XALKA DALKA SOMALİA WAXAA UU MARAA NİDAAMKA MOGADİSHO OO BURBURA (ARAGTİ)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 84

  • @rashkaboyahmad7995
    @rashkaboyahmad7995 14 годин тому +35

    macalin barnamij noga sosame sidee itobiya kuqadatey somali galbed adoo mahadsan ❤

  • @fatmaomarabow7457
    @fatmaomarabow7457 3 години тому +1

    Jazakumullah kheir ustaad

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 14 годин тому +4

    Asc my brother your always the best media in our community ❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 15 годин тому +22

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 14 годин тому +9

    Dowlad ku dhaqanta shareecada islaam ayaa alle ka baryaa in shaa alaah madaxda soomalida magac walba ha lahaado waa calmaaniyiin wax diin an heysan

  • @anabchannel3670
    @anabchannel3670 13 годин тому +6

    Allah akabr

  • @worldfootball8453
    @worldfootball8453 13 хвилин тому

    Xaqiiqada ayaad kahadashay wll allaha nafahnsiiyo

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 14 годин тому +2

    ❤illaahow❤islaamka guulsii aami aamin aamin❤yaa allah❤

  • @InaaliMohamed
    @InaaliMohamed 14 годин тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @MukhtarUpfi
    @MukhtarUpfi 13 годин тому +5

    sidee ayee somaliya isku raaci kartaa ayadoo waajib tahay ninka xilka madaxtinimo ee dalka qabanaya in uu Pasport aan somai aheeen uu wato wajibna ay tahay mar haduu xilka dalka qabanayo uu qurbaha ka imaanayo
    rer galbeedku waxa ay kuso shubaan ayuu dalka kumamuli dona😢❤

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 15 годин тому

    Ustaad dimoaradiuo iyo dastuur waa diin gaalo axmed xasan abii dhamaan waa dhaalimiin

  • @saalax12axmed19
    @saalax12axmed19 12 годин тому

    Waa runta wlhi sxp illahay ummada xaqa ha tuso 😢

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 5 годин тому

    Ustaad 🫶🫡

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 14 годин тому +1

    Waa runta saxib

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 14 годин тому

    Good job keep going

  • @Yosarzef
    @Yosarzef 10 годин тому +1

    Mahadsanid sxb calankii khaatumo ayaan halkaa uga jeedaa.🎉

    • @damaashadtv5672
      @damaashadtv5672 9 годин тому +4

      Adna qaatumo ayaad taagantahay meeshana waxaa looga hadlayaa dhibka somali weeyn heeysto barnaamijka meeshaad dhageeysan laheed waxaad ku maqantahay baadi goobka gorgoradaha ethiopia inoo soo toshay oo aay kuugu tiri waa calanka beeshaada ee barakeeyso waxbarashado waa muhiim wax haa la barto

  • @iraadhuruusecoliraad1734
    @iraadhuruusecoliraad1734 7 годин тому

    Waa muclisto

  • @Dhacdoo
    @Dhacdoo 13 годин тому +3

    Xalkaa wxuu kujuraa kitabka quranka balse way adGtahy inay qatan madamaa danaa shisheyaa ay KUJURN somalia

  • @AmiirFarah-j7v
    @AmiirFarah-j7v 13 годин тому +1

    Somalia maha waa sawir hawiye

    • @Runta2024
      @Runta2024 12 годин тому +2

      Wili Caqligaaga Waa caqli Hooseya

  • @norabdulahi1939
    @norabdulahi1939 15 годин тому +3

    Saan maa is kaga celi rabnaa ithobia iyo kenya walee cadowgena waan u jabnay

  • @FarhanB11
    @FarhanB11 7 годин тому

    Hab fikar qaldan ma jiro qaladka waa ismamul goboledyada

  • @Amiirka3o
    @Amiirka3o 15 годин тому

    Aakhiru zaman

  • @MohamedHashi53
    @MohamedHashi53 Годину тому

    nio khatumo mamul ma ahan 😂❤

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL 14 годин тому +3

    baraarujin 11:48 aayad quraan ah maaha

  • @AbdisamediMoumin
    @AbdisamediMoumin 14 годин тому

    Somali Love 💖 👋☝️

  • @muhanedmohamed4548
    @muhanedmohamed4548 10 годин тому

    Plz ustaad barnaamij kasoo samee heshiiska itopia iyo somalia

  • @RaajaKhan-hv7ik
    @RaajaKhan-hv7ik 9 годин тому

    Saaxiib markaad ka hadlaysi dhacdooyinka xadka ka dhaca ery bixinta ah xad beeneedka adeegso mahadsanid

  • @AxmadtayyibSaciid
    @AxmadtayyibSaciid 4 години тому

    Soomaaliya xalkeedu waa ku dhaqanka shareecada Islaamka

  • @Abdiasissharif
    @Abdiasissharif 9 годин тому

    Meesha kaliya ee nidaam dawladed ka jiraa waa hargaisa iyadana uqalanta inay somaliya xukunto oo ay casimad unoqoto somalia , waayo bisayl siyaasadeed ay leyihiin

  • @MaanJamac-i8e
    @MaanJamac-i8e 15 годин тому

    Hhhhh wallhi waan qoslay subxanaallh 😂

  • @AhmedHasan-e2c
    @AhmedHasan-e2c 12 годин тому

    soomaaloya ha dhihin. koonfurta soomaaliya ayaa fashilka hooyo iyo aabbe u ah. meesha AMISOM ilaaliso

  • @HassanAli-pr7ei
    @HassanAli-pr7ei 11 годин тому

    Ustaad kasoo hadal heshiiska Ethiopia iyo somalia yaa dankuqaba ma somalia Mase Ethiopia

  • @craxmangararey2921
    @craxmangararey2921 7 годин тому

    Ustaad waa kuduceyneynaa barnamij noga same heshiiska Ethiopia ay lagahay waa nooce iyada miyaa naga wadata mise anaga kawadana keene roon oo guuleystay

  • @AbdiAbiib-x2w
    @AbdiAbiib-x2w 11 годин тому

    Ciladu waa matorka xamar 😢😢😢

  • @AdnanKhadar-y1r
    @AdnanKhadar-y1r 15 годин тому +1

    Somalia intay burburto ayay hadana midoobi doonan

  • @CIGE179
    @CIGE179 4 години тому

    Raas kaambooni xadka muqdisho iyo kenya maahan Ee waa somalia iyo kenya

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 13 годин тому +1

    Soomaaliya hagaagi mayso illaa wixii Afghanistan ka dhacy iny ka dhacaan ma,ahee

  • @SamiraDaughterofYemen
    @SamiraDaughterofYemen 15 годин тому +2

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967717591071. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇.....،..،.

    • @khaliddayib-r1d
      @khaliddayib-r1d 14 годин тому

      naayaa tuugo😂 meelkasta maad nooga daba timid ogaansho ayaa ku fashiliyaye beenta jooji
      انتي كذابة

  • @faysalali8095
    @faysalali8095 12 годин тому

    Wadanku waxu ku badbadi kara nadam islaami ah in oo ka daco i hop Afghanistan Cml in ay dacdo inshallah

  • @CrashiidCrashiid-hj9ep
    @CrashiidCrashiid-hj9ep 15 годин тому

    Soomaliya maso dhawa wllahi

  • @ShaficiXuseeb
    @ShaficiXuseeb 14 годин тому

    Waxaan aàminsanay inla kala tashado illeen ma heshiinkarnee dad heshiin karaa midoob

  • @ĽèĝènD__61-k3k
    @ĽèĝènD__61-k3k 15 годин тому

    Aad baan uga xumahay 2025 in dagaal sokeeye wali dalka ka jiro alle ayaa noo maqan

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 13 годин тому

    Dhalin yarooy dalku inagu noo baahan yahay

  • @yacqoabdi2174
    @yacqoabdi2174 14 годин тому

    warbixin aqoon leh oo la qaadan karo aqoon yahan
    5ta soomaliyed may midoobi kartaa mawduucaa ka soo hadal

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 15 годин тому +1

    Xasan munaafiq wadanki iyo cidanki dalka wuu kuciyaarey

  • @Anasxaaji-z3v
    @Anasxaaji-z3v 14 годин тому +1

    Ustaadow nidaamka muqdisho haduu dumo sow bur bur kale ma aha ? annaga haa nahay reer muqdisho way noogu sii daran tahay ee walboo dowladnimada dib haloogu laabto dheh oo shir wayne somaliyeed la qabto.

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h 13 годин тому

    Wax a ma qabiil ba. Mise wa qaran somaliayana walaga Kala tahay 😂🎉🎉🎉🎉

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 15 годин тому

    Alle ha isku halaago maxaa yeelay ku dhaqan ka shareecada islaamka ayee ka so horjeedan

  • @burweyntaxorta5649
    @burweyntaxorta5649 9 годин тому

    Howl an taada ahayn ayaad galeysaa qof yahow qalbiga walan

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 14 годин тому

    Waxan ka fahanay in dad aan dowladnima aqoon loo dhiibo madaxweyne mar kasto wa saas calamka nalama rabo hornar

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 14 годин тому

    Dowlad beenbeeneedaan ilaahaa duleeyay

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 9 годин тому

    Hal guuto ciidan dowladda federalka oo dagaal geli Karo majiro

  • @AxmadtayyibSaciid
    @AxmadtayyibSaciid 14 годин тому

    Wiiloow mapkan aad isticmaashid waa khalad horay ayaan kuugu sheegay

    •  13 годин тому +9

      Muhiimadeydu ma aha; İn aan ka taxadaro qabiil kasto deegaanka uu sheeganayo in uu Mapka ku yaalo, İsla mowduucaan ayaan ka digayaa, Adigane Mapka in uu deegaan ka maqan ayaad iigu haysataa hahahaa.

    • @MaslahKorane
      @MaslahKorane 13 годин тому

      Dadka noocan loma jawabo lpx keep going

    • @AxmadtayyibSaciid
      @AxmadtayyibSaciid 4 години тому

      @MaslahKorane Adeer fikirkayga ayaan hadlaye fikirkaaga ka hadal istusyohow

    • @TheGoat-f8x
      @TheGoat-f8x 39 хвилин тому

      Sxb adigu mxd rbtaa sidese wx uwadaa ​@@AxmadtayyibSaciid

  • @roobleamed3421
    @roobleamed3421 14 годин тому

    Itoobiyba maalin walba ciidan baa laga qabtaa

  • @MohamedAhmed-y9u
    @MohamedAhmed-y9u 14 годин тому

    Waxaadka mid Ahayd dadkii Madaxwayne Farmaajo xininyaha ku dheganaa ka xaaxaabi hee

    • @khaliddayib-r1d
      @khaliddayib-r1d 14 годин тому

      Jooji qabyaalada😂

    • @MOHANQAN731
      @MOHANQAN731 14 годин тому

      ASIGABA GEDO BOW CIDAN GEYAY ILAA GURICEEL BOW KA DAGALAMAY XASAN KASA KA DARANBA MARKA QABIL KA SO TAGNO

  • @ShaficiXuseeb
    @ShaficiXuseeb 14 годин тому

    Dowlad haday dagaal kalayso waa in ayn dagal galisee in kabadan 20000kun oo isku dibaridan

  • @axmedcali6885
    @axmedcali6885 12 годин тому

    Waar iska aamus ayahow carabka lai jamuriyada somaliland xageed ugsoodhexdareysaa maamul.goboleedyada faqashta mardambe haku noqon waxanookale hadii kale madaxaan kaajarayaa digniin

  • @hamseabdi899
    @hamseabdi899 14 годин тому

    Somalia waligeed hagaagi mayso Ilaa ay somaliland cadaw ku tahay ilahayna ma hagaajiyo aminiga Somalia Incha Allah 🤲🏼

    • @MAHM7458
      @MAHM7458 14 годин тому

      Subaxanallah inkaar qaldan yey kugu so noqonin

  • @OLAD1
    @OLAD1 14 годин тому

    Hada maxa noo sheegtay marka 😂😂