Xogta Khawaarijkii loo diray dilka hooyadiis oo maanta la Maxkamadeeyay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 68

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Місяць тому +14

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q Місяць тому +12

    Taliye shuute sidu wax u egayao fiiriya mar hadu qofka saa u firiyo way udhamatay midka😂

  • @kooxdagurmad-bandsomalia7667
    @kooxdagurmad-bandsomalia7667 Місяць тому +10

    Subxanallah war kuwan carruurtii si walba ugaga faa'iidaysteen

  • @Zeyliş34
    @Zeyliş34 Місяць тому +13

    Iyaa meshaa ku yabaa fadhiyaa 😂 hoyaa hadane 😮

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c Місяць тому +2

    🎉🎉🎉

  • @user-ss1cu1qu2t
    @user-ss1cu1qu2t Місяць тому +4

    Subxaanalah 😢😢

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz Місяць тому +3

    wiil ilmo adeer aanu nahay ayaa dilay aabihiis, markii arsenal ay ceelsha ka wateen, wuu raadiyay ilaa jilib iyo rag ehel ah oo iyaga ku jira, aaqirkii bakaaraha ayuu ku dilay isagoo leh aabe wali ma qaan gaarin ee ragaan ka soo dhex bax,😭😭😭

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Місяць тому +2

    Subxanalaah

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Місяць тому

    wax walba "waa Diyaar brother"kan indho soo hagaagaya ma leh ,Hooyadiis wax ka kheyr badan Allaha ugu bedelo.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Місяць тому +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Місяць тому +1

    Wiilkn Run miyuu sheegya qori ayan aqaana lkn baskolad ma aqaano gudomiye Shuutevwa qof dulqaad badan

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Місяць тому +2

    Horay ayaan usoo arkay nin ay udiriin Aabihiis iyo walalihiis waana soo laayay khawaarijta shabaab wax walba oo xun ka filo musiibo idinku dhacday

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Місяць тому +1

    Subxanalah😢

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk Місяць тому

    Subxalah wlhi waa badiyeen dhalinyarada mustaqbalka

  • @AbdiFatah01-z8r
    @AbdiFatah01-z8r Місяць тому

    😢😢😢😢😢

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 Місяць тому

    Oo markii hore ma inuu soo diluu u dhaqaaqay ka dib bay la xumaatay 😢😢😢😢

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 Місяць тому

    Subxaana laah

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 Місяць тому

    Subxaanallah

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Місяць тому

    Subxanallah

  • @user-zs2iw1wo5x
    @user-zs2iw1wo5x Місяць тому

    Inalilih 😢😢

  • @saidmuktar
    @saidmuktar Місяць тому

    Subaxaanalh

  • @TiitowAadan
    @TiitowAadan 26 днів тому

    Maxamedxasan

  • @SMOJohan
    @SMOJohan Місяць тому

    Bisinka shuute : YAA 😂😂😂😂

  • @AYuush__Vp5
    @AYuush__Vp5 Місяць тому

    Waxkasta waxaa iigu daran the way he says brother😂

  • @JabriilFooley
    @JabriilFooley Місяць тому

    🎉

  • @MuseKg
    @MuseKg Місяць тому

    Yaaraabi waa aqiiro saman

  • @husseinhaji7
    @husseinhaji7 Місяць тому

    Hadii uu isa soo dhiibay xaq ayuu leeyahay hala dhaqan celiyo

  • @abdimajidabdalla5274
    @abdimajidabdalla5274 Місяць тому

    Waa beentiisa HADII la xero HADII la daayo ayaga uu shaqaynaaa

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa Місяць тому

    Muqdisho wxa jooga oo dhan waa Alshabab intaa wxbaa maxkamad lasaarin hadana wx latoogto ma arkin mxy thy sababta

  • @MaxamedAbdulahi-re7tl
    @MaxamedAbdulahi-re7tl Місяць тому

    Somali ilaahay ayaa u MaQan😢

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p Місяць тому

    Mecnaha hada hooyada dhisho quf walbo wa dile ha sas waye wlhi o cad subxan allh

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Місяць тому

    Khawaarijta waa dugaag miciyaha dhiig ku leh caqli biniaadam maleh diin maleh

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o Місяць тому

    Dad hooyadii dhashay oo 9 bilood caloosha ku siday dilaayo argagixiso faaido malaha waa in aduunka laga sefeeya

  • @sagalcabdulahi5561
    @sagalcabdulahi5561 Місяць тому

    QawarijTa Na ya brother baray😮😅

  • @nasmacumar3096
    @nasmacumar3096 Місяць тому

    Dadka sida lo qasbayo wa in lo caqli celiya oo la dilin

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Місяць тому

    Alshab iyo Khawarijta waxa cad in ay Shisheye u shaqeyan o ay Cadaw yihin

  • @MunoHaajir
    @MunoHaajir Місяць тому

    Shaqo wacan😂❤

  • @abdijama5387
    @abdijama5387 Місяць тому

    Sheeko ikhyaali ah oo samays ah

  • @mohanbinabdalla8056
    @mohanbinabdalla8056 Місяць тому

    Xoolo illhey waye kulaha nafteydan bad bad sana Is qarxi ayaba lagu dhahay maxa waye nafta ad rabtid intey ku bad bado

  • @cabdimajiidhussein6082
    @cabdimajiidhussein6082 Місяць тому

    War umadda Ka xishooda oo wax caqligooda iyo maankoodu qaadan Karo usoo gudbiya
    Ragu waa islaayaa waana isdilaa lkn daacayad iyo wax rakhiisa iskama gudbiyo libtana waa isku qiraa ee propogaandada joojiya..

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Місяць тому

      Ragee is diriray wll sheekadu alshabaab bay joogtaa alshabaab cid qaasa lama dagaalsana shacab cid kasta waa dileen marka ragee is laayay ?

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t Місяць тому

    Kani madaxweyne xasan sheikh ayeyba isku ekyihiin sidee wax ujiraan afka iyo ilkaha iskaga ekyihin iyo wjiga 😂😂😂

  • @user-bt3gc9od1u
    @user-bt3gc9od1u Місяць тому

    Waxan la yab iku noqode hooyan dilay subxnalah ilahaw cadabkaga ka.magan kalay hooyo ilah jano hagu kalsho casi ma.dhaline cadowna ilmaha so dirsada mise asaga casi aah subxnalah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wlhi biyo xida wan cabi la ahay wilkas yar ee dhahayo hooyo mcn baa dilay side bu u qancay jano mise jahanabo

  • @suheybcabdiraxmaan6076
    @suheybcabdiraxmaan6076 Місяць тому

    Shuute ayaaba yaabay kulahaa yaa😅 il

  • @hdhh0
    @hdhh0 Місяць тому

    Cunugaan waa beenaale wax kaste woo iska fogeynaa xataa heer oo gaaray inoo iska dhigo sida xabada loo rido inoo san aqoonin intee lagu sheegay nin gaaray kalsooni heer oo alshabaab xil ku weeydiisto hadana qof dhahaayo baaska ii geey

  • @borowbaydhabo6201
    @borowbaydhabo6201 Місяць тому

    Filimkala loso hilsaarey

  • @Axmedyare99
    @Axmedyare99 Місяць тому

    Yaa shuute gacan kuutagay😅

  • @ZeroSumgame-vo4uh
    @ZeroSumgame-vo4uh Місяць тому +2

    Waxan doofarka uu eeg. Ha LaGu xukumo diil toogasho Hadii dowlaad ee jiirto

  • @MuhammadAbdullhi-wu7lq
    @MuhammadAbdullhi-wu7lq Місяць тому

    😢𝘀𝘂𝗯𝘅𝗮𝗻𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵 𝘄𝗹𝗵𝗶 𝘄𝗮𝘅 𝗺𝗮𝗻𝗼 𝗵𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 𝗮𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗼𝗼𝗿 𝗵𝗼𝘆𝗮𝗱𝗲𝘆𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗻 𝗵𝗼𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗸𝘂 𝗷𝗮𝗰𝗲𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝘂𝗹𝗸𝗮𝗱𝗮 𝗵𝗼𝘆𝗼 𝗶𝗹 𝘅𝘂𝘂𝗻 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗮𝗿𝗮𝗴𝘁𝗼❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Місяць тому

    ILahey ha dhameyo konfurta somalia waxba yalo wlee dadkan sfcn uma aqano dhagtas kamqla alhm dhulkan dagnhey ad amni uyahey xta mar dhow bartey magcyadoda sida arsenal in yaga lo yaqan Ilahey haka qabto umada

  • @galaalyasin6828
    @galaalyasin6828 Місяць тому

    Baastoolad Baas leh 😂😂

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi5736 Місяць тому

    Waa been sheeko lagu fasaxo ayuu wada

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 Місяць тому

    kkkkkkkk

  • @AadanKeeyoow
    @AadanKeeyoow Місяць тому

    Been waaye waxaan

  • @abdullahikhalif9949
    @abdullahikhalif9949 Місяць тому

    Nin hoyadiis in uu dilo loo so dirayo aqliga saliimka ah aya diidayo cunuga waxaad moda mid lagu qasbay hadalkas oo waliba jirdil lo gaystay sida in koronto lagu qabtay ama jirdil xoogan loo gaystay. Alle un ba og xaqiiqa

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Місяць тому

      Sheekaa haysaa walaahi kuwa dilay baa layaqaana kawaran oo alshabaab ka tirsan Aabahood awaygood dilay iyo adeeradood

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c Місяць тому +2

    🎉🎉🎉

  • @SucdixasanSahal
    @SucdixasanSahal Місяць тому

    😢😢😢😢

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c Місяць тому +2

    🎉🎉🎉

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c Місяць тому +2

    🎉🎉🎉

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c Місяць тому +1

    🎉🎉🎉

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c Місяць тому +2

    🎉🎉🎉