid qurux da ay le dahay ninkay fonatay bahiduuu kaga faidaystay

    • @xalimoqaadiriyacabdi5409
      @xalimoqaadiriyacabdi5409 4 місяці тому +6

      ​@@M.SOMALI431Gabadh baa la dhalatey ama uu dhaley isaga uun bay ku noqotaa

    • @somalifood6935
      @somalifood6935 4 місяці тому +3

      Waa nin weynoo eeer leh muxuu kaloo usameynaayey markuu kadhargo wu katagay markii horey lacag dooratay 😂😂😂😂

    • @sudiomar6103
      @sudiomar6103 3 місяці тому +1

      Rag waxaa jira gabdhahay yaryarkaa lacag u isticmaala oon jiran

    • @IbraahimBashiir-w9l
      @IbraahimBashiir-w9l 3 місяці тому

      Wax kasta waa macquul

  • @kawsaraidid5196
    @kawsaraidid5196 3 місяці тому +20

    Daahir calasow berigii hore dumarku xaqxagan jiray ana maan jeclayn iminka wu difaaca allah ha ku barakeyo halyey weye ad bnan u tageera halyey hablaha somaliyed garab u ah weye💪💪

  • @kadra825
    @kadra825 4 місяці тому +16

    سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده استغفر الله العظيم واتبه إليه لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😭😭😭😭😭😭😭😪😭😭😪😭😪😭😪😭😪

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 4 місяці тому +21

    Gabadha hadaan qiyaasey afrika xaasidka ku badan waa laga sixrey inu ka cararo waayo markisi hore wa biili jirey

    • @abdirizakahmedhassan4407
      @abdirizakahmedhassan4407 3 місяці тому

      Sixir ma jiree qoftaan wax Baa ka khaldan armuu ka shakiyay

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 3 місяці тому

      @@abdirizakahmedhassan4407 waxii xunba xawaa leh miyaa shekadada haduu kashakiyay muu iska furo

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 3 місяці тому

      ​@@abdirizakahmedhassan4407why dhici garta naagaha ma din by garanayan. imisa Nin o wngsn aya la qiyaanay . o markay ISO dacwiyen ayada iyo cararti intas uso bilinayay dna laku rebay. carurta asaka kama dhalin raag kale iskala tumanaysay .

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 місяці тому +32

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 4 місяці тому +19

    Gabdhaha africa joga please raga america ka imado oo nag uso radsanayo waa kuwa america nolasha ka dhacay raga fiican ee wax bartay gabdhaha america joga ayay girsadan wayna is fahman odayashan qashinka ah aya gabdhaha aftica bashaal ugu tagaan so sad walahi allah u gar garo

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 4 місяці тому +2

      Xataa kuwa America reerka ku leh way aadaan

    • @jabibabaa4022
      @jabibabaa4022 2 місяці тому

      Taas baan been ahayn ragah America jogah anigah bufis aan ka qabah xarantah iraxey dhahayah aqas waban ka cararah😂

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa5114 3 місяці тому +7

    Gabareey dhageeyso hadaad gabar xawaadlle tahay oo ninkaan sidaan uu kuu xumeeyey ogoow inaad xawaadlle tahay oo xawaadle aad u fara badan ui nairobi kula joogo xitaa cabdi yuusufka aad tahay wuu dhoban yahay nairobi marka aniga ninxawaadlle ah baan ahay nambarkaaga ii soo dir si aan odoyaasha nabadoonada xawaadlle ee nairobi ah iyo odoyaasha xawaadle ee gudiga ganacsatada islii ku jira ayaan kula xiriiriniyaa ninkaasna haduu nairobi joogo waa loo wacayaa meesha uu ku dhuumanayana waa loogu tagaa haduu diidana kenya sharci baa ka jira sharcigaana la hor geeynayaa oo madaxaaga iyo warqada furiinkaaga waa lagaaga qaadayaa waliba ayadoonan baryo aheeyn ka dibna si sharaf ah baa laguugu dirayaa soomaaliya gaar ahaan magaaladii aad degeneeyd ee qoryoolee ama lacag aad ku shaqeeysataa lagu siinayaa marka walaasheeyeey ninkaas kuma gumeeysan karo adoo gabar xawaadlle ah ee fadllan tellefankaaga hada inta iigu soo dir ninka haduu nairobi joogo meeshuu joogo ayaa loogu tagaayaa haduusan si wanaagsan kuu dhaqan karina daqiiqado gudahood baa lagaaga furayaa ee adiga noqo gabar odoyaasheeda iyo dadkeeda talada ugu danbeeysa waxbana ha welwelin wax walbood u baahatana dadkaaga xawaadlaa diyaar kula ah ee nambarkaaga inta noogu soo dir / wscww . Ha na ceebeeynine qadrooy telefankaaga inta deg deg noogu soo dhig / wscw

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 3 місяці тому +1

      Maasha allllaaah allow cadowka idin ka qabo wlhi rag baa Nala dhashay meel walba aad joogtiin ku noolaada nabad ❤❤❤❤

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 2 місяці тому

      Hana ceebayn waalaydin ceebaynaa.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 4 місяці тому +10

    Gabdho badan oo Nairobi joogaa waa la dulmay dabadeedna suuqa ayay galeen.
    Caruurta dhaqan celiska ah waxaa ka xun odayaasha dhaqan celiska ah.
    Tanise sidaa Daahir yiri sheekadeedu isma qabanayso.
    Inaanay run ahayn bay u badan tahay

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 місяці тому +6

    Habo alla ku gargaro wan inan yar oo quruxly 🎉❤❤❤

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 4 місяці тому +8

    Walaalayaalow maxkamadan maa lasoo saaro raga dibada gabdhaha ku guursanayo iyagoo somaliya xaas iyo caruur ujoogto been ka sheego, wallahi anigaa soo bandhigayo qurbahana lagu dhiban yahay xittaa 😭somali ragga waa iney hagaagaan haddey raban iney wax hagaajiyaan, marka hala soo bandhigo si ay wax u hagaagan.

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 4 місяці тому +12

    Bal wuxuu ku hadlayo ninku maanu nin ilahay yaqaan ahayn kuyeh dad sabool ah ayay dhalatey gabadha anaa wax siin jirey kulahaa adeer shame on you taas ilahay ayaa sanka kaaga tolay haday sabool ka dhalatey iyo haday taajir ka dhalatey taas ogow oo gabdhaha ilahay u baqa subhanallah Daahir ma taageri jirin lkn ilahay hakaa abaal bariyo good job soo saar ragga dulmiga dumarka ka gala She’s so beautiful maasha allah

  • @MunaAbdinour-ed8up
    @MunaAbdinour-ed8up 4 місяці тому +11

    Reerkan waxbaa la dhexdhigay maba uusan imaden meshisu jogi lahaa ninka biilaya oo dhahaya wanku imaan amay quraansaar rabaan

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 місяці тому

      maxaa wxixiiba banaankaay yaaline weeso uma dhawrna , sirtii qyaks halkaasay taalaaaa ..

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 4 місяці тому +5

    Daahir awal qabyaalad iyo qudhun baad kashaqayn jirtay laakiin maanta shaqo fiican baad haysa ninkan iyo ninkasto gabadh Soomaaliyeed ku ciyaara isxaan yaan loo samayn

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 місяці тому +7

    HADUU NACAY MUU WALIDKED KU WAREJIYO 😢😢😢😢

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b 3 місяці тому

      Waxuu raba in waraaqda ay dalbato si aanu meher u siin malaha

  • @UbaxCalixaraf
    @UbaxCalixaraf 4 місяці тому +9

    Ninka waa lataagay hal habeen buu ku cararayaa😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AbdullahiMaow-k4z
      @AbdullahiMaow-k4z 3 місяці тому

      Hhhhhhhhhhhhhhhh....walaahi waa qoslay....baalaha oo kale ayuu u taagan yahay....

  • @farjanotvso
    @farjanotvso 4 місяці тому +21

    Gabadhan warkeeda wax badan ka qaldan

    • @Abuukarabdullahi-y8h
      @Abuukarabdullahi-y8h 4 місяці тому +7

      Qalad kama jiro lkn stress ayaa haayo gabadha maskiinta ah

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 3 місяці тому +3

      Ma ninkaad lajifo tahay qaladku mee maan aragno kkkkkkkkkkkkk

    • @Darmaan422
      @Darmaan422 3 місяці тому

      ​@@qaaliyusra7541
      Maxad kabadali kartaa hadey la jifo tahay orodoo wax u qabo naagta gaajo waye xoolo raadis waye iyo dibada raadis walagu fahmay wuu ugooyey 😀

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 місяці тому

      @@Abuukarabdullahi-y8h intaad aduunka ololisaan ayaad dhipane iska dhigtaan , istiratijyadaas laydinku fahamye

    • @Dalhaam.xasan123
      @Dalhaam.xasan123 3 місяці тому

      oo wll sowka isagii qirtay😢

  • @CALAFDOON-zl7jz
    @CALAFDOON-zl7jz 4 місяці тому +9

    Gaaaal weeyi kaaasi inanta saaas u galay aaamu wll

    • @fatiman2077
      @fatiman2077 4 місяці тому +5

      Qalad weeye inad tidhahdo waa gaal qof muslin ah gaal laguma sheego waa hadad diin taqano oo juhalo ahayn wx iiga kaa muuqato diinta inad Aqon

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa9396 4 місяці тому +11

    Gabadhu dhaqan ayey ubahan tahay

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 3 місяці тому +3

    Wallaahi ciilkan oo kale anigaa soo maray waliba anigoo Caruur u dhalay ,waan iska ooyi jiray ,lkn markaad da'yar aad tahay isma caawin kartid.
    Waan dareemi karaa ,gabadhan. Ee hala caawiyo.

  • @maydal6037
    @maydal6037 4 місяці тому +4

    ❤❤❤Maashallah ❤❤❤ maxkamadan way mahadsantahay ,ilaahay ha ku caawiyo inshallah odaygana iska fur inshallah

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 3 місяці тому

      Marixanka Jahiliin waaye gabar Qurux badan uu dhali karo Buu Qiyaneynaya blo ku dagty

  • @issackabdi5768
    @issackabdi5768 4 місяці тому +7

    this is gud work congratulations Dahir alasow

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 3 місяці тому +4

    Habeen keliya ayuu dhooday kolkaas buu iskaga tegay 😂😂😂 waa nin siil ka dhergay oo aan u baahnayn inuu dhabid sameeyo

  • @Mahamedabdi-i8g
    @Mahamedabdi-i8g 13 днів тому

    daahir hablaha soomaaliyeed u beer nuglow allaha hakula garab galee

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmar 4 місяці тому +9

    Khiyaamo ayaa lagu arkey hadalkeega waxbey qarinaysaa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 місяці тому

      wax badan baay qarinesaa weliba , qofkii caqli leh wuu fahmayaa

  • @mustekaafi4269
    @mustekaafi4269 3 місяці тому +1

    Waa idin salamy twamka
    Marakan dhagaystay waxan lutaliyanaa
    Gabadha yar ninkan ku ciyaaraya , ee heer doqonimo , io sbb lanaan Dhahaya
    2 blood ban gajaysinayaa , Gabadha , Hadad kafuri kartaan , kafura , ama HABADEED IO QABIILKEEDA KU XIDHA KANA FURA WAXAN neefka ah .
    Air baad ka helaysaan walaahiye

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr 4 місяці тому +13

    Qoftaan cadi mahan.. waxbadan aya udugan.. Allahu yaclm

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 місяці тому

      sxb mayla aragtay wax bay qarinesaa

  • @MohamudMohamed-cs7yz
    @MohamudMohamed-cs7yz 3 місяці тому +2

    Bowe Dahir ilahey ha kuxafido aamiin yarabi arin wanaagsan baad heysaa

  • @MahamedOsman-t3q
    @MahamedOsman-t3q 3 місяці тому +4

    M,a dahir ilahay hakubarakeyo max kamadada wn wataaa

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 місяці тому +9

    BISMILAAHI ANIGAA MJ AH O DEGAN PUNTLAND SHAQANKAAS MALIHIN
    YAAAB ILAYN DHUSA MAREB IYO DAD KALU LASO DHAQMAY😢😢
    HALAGA FURO WAAYO IYADO AN WAXBA UDHALIN KA OOHIYAY
    TEDA KALE RAGU HADUU GURKI 1AAD KAXUMADO OU WATO ILMO DHA1AN CELIN XAALKU WAA KA CARAR WALHY

  • @faarahismail3625
    @faarahismail3625 14 днів тому

    Dahir ale haku asturo ehawshas dhamay yey gari

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 місяці тому +9

    HADU CUDUR KUGU RIDIN AMA KU QALAN AYAAD NASIIB YELATEY

  • @marwohawaarab
    @marwohawaarab 3 місяці тому +2

    masha alah waye qurux badantahye waana gabad yar sory huno mcn

  • @Geeseycade12umacaaisha
    @Geeseycade12umacaaisha 3 місяці тому +1

    Taahir guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤

  • @nadiifokiin2662
    @nadiifokiin2662 3 місяці тому +3

    Qoftaanwaxbay qarinaysaa waxaasi sax ma ahan👈

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 3 місяці тому +4

    Jah alla saboolka ma laysku bahdilaa allow nimankaan lacagta ku fanaayo adaa u jeedo abayo allaah ku siiyo wax qayr qabo ku siiyo gabar geesi ayaa tahay alla maxaa gabar lagu tuntay xaqeeda team daahir kor ahaada daahir thnks

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 місяці тому +4

    Gabadhu denby maale qoftan Ninka qaaldan walaahi

  • @gudoonahmed3257
    @gudoonahmed3257 2 дні тому

    ❤❤❤❤ Alle ha idin sharfo waxan odhan karaa waxd tihiin ii hablood

  • @RunshegCabdi
    @RunshegCabdi 4 місяці тому +2

    Daahirow khayr allaha ku siiyo ..Gabdhaha soomaliyed ilaahow u gargaar

  • @nima3696
    @nima3696 2 місяці тому +1

    nin somali wa dangerous oo bahal ah .... daahir wa nin daahir ah masha allah wa 1 percentage of nin rag ah ....

  • @Abdirahmanguled-v9f
    @Abdirahmanguled-v9f 3 місяці тому +2

    maasha allah shaqo wacan ayaad haysaan

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 3 місяці тому +1

    2021 ilaa iyo hada 2024 intaas nin qabo oo aan Marna waxba uma imaado war waa cawaan markuu leeyahay waan edbaa ma cunug uu dhaley baa sheemaha 😢😢😢😢😢😢

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b 3 місяці тому +2

    Maxaad hooyada iyo aabaha u adi wayday markii aad aragtay in niinkan ku rabin Maxaa oday kuu bahdilay naa isku xishood oo waraaqda ka qaado odayga sharaftada social media in aad oday uga calaacasha wax fiican maaha naaya niinka iska fur hooyo iyo aabo aad

  • @yasminmohames1922
    @yasminmohames1922 3 місяці тому +1

    Cakku somali iyo qabil uuf rer abtiged wa ayo bay ku hayan dee somalinimo iyo islamnimo ku cawiya 😢😢

  • @najma649
    @najma649 4 місяці тому +11

    war gabdhoow guursada nin aad isla joogtaan iska daaya odayaashan waa yeelada ah

    • @dghmcc6110
      @dghmcc6110 3 місяці тому

      Marna dhaha iska daya nin yar o nin weyn guursada aar somaali mel lo raaco malahan mana laga dhaadhicin karo qof xun yaraan iyo weynaan malaha nin marki hore malab iska ka dhigay o cirka ku geeyay way gursanesa gabadh durufi hayso ilen wax u qarsoon ma ogaan karto anrintan waxa loga bad baadi kara guurka o an lagu degdegin gaar ahan gabdhaha maskaxda lo galiyay guurso ado yar hadi gumes ba noqonesa

  • @XiisMuxumed-zy7cp
    @XiisMuxumed-zy7cp 4 місяці тому +7

    Daahir calasaw geesi geesi dhalay
    Waa gabadh soomaliyeed ee u hiili
    ❤❤

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 4 місяці тому +7

    Nin naag qabo waaye ninkaas sida hadalka uyal hadii uyahay

  • @Midnimo9664
    @Midnimo9664 2 місяці тому +1

    Maxkamada kiiskaaan yeesan ku dagdagin , Qoftani furiin ma rabto ee shilimaad ayay rabtaa, ninkana anaa xalinteeda ku filay ayuu yiri Garsoore

  • @saafisaafi9359
    @saafisaafi9359 4 місяці тому +3

    Habar khimaheeda bu wax ka aqon isaga oo Aabe ah wanaga iyo aqliga wa lo dhasha illah ajar ha idinka siiyo tiim daahir calasow intena kale ma garanayo magacayadina iga rali noqda illah ha idin xafido hana idin dhowro

  • @imanshirwa7033
    @imanshirwa7033 15 днів тому

    Asc ilaahey haku dhowro sidaad hablaha yaryar ucaawineysid

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 4 місяці тому +5

    Ninkaas Majeerteen waa naceebeye gabadha Anigaa Majeerteen ah oo lacag u diraya ee xagee kala xiriiraa telephone keeda sooqora

    • @رحمه-ذ1ح
      @رحمه-ذ1ح 3 місяці тому +2

      Abti waxkasta oo aad aragto ha rumaysan 😂😂😂😂😂waxbaa arintaan ka khaldan 1 habeen naag looga cararayo waxbaa jira

    • @رحمه-ذ1ح
      @رحمه-ذ1ح 3 місяці тому +1

      Waykala hadlaysaa,$200 buu iisoodiri jiray iyo $400 bay leedahay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 місяці тому

      adigu magacii majerten baad ceebysey , saa fudeed kaas iyo gar hal qof laga dhageesto oo lagu go,aan qaato maahayn dhaqan MJ naga tag laxyahay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 місяці тому

      @@رحمه-ذ1ح sxb wax garad baad tahay adigoo kalaa badbaadi kara aduunkaan maanta

  • @AhmedMohamed-i7d
    @AhmedMohamed-i7d 3 місяці тому +3

    Gabadhaan ninkaan halaga dhiciyo ninkaan naag kale buu ku haystaa isla meesha xalku waxa weeye 5000 halooga qaado

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 місяці тому +5

    ODOGA DUMAR BADAN AYU DHAGREY WA KHAIN

  • @FatushBbe-vp6he
    @FatushBbe-vp6he 2 місяці тому +1

    Ninkaas hala sooxidho 😢😢sooriy

  • @TirelessTr
    @TirelessTr 3 місяці тому +1

    Daahir calasow..waan kuu hambalyeynayaa...howsha wanaagsan aad waddo...mzxkamadda..waan ka helay..lkn iska dhex yaaca ka daaya maxkamadda....dhageysiga guddoomiyaha..daahir

  • @dakanemohamed9445
    @dakanemohamed9445 3 місяці тому +4

    MANSHALLAH, Dahir May ALLAH Protect you from the evil eyes and may ALLAH Reward you Jannatul Firdowsa, Ameen, Ameen, Ameen

  • @AhmedCade164
    @AhmedCade164 3 місяці тому +6

    Ax sorry about that's crazy guy oday xun aa bahdiley Gabar HAWIYE AH gabadha anigaa guursanaaya 29 JIR BAAN AHAY WAANA karaameey naaya weliba Hawiye HG baan ahay

    • @zakiabdiaden8869
      @zakiabdiaden8869 3 місяці тому

      Waa gabar hawiye 😂😂 xawadle iyo hawiye maxa ka heysta 😂 xawadle hawiye miyu noqday

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 місяці тому +7

    WA CIIL IN DUMARKI CARURTA AHA SAN LO GALEY

  • @halimajama7814
    @halimajama7814 2 місяці тому +1

    Asc dahirow gabadha nin kaas meelka saar you meermerine

  • @C.kariimjamac-mi9jy
    @C.kariimjamac-mi9jy 11 днів тому

    Mansha alaah

  • @farjanotvso
    @farjanotvso 4 місяці тому +6

    Nin daarooda 20 kayer kuma guursanaya kulaha waa sax daroodka musuliyada gabadha ka gakarayaan inay qaadan halka HW ay 20 kayar ku guursadan ayago aan ka fakarin mas uuliyada gabadha. saasay ku kala duwan yihiin xaga xilkasnimada iyo dhaqashada dumarka

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah 4 місяці тому +1

      Marka aygaaraan 50 sano miyey masuuliyaddu kaguurtaa?
      Waxaan filayaa adigoon sheekada fahmin ayaad qoraalka soodhigtay.

  • @FaysalMaxamad-xc1zq
    @FaysalMaxamad-xc1zq 2 місяці тому +2

    nagtu waa bahal weye eninka waacuneysa

  • @RayaanAmmiin
    @RayaanAmmiin 2 місяці тому +2

    Weligaaba daahirow hada shaqo fiican qabatay.

  • @fadumaaxmed348
    @fadumaaxmed348 2 місяці тому +1

    Allah ha ugargaaro walaasheen

  • @SafaAhmed-vm8gi
    @SafaAhmed-vm8gi 3 місяці тому +2

    Ha fura gabadhaan meherkeedi iyo masruufkeedi iyo xaqay ku laheed oo idil iyo lacag macasalaamees ah iyo dhamaan hada laga qaado ha laga furo qalbiguu la dilay markay hadalkeedi markay u baahneed asgaa ordi jiray

  • @Maria28832
    @Maria28832 4 місяці тому +4

    WALAL DAHIR DAHAB ADUUNKA MAANTEY LA JOOGA DA DII WAA LA DIIDAY SIIBA KUWA AFRIKA JOOGA WAXA RUN DADA KA SHEEGA WAA DADKA QURBAHA KU DHASHAY OO DADOODA DIIWAAN GASHAN OO ISMA YAREYN KARAAN ALLAAH CIMRI DHEER BAA LA WEYDIISTA CIMRI GAABAN LAMA WEYDIISTO CIMRIGIINA RUNTA KA SHEEG WAA NIMCADA ALLAAH BAXSHE DA DA

  • @Fartundegan7011
    @Fartundegan7011 4 місяці тому +3

    Gabadha yar waan ka xumahay waxa ku dhacay laakiin mar 200 usd buu ii soo diraa hadana 400 usd buu I siinaayey maxaa qaldan

  • @DaadaLuis
    @DaadaLuis 2 місяці тому +1

    maasha Allah shaqo wacan

  • @ayaanmuhumed174
    @ayaanmuhumed174 3 місяці тому +4

    Gar allaytaqaana

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 2 місяці тому +1

    Anagu reer awdal xeerbaan leenahay arintan oo kale magteedaa laqaadilahaa waayo cidluu geeyey oo kagategey

  • @nucmanproductionfilms5813
    @nucmanproductionfilms5813 2 місяці тому +1

    M.a gabr yar karti leh nacas anfahmeynin Allah wax ogudaray.

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 3 місяці тому +2

    Subxaanalaah yaa cadiim

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 4 місяці тому +2

    Qofna ma jeclo in la qiyaamo, somaliya joog ama dibad joog. Marka waa in wiilasha qiyaamada joojiyaan ilaahay 4 wuukuu baneeyay laakiin waa inaad sheegtaa cadaaladna ku jidhaa, masruufna aad bixisaa labaduba siisaa si xaq ah. Haddaabo labo damacdo, marka gabdhihiii qurbaha waa lagu boodayaa yacni bil yacni ha shaqaysato waa xaaaraam caleyk.

  • @Shariifo24
    @Shariifo24 4 місяці тому +3

    daahir calasoow waa ciil tire ilaaheey haku xidiyo yaa rabbi

    • @faraxcali7761
      @faraxcali7761 4 місяці тому

      Xawad le hawiye miyaa

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan 3 місяці тому

      Cida ay yihiin maxaa kaa galay cudur qabiil ku haysa ​@@faraxcali7761

    • @keefseet223
      @keefseet223 3 місяці тому

      Haa waa hawiye​@@faraxcali7761

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 3 місяці тому

      @@faraxcali7761 xawaadle waa halkay beerlula kasooheedi beledwayn allahayow kadhig guri barwaaqa ah

  • @shamsoclahi3369
    @shamsoclahi3369 2 місяці тому +1

    Soo qor telkaada aniga nin wallka ah o yusuf samatalis ah

  • @xidigxiddigasheikh9120
    @xidigxiddigasheikh9120 Місяць тому

    Mashaallah dahir calasow guuuul wcn

  • @NajibNooriye
    @NajibNooriye 3 місяці тому +1

    Dee orada reerkiinii aad maxaad lacalaaacali nin aan kurabin maxaad kadaba ordi

  • @Jama123Hussei
    @Jama123Hussei 2 місяці тому +1

    Sc dahir gabadha ha noo furo

  • @foozia426
    @foozia426 4 місяці тому +4

    Anigaa reer sanweyne kasoo jeeda garta iga qeyb galiya 😂

  • @Mohamedabdallaxasan
    @Mohamedabdallaxasan 4 місяці тому +4

    Daahir Allah ku xafido

  • @johburale4991
    @johburale4991 2 місяці тому +1

    Dahir calasow shaqa fiican bu u haya gabdhaha daruufta haso

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp 4 місяці тому +7

    Walaahiwaa xanuun dahirow ilahay khayr ha kusiiyo

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 3 місяці тому +2

    Koodhiinta ma cabtaa?

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 4 місяці тому +3

    Subxanaallah raago Allah kaa baqa 😢

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 3 місяці тому +2

    Ceeb tan ka wayn ma arakin ninka aad ka dacwoynoysid ma daahir aya dhalay mise adiga aya daahir ku dhalay caqli xumo, waaba sii dhirantahy wajigaga ayaba lasii hor imaday kan ku qabay waxa uu kaga tagy ayaba ka muqata caqli yaridada

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 місяці тому +1

    GABADHA ILKAHEEDA MAXA HELAY, WAXAAD MOODA INJAAFKUA BADALEEN.

  • @qaalimohamed702
    @qaalimohamed702 3 місяці тому

    Asc dahir gabadha ninka meel ka saar cabdi yusuf waa landhere anagaa bareyne ii soo dir nambarkeda waxaas dhaqan islaan ma aha

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 4 місяці тому +5

    War gabadhan igu soxira aniga hadii lafuro aniga uimanaye

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 3 місяці тому

      Oo adi ma meelahaan baa ka qaraabataaa??😂😂😂

    • @abdullahimohamed3066
      @abdullahimohamed3066 3 місяці тому

      @@ftshmh4761 kaftan unbay ahayd

  • @mouminaaden1005
    @mouminaaden1005 3 місяці тому +2

    Ðaĥir calasow Allah ha gu barageyo amiin ❤

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 3 місяці тому +1

    War waxan inan gumeedka ah ee bakhtiga ah gabadha ka fura oo lacagteedana uga qaada! Kulahaa NAAGTU HA GAAJOOTO! waxaas qof nasab ahi kuma hadlo saqajaan uun baa sidaa u fekera

  • @abdinaimainab
    @abdinaimainab 2 місяці тому

    Waxas maxkad maaha waxay rabta markhati iyo dhaar

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt 3 місяці тому +1

    Baal sidan u eegtahay nin xuun Qiimeheda garanen

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 4 місяці тому +3

    Good job 👍 daahir alasow

  • @Shariifo24
    @Shariifo24 4 місяці тому +3

    jah daahir alle hanoo kaa daayo yaa allaah

  • @ayaanitcabdiayaandagan4486
    @ayaanitcabdiayaandagan4486 2 місяці тому +1

    Wlhi waa caruur midaan walib maskiin😂😊

  • @mkenyaraage7917
    @mkenyaraage7917 3 місяці тому

    Xaaji daahir sxb Gabdho eey haleeyen rag reer dibedda ah ayaan haynaa sxb Nairobi ayaan jooga wixi looga baahdo iso war geli raggaan reer galbeedka ahna alle haka jaaben dumar badan oo eey suxun u galeen ayaan jidhah

  • @mohamedfarah3030
    @mohamedfarah3030 3 місяці тому

    Ascwr. Dahir Calasow salaan Anigo 82 jir ah oo KA dhashay MJ aad ayan uga xumahay dhaqan kumada gabadha uu kula dhaqmay. Camalka maxkama ajar ayaad ka heli aduun iyo aakhiraba.
    ALLAh ha ku xafido.

  • @XasanBiit-f5d
    @XasanBiit-f5d Місяць тому

    Dahir waxan jclhy soy soy fadlan iradi Suldan wa codsi

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa5114 3 місяці тому +2

    Daahiroow wallaal aniga waxaan ahay nin xawaadlle ah oo nairobi jooga gabadhaana waa gabadh ninkaasi uu qiyaameeyey xabsi gurina uu galiyey ee waxa meesha ka jira daahiroow xawadle aad u badan oo ganacsato iyo dad kale ah baa degan citaa lafta aay gabadhaan ka dhalatay ee xabdi yuusuf oo ganacsato ah baa degan islii nairobi ee daahir anaga gabadheena oo sidaan u da'yar oo hadana ayadoo xawaadle aad u badan joogo nairobi inuu ninkaan sidaan u rafaadiyo wallaahi wax sovonaayo ma ahan ee daahir gabadhan u soo gudbi xawaadlaha ganacsatada ah iyo gudiga xawaadlle ee uu nabadoonka ka yahay sheekh abuukar oo ah gudoomiye ku xigeenka masjidka 6 ka ee islii mida kale daahir doqonka inan gumeedka ah ma wuxuu mooday in gabar xawaadle ah oo xawaadle u dhalatay inuu u maleeyo inuu baahi ku dili karo daahir gabadha noo soo gudbi oo aniga ila soo hadal ninkaas gabadhii uu qabay inuu baahi ku dilo ku goodinaya maba ku xirno oo naag uma ahan saacadaan ee daahir wallaal gabadha adaa hada la hadlayee anagana nagu soo sin hadaad nin wallaal ah aad tahay gabadhaan telefankeeda inta noogu soo dir walaaloow macaanoow ama adaa gabadhii anaga hada nambar kama haaynee adigaa walaalkii ugu horeeyey ee gabadha ku sok baxa ahee gabadha ninka furiinkeeda uga qaad kaasi nin rag ah oo naag istaahilo ma ahee tan kale daahir gabadha anagoo xawaadlle ah oo nairobi islii la joognaa diyaar u ah inaan abnigeeda sugnee ninkaasna duqsi korkeeda saaran kama eryi karo walaahi gabadhana rag beey la dhalatay ood adiga daahir ah ugu horeeyso xawaadle weeynene weey ja dhalatay anagaana wax alle wuxuu u geeystay iyo hadalka uu adiga hada kuu soo shegay inuu baahi ku ganaaxayo ah waa nooc creminalka ka mid ah ninkaasna markuu intaas ku hadlay beey gabadhaasi ka furantay ee adiga abtigeey daahiroow gabadha anagaa hada raadsanewyno oo ka soo wadeeyno meesheey joogtee adiga nambarkeeda halkaan noo soo dhig ama xitaa ayada intaad nogu sheeg anigana commentiskeeygii hore baaban ugu sheegay meeshaasna dhaqan iyo guur iyo masuuliyad kama muuqato ninkaasna wuxuuba ceebeyey dhaqanka ragga soomaaliyeed wuxuuna meel.uga dhacay diinta islaamka wqayo ninka haduu xaaskiisa waxeey ku noolaan laheeyd yiraahdo ma siinayo si aay u gaajooto meeshaas beey uga furmeeysaa ee markaan soo wadano gabadheena ninkaasi haduu nin rag ah yahay ha soo daba galo tan kalena waaabnan xireeynaa waayo gabadha wuu silciyey nolosheedana halis buu galiyey si deg deg ahna socialka ayaan arintan ula wadageynaa ilaa aan jail geeynana kamaba hareyno xuquuwda haweenka iyo sharviyada ka yaalo buu ninkaan ku xad gudbay hadana report baan degdeg uga geeyneeynaa laamaha amniga iyo kuwa xuquuqda ee kenya / wscww / abtigey daahir cabdulle callasoow abti waan ku salaamayaa adigaanan akhbaar deg deg ah iyo telefanka gabahanba kaa sugeeynaa abti macaane kheeyr allaha ku siiyee / wscww .

    • @M.SOMALI431
      @M.SOMALI431  3 місяці тому

      Hye indr wan ku so dirayaaa numberkeeeda besha xawaaadle cidiii isli ka joogta ku xidh caaawiya gabdha

    • @abaadirjecliyaa5114
      @abaadirjecliyaa5114 3 місяці тому +1

      Haye wll agu so xir kheyr allaha ku siiyee

    • @abaadirjecliyaa5114
      @abaadirjecliyaa5114 3 місяці тому +1

      Haye wall insha allah ee nagu soo xira gabadha

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 2 місяці тому

      Intay idin bar barin lahayd Mediyaha ha u xaliyo. Daahir shaqaala iga dhigo anoo ah .....

  • @CabdiraxmanNuur-rr5iz
    @CabdiraxmanNuur-rr5iz 3 місяці тому +1

    daahir ha shaqo fican baahaysaa halaa kawad

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 2 місяці тому

    Daahir madaxweyne aan udoorano dumaroow raga hanaga celshee