Macalin crashiid mar walbo waan la socda barnaamij yadaada xita waxaan gaaray marka aan seexanayo hbnkii inan seexan ila iyo inan dhageesto mid ka mida videos yadada markan daaro xaaskayga waxay idhahda sxbkaaa carabeey miya daaratay kkkk alaha ku xafido xaqiiqdi ilaah dartiis ayaa ku jeclahay
Asc,Xabsigga waxa danbiillaha loo dhiggayaa,waa dhaqan cellin ee ma aha ciqaab,siddaas diimmaha oo dhan baa qabba,Siddaas awgeed waxa uu xaq u leeyahay maxbuusku in uu xabsigga dhexdiisa ku hello,Waannin,wax barrasho,iyo shaqo uu ka hello dhaqaalle inta uu xidhanyahay, waxa kalle oo uu xaq u leeyahay in laggu dhex dhiso xabsigga mutaqbalkiisa oo uu la kulmo xaaskiisa oo ay kulla dhex noollasato ,sidda xabsigga ISBAYN oo kalle oo aan aammisannahay in uu yahay ka uggu fiican,waxa kalle oo maxaabbiista dheddigga ah iyo kuwa labka ah ee ku dhex nool ee aan xaasaska lahayn ay xaq u leeyihiin in xabsigga dhexdiisa la isku barro ,iyadda oo uu darbi u dhexeeyo(IS-BARRASHO FURRAN), La iskunna meherriyo labbaddii is fahma oo ay xabsigga dhexdiisa iskulla noollaaddaan,, MAHADSANNID,Wa JASAAKALLAAH, Wa BILLAAHI Tawfiiq.
Ani aahan waxan u malaynayaa in xabsiyadani ay dhiiri galinayaa in danbiga uu fudaydinayo waayo qofku danbiga waxa lays kaga ilaaaliya si aanad nolosha u waYin oo anad ka dhicin lkn hadiiba markaad xabsiga gasho aad ka dhigantay nin hotel tagaya yaacni waa dhiiri galin kufsiga dilka iyo wax wlpa oo xun samee wNa qal qLad wayn
Runtii cldirashiidow waxaan kaa faaiday cilmi aad ubadan wllhi inta igu raacsan
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
Ninkani masheekh abuubakarba
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
Sallallahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
Allah ha ku xifdiyo wllka c/rashiid hre na u soco sxp wana kula jirnaaa i.a
Xabsigaas yaa i geeyo IstaqfurullaH🤗😂
Hhhhhhhhhhhh niyee mesha melkle hady kugu noqoto kwrn istaqfurullah
@@Haarun46 IstaqfurullaH dhib keeda leedahay wlhi😂🙄
Naa eeyad theee alle ka magan gal xabsiga
@@samaaxaasuu8576
IskiiFo waxan so qoray inad kaso hadasho loma baahna nayaaaH😏
Xabsigaa Iskaabulanimaa lkn kugu dilaysa😅
USTAAD 🙋♂️ XABSIGA JILACOOW INSHA ALLAH ANAA SAAS KADHIGAAYO🥰🥰 LIKE NORWAY🥰🥰
😂😂😂
Mahadsnid waxad waqti galisaa imaad waxbadan naga ogaysiinaysid calmaka🙏
Walalkeyga mcn wallahi videoyada hal ma iga fakadan allah kuu siyaadiyo cilmigaaga
Love you pro🥰❤❤
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
Lewandowski
Love two
@@liverpoolfcchannel9531 wa ya banahy walHi
Ku sali nabiga scw
Hada kan maha xabsi ee waa so dhaweyn aan dhamayd lahyn🤣🤣
Waa sheeko cad lkn xoriyadii aya lagaa qaadaya 😂😂
@@hazzamhuzzem9591 😂😂🤣🤣 maxey tahay xoriyada radineso hadi guurey sida hotal oo kaleeto uu dhmastiran waaxkasto + food and drinking oo kiiro laga rabin aat shaqasaneso laackta account gu so dhaceeso hawenkasto siil halaso naag lasaxaneso walaahi waa luga ducasta xabsigas oo kaleeto
Wlhi waxa ugu wanagsan ee uu qofka wayaa wa xoriyadiisa allow xoriyad igu noleey abid 🤲🤲🤲🤲
Wa sax wayo amniga iyo in laga nabadgalo qofka danbiilahaa aya muhim ah
Qoofkii 443 ayaan ahay like runta hala sheego
Mansha.allah.waaye.xabsikan.waa.in.aan.dilaa.xasan.shiikh.siikeyo.xadhow.x
Ustaad waad mahadsantahay like
Aynu ku salino nabiga scw
Scw scw
صلى الله عليه وسلم 🦋👑
Wll ramadan Mubarak dhamantin wiilka channel kan iskale waxan kabaryaya inuu noso badiyo video yaga dhacdoyinka
Wllhi waa cajiib xabsiyadan baashaal aan caadi ahayn ayaa yaala 😮😍😀😀
Horay usoco Wllkay ❤❤❤❤🤨😎
Xabsiga 🇪🇸 ayaa mcn❤❤
Walaal waad ku mahad santahay
Sidaad noogu soo gud bisay mabnaamijka
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
M.a wllo wax badn ayn kaa faide aniga iyo kuwa kle oo badan alle haku barakeyo hore usoco wall
Xabsiga somaliland ee liinta lagu cabona ku dar isagaba liinba lagu cabaa ee kkkkkkk
Hhhhhh wlhy waad iga qoslisey 🤣🤣🤣🤣🤣
Ma fiicno waayo qof dhan oo danbi galay inuu raxesto hade xabsiyadan dunida ku fafan danbiga aad buu ufara badanaya lacala lee waaye 😁😄😁😄
Ustaad allaha ku barakeeyo
Dadka darbi jiifka ah een guryo lahayn way ka faidayaN wlhy😂
Wa jacladay Aad aad bu fiican ya hay 🦋🦋🦋
😂😂😂 anigaaba kufiican sppta waaa mel yaroo macaaan oo xitaa cibaaado leh
Thanks ANNAGA production.
Keeps go bro
runtii waa sax aadam smith ayaa yidhi qofka xorta ah wuu ka wax soo saar badan yahay kan adonka ah
Qofwalbo oo comentigeyga aqriya waa ilmaheygii oo baxsada haleysoo qabto adiga ugu horeya aabo iisoo laabo waan kuu xiisaye
Anaa ku cabo
Macalin crashiid mar walbo waan la socda barnaamij yadaada xita waxaan gaaray marka aan seexanayo hbnkii inan seexan ila iyo inan dhageesto mid ka mida videos yadada markan daaro xaaskayga waxay idhahda sxbkaaa carabeey miya daaratay kkkk
alaha ku xafido xaqiiqdi ilaah dartiis ayaa ku jeclahay
Kkkl
Kkkkk
😂😂✌
Eskelstona 🇸🇪 Sverige
King Abdi Rashid horey u soco
Keep going legend 🙌
Aniga waxan kunolahay melana jeclayin mararka qar inan xabsi ku jiran umoda iso duceya
Maasha allah horay usoco danbiilayaan iska baashaalayo
Keep going brother😘😍
Mahadsanid ustaad
Norge best fängelse wlhi bro shaqo dalxis
Wan kula sucdaa walaalkey lkn marwalbo comment soma qoro waxbadana wanka Fa iday allaha janada haku geeyo howl adaga noheysaa
Maasha,allAag
Sax waaye wlhi saanaa fiicn because qofka ayaa lamashquulinayaa dambigii uukudhaqaaqay ayuu ilaabayaa marklena kuma laabanaayo good wlhi
Keep going my brother
Xuriyada waa muhiim
War maanta waan ku qaatay saaxiib barnaamijkaan waa xiiso badanyahay
Bro i aamin!
Xabsi si walbo loo wanaajiyo waa xabsi uun!
Cidina majecla xabsi xataa hal maalin
Shp isku fakar baan nahay wlhi mar napa qof xabsi ku jira xoriyad mahaysto
Wa sax sa shekte bro keep goin
Chanelka waan u xiisy runtiiiii^^^____
Soo hor fadhido cameerada inta ka heshay. Like saar
Inkastoo Xabsi oodhan uusan fiicneyn Hadana Waxaa oogu Roon Midka Laguu ogolyahay Xaaskaaga.
Hhhhh
Zxp. Xabsikaan halkee kuyaalaa iisheeg 🤔
Xabsiyada africa inooga soo hadal macalin abdirashid mahadsanid 🥰🥰🥰
Halden Norge 🇳🇴
Xabsiga ethiopia bn mudo laba Sadexsano ah kuxidhna
Cadaab kaxun waligay ma arag
Markan kasobaxay wn iskagasocararay wadanki
Sudan bn hadan xabsi kagalay mudo Shabbilod ah waxyabahan kalakulmay lagamashekenkaro
Xabsi lipiya kuyaala bn mudo halsano ah kuxidhna
Nolosha cidhidhi igunoqotay
Sikastaba ha ahaate
Nolosha xabsiga dhibkisa wn arkay
Dhimasho iyo dhaawacna wn usojogay
Marka xabsiba sas bankaqaba
Sikastaba ha u nolol ficnaädo
Thanks macalin
Masha allah keep going pro
Sweden anaa joogo🤣🤣 hala i xero aa dhahaaya🤣🤣
Sellatunna haley geeyo dheh
Xabsiga ispanishka ugu fiican inta aad soo sheegtay inta iguraacsan
Never give up dear😎
Woow❤❤❤❤
Aniga ayaa ku jiro wllhi meeshaan camal laakin xabsi ma ahan meel kale spx filand keep going
Hhhhhh aniga ne xabsiga Sweden selantunna kujira🤣🤣
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞💞💞💞
Masha allah
Haa waa xabsi fiican
Keep going bro
Wllo bts qisadooda kasoo sheekey pz
Sxp habsiga uguxun sodiyari
Yaaba helikaro xabsi saan ah
asc ustaad arinka aad no sheektay ma runbaa ?
Dhagar qabe fadeexad la kulmay qaybta3 noo soo gali plz
Astrology muqaal nooga soo samee wll mahdsanid
Keep going
Africa in aad Ku nolaan laheed xabsigaa ayaa ka fiican
Thanks 😍😍
Waa arin sax ah
Wlhi waaa asal
Mhdsnd khabiir ilaaheyba ka magan galney inaan jeel galno
Xabsiga norway 🇳🇴 aniga bil ku jiray hoteleda sida loguma adego 😁😁
Waryaa i geeya 🥰🥰🥰
Xabsi markad ku jirto waa lama huraan inaad shaqaysid hadi kle xususta ku yRankartAA
Thanks
Waa khalad waayn waalaahi
Aaar yaa nageeyo xabsigaa
Dalalka somalida xabsigaaaa Ha loga dhiso
Wow Amazing😍
Asc,Xabsigga waxa danbiillaha loo dhiggayaa,waa dhaqan cellin ee ma aha ciqaab,siddaas diimmaha oo dhan baa qabba,Siddaas awgeed waxa uu xaq u leeyahay maxbuusku in uu xabsigga dhexdiisa ku hello,Waannin,wax barrasho,iyo shaqo uu ka hello dhaqaalle inta uu xidhanyahay, waxa kalle oo uu xaq u leeyahay in laggu dhex dhiso xabsigga mutaqbalkiisa oo uu la kulmo xaaskiisa oo ay kulla dhex noollasato ,sidda xabsigga ISBAYN oo kalle oo aan aammisannahay in uu yahay ka uggu fiican,waxa kalle oo maxaabbiista dheddigga ah iyo kuwa labka ah ee ku dhex nool ee aan xaasaska lahayn ay xaq u leeyihiin in xabsigga dhexdiisa la isku barro ,iyadda oo uu darbi u dhexeeyo(IS-BARRASHO FURRAN), La iskunna meherriyo labbaddii is fahma oo ay xabsigga dhexdiisa iskulla noollaaddaan,, MAHADSANNID,Wa JASAAKALLAAH,
Wa BILLAAHI Tawfiiq.
Baribaa Xabzi Layigu xidhoo KaaLaY izka AraG Lkn Kuma Noqon Doono 🤣👍
Ani aahan waxan u malaynayaa in xabsiyadani ay dhiiri galinayaa in danbiga uu fudaydinayo waayo qofku danbiga waxa lays kaga ilaaaliya si aanad nolosha u waYin oo anad ka dhicin lkn hadiiba markaad xabsiga gasho aad ka dhigantay nin hotel tagaya yaacni waa dhiiri galin kufsiga dilka iyo wax wlpa oo xun samee wNa qal qLad wayn
M,a god xabsi
Oui ok
Africa xabsiyadaaba walahi dhaama
Somalida waxa kaso baxay xabsiyadooda rag ay ugu war dambaysay iyadoo waadhiga aduunka ugu yar uu yahay DYNA ama baabuurta waawayn iska dhaaf jaraaid iyo aduunyo uu la socdee
Tilifoon ma lagu dhex isticmaali karaa
Waa ok iisaar sxp like hadaad ilwaafaqsantahay
Waa sax in saas loo dhaqmo maxaabiista waayo barri dadkooday. Anfacayaan
Wll xapsitada ugu adagna kasoo hadal
Abdiyow horta somalia ma joogta