Asc magac ceygu waa #MUXUDIIN_SOMALI Wxa aan rawaa in aan ku weydiiyo Waa maxay sababta ee youtube Ee u noqotay shirkada ugu ammanka Bdn caalam 5m ee qafood ee isticmaasho U kla soocdo
Nabi ibraahim cs muslim ayu aha hadana alle weyne ayu weydiyey ilaahayaw sidey nag dhimataty uso noleyn karta allena wuxu ugu jawaby miyad ka shakisan thy ibrahim wuxu yiri maya balse si uu igu siyaadiyo iimaan.taas micnaheda muslim dhab ah hada tahay xaqiiqada ka maqan wa inad raadisa si aay iimaan kugu siyaadiso mahadsanid
Asc magaceeguu waa salma c/kariin su asheedu waa aduunka markiiblagabaxo oo cirka la ado cirka dhamaad maleyaha su asheeda 2 waxaa waye hadii cirka la ado xidigaha mala taa bankaraa ama maloo dhawaankaraa suasheeda kale waxa waaye cirka talekan malagu isticmalikaraa
asc su'al daren wadata waxan arkay dhalin firsaneyso Tv akshamada kasocda Tv haa wan arkay lakin maxey la lican markey Tv ka ka socdo aflanta xamasada leh sida actorka la garaacayo ku jiro dhibato una saran yhy dhimasho qarka!!! qof ka dawanayo wuxu muujinayaa licitan cabsi wato!! ma aqaan sidaan u qexo Lakin mar markaa qaar annaa isku arko markan dawanayo aflanta cabsida 💔 su ashan!!)(// mexey noqon kartaa ////// 1 qof qaba xanuunka maskaxda ////2 in ay ka mid tahay cabsida/// goorta la dawanayo aflanta cabsida iyo qatarka // tijaabi waxad is arkeysaa adoo kursiga kasii dhacayo mana daremeysid lici tankaaas ??????????👈👈👈👈👈
Asc mr c/rashiid waan ku faraxsanahay in aan barnaamijkan ka qeyb qaato 1)Maxey tahay sababta inta bdn dadka mala awaalka aay wax ugu dhisaan gaar ahaan dhinaca wanaaga??? 2) gabarey maanyada aan maqalno maxaa ka run ah mase jiraan dad la kulmay inta la og yahay taariikhda maqluuq ahaanse ma jinbaa mise waa insi mahadsanid walaal.
Magacygu waa Ayoub Ahmad wxan joga Germany suashydu wa Ma wax jira Suxuunta dusha hdi ay jiraan wx cadeyna Ma lahya mhadsnd wle Shacbka kgu xran ayan ka mid ahy ilahy hku la grb galo dadlka no hyso thanks bro🥰👋
Magaceyga waa abukar buutaa su aasheyda waxey tahay markaan habeenkii aan seexdo waxan arko riyo taaaso mar igu soo noqo noqta waayo waxan ku riyoda masas ii fisir? Mahadsand
Asc magaceygu waa libaan ibrahim abdulle ku nool dalka south africa hal su'al ayaa wataa oo maalin walbo maskax deeyda ka dhax kuu xeeyso maxeeyna tahay [Maxeey tahay sababta eeyga loo taaban waayay]
asc wll magacaygu waa ahmed mar walba waxn ku riyoodaa riyo aan ka cabzado markan seexdo waxan noqda sidii qof qalal qaba mana naq naqaaqo iadoo qalbiga aan kale so jeedo mana zoo kici karo ila an quraan akhriyo ka dib waxan so ka cayaa sidii qof dhulka lag hayy o klein waxaasina waxay dhacan markan salaada iska daayo
Asc sxp waxn rapa inan codzi kaa dalpado cod zigaazo ah in aad ii zameyzo 7 cisho shot aw ama soo dhaweyn dadka ii sher gare oo uzheg iney channel kana ku xidhnaadan .wad mahd zantey zxp Inpadan ku xidhna channel kagan wana ii farxd
Magacayga waa khadar Ahmed waxan Rabaa in aad ii sharxdu habka ay internat lacag looga sameeyo iyo Halka ay lacagta ka helaan sid Facebook UA-cam. Jawaabto waa mimhiim xag aniga Waad mahadsan wll
Magacaygu waa Khalid wxn jooga Somaliland suashaydu waxa weeyaan dhibaato intaa leeg buy qofku la kulmayaa MARKA ay wx saraan Ta kalana waa codsi imaad noo soo daysid muuqaal Ka hadlayaa cuntooyinka lagu dheraado mahadsnid.
Magacayga waa c/waaxid Waxaan ognahay in wax kasto oo kor loo tuura ay dhulka Ku so laabtaan taasina waa cuf isjididka dhulka hadaba markii wax la qarxiyo maxay kor igu boodaan o ay dhulka hoos ugu Gali la yihiin
Magaceygu waa Hassan ku nool dalka Belguim suasha waxey tahay qofka hadii oo inta usan gursan asiga isku ciyaro sida inu Ku riyodo filimanta xun Ama si kas ah u sameyo maxa dhibato uga ima karo halkas?Nolosha danbo Tnks❤️
Magacaygu waa Suleiman Hussein Muhammad oo ku nool Mogadishu walaal Su aaashaydu waa waa maxay sababta ka dambeesa in dadka qaar Aan si xad dhaaf ah u jeclaano?
Waxaad su'aalaha iigu soo diri kartaa haddii instagram aad isticmaasho instagram.com/abdirashid_ahmed_sheikh/ haddii aadan isticmaalina comment waad kusoo qori kartaa, Su'aalo badan ayaa weli jira aanan kasoo jawaabin balse tartiib tartiib barnaamijku waa taxane qof weliba ee su'aashiisa aan ka jawaabnana message u diri doonaa si uu ula socdo.
Asc magac ceygu waa #MUXUDIIN_SOMALI
Wxa aan rawaa in aan ku weydiiyo
Waa maxay sababta ee youtube
Ee u noqotay shirkada ugu ammanka
Bdn caalam 5m ee qafood ee isticmaasho
U kla soocdo
Magacaygu waa cabdi wahaab tuzbax Su,aal.10 maado ayaynu dhigaana dalkeena 1ilaa form 4 12 sanno maado kastaana cilmi gaara ayay xambaarsantay markaad dhamayso dugsiga Sare jaamacada waxaad qaadanaysaa halmaado ayaad kusi takhasusaysaa 9kii maado waad tuuraysaa , Caalamka meel 10 maado lagu dhigtaa ma jirto qof kasta yaraantiisa wuxu jecelyay ayuunba la baraa ilaa u ku takhasuso , Markaa miyaanay ahayn in Nala mashquuliyay
Anigu waxan ku riyoodo waan arkaa markasta
Asc magacaygu waa sayid cumar:sxp maxey dadku uniyad jabaan marwalba oo ay waayaan waxey kuhaminayeen :maxaase looga gudbaa
@@seydcumar5829 fikrad tayo leh ayaa la timid
Azc Magacaygu waa Suhayb faysal waxan ku waydinayaa suaal 1.dadku waxay dhahaan qofka ciradu kasobaxdo waa fikir badan yahay .
2 . mida kale waxay dhahan hadii xabad circa ah iska goysid in ay kugu badanayso .
Cabdi rashiid iga jaahil bixi labada sualod inshaa alaah
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato?
Magaciisa wllo
Waa ku mahadsanthy in aad iiga soo jawaabaty su aalahayga mahadsanid ❤️🙏🏾
𝙒𝙖𝙖𝙣 𝙠𝙪 𝙖𝙧𝙖𝙜𝙣𝙖𝙮.
Jananal wax tar leh wllhi keep going wll Abdi rashiid waxaan u rajeynaa inuu noqdo jannalka mustaqbalka
Salamu calaykum.
Magacaygu waa sacad.eid. hargeisa.
Plz waxad warbixin nooga soo diyaarisaa nolosha boqorrada sucuudiga iyo hantidooda..
Mhadsanid...!!
Masha'allh barfasore allah ku xafido
Mahadsanid libaax
MAGACAYGU waa yuusuf somalia 2060ka Dawlad ma yee lanaysaa? Mahadsanid
Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕
Best UA-camr Wlhi Nin iYo Ogansho Ma hine inta kale Ha Iska Xiran Allha ku Xafido Sxp Educated Man ❤🙏
The one like ta ii badiya wllahaY JECEL CHANELKENA ANNAGA....
MAGACAYGU WAA YUUSUF 5 TA DIIMOOD EE UGU DADKA BADAN WAA KUWEE? Mahadsanid
Mahadsanid
Fadlan naagaha qawan Naga daa
Waxan layabay dadka sualaha sooqoraya, muslim miyanay ahayn mise shakibaa haya.
Nabi ibraahim cs muslim ayu aha hadana alle weyne ayu weydiyey ilaahayaw sidey nag dhimataty uso noleyn karta allena wuxu ugu jawaby miyad ka shakisan thy ibrahim wuxu yiri maya balse si uu igu siyaadiyo iimaan.taas micnaheda muslim dhab ah hada tahay xaqiiqada ka maqan wa inad raadisa si aay iimaan kugu siyaadiso mahadsanid
Muslinimadu ma inta uu aqligagu koobayo uun baa
Asc walal magaceygu wa jacfar carab carab ta maxa unecbayihin african ta ama dadka madow
Manshllh legend keep going bro🙏
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Mahadsantlit ustaaad
Asc wll magaceegu waa shaakir qaasim cali ookuno sommalia waxaan kuriyoode mudo 3mar anigoo guursanaayo wll riyadaan fasiraad maleedahay
M.a keep going wll waaa wax loo baahanyahay soo badi
Asc magacaygu waa cabdirisaaq oo kunool magaalada gorowe waxaan kuwaydinayaa dadka istareeska iyo walwalka maxaa u keena?----- mahadsanid-------❤🙏
Abdi rashiid scholar best
War allah khayr haka dhigee xalay riyo yaableh ayaan arkay
My teacher love you
Asc magacega waa Ashraff waxaan ku noolahy wadanka Switzerland waxaan ku waydiinaa wlal maxaa sababo kuleeka habeenkii ileen qoraxda majoogto habnkii walal thanks
Hadii aad dagantahay meel xeeb u Dhow habeenkii waxaa kuleel soo deeyo biyaha badda OO kul aruuriya.
Asc wll intee lagaala soo xiriiri karaa?
Asc warah matulahi wa barakatu wllö wd fican ty waxan ilahay kaga barayaya inu ku siyadiyo cilmiga anagana {ALLEH} kuwi wax ku qata ha naga dhigo
Asc magaceygu waa abdimajid cabdilahi jooga mareykanka qaasatan columbus 1,suaasheydu waxey tahay maxay diintu ka qabtaa tabashada eyga, 2, maxaa loo xarantimeeyay haduu uu xaranyahayna, Mahadsanid.
thanks bro
Asc magacgu wa ifrah wan riyoda hadana markansokaco maxasus to wall igajaHibixi mahasnid Apwe
Asc magaceeygu waa c/rizak wxn wtaa hal suaal mxaa lku gartaa wofka aan adiga danba kaa lheen, mahadsanid--
Asc wll mgc waa cabdikaafi waxn ka qabaa sual a intaa ku sogudbas
Asc magaceeguu waa salma c/kariin su asheedu waa aduunka markiiblagabaxo oo cirka la ado cirka dhamaad maleyaha su asheeda 2 waxaa waye hadii cirka la ado xidigaha mala taa bankaraa ama maloo dhawaankaraa suasheeda kale waxa waaye cirka talekan malagu isticmalikaraa
Cirka Telephone malagu isticmaali karaa kulahaa 🤣🤣🤣 istaqfurullaah.
asc su'al daren wadata waxan arkay dhalin firsaneyso Tv akshamada kasocda Tv haa wan arkay lakin maxey la lican markey Tv ka ka socdo aflanta xamasada leh sida actorka la garaacayo ku jiro dhibato una saran yhy dhimasho qarka!!! qof ka dawanayo wuxu muujinayaa licitan cabsi wato!! ma aqaan sidaan u qexo Lakin mar markaa qaar annaa isku arko markan dawanayo aflanta cabsida 💔 su ashan!!)(// mexey noqon kartaa ////// 1 qof qaba xanuunka maskaxda ////2 in ay ka mid tahay cabsida/// goorta la dawanayo aflanta cabsida iyo qatarka // tijaabi waxad is arkeysaa adoo kursiga kasii dhacayo mana daremeysid lici tankaaas ??????????👈👈👈👈👈
Anaa ku xiga c/rashiid Ahmed
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Asc, Fartuun oo jogta xamar.
Wxn ku weydinya maxe usoo naqnaqtaa hdl ama eray sida (baastr) ama wax lmda aada jclsn inaa dhahdo adigoo go'aan ku qaaty inaada dhihn.
swb uu afka usoo dafaa markaa dhahdo kadibna aad uku yaqyqsoota macnah mxa hdlkaan ama eraygaan u dhahdey oo kale..?
Sxb waxan ku waydiyay calamka asararka ama ruuxda sifaahfahsan igu sheg oo waxlahubo maytahay ruxdu samaday jogtayo aykatimide calamka kale wahalke samaduna wayxidhantaahe
Asc magaceygu wa cosman cato waxan rabaa inan wax kaweydiyo xanta maxeytahy xanta labada qof xanta wada maxey uguraxeystan xanta xanta mawax kamidba nolosha
Asc magacaygu waa muze ethamial jama (hasocoto)
Suual sha...poqortoyadii nebi sulayam xge ayey kudann baysay hadase malahelayaa
Dhimayashii u dhisay ?
Thanks
Asc mr c/rashiid waan ku faraxsanahay in aan barnaamijkan ka qeyb qaato
1)Maxey tahay sababta inta bdn dadka mala awaalka aay wax ugu dhisaan gaar ahaan dhinaca wanaaga???
2) gabarey maanyada aan maqalno maxaa ka run ah mase jiraan dad la kulmay inta la og yahay taariikhda maqluuq ahaanse ma jinbaa mise waa insi mahadsanid walaal.
Mhdsanid ustaad
Maansha Allah
Asc zxp wanku zalamay magacayga wa zacky Hoyadey saxipted wa ay dhimatay waxay dhashay wiil wilkas hada 7 jir hooyo ayana hesato sababto ah hooyadey saxibted aya riyo ugu timi waxayna dhahday wiilkayga wala dila xiliga dugsiga mana helo cunto kufilan waxa hesato edadis ee hada saxibtey tahay wiilkayga adiga kugu ogahay ugu damben hooyo cunugi wey waresatay sidii riyada lagu dhahay ayuna ooga jawabay zxp Hal sual qof dhintay riyo makugu iman kara hadu kugu imadana siday macqul kutahay inu ogaado waxa dunida korkeda kadhacayo?
Cajiib badanaaa
Waa wax ilahay ugu tala galay, qofkii uu doono ayuu riyo wax ku tusaa.
@@inaaxmad3369 Wlhi wa sax wll Illahey ninku doono ayu riyo kutusa
M.a sxp waxbadan ayaan kaa faaidey
Asc Walal. Waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan oo ummada aad ugu faaideysid.
Magaceygu waa Aweys Jeylani. Waa maxay xaqiiqda Saynis ahaan iyo diin ahaan ka dambeysa dhoola cadeynta Dadka qaar marka ay geeriyoonayaan?
Mahadsanid
Asc magaceyga wa cabduqadir maxamed waxa qaba su aal ah qaabke aye u dhacda halaaqyada (Hamaansi)
Magacygu waa Ayoub Ahmad wxan joga Germany suashydu wa Ma wax jira Suxuunta dusha hdi ay jiraan wx cadeyna Ma lahya mhadsnd wle
Shacbka kgu xran ayan ka mid ahy ilahy hku la grb galo dadlka no hyso thanks bro🥰👋
Magaceyga waa abukar buutaa su aasheyda waxey tahay markaan habeenkii aan seexdo waxan arko riyo taaaso mar igu soo noqo noqta waayo waxan ku riyoda masas ii fisir? Mahadsand
Asc. Magcygu waa Abdirahman abdiaziz oo jooga muqdisho ustaad waxaan doonaya inaad ifahnsiiso information technology waan jeclahy inaan barto jamacadahana wa lafuri rabaa ee ustaadow inyar oo oraaha iga fahnsii iina so boobsii sababto ah jamacadaha lafuri rabaa go'aan weli maqaadan adaan kusugyaa mahadsanid
Pro Annaga Profuction Igu Caawi Inaad Community gaaga isoo dhigto
Asc magaceygu waa libaan ibrahim abdulle ku nool dalka south africa hal su'al ayaa wataa oo maalin walbo maskax deeyda ka dhax kuu xeeyso maxeeyna tahay [Maxeey tahay sababta eeyga loo taaban waayay]
Anigoo daawanin ayaan like saaraaa
asc wll magacaygu waa ahmed
mar walba waxn ku riyoodaa riyo aan ka cabzado markan seexdo waxan noqda sidii qof qalal qaba mana naq naqaaqo iadoo qalbiga aan kale so jeedo mana zoo kici karo ila an quraan akhriyo ka dib waxan so ka cayaa sidii qof dhulka lag hayy o klein
waxaasina waxay dhacan markan salaada iska daayo
Dee walaal salaadda ha joojin sunnooyinka kala duwan tuko sidoo kale markaad seexanysid adkaarta hurdada ha illaawin.
Asc sxp waxn rapa inan codzi kaa dalpado cod zigaazo ah in aad ii zameyzo 7 cisho shot aw ama soo dhaweyn dadka ii sher gare oo uzheg iney channel kana ku xidhnaadan .wad mahd zantey zxp
Inpadan ku xidhna channel kagan wana ii farxd
#PLEASE TELL ME THE BACKGROUND SOUND
𝙏𝙃𝘼𝙉𝙆𝙎 𝘽𝙍𝙊𝙏𝙃𝙀𝙍.
Waa saddex kun sano
Magacayga waa khadar Ahmed waxan Rabaa in aad ii sharxdu habka ay internat lacag looga sameeyo iyo Halka ay lacagta ka helaan sid Facebook UA-cam.
Jawaabto waa mimhiim xag aniga
Waad mahadsan wll
Hore u soco wll 👏
Leonrdo devinchi taqriqdisa iyo waxa uu caanka ku noqday ino so diyari sxb next
Magacaygu waa Khalid wxn jooga Somaliland suashaydu waxa weeyaan dhibaato intaa leeg buy qofku la kulmayaa MARKA ay wx saraan
Ta kalana waa codsi imaad noo soo daysid muuqaal Ka hadlayaa cuntooyinka lagu dheraado mahadsnid.
Wah Xaywanada mariyodan
Asc magaceygu waa raajaa sua'aasheydu waxey tahay somalia 2050 nuclear ma sameysan doonta mahadsanid sxp?
Asc walaal magacaygu waa sabrin adoo raali ah waxaa iga jaahil bixisaa adoo mahadsanid waxaa ku riyooday anoo joogo lacagta kenya anoo ku sawirin walbi sida lacagta oo madaxwaynaha ugu sawiranyahay si aan ahayn fadlan iiga soo jawaab
Qarniga horta waa meeqa sano?
Iga ga jawaaba pls
100 Sano !!!
Asc sxb sare riyada habenki maxey tahay zaaid ayaan u arkaa
Asc su,aalaha xaggee lagusoogubiyaa adigoo raali ah ayaan rabaa inaad iisheegtid sxb
Keep going
Wll tan uhoreysa 300,000 sadex boqol oo kun sano ba tiri ina dhahdid bay ahed 3000 sadex kun o sano mahadsanid
Walaal aayadaha qur'aanka numbr keliya ha inaga siin ee isku day unaa kudhawaaqdo
ماشاءالله
Somali
Asc magacayguu waa cqani suaashaduu waxay tahay waxaa la sheegaa in dadkii dunida ugu caqliga badnaa uu ahaa elbert einstein isaga oo kaliya ayaan maqlaa maxaan dadka kale loo maqli waayaa oo uu kaga duwanaa
Sxp karma soo jawaabaysin su aashayda wll iga soo jawaab
Sxb barnaamijkaan waad ku fashilantay ilaa hadda cinwaanka aad soo qortay si fcn uma aadan qeexin
#BARAARUJIN
0:15 suaashu waxay u qoran tahay sadex kun oo sano adna waxaad kudhawaaqday sadexboqol oo kun oo sano
Masha alaah
Fadlan supscripe zaar
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Waan kuu saaray walaal iyo like waan saaray
Keep Going Sxb
Asc asxaabta fadlan subscribe ii saar thank 🙏💞😘
Ila hda suasheyda lamaso qadan lkn wn iska sugaa marka lasoqadanayoo wxban kafaidnaaa
Magacayga waa c/waaxid
Waxaan ognahay in wax kasto oo kor loo tuura ay dhulka Ku so laabtaan taasina waa cuf isjididka dhulka hadaba markii wax la qarxiyo maxay kor igu boodaan o ay dhulka hoos ugu Gali la yihiin
Magaceygu waa Hassan ku nool dalka Belguim suasha waxey tahay qofka hadii oo inta usan gursan asiga isku ciyaro sida inu Ku riyodo filimanta xun Ama si kas ah u sameyo maxa dhibato uga ima karo halkas?Nolosha danbo Tnks❤️
Magacaygu waa Suleiman Hussein Muhammad oo ku nool Mogadishu walaal Su aaashaydu waa waa maxay sababta ka dambeesa in dadka qaar Aan si xad dhaaf ah u jeclaano?
asc sxb ( stephen william hawking ) qisadiisa oo dhameystiran mad noso daj dajisid aad ayan ugugu bahanahay hadii anahay team ANNAGA PRO
intee kajoogtaa
Magacaygu waa axmed barre Wan ku tageera saxb wxn ku weydinaya maad kaha da shid nolo shaada ama meesha aad joogto
Fadlan supscripe zaar
İnsha Allaah waan ka hadli doonaa.
@ soo boob sii
@ mahd sanid sxb wlahi wxa tahy nin qabi nadiif ah oo dadkisa u faa ideynaya
@ thanks zhp whtsapp kagah
💖🎧📻
sual 1: maxa sababo markaad kuu fikirtiit ama isku dediid ruux mudoo dheer kaa maqnaa inaad wacdiid hadana islamarkas kusowaco ama aad aragtiit..
sual 2: mar mar waxa dacoo inaad rux aad islaa socotaan wax markaad aragtaan oo haal jawaab isku maar dahthaan ithinko iska war heeyn.
sual 3: mar mar markaan duur ciidlo aah maraayo waxaan maqlaa ruux ii ciyaayoo maxa sababe sxb codka nocaas ah.
sual4: haweenkii markaan sexdoo.. haduu ruux agteyda maraayo ama wax samenaayoo waan lasocdaa xitaa haduu daq daqaaq yaar sameeyoo waan qabtaa aniigo hurdaayoo ilaa uu ruxa isku naxoo. waxa taas igaa sii daraan ruxaas hadii aan gacaanta qabtoo ama meel jirkisa kamiid an qabtoo anoo hurdayee ayaan sii arkayee meshaa aan qabaan doona.ruxaas..
sxb sualahan jawabtooda kaa donayaa. athiigo mahsaan
Suashaydu waxa weeyi suaal walba maad ka jawaabaysaa nooc wal oo ay tahay !!
Asc anaga production
WalayaL cidsiH supscripe iguh caawiH
@Zakariye Pro kuh zaray adna iisae
Asc asxabta karona alaha naga qabto🙉🙉🙈🤲🤲🤲
Adunkan ilhy baa leh qof ka hadli karta malahan micnha
Asc magaceygu waa Abubakar Adam Osman dadku maxey u hamiyaan mustaqbal wanagsan kooda jaahilka ah iyo kooda wax bartay
keep going legend
300.000 sano mesha maba ku qorno shiiqoow 3000 sano lee ku qoran aniga wan kaayabay waxa aad sheegto iyo waxa aad aqrineyso isma laha
Asc. Zxib. Abdirsshii Ahmed. Magaceygu waa mahamed Abdi oo jooga hargeysa. Aad ayaad u mahadsnthye. Casharda aad soo jeediso. Su.aasheydu waa. Gofku marka uu seexdo muxuu usoo ka caa isago indhiisu casyihii
Oo waliba ah xinjir oo kle. Mar uu inyar joogan indhihu caadi aye noqodaa. Taasi micinaheedu muxuu noqoneyaaaa
First one
Fadlan supscripe isaaraH walal
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Horta xaqiiqda alle ayaa og lkn wadaada waxey sheykaan ama igu maqal ah in aduunku hijra sanadka markuu yahy 2000 kun iyo washeey ayaa la sheeka