Sxbow sawiro magaalada ah maweysey marka magalada muqdisho noso saaresid hada dadka qaar ee an weli arkin magalada waxay umalenayan iney tani tahay marka fadalan magalada aad ka hadlesid sawiradedana soo raaci 🙏 mahadsanid ustaad ❤️ barawani boy ✌️🇸🇴
Asc abdirashid ahmed sheikh.... Waad ku mahadsantahay in aad noo Soo gudbisey taatiiqda baraawe... Laakiin waxaa iga su,aal ah qabiilka tuni waan fahmey. Maxaad ka wadaa qabiilka wadey? Ma waxaad ka wadaa wardey?
Magalada barawe 3 bil ayan jogay wlh waa meel aad uwanagsan waan jeclahay in an ku labto barawe lkn luqadooda ayaa idhibtay waan baran way wane isku dayay ❤🥰
Gabadha sawirka saaran waa baantuu reer baraawe waa dad cad cad, tan kale ma oggola reer baraawe in somalida kale soo dhexgasho, balse degaan ahaan waa meel strategic ah oo bad iyo berri kheyraad badan
Barwe magaldan ku dhashy kuna soo bar baraaray waligeey meel la isku dagalyo ma arg xitaa xabd kor loo ridayo xmraa igu horeysay alxm hadan barwe ku dhashy 💗
Warniyahow masha allaah sidoo kalee muqdishana si fiican oga so hadal markey yimaadeen reer xamaka ka hor cidii daganeed iyo beelaha hawiye gortey yimaadeen mahadsanid
Thnks wll runti taariikh aan ogeen aya manta ogaaday mahdsanid lkn waxan raba ina ogaado tarikhdan buuga aad kaso gurisay ama kaso aqrisay ina nala wadagtid shukran
Libaax horo usoco lkn waxa Raba Inaa wax kabaro dugsiga ee ma ii suurta galee hadii aan heysanin wax Id card Ama iisheeg meel kala xariiro iyo faahfahin ayaa ubahanhy please jwb nagasii
Muuqaalka qaybtiisa labaad ee BARAAWE ayaa dhiman iyaduna sidda ugu dhaqsiyaha badan waa soo gelin doonaa.
@Ahmed SOMALI Emailka kor ku qoran.
Alle haku barakeeyo zxp
Kusugeyna
Taariikhooyinka noo soo badi waxaana channelkaagu ku kori karo
Waan kaa sugaa sxp
Waa aqoonyahanka kaliya ee kahadla taariikhda BARAAWE somalida kale wey gaabsadaan
Maxaa ula jeeda Afrikan madmadow ee webiga dagan
Mase ii shegi karta somali Afrikan aheen
ʜᴀᴅᴀᴀ ʀᴇʀ ʙᴀʀᴀᴀᴡᴇ ᴛᴀʜʏ ʟᴏᴠᴇ ᴅʜᴀᴄ ᴋᴜ sɪɪ ❣❤
Umaan Dhalan Baraawe Lkn aad iyo aad ban u salaami❤
Waan kaa qaadey sxp sare❤❤❤
Inta Reer baraawe ah like igu sharfa
Maasha Allaah waa Magaaladii aan ku koray ee Dugsiga Qur'aanka iyo Iskuulkaba la iigu bilaabay.
Waxaan leeyahay BARAAWAAY jir oo joog
hadaad geesi tahay hoos fiiri👇👇
ilaahay hadaad jeceshahay like isaar xitaa labaatan igaadhsii😢😢😢
Bismilaah maxaa ka faaidee abaayo
Lkn adiga ilaa jeceyl kaama aha, ee lk ayaad raadineysay polo.
Subxanallah faa idada ku jirto maxaa wye 😂🥺
@@najmabahar19
Dadka waxaan kula yaabay adkaar, Nabi kusalin iyo waxyaabo kale ayey si ikhlaas u'eg kuugu riixayaan in aad cmnty saarti, ama lk, balse iyagu si gaar ah uguma cibaadeyataan.
Allaah Xaqa ha'inawaafijiyo.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
my granfather used to live in barawo in a while ago god bless him he passed away recently
Musawrkan barawe maaha iyo bada maaha
Sxbow sawiro magaalada ah maweysey marka magalada muqdisho noso saaresid hada dadka qaar ee an weli arkin magalada waxay umalenayan iney tani tahay marka fadalan magalada aad ka hadlesid sawiradedana soo raaci 🙏 mahadsanid ustaad ❤️ barawani boy ✌️🇸🇴
Sawirkan malagda ahi baraawe maha miyaa
maansha'allah tabaarakallaah waa dhul taariikh iyo saqaafadi ay kasoo maaxayso
Masha allh my city although I dont know the language
Msha alaah anaa kamid ah dadka reer barawe waana ku faana magaaladeydi lkn ustaad sawirada reer barawe soo raaci gabar baantuu ayaa soo dhigtey mesha kuma haboono mahadsanid ostaad from barawe somalia duhur nimo jimco ah saacadu waa 2:45 pm taariikdu 9--10--2020 ilove barawe mi hupeenda muuyiwa wa miini saaydi wlh mtaangaa wiintu wanpalazi thiya miini mi siliwali shtukiila ka ja hazi wonte chiwele balbali
Decumentry ku saabsan baraawe aaad u xiisenayi thanks 😊 🙏 teacher
Mashallah wax badan aan ka ogeen dagmada aan kasoo jedo ayaa ii faa ideysay tnx wllkey😊💯💙
Abdullahi Yousef Facebook igaso qabo ama 004917631434092
Najma msha allh❤❤❤❤❤
Mash allah wlal cala kuli xaal waa wadankena barawe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🔥💪 mahadsanid wlalkey
shugran ustaaad Abdrishiid
Waa meel aad u qurux badan
Waana kufanaa
Ku mhdsanid tariikhda aad nala wadaagtay waa dadka hada xaqooda maqan yhy waana sababaha somaaliya dhibka uga bixi ladahay dulmigu
Soo badi muuqalkam baraawe walibo si qoto dheer thank u
Wllayal maigu duceenkartiin awoowgey oo manta dhintey ducada qabriga ey qabojisa
Allow unaxariiso awoowe
Allah yarahma
Allaha unaxariisto
Ilaahay ha,unaxariisto jana fardowz ha,ugu deeqo
Alle ha unaxariisto walal
Wan ka helay moqaalka noo soobadi
Waxan jecelalaha inaad ka soo warbixiso marka cadey❤️❤️❤️❤️
Halkaan waxan sigaara uga salaamaya shacabka reer baraawe sharafi korkiina ha ahato
✋✋ from #sudan #khartoum #ESG.........
Baraawe idin salaamnay
Soo dhowow sxp
Masha'allah waan ka helay barnaamijkaan
Masha alah Rer baraawe Aad baan ujeclahay
Maasha allah macalin alle haku gordhiyo cilmigaaga
Qofka ugu horeyay ee ku xirnaado Channelka anaga production like yaana laga faqiirin ♥♥👉😊
Wllhi waan jeclahay dhulkeyga hooyo baraawo cadey
muqalada barawe lama soo qaadin waa muqaalo aan degmada aheyn,
magaca barawena sidan maqlay talyaniga ayaa bixiyay gumeystaha kadib markuu ogaaday inay meesha tahay dhul degaan kufiican cimilo wanaagsan wuxuuna ereyga ka keenay(BRAVO) oo loo bedelay barawo
Masha Allah baraawe
Masha Allah insha Allah mar ayaan rajeynaya inan booqdo
Welcome sister
Jazaka allh wllkay
Abdi Rashid Sheikh mahadsanid.
Waxan kacodsanaya inaad inoo dogodbiso tarikhda NFD KENYA
Fadlan isticmaal muuqaalka magalada baraawe 👋👍
Gabadh reer baraawe aa rabaa halay dhiso barawaaniyad
Mahadsanid
Balad jannah Baraawe
Bad Waynta an INDIA CALAMKU ILA BAXAY INAGA INAN LA BAXNO BADWENTA SOMAL MIYAN AWODI WAYNAY MISE BADA MABA LIHIN ?
Masha Allah my village
beenta joojiya nio dadkaasi waa oromo ayey uee yihiin
WOw M.a qabari?
Amaani
Dadka reer baraawe oromo ma ahan
Dadka beenta haka sheegin
Sini wanrtaa miini
Asc abdirashid ahmed sheikh....
Waad ku mahadsantahay in aad noo Soo gudbisey taatiiqda baraawe...
Laakiin waxaa iga su,aal ah qabiilka tuni waan fahmey.
Maxaad ka wadaa qabiilka wadey?
Ma waxaad ka wadaa wardey?
Masha allah my vellage love you🍁🍁👍
Waw waw good History
M.a wlhi waxbadna kaa faiiday
Mahadsanid aboowe vedio yadada wakuwo dhagaha uroon oona lagu cajiseynin👏😘
Magalada barawe 3 bil ayan jogay wlh waa meel aad uwanagsan waan jeclahay in an ku labto barawe lkn luqadooda ayaa idhibtay waan baran way wane isku dayay ❤🥰
Hhhhhhhhh
Masha Allah wan jeclahay deegaanka baraawe laakiin weli ma tegin waanse jeclahay inaan tago insha Allah
Insha alaah anagaa kuu joogno sxp❤❤
Waw keep going brava 4 life
Gabadha sawirka saaran waa baantuu reer baraawe waa dad cad cad, tan kale ma oggola reer baraawe in somalida kale soo dhexgasho, balse degaan ahaan waa meel strategic ah oo bad iyo berri kheyraad badan
Sax waaye sxp🙏🙏
Waaad ku mahadsantahay sida aad juhdiga ugeleso bulshada kubcinta garaadkooda iyo aqoontooda sxb horay u soco👋
Masha allah tariiqaha soomaalida waan jeclahay inaan barto nosoo badi wll
Lkn wllo sawirkeeda maxaad usoo qaadan weyday
Sxb kasoo hadal taariikhda magaalada Marka
thanks bro🥰😇
Wlhi waxaagu xog ma dhihi karo kolka waa dhaafay xog💯❤
Al waan uxiisi magaladeyda barawe
Sxbow sawiraanta aad so gelisay baraawe maahan dadka aad so gelisayna reer baraawe maaahan alle haku xifdiyo.
Asc wll Kusodar tariiqda jowhar
Baraawe🙌🏽
Barwe magaldan ku dhashy kuna soo bar baraaray waligeey meel la isku dagalyo ma arg xitaa xabd kor loo ridayo xmraa igu horeysay alxm hadan barwe ku dhashy 💗
Masha allh hore u soco
Allaha kuxafido sxp hore usoco
Keepgoing bro plz kismaanyo kusoodar bro
Waxaan ka codsanaynaa in aad sawirda magalada kusoo darto muuqalka hada meesha waxaan ka arkeynaa meelo kale oo aanan aheyn magalada baraawe oo ah magalooyin kale wll marka sawirda magalada bay ahayd inaad videoga kusoo darto mahdsanid.
Abti Gabiiley ka soo hadal ha daad tariikh ka hayso Mahadsanid shp
zxp waxaan rapnaa inaa ka soo hadaasho taariiqda halkamayaashii muqdisho cml
Warniyahow masha allaah sidoo kalee muqdishana si fiican oga so hadal markey yimaadeen reer xamaka ka hor cidii daganeed iyo beelaha hawiye gortey yimaadeen mahadsanid
inaad Wax iga weediisid ayee ahayd balse wey dhacday tan ❤
Asc wll, shabeelada dheexe bad wee leedahay.
Magaladan inatago waan jeclahay
Anaa joogo abayo soo dhowow hagee jogta adigu imika
Bro magaalada jowhar taariikhdeeda ayaa ka taariikh qurxoon magaalada baraawe
M.a ad ayan ugufaraxsanahay inaan uguhoreyo✌
Waxaa I bartay taariikhda dhulkeyga iyo beesheeda
Abdii Rashid ad ayanku salamaya
M.a sxb noo so badli sons qadal jowhar thnks keep going
Ciwaaanka ima soo jiidanin 🇸🇴🇸🇴
waa sax.soomalida oo dhan waxeey leeyihiin taariikho kala duwan
Zxp burcan ka so diyaari plz💚💚💚
Barawe waxay ka midtahay magaloyinka faraku tiriska ah oo,aan walitigin lkn Mar. Uun waan tegidonaa in Sha allh
Insha alaah sxp ku sugeynaa
Casimada konfur galbeed dhul digil iyo mirifle
saxibo ma digil iyo mirifle leh mise barwani?
Keep going
Mahadsanid walal Qali
Wax Badan Ayad ii Faidaysay
Barawe Waxan Modayay In Lagaga Hadalo May May
Lkn Dadka Ku nolba Somali Uma Eka Dhiig Somali Ma laha
Hhhhhhh malaha adigaa u dii day somali nimada miyaa
@@mohammedjeilani1933 haaaa Maxa Iskaga Keen Jira Zxp Isku Dadba Ma Nihine magaca Oo Somali ah Un Aya Isku Haysana Magacana Qata Anagu Waxan Nahay Somalilander zxp inagu Kala wataa
Masha allha
Wow baraawe ayaan ka daawanaya mahadsanid wll
Bravanci ma ahan miya luqadoda
tariqda afgoye noo soo diyari ustad
Thnks wll runti taariikh aan ogeen aya manta ogaaday mahdsanid lkn waxan raba ina ogaado tarikhdan buuga aad kaso gurisay ama kaso aqrisay ina nala wadagtid shukran
Mahadsanid walaaL.....👍
Asc aniga waxaan ahay wiil somaaliyeed oo kudhatey magaalada baraawe waxaan 19sano 2016 lagasoobilabo 2020 waxaan raadineyey taariikhda baraawe nasiib daro waan waayey taariikhda marka kale waxaan isku deyey inaan karaadiyo UA-cam waxaan heley taariikhda waxaana kaheley chenal kaaga waad mahad santahay sxb waxaan kaacodsana si fiican aad uguhadasho taariikhda baraawe dad ayaa doonaya iney ogaadaan baraawe hadartan waxaan jooga baraawe waligeyga kamabaxin baraawe aad ayaad iidhiir gelisey laga mayaawo raadinta taariikhda baraawe
Msha alaah sidoo kale ana sxp from barawe somalia❤❤❤
Wanku salamey saxiib fariinteyda hdd aragto ilasoo xidhiidh bal wanku bahna 👑🙏♥️
@@hamzaaliahmed8962 walal adna ilasoo xidhiidh farinteyda hdd aragto wnku bahnaye 👑🙏♥️
@@abdihonest2931 abdi honest hagee kaala xiriirayaa bro hageese joogta wlalal
@@hamzaaliahmed8962 🤙
Dadka caqliga badan Wexee ku fikiraan
in ee noqdaan dad madax ah oo yaaban
😂😂🤣🤣🙏👍👈
👇👇👇 lake ii saar saaxiib
🥴ola jedkaada cadet bro
Muuqaal keeda maxaa usooqadn weedayne hda ma ahn muqlkeedi halkani waa muqdisho sxb
M.a Barawe aniga waan kudhashy lkn tariiqdaan lama socon mahsanid wllo❤❤❤
Msha alaah sidoo kale barawe ayan jogaa idinku hagee joogtaa❤
Libaax horo usoco lkn waxa Raba Inaa wax kabaro dugsiga ee ma ii suurta galee hadii aan heysanin wax Id card Ama iisheeg meel kala xariiro iyo faahfahin ayaa ubahanhy please jwb nagasii
Barawe dhul digil iyo mirifle allow adaa nasiyey dhulka ugu tariqda dher ee somaliya hawiye futo madowe mamaqashen inu dhulka ku magacaban yihiin digil iyo mirifle dhulkan wan u dhimaneyna waayo waa dhahalki awowgey digil aboowe alle haku naxristo ❤😂
maasha allah aad ayaan ugu xiranahay you tube kaan
Masha Allah wll
Annaga production aadbaan idiin salaamayaa
Waxaan idin ka codsanaya inaad faahfaahin naga siisaan qoymiyadda ashraafta ,
Waayo meelo badan baan ku arkay
ETHIOPIA soomaalita iyo masarba
Blz blz 🙏🙏🙏🙏
Baraawe waa caasimida kgs dad fican baa degan allh so hanuuniyo qarawadayda
Mahadsanid sxb buuhoodle ka soo hadal magaaladii suugaanta iyo halganka soomaalida
Thanks
War sxb laasqoray kasoo hadal iyada taariikh dheerle
Aabaa iga xanuun san haloo soo duceeyo
Alaha caafiyo
Ani waxaan u malayn jirey iney somalia dagan 3 qabiil oo kala ah daarood, hawiye iyo isaaq