Weli waxaa jiro su'aalo badan oo asxaabta ay soo direen aanan kasoo jawaabin sababtoo ah su'aalaha oo badan iyo muuqaalka in aan oo gaabiyo in aan doonayo waxaad su'aalaha kusoo dirsan kartaa haddii instagram aad isticmaasho instagram.com/abdirashid_ahmed_sheikh/
Asc walal magacegu wa fadumo waxaaan qaba su ala ha tariiqada Somalida maeeqa saana yayey jiirta o meqasanakahor aya laqaraye igajahilbixi walal mahadasanid
Magacaygu waa Maxamed-Siciid Maxamuud, suaashaydu waxa ay tahay: Haddii dalka China uu sheeganayo dalka Taiwan, Taiwan na isu taqaano inay tahay dal ka madaxbanaan China, maxaa quwada China ka hortaagan inay xoog ku muquuniso Taiwan oo qabsato? Yaa qaata cashuurta diyaaradaha maraya hawada Taiwan? Ma China ayaa qaata mise Taiwan? Sababtana noo raaci? Mahadsanid
Magacaygu waa Ibrahim Mohamed (ibo) waxan ku waydiin hal sual adoo mahadsan majiraa Isku day ama samayn wax Nadiifiya (Filter) hawada sare si looga hortago dikhilowga hawada ee dhibaadada inagu haysa Mahadsanid????????
Asc Magaceygu Wa Salman Suaal ayaan Qaba Waxana Raba inan ogaado Dayax Gacmeed Ma wax Mudo Sanooyin Hawada ku jirayaa mise waa La adiraa kadibna waalaga Samraa marki uu Fariimo so Gudbiyo?
Azc mgcaygu waa c/samed su'aashaydu wxaytahy Waxan fahanay in la aadi karo cirka iyo hawda sare Lkn wxd naga jaahil saartaa marka la aado dhinacyada koonkan aan ku noolnahay mxaa lala kulmayaaa
Magacaygu waa Maxamed Saleebaan (foornoh) su'aasha koowaad ee aan ku weydiinayo Nukliyeerka yaa sameeyay ? Maxay tahay formula ay ka samaysan tahay nukliyeerku ?? Su'aashaada labaad Waaaxay DNA sirta ku duugan Malakuyuul kaasi ?? Mahadsanid
Saaxiib waxa aan kugula talinaya in aad ka jawaabto waxa aad aqoon u leedahay. Suaasha ah Asalka Soomaalida, si kugu ceeb ah ayaad uga jawaabtay. Eratariyaanka, Oromada iyo kuwa kale ee aad xustayba waa qoomiyado ila mid ah, iska ba dhaafe Raadraaca taariikha aan anigu ka hor jiray.
Weli waxaa jiro su'aalo badan oo asxaabta ay soo direen aanan kasoo jawaabin sababtoo ah su'aalaha oo badan iyo muuqaalka in aan oo gaabiyo in aan doonayo waxaad su'aalaha kusoo dirsan kartaa haddii instagram aad isticmaasho instagram.com/abdirashid_ahmed_sheikh/
Asc wll kaliya waxa aad ishegta gorta an suashyda so qori karo wan dalay san uso qorsyey
My name cabdi wahaab tuzbax
Su'aalaha goorme nooga soo jawaabe
@allu axmed lyrics ⁰y
Asc magacaygu waa khaalid suaashaydu waxay tahay maxaa loo baneeyay in dadka la adoonsado maxaytahaysa xikmada kujirta
Waxaan rajaynayaa inaad su aashayda iiga soo jawaabto waad mahadsantahay ustaad.
Waa malinti igu horesay wll liketa haila dhaafin somalinomo darteed lacag ma ehe 🥰❤👏
Inta ilaahey awoodisa aminsan ...like
anaa ugu horeeyo hadad somali thy like iisaara
War bal nabiga scw ku saliya
NB: Muhiim ma ahan inaad soo qorto
Scw
Scw
Scw acw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw
Scw Scw scw
Horumarkaagu waa horumarka somalida alle cimriga hakuu dheereyo wllky
Waan ku salaamay zxp cabdi rashiid ,,wadamada ay ku badan yihiin dadkan filimaanta jila iyo wadamada u ololeeya
Qofkii subscribe isaara ilaahow awlaad baari ah sii
♥♥
knowledgeable person wlahi zxb hore u soco Viva annaga production 🥰
Subxaanallaah illaahay awoodisu badana masha allaah wll cilmigaagu allaah hakuu barakeeyo aamiin
Wax iya masoo hormaren ee like sar🤣🤗🤗🤗🙈
Daruuraha ilaahay baa sameeyay asgaana yaqaan wuxuu kusameeyay ee haku dambaabin
Sxb sheekooyinkaaga waa the very sweet in ta il a qabta
Taasi ma aaminsani awooda Allah ayn aaminsanhy in Allah ayaa maamulo cirka iyo dhulka
Shukran wall
Waa maxay maalkashi wll iyo faidada shiidalka
Cabdirashiid sheikh teacher aqoonyahaana forward ever teacher✌
Wad mahadsan tahy ustad
Wan kutaageeraa wllky mhdsnid hore usoco
Asc walaal waxaan kuwey dinayaa maxaa laga fa iidaa filimada xun dawashdooda maxeysa dhib ah kujira waxaan rajey nayaa inaa iga jaahil bixiso
😂single ka ku sigay sada.wahay ka faidan wahay samen lahyen marka single ka baxan🤓
thanks bro🥰
Assalamu calaykum magacaygu waa Cabdiqani shabbac waxaan joogaa Hargeisa Somaliland su'aashaydu waa soodaha sida loo sameeyo iyo wadamada sameeya.
Macaygu waa ABDIMAJID mohamed waxaan joogaa lascaanood suaashaydu waxa weeye xagee ay ku dambeeyay dhagixii laga baqayay 1/4/2020
Asc su al ayn qaba wlal
Mxa keena kabuub yada ama inu jirka qeyb kamida ay ku maaseyso
Sida lugaha iyo gacmaha o kle
Suaashaydii waxay ahayd mid muhiim ah markasta waan kaa sugaya wll
Su'aaalo kale waan ubahanan leheen
Mahadsanid
Waan kutaageeraa itaageer sabiskaraab mahadsanid
Asc magacegu wa yasin dhocey sual ma jira wadan an laga aqonin diinta islamka hadu jiro wa wadankee mahadsanid
Walal malaka u xilsaaran roobka ma'ahan israafiil ee waa miikaa'iil
Mahadsanid sxb
Asc walal magacegu wa fadumo waxaaan qaba su ala ha tariiqada Somalida maeeqa saana yayey jiirta o meqasanakahor aya laqaraye igajahilbixi walal mahadasanid
Wllo wxn kumlynya ind professor thy ama mel wyn ad wx kdhigta hdann khldanyn ❤️
Keep going
Azxaabey ILAAHEY dartii Sbescribe iigu saarchannelkan 💗💗
Waxa tahay qof bulshada wax ween u haya qofka bili adamka o muslimka waxa ugu qalisan waxa ugu wanagsan sinada in liska dayo
Wll su aalyaan wataa waxaana rajeenayaa inaad igaagasoo jawaabidoontid waamaxay dhibaatada ee leedahay kaamirad ?
Asc asxaabta dhamantiin hbn wngsn plz subscribe ii saar thank 🙏🤩 😘
Adna iso saar ku saare wllo
Mashallah allaha ku xifdiyo wll shaqaqo fcn ayaad inoo haysaaye halkaa kasii wad horumar wacan ayaan adigana kuu rajeynayaa
Tnx bro u are our legend
M.a cilmiga alle hakuu siyaadiyo wllkey
Manshlha geesigeena hore u zocoh
Filimaanta xun xun malaga yaabaa inay wadankeena saameeyan sidi dhaqanku isu badalay iyo wadankeena ay cid waliba iska timaado iyo sida social media loo jecelyay malaga yaaba inay raad kuyeelato mahadsanid
My name cabdi wahaab tuzbax ok pro
Cabdirashiidow wll adiga xagee joogtaa
Keep giong anaga
Walaal waxaan suaal kaa waydiin lahaa somaliya waxa la yiraa waa dal qani ah, hadaba ogaalkaaga somaliya maxaa macdan ku jirta oo la hubaa.. Mahadsanid... Mustafe cali shimbir. Hargaysa
Wll annaga productions xgee joogta plZ izo jawaap ado mahadsan 🙏
Turkiga
Thanks 🙏
Acs magacaygu wa handa Abdi waxan inbadan iswaydinayey su'sha waxa loo yaqan elyaniska ama suxuunta samada duusha halkay dad badan qaban inay jirto umad inaga qarson oosamada kuqarson qarkalena beeniyeen fadlan arinka maxa kajira igaso jahlisaar mahadsanid??????????!!!
Wll waligay like laima saarin
Iisaar 👍
Keep going pro wlhi 🙏🙏🙏🙏
Xagee su aalaha lagaso waydin kara plz ?
Magacaygu waa Maxamed-Siciid Maxamuud, suaashaydu waxa ay tahay:
Haddii dalka China uu sheeganayo dalka Taiwan,
Taiwan na isu taqaano inay tahay dal ka madaxbanaan China, maxaa quwada China ka hortaagan inay xoog ku muquuniso Taiwan oo qabsato?
Yaa qaata cashuurta diyaaradaha maraya hawada Taiwan? Ma China ayaa qaata mise Taiwan? Sababtana noo raaci?
Mahadsanid
War nio suashad rabto lee miyad kajiwawi kartaa kuwa kale makudhibaan
Walaalkeyga mar walbo waan kula yaabi jiray dhihida ereryga 'R' waxaan us dhihi jiray ma iska dhigdhigooya. Lakin waan aqoonsaday inaad ku dhalatay
Sxb xayay siinda badan naga daa 3 ilaa afar xayaaysiin aya kujira
Magacaygu waa Ibrahim Mohamed (ibo) waxan ku waydiin hal sual adoo mahadsan majiraa Isku day ama samayn wax Nadiifiya (Filter) hawada sare si looga hortago dikhilowga hawada ee dhibaadada inagu haysa Mahadsanid????????
Waa barnamij xisihiisa wato
ALLE HAKU DHAWRO AQONYAHAN
Marka hore wan ku salaamay sxb su.aashayda maxaa loo yasa qabiilka la haybe sooco waayo
Cagjar iyi maadey illahay ha ka qabto Somali galbeed
Asc Magaceygu Wa Salman Suaal ayaan Qaba Waxana Raba inan ogaado Dayax Gacmeed Ma wax Mudo Sanooyin Hawada ku jirayaa mise waa La adiraa kadibna waalaga Samraa marki uu Fariimo so Gudbiyo?
Mahad senid wll
Waa kumad santahy sidaa wax noo barayso noogu dadaasho
Waana kuu ducaynay
Asc magacaygu wa xamse maxamed su'asha aan ku waytinayo wa cayaarta loo yaqaano ouija wax ka yar sharax mahadsand🤝
26k Views aya dawatay
Lkn 2k aya like sartay waxa laga xumado war ninka Like ta u kal ki ciya 🎆
Somalidan like dad la siyo mawada yaqanan
waan kusalaam walakey horey usoco
Thanks 👍
Qofka mar walbo matago kasuhadal plz sxb mohimbey eetahay
Run ahaantii waa arin layaab leh
Asc magaceygu waa ismacil abuukar waxaan ku weydiinayaa daruuraha halkey ka yimaadaan ustaad
Walaal magaceygu salaad ali waxaa rabaa in sheegto dadka marki bilaadanka ay baahi qabato maxay ugu adkeysa waayaan
Second keep going annga pro
Keep going boro
Malaga roopka waa Miikaa,iil wllo🙏
Wll iisheeg su'shaan khorey kuweediiyay waaye birta maxaa laga sameeyaa maxayna ka sameeyn jireen dadkii hore sida nabi da'uud m.BR
@ANNAGA PRODUCTIONS waxan qawa su'aal ah waxa guri wada jogna dhalin yaro midken aya cunada jecel wana midka nogu catesan dhamaten.
Madama uu nogubcunis badan muxu u noqon waye kan nogu cayilan inoo bayani sababta science ahan
I like you 🥰💯💯💯💫❤
Keep going brother
Walakay waxan Ka rabah in aad iga jaahil bixiso dhulku halkuu Ku dhamaado wll wan Ku baryayah iiso jawaab xitah qoral iigu so jawaab
Mxa inoo dana marka
Maadama aan ka dheregsanhy xaqiiqada
asc magaceegu waa xasan abdi qaadir ali oojaaga mugadisho laas geel waxagee maxee tahay raadatka ka muuqdaan meeshaas
Walal wanku tageraa horay usoco
Azc mgcaygu waa c/samed su'aashaydu wxaytahy
Waxan fahanay in la aadi karo cirka iyo hawda sare
Lkn wxd naga jaahil saartaa marka la aado dhinacyada koonkan aan ku noolnahay mxaa lala kulmayaaa
Xuseen ramal axmed waxan qabaa 1 su aal waxay tahay su aashayda waa kuma wadanka loo aqonsanyahay wadanka dadkiisa ugu jaahilsan dunida
Asc Wll magacaygu waa c.laahi cumar
Waxan joogaa muqdisho
Su.aashaydu waxaytahay
Qaar kamida odayaasheena somaliyed waxay xilliyada mowsimka roobka iyo xaalada qaarkood kucabbiraan xidigaha
Iyagoo kadigah xaaladaha qaar
Mararka qaarkoodna barwaaqo oddorosa
Haddaba maxaa kadhexeeya culimada sayniska iyo odayaashaas
Mase ladhihikaraa halbeeg iskumida ayay adeegsadeen
Walow annagu aan nahay dad muslimiina lkn ogaanshuhu waa inoo muhiim
Waa maxay qabiilkan ajuuran ee boqottooyada lagu sheego
asc Mgcyga Wa apdla hagi Elmi isack joogana muqdisho wllkei wd ku mhd zantahay fursada aad isisay Su,asha 1= ninka mrku Gpdh Jcyl isku Guurzdn uu hdna damco inu mid kle gursado Side Ku dhacda inu Lapda gapdhood jcyl ku guursdo eesana qalpiga 2jcyl ma wada awoodi kra??
😂ka koobaad wa jacayl balse ka labaad waa qooq uun wllo
Wallhi waa yaap 😔
Thank in pdn chenalkaan waa chenal wax pdn an ka ogaadey
Gorge floyd ka so hadal ustaad
Asc asxaabta
Magacaygu waa Maxamed Saleebaan (foornoh) su'aasha koowaad ee aan ku weydiinayo
Nukliyeerka yaa sameeyay ?
Maxay tahay formula ay ka samaysan tahay nukliyeerku ??
Su'aashaada labaad
Waaaxay DNA sirta ku duugan Malakuyuul kaasi ?? Mahadsanid
shugran
Saaxiib waxa aan kugula talinaya in aad ka jawaabto waxa aad aqoon u leedahay. Suaasha ah Asalka Soomaalida, si kugu ceeb ah ayaad uga jawaabtay. Eratariyaanka, Oromada iyo kuwa kale ee aad xustayba waa qoomiyado ila mid ah, iska ba dhaafe Raadraaca taariikha aan anigu ka hor jiray.
Aad Iyo aad ayaad umahadsantahay wll
Channelka annaga production wll ilahay ka baq ilahay iyo diintiisa baad ka hadlaysaa hadana gabdh qaawan baad soo qaadanaysaa wll ilahay ka baq oo gabi ahaan dumarka qaawan iskadaa mise si laguu daawado baad waxaasoo dhan usamay naysaa hadaad arinkan joojin waydo wlhy maalin baad ka shallayn doontaa
Waa maxay Albert Einstein theory of relativity
Haddii gambaleelka uu ku furan yahay aadna nala socotay muuqaal qaas ah ayaan ka sameynay qaacidani waxaad ka daawan kartaa ua-cam.com/video/MiI3vByuebI/v-deo.html
Magacayguu Waa Shafici Ahmed Haal Su’aal ayaaban Qabaaa Waa Maxay Albert Einstein Theory Of relativity ????
Waxaa jira qowmiyadda la dhoho Eyla waana dadka asalka ah ee soomaalida waxayna kasoo farcameen suubaneheena muxammad scw waana dad caan ah waxaa kaloo loo yaqaanaa cuteybi
Dadkaas ayaa asal ah soomaalida qaarkoodna qowmiyadaas ayey kasoo farcameen hadane waa ay faquuqaan.
Mhdsanid ustaad waxaan rabaa waa gravity?
Cirka iyo dhulka maxaa kla haayo illahay wuxuuu sheegay inuu asaga haayo sciencekana gravitationka ayuu aaminsan hhy marka cuf isjiidka waa maxay