Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 бер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 376

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o 3 місяці тому +115

    Allow dhibaatada ay nagu hayaan naga dulqaad ooo amni iyo nabad noo soo cili oo dalkeena nabad ka dhig😭🤲🤲

    • @maanka8907
      @maanka8907 3 місяці тому +15

      sxb ragg ayaan nahay ragg faceen ah matuugi karno. ee ma iska celinaa mise inta qarax nagu dilaan ayaan sugnaa?

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 3 місяці тому +3

      Aamiin 🤲 🤲 🤲 yaa rabi

    • @Apdiraxmanabdalla5968
      @Apdiraxmanabdalla5968 3 місяці тому +3

      Allow HanaGa qaBato QawarijTan😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @alibashi2469
      @alibashi2469 3 місяці тому +2

      Subxanallah illaahey hanago qabto dhibtoda umada way dhibene

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 3 місяці тому +2

      Allaahuma Aamiin

  • @Eyyoub21
    @Eyyoub21 3 місяці тому +81

    Dowladu hadu dhageysan lahed telefanada dadka wax badan ayaa laga badbaadi laha shaqada ugu bdan ee cadawga waxay ku xiranthy wicitaaan

    • @mahadhussein283
      @mahadhussein283 3 місяці тому +8

      wala dhagesta ee tlfn maku hadlan hade kuwada hadlan neh baaq ahaan iskula hadlaan

    • @user-gh7rk5fq6t
      @user-gh7rk5fq6t 3 місяці тому +8

      Telefanka erayo aan la fahmeen ayey ku sheekestan mala fahmi karo walahi waxaa fiican in baaris lagu sameeyo kuwa goobaha ganacsiga galayo ama hortooda goob walba oo gaacsi hortisa waxa la dhigayo uu ilaalsado iyo kuwa soogalayo gudaha goobaha ganacsiga wadooyinkasta dowlada ka howlgasho sida baaburta loobaaro ookale dadkana suuqa kudhax wato boorsooyinka ama bajaajta hasaarnaadan ama hasocdan in labaaro ayaa soonjeedin laha

    • @ifrahalimatan406
      @ifrahalimatan406 3 місяці тому +4

      Maxaa telafon ladhagesta shirkada ee isticmalan waa hormuud waxee dhahayana waa lawada maqlayay anaga macamishena xogtoda madhebino bal badbadinta shacabka somaliyed iyo macamishoda ya qiima badan oo shacabka macamishoda ma ahan miyaa anaga Kenya jogna shirkada oguwen Kenya waa safaricom waxena lashaqisaa sirdonka wadangeda bal maxaa somalia odeday in ee lashaqiyan sirdonkoda 😂😂😂😂

    • @Eyyoub21
      @Eyyoub21 3 місяці тому +2

      @@ifrahalimatan406 Waxaan isleeyahy qaab qarsoon lo dhageyso karaa oo xitaa aysan hormuudu ogeyn lkn dowlad ma heysano

    • @Eyyoub21
      @Eyyoub21 3 місяці тому

      @@user-gh7rk5fq6t Sxb numberskoda wala yaqaan shababka Hdey kuso hanjaban hormuud wxy ku leedahy Ayaga wye numberks mrka hdi numberskoda la helo wala dareemi kra sirtooda tusale wxa la dhahy ceelasha imaaw kaalay boorso so qaad taas ma erayo aan la fahmeyn baa

  • @sahraahmedkoshin
    @sahraahmedkoshin 3 місяці тому +62

    Fantastic investigative journalism. You deserve a medal. Well done.

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 3 місяці тому +3

      😂😂😂😂😂!!!!
      What a joke

    • @Sal-lb1sf
      @Sal-lb1sf 3 місяці тому

      ​@@abdisalanmohamed4678hhhhh😂😂😂😂😂 wa shaqalaha hos tago hala yabin xaqull cidee kadiyarsanesa

  • @user-gb6du4vu2x
    @user-gb6du4vu2x 3 місяці тому +20

    Abdulqdir isse alle haku sharfo wa barnaamij aan ku il qabowsaday Cadowga insha allh wey halaagsami doonan

  • @spotluxe1885
    @spotluxe1885 3 місяці тому +19

    I'm about to cry 😭😭. My country will not be harmed by small individuals

    • @WllPilot
      @WllPilot 3 місяці тому +5

      InshaAllah we gonna overcome all this problems and we gonna stand 🧍‍♂️ with our own feet again. Remember after every hardship there is a relief..[ INNA MACAL CUSRI YUSRAA]

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Oohinta dhaaf ee gadaalka gal oo xitaa soo sheega nacalad qabayaasha.

  • @eng.awaizahmedadawe6505
    @eng.awaizahmedadawe6505 3 місяці тому +23

    Nijaasta Al qushaash Waa la dabar jarayaa waana laga nasan doonoo insha Allah

  • @abdihaafid7643
    @abdihaafid7643 3 місяці тому +22

    Nacladii ilahay haku dhacdo qawaarijta gabalkooda dhacay

  • @maxamedibraahim3751
    @maxamedibraahim3751 3 місяці тому +21

    Cabdul qadir cise war bahinta qaranka muqdisho wariye Profuctional ah Khabiir dhinaca tawinta m.a Keep ap lengd

    •  3 місяці тому +4

      Walaaloow af aadan aqoon maxaa iskugu dhiibee tabartaada ba ma ahane?
      Profuctional ma ahan ee waa professional

    • @maxamedibraahim3751
      @maxamedibraahim3751 3 місяці тому

      Bastaradii ku dhashay usheeg ee afka uresse

    • @user-op4xz1bt3u
      @user-op4xz1bt3u 3 місяці тому +1

      Pofitical😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    •  3 місяці тому +2

      @@maxamedibraahim3751 keep ap ma ahane keep up waaye

    •  3 місяці тому

      @@user-op4xz1bt3u 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @caaishoxuseen9415
    @caaishoxuseen9415 3 місяці тому +13

    Ilaahayow aday wax kaaqarsanyn umadena ugargaar

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi1902 3 місяці тому +11

    Wasax wanka guuleysadoonaa inshallaah🤲🤲💪💪💪💪💪halasooqabto dhigyacabyaashaan

  • @Zaak100
    @Zaak100 3 місяці тому +12

    waxan la qarxinayo waa dad shacab ah oo suuqa ku ganacasanyo oo shaqeeysanyo ka warama cida lacagta ku bixinaysa jariimadas oo soo shaqaalaysisay dhagar qabayasha

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 3 місяці тому +15

    Bashiiir Axmed Salaad oo kamid ah aas aasa yaashii khawaarijta ma aheyn in wax laga weydiiyo ficiladii khawaarijta, balse waa iney dhadhamiyaan cadaaladda.

    • @ajm13131
      @ajm13131 3 місяці тому +1

      Shiikh shariif iyo Ahmed fiqi Kwrn iyo axmad madoobe iyo Hamze waxa hada siyaasiyiinta ahba kuli waxay ahaan jireen alshabaab.Mukhtaar roobow asaga kwrn 😂😂😂

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 3 місяці тому

      Waa in culimada Ahlu sunna wax lawrydiyaa sida dhuusamareeb ay muqdisho u amni heli markas

    • @RobleBarre-xz6kt
      @RobleBarre-xz6kt 2 місяці тому

      Kkkkkk
      Mala hubaa
      ​@@yussufismael6314

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 3 місяці тому +55

    War dadka qawaarijta ah noomaba heestaan inaan nahay dad muslim ah ayaga uunba isku heesto muslimiin waxaan aad iyo aad u taageersanahay howsha ay wadaan lamaha amniga 💯

    • @maanka8907
      @maanka8907 3 місяці тому +13

      siday u aminsanyihiin in dhiigeenna xalaal u yahay ayaa larabaa anagana sidaas si lamid ah inaa u aaminno dhiigooda xalaal inuu nooyahay. shantaada wax kaaceliso.

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 3 місяці тому +4

      Meeshaan alqushaash shacab iyo dowlad kalama jeclee somaliyey nimankan hala iska qabto waxaan la dhahayo adi kuuma jeedane iska aamus yaanan la dhihin kii boorsa wato ki laga shakiyo dowlad xitaa yanan lagu simin shacabka ha dilaan

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 3 місяці тому +1

      Mayo wadama kale waayo o nabad urabin Somalia

    • @abaanasanka9685
      @abaanasanka9685 3 місяці тому +1

      Qawaarijta warkeedu Wuu cadyahay

    • @abaanasanka9685
      @abaanasanka9685 3 місяці тому

      ​@@cabdikahinshugricali3989
      Absolutely am ready

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t 3 місяці тому +13

    Allow natus mar uun qawaarijtoo la cirib tiro dalkeyna barwaaqadisa iyo quruxdiisa si amaan loogu ganacsado oo soomaliya oo dhan isku furmaan waa sababta koofida qawaarijta ugu gambadaan waxaan soo jeedinaya ganacsatada in albaabkooda qofka boorsasa wato ka ilaaliyan ama bac alaab kujirto oo iska ilaaliyaan qof amaanka qibrad uleh ee sameestan oo baaro alaabtooda dadka soogalayo goobaha ganacsigoda sida bangiyada oo dadka ubaaro qof soogalayo goobtooda ganacsiga wabillahi towfiiq

    • @Caliya7
      @Caliya7 3 місяці тому

      Aamiin

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 місяці тому +16

    Argagixiso diin shaqo kuma laha waa maffia group munaafaqiin illaahay ku been abuurtay

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 3 місяці тому +12

    walee shawaab maafio waye diiiin shaqo maku lahan walhi

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +4

    ASC Masha Allah 🙏 🙏
    Somaliya Dalka iyo dadka iyo diinta ba Alle ha noxafido Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿🕊

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 3 місяці тому +5

    Allaha u naxariisto inta kudhimatay rabiyoow 🤲🤲🤲dalkeena u gar gaar oo umadeena dhibka ka dulqaad

  • @WllPilot
    @WllPilot 3 місяці тому +22

    Khawaarijta soo shita dheh marwalba wanka gacan sareenena InshaAllah...
    Gaalo Shabab waqtigoda wuu dhacay

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 3 місяці тому +6

    Waxaa wax ka Baran karnaa, Masaajidyada in kaamarooyinka lagu xiro skuulada & Suuqa

  • @Muhamad.Amin26.
    @Muhamad.Amin26. 3 місяці тому +5

    Qawaarij waanu ka xoroobi doona insha,Allah yahuud ayagaa ka daran adun io aaqiro allaha ciqabo

  • @Tubsanmedia
    @Tubsanmedia 3 місяці тому +9

    Ilahaay umada haka qabto wax diin iyo dadnimo wax ka og ma ahan khawaarijta.
    Tanke meeshii lagu arko halaga toogto

  • @user-qb4zf8ut9d
    @user-qb4zf8ut9d 3 місяці тому +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ khawariijta Allaah baabigiyo

  • @hasanabdi8835
    @hasanabdi8835 3 місяці тому +4

    Abdulqadir ciise wlahi wariye profional jasakallah

  • @shijo2055
    @shijo2055 3 місяці тому +2

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲

  • @Abdallayare20
    @Abdallayare20 3 місяці тому +4

    Inaa Lillaahi wa inaa Illeyhi rajicuun😢

  • @MaxamadXusen-uc8wy
    @MaxamadXusen-uc8wy 3 місяці тому +6

    Allahayow soo qabo waa bil ramadaane cadawgan dadka xasuuqay

  • @Iman-321
    @Iman-321 3 місяці тому +1

    Illahow Al cadaala xafiid cimrii dheer iyo cafimaad sii xalad adag wadanko ku jiro noso shaqeye wlhi abal ba kaga heynaa wll cabdiraxman cadala adi inta kula shaqa oo wariya illahey cadawga ha idinka qabto❤

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 місяці тому +8

    Khawaarij waa iabtay

  • @buullebarre
    @buullebarre 3 місяці тому +5

    waxaan ku suganahay magalada Nairobi wadanka kenya waxaan la tacajubay waxa weeye sida meherad kasta iyo dhisme kasta hortiisa uu u joogo waardiye tababaran oo la socda dhaqdhaaqa meesha ,hadda waa kenya oo ah wadan nabad ah tan iyo intii xornimada ay qaateeen, innagoo xaalkeenna ilaahay ogyahayna maqabno adeegaas faaidada badan leh.

    • @user-gh7rk5fq6t
      @user-gh7rk5fq6t 3 місяці тому +1

      Waa fakirka aan kula qabo anigaba maadaama wadankena oo dagal.kujiro

  • @Abdiqaniroble1072
    @Abdiqaniroble1072 3 місяці тому +1

    Inshallah wey dabar go’ayan caawa waa habeen kamid ah Ramadan wiliba 27 lagu qiyaaso habeenada leylatul qadriga ah allah igu baryaya wadenkeyna in uu inooka dhameyo qawaarijta AS iyo in nabad buuxda allah nooga dhigo dhamaan neh aan is wada racno si wada jir ah !

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 3 місяці тому +2

    اللهم احفظ كل بلاد المسلمين ي رب 🤲🤲🤲🥲

  • @hamzasheakha6409
    @hamzasheakha6409 3 місяці тому +3

    HA LA BADIYO CCTV CAMERA WALIBA KUWO WAJIGA CAADI U SOO SAARAYA
    JIHO KASTA IYO MEEL KASTABA HA LAGU XIDHO XITAA MASAAJIIDA

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 3 місяці тому +2

    Illahayoow dhagarqabayaalka ka qabo umada yaa rabbi illahay SWT hana dhaafiyo maagiyada shadaadiinta amiin yaa allah

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 місяці тому

    Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi Raajicuun kaamirooyinka waxeey soo qabtaan waaba Naxdin argagax leh. Argagixisada Qawaariijta arxan daranaa ilaahoow umadaada ka qabo yaa Rabi Aamiin

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 3 місяці тому +5

    Ragaas saa yelaya waxey og yihiin in aan la toganeyn sababtoo ah kuwaii ka horeyey ayaa xabsi yada ka buuxa oo canshuurtii umada lagu masruufa marka maxey macna suubin dagar qabe meel lagu hayo hadan latooganeyn

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 3 місяці тому +1

      malinkasto waa lo sii wada tiirka.

  • @maxamuudcabdirashiid5681
    @maxamuudcabdirashiid5681 3 місяці тому +1

    Ciiil weynaa allow umadaada uwada naxariiso 😢😢

  • @thegreatinfinity1110
    @thegreatinfinity1110 3 місяці тому +2

    Qolyahay argagaxisada ah oo diin Muslim ka sheganaya.. Somalinimadi bay inacsiyeeen ... Argagaxisada mid walba oo maxkamada lasotaago diil toogosho oo dagdag ah halagu xukumo... Aad ban ugu mahadcelinayaa hay adaha amniga oo dadaal dheer ugujira bad baadinta dadkooda

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 3 місяці тому +2

    Allah umada ka qabto cawaanta AS

  • @fa1765
    @fa1765 3 місяці тому +6

    Kuwan xaasid sana nacalad idin ku dhacdey walaahi Kuwan Muslim mahan

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste 3 місяці тому +1

    Xaax waya arag wilka ugu so horeyo shatiga cad c.raxman la dhaha Allah unaxaristo 😢 wila sxpo ahen waye wlhi 😢 kitab kaga gacanta midig Allah ka siyo sxp😢

  • @SALAAD1445
    @SALAAD1445 3 місяці тому +1

    😢😢😢

  • @NicmoAdam-hh3ms
    @NicmoAdam-hh3ms 3 місяці тому

    Ilahay uhada haka qabo xaalanta

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 2 місяці тому

    Waa in dukaan kasta security guard ay samaystaan sifo loo ogaado qofka dhagarta wada Subhanallah😢

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 3 місяці тому +1

    Ina lilaahi waina ilayhi raajicuun subxana Allah

  • @user-yi6tx7pw9w
    @user-yi6tx7pw9w 3 місяці тому +3

    Walaahi waa Ayaan daro nag habsatay

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 3 місяці тому

    Subxanallah

  • @mrbusy4215
    @mrbusy4215 3 місяці тому

  • @daadir3042
    @daadir3042 3 місяці тому

    اللهم أنت ربي لاإله الاانت خلقتني وانا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ماستطعت أعوذ بك من شر ماصنعت أبوء لك بنعمتك على وأبوء بذنبى فاغفرلي فانه لايغفرالذنوب الا أنت 😢😢😢

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 місяці тому

    Ramadanka fadligisa ciribtin Alle ha goyo ayan leyahay, Khawarijta🤲

  • @qodeymedia347
    @qodeymedia347 3 місяці тому +4

    waxaan markasta isweediiyaa sababta dadka nuucaan oo kale ah loosiiheysto maa nolosha geerida tan ugu xanuunka badan lagu dareen siiyo

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 3 місяці тому

      nidaamka dowladeed waaye ee, xog ayaa laga radinaya iyo maclumaad

  • @SALAAD1445
    @SALAAD1445 3 місяці тому +6

    Xasbunaallaaah .
    Allaha noo soo gargaaaro .

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 3 місяці тому

    Illahay ha unaxariisto intii dhimatay

  • @umumo7149
    @umumo7149 3 місяці тому

    Allahu aclam

  • @adendubow5617
    @adendubow5617 3 місяці тому +1

    Ilaahow dalkeygii dhibka ka dulqaad

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 3 місяці тому +1

    Reer muqdisho magaladooda ha ilaashadaan

  • @hodanmahamed1166
    @hodanmahamed1166 3 місяці тому +1

    3 isbuuc ka hor meeshas baan iska lugeenyy anoo ku faraxsan Inaan xamar imid 😢 waaana jeclaa inaan sii joogo wliba suuqa alaab bdn ka doonany Mantase Garowe jooga fajac igu noqoty dadkan aan umada ka duwanyn oo hadana qiyaanada intaas la eg wado 😢 wlhi waa wax laga naxo.

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 3 місяці тому

    Mucjisaandan kaso kabsan ilahey idinku rid khawaarijeey dhulkane ale idinla jar oo nafta ilahey ha idinku silciyo bil Ramadana lagu jirahe aamiin iidhaha inta qalbiga wanaagsaney😢🤲🤲🤲

  • @becolla10
    @becolla10 3 місяці тому

    الله يرحم موتانا وموت المسلمين

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 3 місяці тому +1

    Masaajida halagu xiro camera ayagana maadaama ay vadawgu ku dhuumanayan

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 3 місяці тому

    Illaho dhibatad ka sara wallo ya rabi

  • @poom5180
    @poom5180 3 місяці тому +3

    Dadkaan maxey galabsadeen oo loo laayay😢😢😢😢😢

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 3 місяці тому

    😭😭😭

  • @user-zo4lv2xj3c
    @user-zo4lv2xj3c 3 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @omarosman7441
    @omarosman7441 3 місяці тому +1

    Dowlada may lawareegto isgaarsinta si wax badan aykala socoto xogaha leys dhaafsanaayo

  • @Xiirey2013
    @Xiirey2013 3 місяці тому

    Subxaana allh 😢😢😢 allow ku cadawga ah umada kaqabo 😢 😭 😿 😢 amin

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 3 місяці тому

    Insha alaahrabi baa ka jaraaya

  • @HassanAli-xf4lg
    @HassanAli-xf4lg 3 місяці тому +2

    Ganacsatada wa baqiilo wiil yar xoga lacag la siiyo mey shaqo siyan ka ilaliyo borso iyo bac dukanka loga tago

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 2 місяці тому

      Wilkayar ma lacag naftiisa ka doora waba begsanayan asxan askar haa ilaaliso wadooy8nka ganasacada

  • @degan4
    @degan4 3 місяці тому +1

    Masaajida ha naga wasaqeeynin ....xaaran yahay😢😢

  • @user-hf7yr4po4p
    @user-hf7yr4po4p 3 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 3 місяці тому

    Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 3 місяці тому +3

    Dadkan ma ahan dad socsocdo, wa dad guryahoda an kaso bixin, marka wadada uku fudud waxa weye in dowladu sirdon qarson xafadaha keysato, guri wlabana latira kobo dadka ku nol, nin walbo magalada so kalena la diwan kaliyo, lkn inta dowlada isku mashqul santahay ma umaleynayo cadiwkan in laka adkana!!!

  • @nin-geed-saaran
    @nin-geed-saaran 3 місяці тому

    Farxaan shariif faarax waan aqaan waxan isla dhigan jirnay dugsi quran

  • @odundojack595
    @odundojack595 3 місяці тому +1

    Translation in English or kiswahili please

  • @AnasYoung
    @AnasYoung 3 місяці тому

    Subhanallah War Khawaarijta Dadka Shacabka Halaga Qabto😢😢😢

  • @user-uk6zf4ep2x
    @user-uk6zf4ep2x 3 місяці тому +1

    Dhagar qabayaasha Al sheydaan Allah sw shartooda hanaga qabto

  • @hfm9834
    @hfm9834 3 місяці тому +1

    Xasbunllaah waa nimcal wakil 😢 xasidsanaa balaayda.

  • @YM-lf6cx
    @YM-lf6cx 2 місяці тому

    Somalia intelligence agencies waa hormar wanaagsaan, nimankaan sidaa looga hortegii karo, shaqsii far soogashoo akheroo haloo diiro, yaase la’arkiin. Maxkamaad iyo waqtii dumiis hala joojiyo , sirta u haayo ka qaada deedna noolasha daafiyaa. Mahadsaniid.

  • @user-pi4gg1os5g
    @user-pi4gg1os5g 3 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @anaanegame3800
    @anaanegame3800 3 місяці тому

    Insha Allah Wada shaqeyna Wanagsan

  • @user-gr3yd6ps1r
    @user-gr3yd6ps1r 3 місяці тому

    Those business people must be alert n have security measures in place because they could have detected it if they were keen

  • @Zaki_fc19
    @Zaki_fc19 3 місяці тому

    I.n😢

  • @abdurahmanmohamed7492
    @abdurahmanmohamed7492 3 місяці тому +1

    Asc wlh waxaan qabaa dadakaas in aana latookani in lasiiyo Yaxaasak ama maalinkasto jirkooda lagooyo aniga waxaan diyaar u ahay in aan ladagaalamo dadakaas

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 3 місяці тому +1

    WALAAHI CAMEROOYINKAAS CAADI MAAHA, WAAA IN LA BADIYAA MEELWALBO LAGU XIRAAA XITAA MASAAJIDDA DHEXDOODA DABAQYADDA KORKOODDA GEEDAHA DHEXDOODDA MEEL WALBO HALAGU XIRO ARAGAXISO MEEL AY KU GABATO HALA WAAYO. BALAAYO IDIN LA TAGTAY WAA BIL-SOON WAXA AY DAD-KII GAADAYAAN.

  • @adeshkaqali6990
    @adeshkaqali6990 3 місяці тому

    Hawiye shartooda Allahayow nagaqabo

    • @McM-iz7sd
      @McM-iz7sd 3 місяці тому +1

      Anigaa hawiye ah 32 sano wan jiraa waligey dalka kama bixin wlh waligey 1xabo xita mana ridin xita baroobo ahaan umaridin dad badan osida ah aya ah hawiye hawiyena mawada xuma wll

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 місяці тому

    Koofiyada diyaasbarada subxaanallaah

  • @beelo73
    @beelo73 3 місяці тому

    SHABAAB ehel malaha, saaxiib malaha, darisna malaha, ogow qof walba dil ayuu sugayaaa.

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 3 місяці тому

    guuleeysta dowlada soomaaliya qawaarijta ha jabto waa cadawga umada soomaaliyeed

  • @dhakardhakar2906
    @dhakardhakar2906 3 місяці тому +1

    Nisa needs to know to never share these videos ever again. They will learn your ways of identifying them

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 3 місяці тому

    Uff Al qabyala

  • @omarmohamed6650
    @omarmohamed6650 3 місяці тому +3

    Allahayow waa bil Ramadan ku waan umadeena kumaadayo Allahayow nagaqabo

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 3 місяці тому

    koofiyadaha iyo afsaabka iyo niqaamka 3 daana ha la joojiyo si kamaraduhu u qabtaan qofka wax qarinaya

  • @abdirsaqmaxamed2247
    @abdirsaqmaxamed2247 3 місяці тому

    Allow cadowka naga qabo

  • @enggaradofficial9533
    @enggaradofficial9533 3 місяці тому +2

    Allah xisabtiisa wlle way idin sugaysaa

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi8702 3 місяці тому

    inaalilaahi wa inaa illeehi raajacuun😢 Cadow ayaa umadeena ku maqan ayadana war u maheyso

  • @YaxyeMustaf..
    @YaxyeMustaf.. 3 місяці тому

    13:00 listen well

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 3 місяці тому +1

    Wlhi africa waxaa naga rebey qabil

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 3 місяці тому +1

    Ilahayow ducadena aqbal 2 cadaw dhaxda ugalnay siyaa siyin shisheye qarash ku bixiyo inaa dowlad adag helin dadkeda bahida ka sarto iyo qawarij Ana ogolen dadka inee noladan ayagana la malgaliyo yarabi raxman raxmadada kagama quusto

  • @user-yj7vt2wu9n
    @user-yj7vt2wu9n 3 місяці тому

    cc camera faqiireed ayaa la dhihi karaa cameroyinka bakaro ku xiran Hadii dadkaas waxasoo camera arki wayeen ragaas

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d 3 місяці тому

    Ok his from canood amiir and bar barawi and hasan cali wajiis gabar qayishah oo soo dhigtah music somali weer his from oromo sirdoon midiyah ayey ku jirtaah