Anagu waxa ay ilatahy in cayaalkaan aysan kasoo bxin dhulka lkn ay ka imaadeen meel dhulka kamid ah aaney wali ibnu aadan tagin ama gaarin eeyna yihiin qoom alle mesha ku uumay swbtoo ah ilaa hada lama arag yuug wmaa yuug mesha aykunool yihiin siwalboo loo adegsdy google earth waana qoom alle mesha ugu tala galay thank u wlal
Ha hore wan u maqlay blse waxan ku maqlay marki gabdha yar la weydiiyey inay tidhi Anigiyo wllky oo gododka buurta ku ciyaaraya ayaan maqalnay dhawaaq kadib dhawaaqi ayaan so raacnay marki danbana waxn aragnay iftiin cad
ha sxb wan maqlay xiligi an ku jiray Dugsiga sare waxan aha arts history iyo Tarikhda ah wana Baray lkn waxa jirta ayadana dhigane kale o ah ninki subaxi jogay yurub Galabkina America lagu arko lkn la amin san yahay in u la nol yahay jinka
Dadku way isku khilaafsan yihiin qaar waxaa ay sheegaan mudo kadib in la waaye qaarne in ay mudo kadib dhimatay qaarne waxaa ayba ku daraan in la guursaday majirto wax la isku raacsan yahay oo raadka gabdha ah.
Adiga cida aad lashaqayso noo sheeg mar walba wax aan macquul ahayn ayaad sheegtaa ♥️♥️allahu laa cilma lanaa ilaa maacalamtanaa♥️♥️
Anagu waxa ay ilatahy in cayaalkaan aysan kasoo bxin dhulka lkn ay ka imaadeen meel dhulka kamid ah aaney wali ibnu aadan tagin ama gaarin eeyna yihiin qoom alle mesha ku uumay swbtoo ah ilaa hada lama arag yuug wmaa yuug mesha aykunool yihiin siwalboo loo adegsdy google earth waana qoom alle mesha ugu tala galay thank u wlal
allahu akbar quwada ripi wax lamitah majirto macqul weynoqon kartaa walalkega mashaalah
Thnks bro haa qisadan waan maqlay waxayna ka dhacday 🇪🇸 spain. Wakhti hore oo fog
Sxb wa ku salaamay maad warbixin naga soo sii sid ceel barhuud ee Yemen ku yaal ceel kii shaydanka
macha allah thanks bro balantii shaley aad videogan nagaga qaadey waad rumeysay maanta kolba mar ayan eegayay channelka inaad videogii soo galisey ilahay caqliga kaama qaado sharaf ku nolow bro
horay uma maqal
inan hada maqlana
adaa sabab u noqday
mahadsanid pro
Shekadan yaa hore u maqlay aniga hore umaqlay👍👍👍
Wlhi waa sugayey maantaba alle ha noo kaa daayo
Runtii waa sheeko igu cusub subxaana allah
Mudane Su aal maxu yahay dadka looyaqaano 99 ee kunool hada victory biyaha dhaxdooda ? Hadi aad Taqaano bal soo raadi taarijhdooda . Thanks brother
Annaga Production keep going intan iyo in kabdnn
Thank you my teacher
Ustaad adigo mahadsan kasoo hadal
Arinta beirut bomb ka lagu dhuftay nooca uu ahaaa io warbixino qaarada kasoo gaartay io cida ku dhufatay madfaca thanks
Keep gowing
Runti aad ayan oga helay qisada ciyalkan cagaran waxana kaa codsanaya inaad noo dhames tirto ilaa dhamadkoda mahadsanid
Ceelka barhuut ee yaman kuyaala barnamij kasoo diyaari macalin
Man maqal waxan leeyahay wabeen haday jirtana wa jinka dhulka inagula nool uun
Horay waan u maqlay qisadooda inta hada aan no shektay wax dhaafsisan wali waan raadina
Muuqalkan waa sugaayey😊😊
Thanks again bro
Allah ha ku jeclaadu ustad 🥰🥰
Sxb waxaan doneenaa in aad xog naga siiso dadka ama maqluuqaatka
Loo yaqaano
"Aliens"✌✌
Wll waxaad kasoo sameysaa video tariikhda vikings oo aan ku wareernag plz wll
Qisadan waxa ka hadlay channel ka MAAN-MAAL taxanihiisa gadaasha xayndaabta aqoonta silsilada xalqadeeda 15 qisadan iyo qisadaasna waxay ku kala duwan yihiin meelood dhawr ah sida cuntada loo keenay ciyaalka iyo in guri lagu xareeyay iwm taariikhda uu soo dhigay waxay abay 10 jul 2019 bal nala soo dhageyso adna macalin 💯
Tnx
Masha Allah ustat wax badan ka fa iday hore usoco illhy kula garab galo 🏆😍😍
Asc ustaad aan ku saxo caruurta meesha lagu arkey waxey aheed Spain
Ma ahan ingariiska
Thanks pro👍
Guulayso waligaaaaa
Wllhi waa qaso cajiib ah oo aan la dhacey horeyna ma u maqlin👌👍👍
وَيَخْلُقُ مَا لا تَعْلَمُونَ )
Allaah wuxu abuuraa waxaydaan garanayn
Good teacher
Runtii waxan ku tilmaamo maba garanayo ileen dad kaso baxay dhulka hoostiisa wa la yaab
Mahadsanid mahadsanid wll
juu iyo maajuu ba dhulka hoostiisa ayay ku jiraan waanay soo bixi doonaan
Marhore aya sogalisay macalin facebook ayan kadawaday
pro horay ayaad ugu hadashay
Maxaa diiday in baaris lagu sameeyo godka ay ka soo baxeen
Cajiib weeye runtii lkn way dhici karta mahasanid ustad Abdirashiid
Mahadsanid waallo
Wall horta warun lakiin ciyaalkaan waxaa aniga naf ahaanteeda umaleenayaa dhulka hoostiisa kunool ineeyihiin
Ha hore wan u maqlay blse waxan ku maqlay marki gabdha yar la weydiiyey inay tidhi Anigiyo wllky oo gododka buurta ku ciyaaraya ayaan maqalnay dhawaaq kadib dhawaaqi ayaan so raacnay marki danbana waxn aragnay iftiin cad
Asc waan ku salaamayaa sxb hore u maan maqlin balse gabadhi xagay ku danbaysay wax ma dhashay
Wax badan. Oo aan horay umaqal ayaad noofaa,iidaysay. Ustad
Illahey waxoo abuuray waa badanyihiin dabcan wax badan oon naga qarsoon aa jiro illahey ogyahay
Haa waan dheegay taay 2018 baan dheegestay
haa hore wan umaqley waxn dhageystey 2019
Ciyaalkan marba wadan ayaa laga sheegaya waxan hore umaqlay in Spain lagu arkay adiguna uk ayaad keentay
Sheekadan wa sheeko waxba aan kajirin
Maxaa ciyalka godka ay kaso bexen loo galiwayay koley ciyal meel ey ka imadeen mafogee
Thanks macalin
haa hore wan u maqlay balse xaqiiqadooda alle aya inaga og
mahadsanid ustaad
Haa waan maqlay
Ma.maqal wax jirana uma qaadan
Keep going
Intà fadhi ku daawanayso like saar
haaaaaaa hore waan uumaqlaye saaxiib
Waan sugaye Barnaamijkaan😊 Thnks Walaalkey😍
Abayo in aan kubarto ayaan rabaa iguna qaado
❤
ThAnk you
ALLEH HA U NAXARIISTO WALAASHEEN HIBO FALAQ FALAQ😭
Asc Abdirashid sxb sheekooyinkaan oo kale kama xiisa dhigno ee fadlan nosoo badi ugu yaran 2- 4 kadhig habeenkasto waa iga codsi
Wararkaas oo kale noosoo badi sxb waliba waxyaabaha soomalidu aanay aqoon
Noo soo badi sxb
Waamucjiso lagutusayo danbiga.ay xawo & aadan cs kagalayaan & dahirintaqurafadka,ah aragtidayda
Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey chenelkega wakan ee 3k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan4k o codsi ahii
WAX LA DHAGAYSTO 🎧 WAXA UGU MACAAN 🥰 QURAANKA EEBE SAAR #SUBSCRIBE MAHADSANID.
Marka xagey ku danabeeyen ciyalkii?
manta filimki jaadu so dawatey umaleyn nio mxd fanproj badsatey
Side noga dhadhicin dadpa dhulka hoostisa ku nool inago maqalney iney halkas kuleyl thy Oon lagu noolan KareYn
Ustad wax badan kaa fa,iday 🥰🥰🥰
Annaga markaan fiiriyo waxaan uarkaa been dad ituu Elle abuurey oodhan.waanaragney.diintuna waynoo ishaarileheeyd sidaasdarteed waabeen dhrlahuwiyey
Ustad waxa ku weydinaya
What is Alain?
Aliens waa been ayaa aminsan yihiin dadka reer galbeedka ah in samaada qoom ku nool yahay an Bini Adam ahayn
@@sowhat7997 wey dhici kartaa midaa👽
Sxp keeb goin
Thanks zhp
Waa warey ciyaal Green
Waxaa qosla fidiyoga ciwaankisa
nagadaa benta doqon yohow
Masuul xayawanka comando dragon
Kasoo samey video
Maya horey uma maqal abid ciyaalkan cagaaran Arigti waa uun arin jirta oo rabaani ah ayan filayaa hadi ay jirto
Ustaad waa fariinti sadaxad plz comando dragon vedeo kasoo samey
Maya ma maqal lknse waxaan ani shaqsi ahaan teyda qapaa iney jiraan dad anagoo kalaa oo dhulka hoostiisa kunool 🤞
Horay ayaan u akhristay sheekadan
asc waxkasta kitaabka nalogu sheegay ee dad cagaran majiro waa khurafaad waa shakadii dhagdheer
hal qoom baa ilaah nosheegay waa jug jumayuug iyo galkii ilaaah nimada shagan doono dijaal cawar
Haa horey wan umaqlay
ha sxb wan maqlay xiligi an ku jiray Dugsiga sare waxan aha arts history iyo Tarikhda ah wana Baray lkn waxa jirta ayadana dhigane kale o ah ninki subaxi jogay yurub Galabkina America lagu arko lkn la amin san yahay in u la nol yahay jinka
Markaa inantii xagay ku dambaysay wll?
Dadku way isku khilaafsan yihiin qaar waxaa ay sheegaan mudo kadib in la waaye qaarne in ay mudo kadib dhimatay qaarne waxaa ayba ku daraan in la guursaday majirto wax la isku raacsan yahay oo raadka gabdha ah.
waligy mamaqal mana arag sxb
Shhekoyinga cabdisa no so badi
Jaziirada jinka so badi
Horay waan umqlay
Wll an tageero allaha ku xifdiyo
Maya wali maan maqlin hada kahor laakiin xagay ku dam baysay gabadhii
Run ahaantii waa qiso yaableh
Umamqlen horw run umamaleye
Waxan ka yabanhy ninkan muuqalo badan kama arag lkn mucaradkiisa badan maxa jira macnaha
Waaw like saara inta jecel qisadaan
Tani waa wareer waana qali
ciyalkan walayaqana Hawiye ayey kasolumeen hada suuqa xoolaha eydaganyihin
لا اجمل شيء من صمت 🤫🤫🤫🤫
Meeshan xita qabiil makushegesaaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@asmaahmett1642 asma😂🥰🥰🥰👋😋
Horeye wan umaqleye lkin adoo dhamestiran wan waye adika ka hor
sxp wali qisadaasi horay uma maqal lakin hadii aan hal suaal ku weydiiyo adigoo raaliya wiilki hadii uu dhintay gabadhii iyadana intee ku dameysay iyada miyey dhimaty iyadoo wali caruur ah
Wadankee ayay kadhacday macnaha meeshay kasoo baxeen halkee bey ahayd sxb
Brother adow mahdsn waxaad noo keentaa qisada ciilka biyaha bahruut ee nabiga noo sheegay biyahaaa qisadaas ee adow mhdsan noo keen qisadaas ciilka kusaabsan
Waa maqlaay ilaah ayaana ku cilmi leg waana tusaaleyaal ka mida tusaaleyaaleyaasha Ilaaheyyna isagaa yiri Arageyga ninkii rabow Uumisteyda Aragg