"lacag la'aan wa la noolaan kara laakiin sharaf la'aan lama noolaan karo" Ilaahay sharaftiinuu rabaa ee muxran kaxaysta markad niman balan la leedihiin. Nimankan gabdhaha yaryar u kiraystay guryaha wa in ummada laga qabto lana ceebeeyo..wasakhda MashAllah Filsan Allaha ku barakeyo adeer
Subxaanallah waa arin laga xumaado wlhi gabdhaha soomaaliyeed dhibaa haysta meelwalba nin dowlad ku jira oo xoolo xaaraana iyo laaluuush cuna sino ka dhowrsan mayo gabdhaha somaaliyeedna baahidaa looga faaiidaystaa
Dadka wey ila yaaban marka dhaho “in kasta oo shaqo laan ahay 3sano iyo bar qofkasta ma Oran kari shaqo an rabaa wayo waxan cml ka baqaa.” Rabbiyow adaa Al-Razzaq eh na irzaaq
Edeb darrada ugu wayn in hawenay tagto guri nin aan qabin ama muxrim uvahayn. Habluhu akhlaaqda in la baro weeye kuwa aan aqoon dhexgalka nin aan qabin. Habluhu hilib weeye qof kasta oo aan Allah ka cabsanayn oo xaaraami ahi rabo inu cuno.
Gabdho waa idin baryaa nin aan ku qabin ama wallallkakaga aheen guri ha ugu tegina please hadan laga marmeer gurigiina ama meelaaha dadka badan joogan kula hadla please stop nin gurigisa aad ugu tegayasn
Gabdhaha dhib badan aya lagu haya wan ognahay walal waxan hada ka hor la hadlay gabar Kenya school ku dhamesay o xamar shaqo u dontay kadib waxa lagu dhahay hada shaqo rabto aniga khasab kugu guursado walal gabdhaha waxa lagu haya harassment badan Marka please gabdhaha cawin walal melkasta o ay jogan ajar badan aya heli donta INSHALLAH thanks walal khayr badan INSHALLAH
Inan gumeed kolley haddii u xaaraami yahay in u Ina aderti wax ka dayo waa ceeb wayn. Xamar waa jiq ee maxa u geeyey gabadha qoyskisa ah? يخرب بيت ابوه
War naagtaan ninka wey la seexatay anaga ayee naga gadeysaa qof fiican bey uska dhigeysaa maxaa u geeyay nin guri kaligiis joogo hadeysan shuubo ahayn..
Guri inaa ugu tagtaa khalada guuleyso sister shaqo fiicana alle Haku siiyo aaamiin
"lacag la'aan wa la noolaan kara laakiin sharaf la'aan lama noolaan karo" Ilaahay sharaftiinuu rabaa ee muxran kaxaysta markad niman balan la leedihiin. Nimankan gabdhaha yaryar u kiraystay guryaha wa in ummada laga qabto lana ceebeeyo..wasakhda
MashAllah Filsan Allaha ku barakeyo adeer
Maansha allah Tabaarakallaah 99 qof oo rag iyo dumar ah ayay katahay kaligeed macnaha boqolkii qof bay inantani kudhex jirtaa waa qofka qudhee boqol qof udhiganta Alle haku guuleey aakhiro iyo adduunbba
maasha allah waa qof iimaaleh qayr allaha kusiiyo abayo waxad kumahad San tahaysida aaugaratay madaaba uuyahay qof xun iskaga ilaalisay ceetiisa inaad faafiso waad kumahad santana garashadaada guulayso abaayo
Maasha Allaah waa gabar aqli badan Alle ayaxfiday Allaah ku mahad ka badbadiyey habar qabaha
Subxaanallah waa arin laga xumaado wlhi gabdhaha soomaaliyeed dhibaa haysta meelwalba nin dowlad ku jira oo xoolo xaaraana iyo laaluuush cuna sino ka dhowrsan mayo gabdhaha somaaliyeedna baahidaa looga faaiidaystaa
Waa gabar iimaan leh mashaa allah waad heli shaqo fiican inshaa aallah waadna lheyreysaa tan waa aduun aduun adkeyso indhaa allah
Waad kheyreysaa
Gabadhan waa gabar indhergarad❤❤❤❤❤ Illahi Haa ilaliyoo🎉
Aankusalino nabigeena scw
Mashaa allah walaashay alle ha ku dhawro waad guulaysan inshallah.
Masha Allah walaashay qaalli laakiin sheekh wasakha qalbigga madow
War niyahaw gabadas ,Allah hakuxafitha,,Allah maqathinayaa,sabar deeh
من ستر مسلما ستره الله
Asc.
Gabadha allaha xafido, muraadkeedana allaha weyn haka faalo qaado. Asamiin.
Weriyaha waxaan leeyahay.
Suaalo macquul ah weeydii.
Wareeysigaagu ma hùfna.!
Ilaahay haku sharfo abaayo waan aaminsanahay in ay waxaas jiraan
Fadlan ilaahey kabaqa waxyaabaha xunxin faafinina
Dadka wey ila yaaban marka dhaho “in kasta oo shaqo laan ahay 3sano iyo bar qofkasta ma Oran kari shaqo an rabaa wayo waxan cml ka baqaa.” Rabbiyow adaa Al-Razzaq eh na irzaaq
Degree mahaysataa sister
Illahay ha kusiiyo wax ka khair badan adiga iyo dhamman gabdhaha Somaliyeed.
Dadka aaminsan qabiil in aw wax taru kuqoos qaata arinkan gabadhan walashen kudhacday
Wallaahi waageesiyad gabdho badannah weeyku dhacday Allah habadbaadsho😢
masha allaah waa gabadh waalidkiid si fican ubarbariyey
mashaallah sharaf la,aan lama noolaan karo 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Asc wallaalahayga waagi hore waxa xun afka gabadha muslimada ah waa ka xishoon jirtay laakin hadda waa wax lala yaabo in wax kasta lagu hadlo welibana kilib layska duubo Allaah aan ka cabsano wixii aan aragno yaana faafinin waayo xumaanta wallaalka waa la qariya
Ma qof iimaan leh ayaa tahy alaha ku xafido walaal
Aaamiin wll
Allaha na dhowro wll
Waa sbbta mar walba gabdhaha somaliyed duruufta looga faa iidaysto
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin abayo waxad tahay geesiyad da yar you are good girl
Waa ubadanyihiin nimanka somaliyeed iyar oo khayr Alle siiyay mahane
من ترك شيئا لله عوضه الله خيرا منه
Walaaley alle wax kaherbadan ayukusinaya
Edeb darrada ugu wayn in hawenay tagto guri nin aan qabin ama muxrim uvahayn.
Habluhu akhlaaqda in la baro weeye kuwa aan aqoon dhexgalka nin aan qabin.
Habluhu hilib weeye qof kasta oo aan Allah ka cabsanayn oo xaaraami ahi rabo inu cuno.
Illahay ha ku xafido. Ha ku dhowro. Waxaad tahay gabadh dhowrsoon. Dhibaatadu waa qabiilka qabiilka
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Dayuus ayuu ahaa kaas wlhi hadaan aqoon lahaa waa dililahaa inkastoo aan ka fogahay oo Kampala joogo wlshy alle shaqo fiican hakusiiyo gabar sharaf iyo karti leh ayaa thy alle Haku sharfo oo Haku xifdiyo
Gabdhaha somaliyeed hade ka naxeeyso niinka ha u sheegto magaciisa ya liska iilaalina niine qari neysa naagtan waxa umaleyna ine been abuur waato 🤔
Waa cibaaro aduun
من سترمسلما ستره الله
Kaas ceebtiisa Alle ma asturin maxaa loo asturaa gabadha daruufta uga faa'ideysanayaa
Kaa allh hasooqabto
Ha iska jiraan/ilaaliyaan hablaha soomaaliyeed saqajaamiinta xilalka loo dhiibto.
muusugto guur xalaal ah buu ku heli lahaa
Masha allah
Hablaha soomaaliyeed waxaan kula takin inay is ilaaaliyaan oo nimanka xun kadigtoonaadaan ninkastoo aad taqaan ha aaminina oo habeenkii hasoconina
Sidee dal ku yeelanayna marka
Masuukitaddii dad XAARAAMIYIIN AH joogaan ama haystan?
Gabdho waa idin baryaa nin aan ku qabin ama wallallkakaga aheen guri ha ugu tegina please hadan laga marmeer gurigiina ama meelaaha dadka badan joogan kula hadla please stop nin gurigisa aad ugu tegayasn
You have to name him and shame him
Waa run wlhi nin waa warabe dhar xidhan midka dacada ee mustaqbalka raba gurigyga igu imo kuma dhahayo wlhi
Somali cidi kamay war haynin dad dhintay weeye damiir malaha dumarka raga guryahoda ayay ugu tagayan
Allahayow calaama ka so saar kuwa rabo in aay gabdhaha mustaqbalkooda ku ciyaaran.
Gabdhaha dhib badan aya lagu haya wan ognahay walal waxan hada ka hor la hadlay gabar Kenya school ku dhamesay o xamar shaqo u dontay kadib waxa lagu dhahay hada shaqo rabto aniga khasab kugu guursado walal gabdhaha waxa lagu haya harassment badan Marka please gabdhaha cawin walal melkasta o ay jogan ajar badan aya heli donta INSHALLAH thanks walal khayr badan INSHALLAH
𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝗾𝗮𝘀𝗵𝗮𝗬 𝗠𝗮𝗰𝗺𝘂𝘀 𝗜𝗼 𝗚𝗔𝗥𝗔𝗡 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜.😂😂
sheekadaas ah shaqa wasma kubadalo aduunka dhan by kajirta
Waxa dowlada ku jiro 78 %waa zaniyiin Allah hanaga bad baadiyo
Nin Macawis qabah qol ugu gal 😮 Adigaa gar daraan
❤❤❤
Awooda alle ayaa iska leh nimanka xilka haya alle ka ka bakha shaqo don yan sidan la yeelin
Inta wiilkaan in uu ridhwan isaack copy Ila aragtey like iigu muuji 😂😂😂😂😂😂
Marka hore nin kaligii guri jooga waliba qolka hurdada sababta ayay ugutagaysaa waamsxay
Nin Macawis qabah qol ugu gal 😮😮😮
Subxanallah
Gabdhuhu hays ilaliyaan waraabayow ayaa jira
Dulli bilaa dhaqana
Ma xishoto iimanla
Waxay umadan hurdeeysaaaan😅
😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔
Waa imaan laawe eyga aan eyga kale jirin
Adiga qofka markuu hadlayo ka daa hadalda iyo suaalaha maala yacniha ah
Waa run sharaf daro weenaa aduun iyo aakharo. Wx wngsn ayaad samaysen wlshy😢
Waxaan umalaynayaa qisadan waa qiso la alifay oo gabadha iyo wiilka ay sameeyeen
Qoftan kalsooni fiican baa ku jirta
Subhanallaah allaahu akbar. Alhamdulilaah sister alle ayaa kaa badbaadiyey sheydhaankaas.
Balse waxay ilatahay inaad dacwaysid oo policka moqdisho usheegtid .si ay abaalkiis umariyaan.waayo ???adigaacgabadh adag ah siiba xaga diinta.gabdho kale oo masaakiin ah ayuu sidaa kusamayndoonaa
Magacisa maxey usheegi wayesey si loo cebeyo ninkasi dayuska ah kas oo kale lama qariyo wala ka shifaa
Eyga gabar ma dhalin gabadhiisaa lagu sameynayaa doonfaarka
War waxaan waxba kamajiraan
Nikaas hadi an ahani laha ugu yaran gur an ka dalbi laha shaqadhana wan geyni laha hadiya dhid ama ohalatid gurkeygi
Badanaa gabdhaha duruufaha ayaa looga faaidaystaa
Ninkaan gabdha iyo habraha ku xujeeynaayo waan idin fuulaa kkkkkkkk qabiilka shaqada weey ka'ceeyrin karaan.
🎉🎉🎉🎉🎉
Gabdhahu wa deman lama rabo inay baxdho shaqa radhiso nin aya la rabo shaqo radhio
xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq iyo marxuunku ma og yihiin waxaan😅😅
Kiin nuur jawaabtaadu sadax sano iyo bar kahor ayeeydhacday xasan sheekhna madaxweeyne ma'eheeyn farmaajo ayaa madaxweeyne ahaay saqajaanka waxaadtahay ciilqabto xasan sheekh waligaa magaareeysid ismarji sakiinliq halaag hakudhoco wixii hawiye neceb cirka iskasoodaldala
subxaana llaah dalkaa miyaa hagaag laga sugayaa
Gabadhaan hadday qof dhowrsan tahay maxay ceeb ufaafinaysaa qofka waxay rabtaa inay kutoojar garayso. Beenteed weeye halawaydiiyo maninkii kuu gu horeeyay baa oo kudamca. Beenlay aan xishoonayn weeye mana qabo inay masaajid mudikarto.
See Ku ogaatey ineey been sheegeyso walaal
Inan gumeed kolley haddii u xaaraami yahay in u Ina aderti wax ka dayo waa ceeb wayn.
Xamar waa jiq ee maxa u geeyey gabadha qoyskisa ah?
يخرب بيت ابوه
Iisoo dhoweya😅😅😅
Xita gur ayu u badhigani laha
zax xaqq
Hadday dayacan tahay,ooy nin kale la cidlaysatay.
Dhaqan xumada dadka ha u soo
Gudbin iyo qashinka
Waxas ayaa xildhibaan laga dhiganayaa waa waxa maalinkasta loo laynayo cuqubo idinku dhacdey
😂😂😂😂😂😂
Nag mu qabi
Ale kacabso walal xasuuso aakharo ama manto kafranto luga giliyo wexii laqarin jiri aya banaanka lakeena gaba alle kacabso
War naagtaan ninka wey la seexatay anaga ayee naga gadeysaa qof fiican bey uska dhigeysaa maxaa u geeyay nin guri kaligiis joogo hadeysan shuubo ahayn..
Haku danbabin wll goob joog waxadan uaheyn daacad bay aheyd mayna ka fileyn waxas inuu la imanayo
Gabadhaan dabaasha 'ah oo aan aqoonin xuquuqdeeda waxa kale oo eey sameyn kartey inteey ka'duubto hadaladiisa naaru'jahanamada'ah oo eey u dirto labo meel oo kale ayey dhihi'kartey sidaas ayaa itiri waan kaa duubey labo qofne waan u direy familka ayaan isku keenaa oo dhageeysiinaa naarul jahanimadaan aad ku'hadashey ama hada shaqada qasab igu'gee kadib markaan shaqada bilaabo oo dhowrsano ka'shaqeeyo ayaan tirtiraa cajalkaan kkkkkkkk.
Adigoon duubin xataa familka ayaad isku'keeni kartaa kadib dhaar ayuu dhaaranaa in uusan waxaas gabadha kudhihin.
Kadib dhaarta weey qabanee cuduro badan in eey kudhacaan ayaa laga'yaabaa oo uu saxariir u dhinto.
Don’t bring this nonsense! 🛑 please.
❤❤❤
Qoftan kalsooni fiican baa ku jirta