NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • RidhwanIssack #TijabiJacelka

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 6 місяців тому +277

    WALAAHI UMA MALEEYMAAYO
    IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢

    • @AminaDaganfaroole-ym1no
      @AminaDaganfaroole-ym1no 6 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @MahamudKassim
      @MahamudKassim 6 місяців тому

      Fake Koko bulle account kusali magaca nabii ba lehdaa lakinsa sawirkedhaa iyo magaaqa maxa uu istic malii, Diinta baa kuqarabani lakinsa Dadkaa ka dhaaf dhulmigaa, furoo account adhigaa lehdaa kaan iskaa xiir

    • @SamsamAbdulahi-o4i
      @SamsamAbdulahi-o4i 6 місяців тому

      Scw scw

    • @Umamuctazim
      @Umamuctazim 6 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ruqiyanour4502
      @ruqiyanour4502 6 місяців тому

      Scw

  • @i.L.O.V.e-z8z
    @i.L.O.V.e-z8z 6 місяців тому +319

    Waligey naag lama saaxibin sxbteyda kowaad iyo dhiiragalisadeydaba waa hooyadey mcn❤ allaha iidaaye🤲🥰

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 6 місяців тому +17

      Sidaas ayaa ku fiican Allah ha ku deysto baaye aniguba waligey lama saaxibin nafteyda ayan saaxib la ahay waayo hooyo mcn ima noola Allah ha u naxariisto

    • @i.L.O.V.e-z8z
      @i.L.O.V.e-z8z 6 місяців тому

      @@saynabibrahim4703 Allaha unaxariisto hooyo mcn bayo❤️😭🤲

    • @yussufmohamed4157
      @yussufmohamed4157 6 місяців тому +4

      M,a may God bless you ❤

    • @yussufmohamed4157
      @yussufmohamed4157 6 місяців тому +4

      ​Amin ya rabiii

    • @qadraali6865
      @qadraali6865 6 місяців тому

      ​@@saynabibrahim4703 aamin cadey

  • @farhiahassan7438
    @farhiahassan7438 5 місяців тому +38

    Waah this tiijaabi jaceylkaga programme is exposing how rooten our society is .. subxannaAllah may Allah protect us from all kind of evil n harm

  • @kaysebaashe
    @kaysebaashe 6 місяців тому +273

    Waxan ilaahay u ga baryey naagta ku shirqooshay inuu ilaahay ifka uga soo saaro cuqubo ku dhacdo amiin u soo qoran

    • @nasraali2664
      @nasraali2664 6 місяців тому +8

      Amiin yarabiii

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 6 місяців тому +13

      Waa waxa u necbahay in aan naag Soo dhaweysto

    • @FAHAMTECH
      @FAHAMTECH 6 місяців тому +3

      Amiiin

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 6 місяців тому +7

      ​@@UmzakiUmnaga adiga aha hooyo mcn baa aha walasha baa aha lakin ninka qof kumaqlaya maxada u arkiwadi qof xuun waa qof xuuun

    • @MadinaaliAli-b5z
      @MadinaaliAli-b5z 6 місяців тому +1

      Amen ya rabi

  • @CabdirahmaanNorYosuf
    @CabdirahmaanNorYosuf 6 місяців тому +152

    Ridhwaanoow wll haddeey suura gal thy howshaan caadi ugal illaa aad kaxaliso Adoo Alla dartiis niyadaada kadhigaaya,Waxbana xittaa hasoodubin,only Inaad xallinkarta iskuday in.a thanks,waa tala ahaanteyda

    • @fatimadahir7379
      @fatimadahir7379 6 місяців тому +3

      Wll ridwan muhiim maaha inu galo arintaan waa labada reer ee iskaga gogol fariistay guurkooda gbdha iyo ninka so labadas ba howshooda gabay especially cida gbdha mida kle nimankaan qurba jogta wax gbdh lasiisto maaha waa dad qurbaha kuso fashilmay Africa gbdhaha oga faidesto maahida iyo cidlada

    • @aminaali9108
      @aminaali9108 6 місяців тому +1

      Cabsi cabsi waaya kan

  • @hanaanfaysal903
    @hanaanfaysal903 6 місяців тому +131

    Walaha Somaliyey baal iso duceeyaa muraad baan leyahay iso duceeyaa

    • @faaymaxamed5982
      @faaymaxamed5982 6 місяців тому +1

      Allaha kusahlo muradkada

    • @MaymonGagale
      @MaymonGagale 6 місяців тому +2

      Allha ku saqiro wll

    • @cabdinaasirbootaan
      @cabdinaasirbootaan 6 місяців тому +1

      Eebbe haku waafajiyo hadduu khayr kuu yahay😊

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 6 місяців тому +2

      Muraadkaaga ii macsi laheen ilaahay haku sahlo

    • @Asma-hc1lz
      @Asma-hc1lz 6 місяців тому +1

      Allah kuu fudatdiyo

  • @AdaromarAbdi-uw4uq
    @AdaromarAbdi-uw4uq 5 місяців тому +19

    Wlhi wn ucalol xumaday gabadhn waa qisadii iigu ybka bdnyd oo ka niyd jaba oo dhgysta allow gabadhn iyo cunugeda ukla cadee ninkas iyo ehelkiisa si cunugeda u ogaada aabihiisa saxda iyo family uu ka dhashy qabiiladooda alla naagna deg deg bdnaa jcylaa galaya misna masii raadinayn ninka iyo familkisa iyo wuxuu yhy allow qalbiga uqabooji aaaamiin yaa rabi

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 6 місяців тому +210

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻👍

  • @isaaqbiila
    @isaaqbiila 6 місяців тому +38

    Walasha yey aalle fosha haku fududeyo aalle caruurta hakula koriyo nagta ku shirqoshay aalle masibo haku rido ridwanow wllo UA-cam usame sidi habli hore miskinta carurba ku xidhidha ❤

    • @Nuu3334
      @Nuu3334 3 місяці тому +2

      Ameen - UA-cam hakulatalin waxkafaido wang lamarkine

  • @amalnuura4789
    @amalnuura4789 6 місяців тому +57

    Gbdhn iyada hlka is dhigtey oo qof an la aqooon amiintey subhnlah😢ilhow u gargar dumarka qaaar waa nocaas 😢raga qarna waa gun

    • @iknow_my_enemy9750
      @iknow_my_enemy9750 6 місяців тому

      Lkn waxaad ilowday gabar yar oo nairobi joogta kaligeed oo laga yaabo inaysan xataa quraac heli karin markii ay hesho qof dhaha anigaa wax kasta kuu samaynaaya ee aan ki guursado inaysan maya dhahayn sababtoo ah xaalad xun bay ku jirtaa…marka marnaba eeda ha saarin gabadha eeda waxaa leh ninka asagaana aakhiro war haystaa aduun kana lagu ciqaabaayaa…ani wiil baan ahay mar kastana asagaan eeda saaraayaa bastaarka.

    • @IzuuniBella
      @IzuuniBella 5 місяців тому +1

      Waxey ila tahay asaga ukenay oo ku heshiyen

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py 3 місяці тому

      😂😂😂wax walba filonaduunkan

    • @MawiiidCumar
      @MawiiidCumar 25 днів тому

      Ayada khaladka leh kurigeeda maxa dhigay nag kashaanti ah ay shaqo kulahayn walaahi wan kaxumahay in sidan lookhiyamo gabdha somaliyed wana hoyo wana walaal lama xumeyo dumarka gun ba heshay inantan

  • @Ebiyanita
    @Ebiyanita 6 місяців тому +97

    Maskin wlh buq aya kufuran gawadan qof uurleh oo fmly problem kufuran yarabi usaqir hoyadan maskinta jirkeda lagagaran inuba stress hayo tena qof uurleh cules badan aya saran ilmha calosha kujiran xita qatar ayu kujira cz hoyada urka leh stress iyo ohin umaficno maskin😢

    • @FardowsomacalinAbuuker
      @FardowsomacalinAbuuker 6 місяців тому +3

      Anoo urleh wn ooyn jiry xitaa anoo umul ah hadn oyo wanba nafisaa

    • @BisharoAbdi-s7j
      @BisharoAbdi-s7j 6 місяців тому +1

      Haa wlh ohinta ayn kunafisa

    • @u.j7332
      @u.j7332 5 місяців тому +1

      Diiniyan Gabadh Uur leh ma furanto markaa furiinkaas ma dhicin

    • @Naisa641
      @Naisa641 5 місяців тому

      ​@@u.j7332way furantaa Qur.aanka tafsiirkiisa suradul dhalaaq aqri

    • @sacdiyaomar4726
      @sacdiyaomar4726 5 місяців тому

      Sidokle abaayo ​@@FardowsomacalinAbuuker

  • @MaxamedAmiisha
    @MaxamedAmiisha 5 місяців тому +17

    Wali naagayy naag kale hala zxipin ee kaliga meel Mar gabarayyy👸🙅‍♀️🔥👍

  • @nuurcool
    @nuurcool 6 місяців тому +144

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤

  • @Maxamuudmaxamed-fc8sq
    @Maxamuudmaxamed-fc8sq 6 місяців тому +23

    La ilaha illalah cuqubadaa dhawanbu arkin gabadhamaskinada udulmiyey insha walahi gabadhani waba farid mashalah no baranbalen🎉🎉🎉

  • @HassanHashim-ed8jj
    @HassanHashim-ed8jj 5 місяців тому +8

    Wa ridwan abowe bill free ❤😂😂😂😂😂 islam isga waye hadharto ha aminimin wa sanka aye sow siiyeen

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 6 місяців тому +15

    Ridwaan waa nin caqli badan Allow caqliyadeena kadhig kuba sida uu rabo raali kayahay u fikira Ana iyo Adigaba wuxuu dhahay Riski Ayaad Isgalusay

  • @aishahasanabshir4034
    @aishahasanabshir4034 6 місяців тому +83

    Wax la yaqaan guurso wax la yaqaan dhashide marka lgu leyahy wa saan

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 6 місяців тому +3

      Waad dhahdaan lkn nagihii masameysan lacag hadd argtaan candhada balaqaysaan 😂😂

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 6 місяців тому +2

      Legend ajaanibtey adayaan Jamaican iyo qashin bay aadayaan markaasay kuleeyihiin waxaa taqaano guurso waxaa taqaanid aad dhashid e kan Somali maahan miyaa 🤣😂.

    • @suadyork9151
      @suadyork9151 6 місяців тому +2

      My Mom told me don't never bring a woman in house even if she is your cousin 😅

    • @FadumaSadeq
      @FadumaSadeq 6 місяців тому

      Lugo baastayaal anaga nakarbaasheysaan😂😂

    • @MOHAMETTT_27
      @MOHAMETTT_27 6 місяців тому

      Wa .ruunta walahii

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali Місяць тому +5

    Inaalilaah kaas iyo tan isku dirtay Ilaahay xaqa miskiintaan si degdeg ha ugu soo saaro
    Ilaahayoow miskiintaan caawi oo adduun iyo aakhiro guuleey

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 5 місяців тому +9

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bishaarmohud
    @Bishaarmohud 6 місяців тому +29

    Somalida waxan kula yaaban qofku haduu lacag wato dadkiisa maba laweydiinaayo lkn dadka shidka ah waalagu adkeynayaa💔😢

    • @Ibtisamsahal
      @Ibtisamsahal 6 місяців тому +3

      Adiga hada meqaa hestaa an xaroonee🙈🤣🤣

    • @idman1634
      @idman1634 6 місяців тому

      @@Ibtisamsahal😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙆🏻‍♀️

    • @MumtazMohamedAli
      @MumtazMohamedAli 6 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂​@@Ibtisamsahal

    • @nasteexo-cj3ot
      @nasteexo-cj3ot 23 дні тому

      Kkkkkk

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 6 місяців тому +4

    Naag saaxiib haka dhigan reerkaagana ha keensan. hadaad yeeshana reerkaaga ha iska burburin oo qaladka wax ka qaado. Nimankana ha ogolaanin in xaaskaada gabar hana qaadsan reerka ay keento xataa waalid haday u tahay. hadii aad ogolaatana gabadhaa haku ceeboobin oo reerkaaga ha burburin. hadii been laguu sheegana naagtaada la fariiso oo la hadal oo ha furin oo ha iska cararin.❤

  • @nimoabdi6138
    @nimoabdi6138 5 місяців тому +8

    Maskiin nag nagtii soo dhawaysata san ayaa u danbayn. abaayo hore u soco Ridwan gabdha ha ala cawiyo

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 6 місяців тому +39

    Naagaha yuusa codkooda waa masiibo bal maxay gabadhaas miskiinta ah oo soo dhawaysay reerkeeda uga dumisay oo ay ka faaiidaysaa

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 6 місяців тому +12

    caliyaw dhulku kula xadree naagta faadumana musiibo allha kugu rido gabdh maskiina u heshiiseen oo khiyaatay laba musiiba tihin nabsigeeda iidnka soo bax😢

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 6 місяців тому +18

    Allah xanuunbadanaa qisada gabadhan maskiinta gabadhan waxay ubaahantahay garab allow caawi maskiinta

  • @Munti2024
    @Munti2024 6 місяців тому +18

    Naagtas rerka sas u gashy ayadana way sugee nabsigaas subxallah waliga qof ku aaminy ha qayamin

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 5 місяців тому +11

    aniga waxba ma fahamin suashaa koowad gabadhan maskaxdeda ma fadhiiso Iyadana dhan wa qalqalsantahy maskiin 😢 Suasha labad qof dadkiisa tolkisa layaqano aya la guursada hada gabdhan Arka wax ku dhacay Mel ay uraacato ma lahan waayo markii hore si qaldan ugashay ILAHAY haku gargaro abayo

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 6 місяців тому +48

    1waxaa khalad ahaa nin adan familygiisa si wacan u aqoon ina guursato ,marka labaadna naag aanad wax isku ahayn inay 6bilood gurigaga iska joogto marka ilahy ilahy ilmaha ha kula koriyo abayo

    • @Abukar12Ali
      @Abukar12Ali 6 місяців тому +3

      Aad iyo aad

    • @HamdiIbrahim-t5o
      @HamdiIbrahim-t5o 6 місяців тому +4

      Abayo saay shegeyso daruf ba ugeysay o maqaxi gabar shideyso masahlana waxey lahed rer sameysa ad kanasatid Allah ugargaro kolley marba hadu naag horay uso furay wa nin naagaha kuciyara o lasahlanta furinka

    • @cayuniabdirashid944
      @cayuniabdirashid944 6 місяців тому

      Gabadan 2week kahor ayatho xijabcades qabatoo iyo niqab aye tirii nin anikusanrabnaa halaitijabiyo ridwan meshisa 🤔

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 5 місяців тому

      Ma bubtaa???​@@cayuniabdirashid944

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 6 місяців тому +11

    They said look before you leap 😨 .. Sister am so sorry 😢🙏.

  • @lamafilaan6968
    @lamafilaan6968 6 місяців тому +18

    Wlh gabadhan beenteed ma ahaan aniga goob joog ahaa 😢😢 nagtas dhor jeer ayaan kala taliyay wlh

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 5 місяців тому +10

    Sheeko walbo waxay leedahy lawo dhinac
    REMEMBER 💯

    • @nasteexo-cj3ot
      @nasteexo-cj3ot 23 дні тому

      Tani waa tan uun

    • @akn7640
      @akn7640 12 днів тому

      Absolutely but don’t forget people have biases.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 6 місяців тому +7

    ASC RIDWAN NAAGAHA SOMALIDA WAX BADAN WAA LA YAABEE WARAABE HADUU DHAR NIN USOO GASHTO WEY ISKA GUURSANAYAAN

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar Місяць тому +7

    Nagtas san gabadha ugashay dhaqaanki ki gaalady ledahay SUBHANNALLAH

    • @nasteexo-cj3ot
      @nasteexo-cj3ot 23 дні тому

      War naagta iyada qaldan labo jeer ninka Qurbo kayimid lama aamino iyo naag toona

  • @sulekamuktar3582
    @sulekamuktar3582 6 місяців тому +7

    Some times somethings makes you run out of words wlhi

  • @ciieight1635
    @ciieight1635 3 місяці тому +7

    Share with me he iz photo 😂😂😂

  • @darajomohamed5280
    @darajomohamed5280 6 місяців тому +14

    Kaasi nin mahayn walal qalbiga adkayso nabadna kudhal insha allaah

  • @Geenyo2025
    @Geenyo2025 5 місяців тому +8

    Allah ninka Naxaariis daraana.

  • @Geenyo2025
    @Geenyo2025 5 місяців тому +6

    Ayaan badan wa quruuxley. Manshaallah. Ila qalbi oga haku qabooyiiyo. Kaas inta aad ka foogaan karta ka fagoow. Iyaadaana nafsiigada aya ku diici doona.

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 6 місяців тому +4

    Gabadhan xaaladedu wa khal khalsanthy illaahay haw sahlo😢😢😢

  • @mursaladen9012
    @mursaladen9012 Місяць тому +1

    Ridhwan sheekadaan meeshey kudhamaato lana socotsii insha Allah thanks wll

  • @HindaHusen-vq9iy
    @HindaHusen-vq9iy 6 місяців тому +7

    Qalbiga Allaah ku jabih qalbiguu jabiyey

  • @NuseimaAbdi-m4b
    @NuseimaAbdi-m4b Місяць тому +2

    Aabyo alle mid ka wangsan haku siiyo qalbigag alle ha kuu qabojiyo

  • @NasraOmer-d4o
    @NasraOmer-d4o 6 місяців тому +14

    Na quruxdas ba ledahaye keep going sister 35jir awal ba naf ma lahaynee 20jiirka shafka leh ba tahayee maxaad uga bahantahye imiinka fuck of dheh isagaa io dhoocishaa xun baa ❤🎉🎉

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 6 місяців тому +1

      Aad iyo aad inay sku sii shudaysaba ma aha

  • @maslahabdi-w7o
    @maslahabdi-w7o 6 місяців тому +7

    Allahuma sali cala nabiyana Muhammad scw scw scw

  • @RahoRabileh
    @RahoRabileh 8 днів тому

    Naagta xaasidsanaa allah kaaga jaro abaayo kaas nin baahe ka samir allah ku caafiyo

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 місяців тому +53

    Gabdha ragooda SAS ugala runtiii wa la xanunsadaa 😢😢😢😢

  • @AdhanAli-r9f
    @AdhanAli-r9f 4 місяці тому +5

    Wlx. Qawadan waa iska dumar. Runtii rabii wadaa wacan xakufuro

  • @amalomar3138
    @amalomar3138 6 місяців тому +11

    Subxaanallh naag yaan la soo dhawaysan anigu xitaa jariyad gurigayga ma joogto anaa xamaasha 🤣🤣

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py 3 місяці тому

      😂😂😂😂

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 18 днів тому +2

      Xamaalo abyo intii la, dulqaadan lahaa 😢 maxaa uku soo dhaweeynee faarax oo waliba guriga uku geenee noqo hooyo garti leh in aad ka adeegato gurika cfmd kaaga baa ku jirto jir iyo maskaxbo❤❤❤🎉🎉

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o День тому

    INSHA ALLAH WAA LAGAQAADAA AYADANA

  • @Leylo266
    @Leylo266 6 місяців тому +38

    Nin naag uu rabo laguma diri karo sxb e wuusan ku rabin walhi gabadhas waxba haka shakin isaga kaa daneestay😅

    • @Niomilaklassikern
      @Niomilaklassikern 6 місяців тому

      Haaa blse iida usababa dofrta 😢

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 6 місяців тому +2

      Haduu rabin maku rabo Muu dhiho muxu u qiyanaya in laisnaco Ceeb maaha Lkn qiyaana daran

    • @mohamedadowadan325
      @mohamedadowadan325 6 місяців тому +1

      Haa sax waaye waa nin cabtooyanoo nolosha kadhadhacaa Laga yaabaa, oo naagajanisku bad badalo

  • @fatxilady638
    @fatxilady638 6 місяців тому +19

    Ridwaanow, sheekadan dhameatir, ninkii iyo naagtiiba Hala keeno, sheekada 3geesod Ka dhig😊😊

    • @Fardowsa-x9v
      @Fardowsa-x9v 5 місяців тому

      Wad nohadashi huno😅😅

  • @NasraIsmail-z1b
    @NasraIsmail-z1b 6 місяців тому +9

    Abaayo macanto ha ubixin horey usoco culeska waad dhigi doonta i a ee ariminiisa niyadaada kasaar.iskaba iloow waad ka guuleysan doontaayee insha Allah

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 5 місяців тому +4

    Subaxanallah kkk familyka carurta maba garanayso

  • @hafsaahmed6296
    @hafsaahmed6296 5 місяців тому +3

    Subxanallah, qof ay taqaano rerkisa malahaan wlhi waa dibaato😢

  • @sihamqali3169
    @sihamqali3169 6 місяців тому +19

    Qof gurigis igu so dhaweyo wlhi awal ban u heyn wlhi nagaha qar faido mlhn ninka ka drn oo nag warkeda amiinayo

    • @QueenHappy-e4j
      @QueenHappy-e4j 6 місяців тому +2

      Wlhi same nahay qof iso dhaweyay abal ban u hayn laha lkn nagaha qaar waa xaasidiin😢

    • @abdikadirjelle8077
      @abdikadirjelle8077 19 днів тому

      M.a Alle hagu dhowro wll

  • @محمدعبدالقادرعبد-ر1ب
    @محمدعبدالقادرعبد-ر1ب 5 місяців тому +4

    😂😂😂 Ridwan waa ciyal suuq wllhi 😅😅

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Місяць тому +4

    Alla nin illahayow ha ii baahinin bal siduu u galay eeg intuu laba canug ku raray ayadoo intaa la eg bal kawaran see yeelaysaaa?? Xaasid illahay baa kaa wayn

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 6 місяців тому +6

    Bro mandera is my county and my town ❤❤❤ keep going brother

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 5 місяців тому +4

    Wlhi ilahey iguma kenee intaa raadiyo ayaan boog iyo xabad katumi lahaa markas kadib haa ha furo ama meshey donta ha tagto xalada ciil badana

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 6 місяців тому +2

    Wareeer Waye Shekada Nairobi Ka Jirto Waye Qabow Nairobi Iyo Naag Nairobi jogTa Liskuma Haleyo Markaa Dhaheynay Waaba Amini Weyseen Miyaaaa 😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @Beru700
    @Beru700 6 місяців тому +3

    Gabdha somalida waxa aan kula talin lahaa in ay qofka ay guursanayaan ay iska hubiyaan cida uu yahay .waxa uu qabto ..
    Iyo xataa caafimaad ahaanba..qof aanad garanahayn sidee u guursanaysaa ooo aad nolosha ugu aaminaysaa

  • @FaadomoAxmed-x5p
    @FaadomoAxmed-x5p 9 днів тому +1

    Hhh i.a waa gaaray boowe anaa kuugu ducenaa

  • @KowsarAsadaadan
    @KowsarAsadaadan 6 місяців тому +20

    1m io kabadan gareysaa l.a ridwan niyada qeyr u sheg powe ❤

  • @AminoAbdirahman-s7i
    @AminoAbdirahman-s7i 6 місяців тому +8

    Wara aligi amuyahybo ridwan su uqoslee 😂😂😂😂 ridwan naag habara usaran kulaha qosolka igudishe 😂😂😂😂 yaa ilaahiii

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 6 місяців тому +15

    Gabdhaha somaliyed naag hasoo dhawaysanina kama yelayan bal Eeg gabdhan masakinta uurka leh Dhibka Ku dhacay Dhib maleh Abayo ilmahaga Allaha kula koriyo 😢

    • @LajecleyLajecley-gv1sl
      @LajecleyLajecley-gv1sl 4 місяці тому +1

      Naagtu ma iyada qabtey mase ninka qabey hadu rabo kamusan tagen awalba musan rabin

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 4 місяці тому +2

      @@LajecleyLajecley-gv1sl Xagee ku xanuntay adi naag inay Cadow tahay qofkasta Rer lugugu Soo dhaweyay Adoon waxba lawadin inaad Dalaq tirahdo wa qalad I know nagaha waxay quuri la yihiiin nolosha gabdha kale ee ha I cunin Naya Enda 👠

  • @abdihakimmedabdi9379
    @abdihakimmedabdi9379 6 місяців тому +2

    😢😢😢😢😢 c'est vraiment incroyable

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc 6 місяців тому +44

    Gabrey walid ba ledahy sharf ba ledahy ninka haka Harin maxkamad la tag sabbtu qarinayo la mer mersanayo ha cadeeyo maskinimda iska daa away abaha away wllada

    • @farhiyajamaa7717
      @farhiyajamaa7717 6 місяців тому +2

      Waa talo fiicon

    • @siradm
      @siradm 6 місяців тому +1

      Waa talo fiican, waa iney maradeeda cadaysataa, nin waa la helaa laakiin sharfteeda iney ilaashato waaye

    • @HamdiIbrahim-t5o
      @HamdiIbrahim-t5o 6 місяців тому +2

      Waxa dhacda inu ka dhaqala sareysa maxkamada i dacwana wa qofki lacag leh unba daba waregi kara maskinta ilmaha lee ki lakoriya Allah ugadhigo inshaa Allah xaqa Allah garadsiyo ninkas isago taa e boqolal kala sofuray ayu hoos iman i.a

  • @sharmakeali1132
    @sharmakeali1132 6 місяців тому +5

    Qalbiga alle hakuu qaboojiyo wll nin iyo naag xun ayaa ku helay wayna helayaan wixii ay kuu geysteen

  • @marwofartuunchannel9058
    @marwofartuunchannel9058 6 місяців тому +9

    Gabdhaha reeraha leh wax ma fahantaan waligiin naag sxb ah hasoo dhowaysanina si walbod uso dhowaysato dhabarka ayeey kaa tooganee

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 5 місяців тому +3

    Qofki ruux muslina lugoyo asagana ilaahay baa lugayna inshlah

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 6 місяців тому +4

    Niin naag waarkeeda kuuguula daagaalaayaah waax jiiraah maahaan ee daar Allaahaa kuudaag haabeen xaaba haakuufaaliin.

  • @hamdibashir9490
    @hamdibashir9490 6 місяців тому +4

    Subxanallah nagta waxa kadaran walshay ninka wabo qof xanunsan se nagtada ama qof nolol kala dhaceyso se qof kugu dira wabo kugu dirtay ma wax hubsado ninka kuma rabin walshay alle hakuboga dhayo ko marmarsiyo rabay aha nagna lama sodhaweysto

  • @mariammahmuud260
    @mariammahmuud260 6 місяців тому +4

    Anigah dumashiday iyo sodohday ayaa ninkgyii igu diray wuuna ifuray dulmi bay igah galeen iyanah gurigyahooda Allah ha dumiyo nimanka qurbaha badanaa waa la diraa

    • @NuuraFaarah
      @NuuraFaarah 5 місяців тому

      Sorry wllo

    • @mmuuseofficiall1458
      @mmuuseofficiall1458 5 місяців тому +2

      Sorry abayo dadku isku wadamid maaha nin xaaskisa lagudirayaa markii horuu Doqon ahaa

  • @farhiyahussein6794
    @farhiyahussein6794 23 дні тому +1

    Waa miskiin walhi hadal keeda maxay ku falaysaa

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 6 місяців тому +17

    Abaalaawaha la sheego waaba kan!!
    Nin xaaskiisa ku abaal dhacaya iyadoo xaamilo ah😠😠

  • @MohamedAbdiOgle
    @MohamedAbdiOgle 17 днів тому

    Hadii sheekada sax tahay aniga waxan aaminsanahay ninka gabadhan ka tagay waa nin aan si fiican diinta u baran oo ma oga waajib ka ay ku leedahay xaaskiisa

  • @Najax-n1o
    @Najax-n1o 6 місяців тому +8

    Hadey run shegeyso gabadhan faraha haka qado dhakhsu nabsigu ugaso baxaya waxba hadaba gelin cashar kabaro qof nocasa waxaba lagu ducaysta illahow dib hayguso celin

  • @HalimaIsse-s6p
    @HalimaIsse-s6p Місяць тому

    Very heart breaking 😢😢😢😢

  • @NimcoAbdi-vg5mc
    @NimcoAbdi-vg5mc 6 місяців тому +20

    Allah wan kaxumahy

    • @NimcoAbdi-vg5mc
      @NimcoAbdi-vg5mc 6 місяців тому +3

      SCWSCW SCW SCW SCW SCW SCWSCW SCW SCW SCW SCW SCWSCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @LajecleyLajecley-gv1sl
    @LajecleyLajecley-gv1sl 4 місяці тому +2

    Naaga ha somalida waxan kala yaabey naagta un bey ku dhegan yihiin ninku ilmo maaha caqligu shalay ku guursadey ayu kaga tegey gabadhana wu ku mar mar siyo nayey isaga shabel naagod ah iya duna haka tashato

  • @Mahamed-k3t
    @Mahamed-k3t 6 місяців тому +3

    Way dha can walaal❤😂🎉😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Місяць тому +2

    Naaga. Yaa. Soo. Dhaweesaata. Oo. Aamiin. Reer. Dhiisaan. Haaday. Dumiiso. Waa. Wax. Ku. Maaqaan. Naabaasi. Ceeshak. Ayaa. Qaaban. Iyo. Aminaada. Masnata. Iyadaa. Culaasaaku. Saxiib. Tiinimaada. Waaw. Isiinka

  • @sacdasiman4161
    @sacdasiman4161 6 місяців тому +11

    Wale wayaab wax isku dir ladhoho majiraan ninkaga hadiba lagugu diri Karo Kaas Nin ma aha Marki hore ayu usocday EE kadhamow Hada yusan jel jileec Kaa daremin Marka danbe oo solabaneso caaay u dhaadhaami Nin naag soguursaday ilmo sodayac Ada Nin kadhibtay sorry ilmahaga xiso Kuma hayan xabibti illah hakula koriyo mida kale maskiin Aya tahay ninka wuu kudawanaya EE warega danbe cashir udhig ibliiska aduunka Nin Gabar xumeya unecbahay ax

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 12 днів тому +1

    قال علي بن أبي طالب رضي الله عنه
    : (قد يبلغ الصَّادقُ بِصِدْقِهِ، مَا لَا يَبْلُغُه الكَاذِبُ باحْتِيَالِهِ)
    Cali Bin Aba Dhalib :
    ( Qofka RUNTA sheega heerka uu
    Ku gaadho RUNTIISA ,
    kuma gaadho BEENAA LUHU been abuurkiisa )
    UA-camr - Tiktoker Beeni Raad Male !!!
    ADEER XUSEEN

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 4 місяці тому +2

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @abdirahmanKanyare
    @abdirahmanKanyare 6 місяців тому +24

    Ya rabiii amurahaa eee sahal iso ducayaa walalayal😷

  • @abukarshiikh8760
    @abukarshiikh8760 29 днів тому +1

    Masha.alah

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 6 місяців тому +4

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @AmalKhalil-b8v
    @AmalKhalil-b8v 6 місяців тому +2

    Ax maskiin balmaxay ka faidi oy heerkeda oga dumisay Waka inarageedna ilhayow wuqubada tan io inta lamdka ah ka dhalata hanorogin😢

  • @abdirahmanKanyare
    @abdirahmanKanyare 6 місяців тому +21

    Gabdahiiinaa somalidhaa 20 years madafan manjalllah 😅😂😅❤👋👋👋👋😂😂😅😂😅😅😂

  • @uivuv
    @uivuv 6 місяців тому +2

    Allahu akbar bal kawarn gabadhan xamiladaa oo u stress ugaliyey ilahay kuma mooga ninka iyo naagta xunba gabadhan maskinta Allah ugargaro

  • @Geenyo2025
    @Geenyo2025 5 місяців тому +3

    Sister waad fududaatey, inaad inaanta ku soo booda laama rabiin ee inaad daba Gaasho oo ruunta ogaato aya ka ficnayd. Weli wixi ruunta ah waad ogaan karta. Iska samir

  • @hasanmahamuudcade
    @hasanmahamuudcade 5 місяців тому +2

    scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @xcabdiraxmanXasan
    @xcabdiraxmanXasan 4 місяці тому +3

    Gawadha wa usbakta badantahay ridiwane wakudheldhela

  • @idilfaarah211
    @idilfaarah211 5 місяців тому +2

    Ax 💔💔 hadii uu asaga jaanis haysto manta oo allé fursad siiyay waxaa jirto maalin allé kuqabandoono

  • @MohamedAliHashi-pg9cz
    @MohamedAliHashi-pg9cz 5 місяців тому +3

    Wajiga alhkagubodheh qumyoxun😢😢😢😢😢 sorry

  • @mahanowabay5448
    @mahanowabay5448 5 місяців тому +2

    We need part 2

  • @MohamedDahir-hw6kh
    @MohamedDahir-hw6kh 6 місяців тому +7

    Gabadhan maskiin weeye Alle ha u sahlo

  • @XalimoMohamed-yb4ym
    @XalimoMohamed-yb4ym 6 місяців тому +2

    Ax maskiin😢💔 ilahow u gargar o garab sii yaa rabi

  • @maslah345
    @maslah345 6 місяців тому +4

    Oo naagtaan waxaan jirin ayey kamasertay wey jiraan kuwa qaimiin ah oo walashii soodhawaysay ka hoosdhasha lkn kuwaasna ceeshka ayaa qabanaya