Maxkamadaynta Rag iyaga oo toogasho Argagixisanimo ku jiro ay hore u dhawaceen Ciidamada Amniga.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 223

  • @yousofabdalla-ok3ws
    @yousofabdalla-ok3ws 6 місяців тому +65

    Ciidamadaa soo qabtay waa in la abaal mariyaa ama la dalacsiiyaa😢😢😢

  • @yuucade603
    @yuucade603 6 місяців тому +49

    Maalmihii naruurada wey soo socdaan
    Soomaali oo sida Europe oo kale u horumartay waan arki doonnaa insha allah soomaliya ha noolaato 🇸🇴❤️

    • @abdirahmansayid1040
      @abdirahmansayid1040 6 місяців тому +2

      Qiyaamaha saa ugu dhacaya Hhh😂😂

    • @moktar444
      @moktar444 6 місяців тому +2

      😂😂😂😂

    • @صديقنصرالله
      @صديقنصرالله 6 місяців тому +1

      Soomaaliya oo diin la aan ah !

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 5 місяців тому

      Somalia wey noqon laheyd lkise gaal cadan yakarebayo wayo asiga kadhax shaqenayo

    • @BintiBorow
      @BintiBorow 2 місяці тому

      😊😊😊3
      L6k7​@@abdirahmansayid1040

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby 6 місяців тому +44

    War horta xayawaanka Al-Shabaab ka tirsan maxay dadka kale uga foolxun yihiin wan garan waaye? 🤔🤔

    • @superfun1819
      @superfun1819 6 місяців тому +5

      Saax

    • @akramahmed4881
      @akramahmed4881 6 місяців тому +9

      waa wax nacalad ah, ma ba ah qof somali u eg.

    • @MaaidoAhmed-d7c
      @MaaidoAhmed-d7c 6 місяців тому +5

      Waa dhiiga muslimiinta..Ay Kardaro ku dilayaan😢

    • @akramahmed4881
      @akramahmed4881 6 місяців тому +11

      @@MaaidoAhmed-d7c dadkaan cadow ayaa no so diray. Carabta iyo cadaanka waa. Al shabaab dhan waxaa lagacta iyo hubka siyo carabta. Waa cadowga somaliyeed.

    • @MaaidoAhmed-d7c
      @MaaidoAhmed-d7c 6 місяців тому

      @@akramahmed4881 wllo wax adan hubin ajirkaaga ku bur burin ee kaliya all aan ku wada dacweeno..alle asi ayaa wax walpo Naga og😭

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 6 місяців тому +27

    MANSHALLAH dowladu wey dadaalesa

  • @BashirAhmed-zb1zq
    @BashirAhmed-zb1zq 6 місяців тому +16

    Subhanallah somalia wax walba waa ku arkaysaa

  • @shijo2055
    @shijo2055 6 місяців тому +24

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲

    • @abdiwahababdilahi1462
      @abdiwahababdilahi1462 6 місяців тому +2

      امين يا رب 🤲

    • @twopacchanel5295
      @twopacchanel5295 6 місяців тому

      Amin balse mahagaagayo inagu hadaan shacab nhy waxaanu nhy indhaha dalka maogthy madama an dhalinyaro nhy waxan tusaale usoo qadanynaa caad wabxo cos wayne ilaa deganada galmudug oy kudhinten malayin ciidana inay dowladu kabaxday shababna gacanta loogaliyay saas darted challenge ayaa socda inaguna waxaan kadaawanynaa baraha Bulshada ujeedkuna waa dumarkeena oo rag kle free kuhelaaan jaariyadana nqdaan dhalinteena oo washta kuwana badaha kudhamadan kuwana shabb nqdaan kuwana askari oy is gursadaan halkaasna waxaa kusii faafiya heshiishyada shisheeye ee dalka hadaysan jirin dirir dad walaala udhexeysa aduunku wlaalahas madhaxgki kro o way adagyihiiin qabiil ayaa kala geeyay wlaalnimadeeni somalinimadana shabaab baaa kala geeyay mhdsanidiin ujeedku waa fikradayda inaan gudbin kro 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
      اللهم يا فاظر السماوات والأرض أنت ولي في الدنيا والآخرة تو فني مسلما والحقني بالصالحين

    • @cabdiMacoo
      @cabdiMacoo 6 місяців тому +2

      Aamiin yarabi😢

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 6 місяців тому +2

      امين اللهم اجعل الصومال الطمائنيه

    • @SafiyoharedAden
      @SafiyoharedAden 5 місяців тому

      ​4.
      0:31 0:31

  • @WllPilot
    @WllPilot 6 місяців тому +39

    Ha socoto howshu guul iyo gobonimo..
    InshaAllah khawaarijta inta yaroo hartal na wan is raacinena...

    • @zakirmihm1997
      @zakirmihm1997 6 місяців тому +2

      3:03 3:23

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 6 місяців тому +2

      Wll waxan madhaman donan 100% wan huba waliged iney umada somliyed sa ubabineyso wayo maheysto dawlad fcn somlia😢

    • @WllPilot
      @WllPilot 6 місяців тому +1

      ​@dytffttg6491 wll wa sax lkn ina isdhiibto maahan waxan wan og nahay iney mashruuc tahay oo argagixisada Dowlado waa ween taageran dhipmalahan InshaAllah Somalia 🇸🇴 is gonna stand 🧍‍♂️ with its own feet again...
      I wanna witness a peaceful, developed and prosperous Somalia 🇸🇴 InshaAllah wana arki doona intan dhiman

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 6 місяців тому +1

      ​@@WllPilotsxb waxaas waa riyo been ah inta kitaabka quraanka aan dastuur laga dhiganeyn Shabaab dowlada waa baabiineysa insha allah allah waxan ka baryayaa inay Shabaab dalka qabsadaan hadii kale siyaasi tuug ah ethopia dhulkeena ka gadaya

    • @bugazi3037
      @bugazi3037 4 місяці тому

      @@dytffttg6491shut up khawaarij kalkaal

  • @captainpilot2673
    @captainpilot2673 6 місяців тому +5

    😂😂 aryaa tanoo kale arkay bastoolad dad badan lagu dilay oo uu lee yahay dambiile misna maxkamad la horkeenay iyadoo bac aanan kujirin ama golofis eysan xirneen ayaa la isku wareejinaa wallee ma dhawin

    • @ahmedosmanwaasuge4691
      @ahmedosmanwaasuge4691 6 місяців тому

      Bistoolada Markii Qofka Leh aan la garaneyn oo ay U baahantahay in la baaro aa bac iyo gloves la isticmaalaa , Lkn bistoolad lagu so qabtay dambiile La arkayay Marku Marxumka AUN Dilayay Sido kalena ciidanka isaga difaacay Waxaa Rajeynaa iney u baahneen in la Dadaboolo

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 6 місяців тому

      Intaanba wa biloow ileen waxan so marnay dib u xasuuso iney sidan kasi liiteen alhamdulilaah meel fcn usocona mida sida ad shegeysana wan arki doona mar dhow anago gaarnay insha allah guusha wa dhawdhahay

    • @FIKRADTUBE
      @FIKRADTUBE 3 місяці тому

      Maka taqaan nin wax yaqaano biskooldn already walaga helay farhiisa no matter hda wixi ka danbeyo

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 4 місяці тому +1

    Dawlada somaaliya waain cafinin qofkii qofdilo shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil

  • @faaraxcadaad903
    @faaraxcadaad903 6 місяців тому +20

    shuute ilahay cimrigaga ha dheereeyo wll cafimadkana haku siyaadiyo wa nin hadhsi u diiday shabab naxaris lawayaasha ilahay ifka iyo akhiraba haku cadaabe

  • @XamarCadeey-c2i
    @XamarCadeey-c2i 6 місяців тому +6

    Allow maxkamada iyo shaqaalaheeda kadhoor xumaan, Shaqadaan waa loo baahanyahay❤

  • @miskiAhmed-q2h
    @miskiAhmed-q2h Місяць тому +1

    Hada wakaya wuna dambaabay wala dili raba shawab maxay u qaban kartaa😢 aaqira war yaalaa😢
    Marka latoganayo wayna dhibee lkn ayaga ma noo xaxayaan alle hana xafido

  • @hassanmussa7530
    @hassanmussa7530 6 місяців тому +5

    Muqdisho waxay noqotay god bahalo galeen ah😢.
    Ciidanka sirdoonka hala xoojiyo, qabyaalad awgeed in ka sii daayo waa wax dhici kara.

    • @Fatimam-fg4bv
      @Fatimam-fg4bv 6 місяців тому

      Muqdisho .Shayadhiinta .Allah kaqabto

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 6 місяців тому +3

    Odayga cimaamada.hesto dhafuurada ayu heesta wa yaaban yahay 😂

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 6 місяців тому +2

    Shuuta so xiray fadhigan maxkamaded e Maxa lagu so xiray o natiijo ah? Maxkamad kasta Wa aragna meel goan lagu gaarayo lakin ma aragno e dadkan na iride kaso galan o daaqade kasi baxan 😂😂

    • @libanyare4130
      @libanyare4130 6 місяців тому

      Waa midaa layaabay, waa sooxiray lee maqlee, nimankaasna markale dib uma arkaysid

  • @abdiali681
    @abdiali681 2 місяці тому +1

    Qofkii qof dilaa waa in ladila

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 6 місяців тому +1

    Qareenka u doodayo dilayasha waxaana layabanahay 3 Dil ayaa lagu edeeyay 2 ayuu qirty Midna maya u dhahay eee mayadisa halo tixgaliyo kulahaaaa war labadan laangab waaa la dilaa nacala dhaleeeeeeee

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 6 місяців тому +5

    Kuwan wajiyadooda aaba lagacabsana foolxumo badana acuudi billahi

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 6 місяців тому

      Waxaan umalayn cunto lama siiyo maxaa saa ugalay bisinka

    • @bulshokaab6827
      @bulshokaab6827 6 місяців тому

      @@kayfmohamed565 waxa fiicnaan laheyd in ayagoo nool nool laami karkaro subax walbo cagaha loo galiyo xoniinyahana laga tumo, si arxan daraha loo silciyo waa sidii ey shacabka u dhibateyeen, in wax la siiyo ama loo naxariisto waa arin aan wanaagsaneyn..

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 6 місяців тому +2

    Waxan qashinka ah yaan cadaalad loo raadinin ee mesha lagu qabto halagu dilo

  • @Safia1470
    @Safia1470 6 місяців тому +5

    Walaaalow India 🇮🇳 badeena maxay karabta iyo dadkeena masaakiinta ah kaluumeysatada ah. Odey somali ah ba intey qabteen qoorta kaga is taageen cadhuuftoodana cunsiiyeen😢 war somaaaliyey sida isku dhaama o kor isku qaaada billaaahi caleyk qof walba xilbaakasaaaran wadankiisa iyo dadkiisa hadii kale aduunka waan uliidaneyna qofna xita lama xijaal tami karno yaarabi umadeena islamka mideey😢 amiiin

    • @robrob6719
      @robrob6719 6 місяців тому +3

      Next video aan daawan rabay aya ah , cawantas hindida dhawaanadan anaga aye raban iney nagu so caanbaxan

    • @MoOsman990
      @MoOsman990 6 місяців тому +1

      Muuqaalkaas xagee Ka heli karaa sxbyaal 🤔

    • @MoOsman990
      @MoOsman990 6 місяців тому

      Muuqaalkaas xagee Ka heli karaa 😮

    • @MoOsman990
      @MoOsman990 6 місяців тому

      ​@@robrob6719muuqaalkaas xagee Ka heli karaa

    • @Safia1470
      @Safia1470 6 місяців тому

      @@MoOsman990 wallhi ani xita ma arkin balse waxan ka dhageystey wiilka ladhoho Zaki chanal kisa wad yabeysa heerkan marayno cawaaantana uma dhaqanto

  • @abdalehassan7006
    @abdalehassan7006 6 місяців тому +7

    Dila baqtiga cadowga ah oo ummada soomaaliyed dhibataynaya

  • @صديقنصرالله
    @صديقنصرالله 6 місяців тому +1

    Rag wuxuu ku kala tagay waa mabda .
    Ragna RABBI ayay doorteen kuwo kalena GAAL cadaan !

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 6 місяців тому

    Kuwan ayag ba.raafad kamuqdee sideey ugu qancen.ineey beenta loshegey

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 23 дні тому

    Horta kuwa lawyer-da ah ee shababka qof Muslim.ah dilay waliba cadaymuhu u dhanyihiin maxay ugu doodaan in qof qof dilay laso daayo?

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 місяців тому +1

    Nacladih kugu dhacday bal maxay ku dilen dadkah 100$ dolar waxaa kah xun kuwah so dhawaystah nijastah

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 6 місяців тому

    Wajiyadooda waxaa saaran
    Nacalad iyo dulinimo
    Illaah naxariistiisa idiin ka fogee

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 6 місяців тому +3

    Yaan wakhti la iskaga dhuminin
    Cawaantan

  • @adenali6381
    @adenali6381 6 місяців тому +3

    Kalay ninkan raga dilaka ah iyo kuwa shabab ka ah lee muxu ugu noqda awukate ninkan anba ka shikiyay

    • @qani005
      @qani005 6 місяців тому

      😂😂😂Public prosecutor qof waye.. qofkasto waa inoo fursad difaac helaa

  • @ishmaelali3022
    @ishmaelali3022 5 місяців тому

    Shabaab in qareen loo qabto waa Xaaraaaaaan, ninkii udoodaana waa mujrim katirsan ayaga dhiiga ummada soomaaliyeedna baneestay

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 6 місяців тому +8

    Ragan malin waliba waa la xukumaa lkn ma aragno ayago latoganaayo side wax u jiraan ??????????

    • @Fatimam-fg4bv
      @Fatimam-fg4bv 6 місяців тому +1

      Waa qalad inla tuso.wiilashaan waalid ayaa dhaley mana fiicno inla tuso waalidka.wiilashaan waa laqaldey

    • @quenmaida1376
      @quenmaida1376 6 місяців тому +3

      @@Fatimam-fg4bv caruurta waa sax waa la qaldan walidkane ma la qalday maxey uga ceshan wayeyn

  • @BlackJr-i4t
    @BlackJr-i4t 6 місяців тому +3

    Mashallah dalkeeni cadaalad fiican beey kasocota m a ❤❤❤❤❤❤

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Місяць тому

    Yaa qadar uqado cidan yaa dhiba dhaqalaha aba yatashkiliyo ugado bistoladaha banboyinka adaa kaa adkahay badar kumasinkaro isasodhib kuma dhihi karo dad dil waa kudilaa dowlad wakil yelatay hadana wakilkedi hishis lagalaya dilkas wadan dilkis dadka kunool mafiyowo xanano ubahanyihin xabeb ditor qarna udir qadar qarna xiro udhisay caladhere ina aderkina waa ugulgulaa xirada sadexad xalane turki elatare xiradi ditor xabeeb

  • @abdirahmanmohamed3283
    @abdirahmanmohamed3283 6 місяців тому +1

    Qareenkaaan waaba shabaab wayn midkasta oo alshabaab ah qareen ayuu u yahay isaga hala baaro alla na lehee meesha shabaab baaba ka buuxeeeee

    • @avv.yasinahmedosman1875
      @avv.yasinahmedosman1875 6 місяців тому

      Kkkkk Qareenka Maxkamadda ayaa u qabatay walaal iyaga ma qabsanin ogoow Xukun masoo bixi karo Qareen la'aan dhinaca eedeysanaha

  • @alijama6723
    @alijama6723 6 місяців тому

    AL SHABAAB WAA LA QABTAA MAX KAMAD KU SHEEG WAA LA SAARAA LAAKIIN XAGAY KU DAN BAYAAN? DHAMAANTOOD HAHAL DADKA LAGU IN DHA SAR CAADINAAYO MAAHEE AL SHABAAB AYAA DIB LOOGA GADAA LOOGUNA CELIYAA AL SHABAAB HADII JEELAL LAGU GURO WAY SOO HUJUUMI LAHAY SIDII HOREBA ,LOOGA BARTAY LAKIIN MAXAY HUJUUN TAA XER YOHOODABA HABEEN MADOOW LOOGU GEEYAA

  • @DaudOmar-g4x
    @DaudOmar-g4x 2 місяці тому

    Haa. Sadexda nin laga Lee uu dilay marka xoriyadiisaa lasiinaa miyaa. Hahaha

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln 6 місяців тому

    War kuwaan qoorta ka jara argagaxisada waa cadow ha la cirib tiro aragti ha lagu dilo

  • @XuseenDaahir-em5uv
    @XuseenDaahir-em5uv 6 місяців тому

    War labadaa waxay egyihiin labor Waraabo dadka cuno.

  • @siidcalicusmaan6944
    @siidcalicusmaan6944 6 місяців тому

    Ninkan abukataha aha halagasaaro laftirkiis

  • @abdiahmed1797
    @abdiahmed1797 5 місяців тому +1

    Qareemo qashin ah waaye lkn dhibaato sidan ookale ah ayn urajeenaya reerkooda markaas ayey xanunka dareemi Donan odeyashan caloshood laciyarayaasha ah

  • @mohamednur3320
    @mohamednur3320 6 місяців тому

    Khawarijta aashito halagu shubo ha googaaane

  • @ISraAxmad1234
    @ISraAxmad1234 6 місяців тому +1

    Cidamadii soqabtay Abaal Marin iyo dalacsin Labadaba in Lay sugudaro ayay mutaysteen wllhi 😢😢😢😢😢

  • @MaaidoAhmed-d7c
    @MaaidoAhmed-d7c 6 місяців тому +7

    Ciidankeena allow noo barakee ..alle kasugoow Madax weenaha isku abaa bule alla haku abaarmariyo allaha u siyaadiyo amniga😭

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 5 місяців тому

    Bisinka macalin dugsi alshabaab ah waa yaab

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 6 місяців тому +18

    Mahadsanid Wariye sare Abdulkadir Isse shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 місяці тому

    Bisinka kuwan dadka halaga qabto

  • @yousofabdalla-ok3ws
    @yousofabdalla-ok3ws 6 місяців тому +1

    Hala dilo maba ahan xabsiga bariisku sii cunaan😡😡😡😡

  • @dahiryareali7678
    @dahiryareali7678 6 місяців тому +3

    SUBXAANA ALLAH
    Maxakamada sare ciidanka waxaan weydiinayaa!
    Intaan oo dad laynayo xaggee lageynayaa!

    • @legendruuzi
      @legendruuzi 6 місяців тому +4

      Intee dileen ayàa Ka badan

    • @bulshokaab6827
      @bulshokaab6827 6 місяців тому +3

      Waxii ayagoo shacabka gumaadayo lasoo qabto yaan loo naxariisan ciqaab tan ugu daran hala marsiiyo aakhirana jahanamaa ku sugeyso, waa in aduunka lagu dhadhansiiyaa xanuunka ey geysteen mid la mid ah, yaanan si naxariis leh loo dilin sanada badan hala ciqaabo, waa qalad in la dadajiyo 😢😢😢

  • @HajirYare-l3l
    @HajirYare-l3l 6 місяців тому +2

    ilaalo qaran guull❤❤wacan❤❤

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 5 місяців тому

    Waxa ey eheed in bistolada gacan lagu tabanin oo gacmihiisa laga baaro si uu danbiga ugu cadalad waayo ciidanka been weey sheegi karan ayago radinayo magac, ciidanka badankood ma ahan kuwa toosan

    • @cawil252
      @cawil252 5 місяців тому

      Sawirka nabadoonka maxaa kalledahay mobilkiisa laga helay?

  • @Baraarug-11584
    @Baraarug-11584 6 місяців тому +1

    Lkn muqdisho wax un baa laxukuma lamana toogtee see waaaye noh

  • @abdiali681
    @abdiali681 2 місяці тому

    Hala dilo dhamaan tood wacalada

  • @Need2getrich
    @Need2getrich 6 місяців тому +1

    Waaga madaxa jabin jirey xasuustey😅

  • @adarosmanahmed5635
    @adarosmanahmed5635 6 місяців тому +1

    iin la deen Markasna

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 6 місяців тому +2

    Balaayadu soo naxiya before bringing them to Maxkamada! They look sick kuwaan xabad saninkeda aa xataa dileyso

    • @Fatimam-fg4bv
      @Fatimam-fg4bv 6 місяців тому +1

      Wey naxsan yahiin.Waa wiilal laqadley

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 6 місяців тому

      @@Fatimam-fg4bv they are killing the young everyday kaba ladar yaasha wa weyn sbarmuuto ayeey duuqoyaan! War waxa kani yaryar u naxariista

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 місяці тому +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @ikran3498
    @ikran3498 5 місяців тому

    Midka u dodaya asaba shababa

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 5 місяців тому

    Ragan wa dad jiran. Diimirka

  • @macawusleysabun-kg9pk
    @macawusleysabun-kg9pk 6 місяців тому +2

    Wa kentan maxkamada lakin tiirka mageysan waxba terime cadawgane janis ayey u noqe hadana latogan

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 6 місяців тому +1

    Whi inu dilaa yahay wey ka muuqata indhahuuda inkaar idinku dhacday wajiguuda arka pls shuute dil.kuxakum

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 6 місяців тому +1

    War waxaan miyey walanyihiin ilhow adaa og inlamasabidayona waa dhacdaa inay sameeyena way dhacdaa ee xamar allow ugargaar

  • @maxamedCabdi-l7j
    @maxamedCabdi-l7j 6 місяців тому

    🫡🫡🫡🫡🫡 soomaali

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 5 місяців тому

    Wahaabi malcuunaa

  • @nadiifoxuseen572
    @nadiifoxuseen572 6 місяців тому +2

    Mash alaah❤❤

  • @msh984
    @msh984 6 місяців тому

    Sadexda mid ka mid ah ma dilin buu yiri HAYE !!!??? Macnaheedu waa labada kale ayuu dilay banooniga waa salaxan yahay waa dil toogasho ah yuu sugaa

  • @akramahmed4881
    @akramahmed4881 6 місяців тому

    nacala ku yaalo. tiirka ha la geeyo wacalkaan

  • @helmutkrieger3469
    @helmutkrieger3469 Місяць тому

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 6 місяців тому +1

    Guuleysta ciidama soomaliyed guul

  • @Yaasmiinkhalidsido
    @Yaasmiinkhalidsido 6 місяців тому

    Ardeya siduu indhaha utaagtaago madaxa ka gooya nacaladaan dhiiga muslimiinta xalaal ka dhigteen

  • @AhmedKer-ke9uk
    @AhmedKer-ke9uk 6 місяців тому

    Qof walbo As ah oo laso qabto maala baaro ehelkiisa ab ka ab wexee ehaayen waayo halkoda qof ugu yaraan 10qof oo muhiim ah bu sabab unoqda inta dadka wax garadka iyo kuwa geesiyada in ilaah idinka so dhaxsaarin la gaarsiin

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 6 місяців тому +3

    Aniga waxan layaby nin la ogyahy inuu qof dily isagina uu qirsanyhy dadka qarash fara badan ugu bixinayaan oo qareen ugu qabanayan maxaa kaqaldan subxaana laah

    • @mohamedyusufmohamud8193
      @mohamedyusufmohamud8193 6 місяців тому +2

      Dowlanimada ayaa sidaa ah , waa in qof ka la maxkamadeeyaa

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 6 місяців тому

      Qareenku nin kan u doodis tiisa qarash quma qaato ee markiisa hore ayuu yahay shaqaale dowladeed oo mushaarleh haddii uu wax difaacco iyo haddii kalaba lacagtiisa wuu qaataa

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 6 місяців тому

      Dowlladda in eey u qabatay ayaa laga yaabaa
      Qofka in uu qareen yeesho waa qasab

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 6 місяців тому

    Waxan layabay qareenada intey lacag radinayan aaway aaqiradoodi niman dadka doldilen eedifacayan warkajooga

  • @haa8793
    @haa8793 6 місяців тому

    Ben waayo dalin an awod laheyn kiski lul o lotaganyhy ayey sida udaqmen masakintan qof udoda laheyn

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 6 місяців тому

    Qof geystay dil e cadeen lagu hayo .
    Qof nabadidka ka mid ahay o hdana looyar u dooda lo qabanayo waxa u arka maaweelo caruureed .

  • @Professor4555
    @Professor4555 6 місяців тому

    Argagaxisda waqti dheer bey siyaasada kuwa isku heysto siiyen o suurta galiye in caruur fara badan oo dad sabool iyo reer baadiyo ah dhaleen, waxas waxa masuuliyadeeda leh maamul kasta o siyaasada qaldan dadka iyo dalkaba ka hor mariyey, waxan a aragtiin wa miraha wahaabiyada iyo aragti yarida Somalida dhan

  • @MaxamedNur-ct8zd
    @MaxamedNur-ct8zd 5 місяців тому

    Willashan bahiya kamuqato wah

  • @AbdizoMohamed-s9u
    @AbdizoMohamed-s9u 6 місяців тому

    Ilmaha Somaliyed waa jahilin dil moogiye waxkale kumaey aqliyeysan ee intahartey goobaha waxbarashada haluguxareyo aan isqabano cunug binaan taagan yaan laarkin

  • @mubaarakmohamed4040
    @mubaarakmohamed4040 18 днів тому

    L

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 6 місяців тому

    ASC bahda Somali National Televi-
    sion Jzk kheyr, wxan mar walba
    aragnaa dhalin yaro la maxkama
    deynayo sabab kasta ha ku kalifto
    Balse ma aragno Shabakadaha
    Tashkiliya dhalin yaradaan io kuwa
    Daraaga dalka keenaya oo la max
    kamadeynaya.

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 6 місяців тому

    Sidoo kle edeysana yaasha xaq halo siiyo iney hdlaan . Kaliya yaan lgu amar taagleyn oo leeska xakuminee wah

  • @AmalAwil-fe6fv
    @AmalAwil-fe6fv 5 місяців тому

    M.a dowladeeda hurusocod waxan i.a somaliya hanolato

  • @ins4n1
    @ins4n1 6 місяців тому

    Wilka siduu u yaryahy Iyo sida uu u Waayey aduun iyo aakhiro Walhi waaayab Gaalada xitaa ka nasiib badan Kuwa alshabab noqday wan yabe ani Aduna mahayan Murug iyo sidan ba ayago yar lotogana silac akhira Naar bey ku warayaan

  • @SaidAhmed-v1n
    @SaidAhmed-v1n 6 місяців тому

    Ilmo yar yar weye kadaaya dilka

    • @RagiiHorre-bq6ht
      @RagiiHorre-bq6ht 6 місяців тому

      Lama daynayo waa la bireenayaa

    • @bugazi3037
      @bugazi3037 4 місяці тому

      2 qof bu dilay wa dil no1 cares

  • @mubarakabdirahman6037
    @mubarakabdirahman6037 6 місяців тому

    Mugdisho oo dhan waa alshabab 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @roadtolifeismailibrahimabu5492
    @roadtolifeismailibrahimabu5492 6 місяців тому

    No where is Safe.
    Ilma yar oo yaraantiiisii la dhalan rogay waxba lagama qaban karo.

  • @RagiiHorre-bq6ht
    @RagiiHorre-bq6ht 6 місяців тому

    Qofkiii maalin kamid noqdo al shabaab xtaa hadusan wxba dilin waa in ladilaa

  • @Abdullahi_H_A
    @Abdullahi_H_A 6 місяців тому

    Khawaarijta hadaan sidaan cml loo soo qabqaban oo dilna loogu darin, amni buuxo waxbaa ka dhimnaanaayo wllhi.

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 5 місяців тому

    Runtii dadkan waa bahalo in la dilo waa muhiim walaahi shuute dul

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 6 місяців тому

    Hala dilo maxaa yeeley dhalinyaro facood ahba Way joogeen iyaga oo baahan umana bareerin inay jaraan naflamid ah waa foolxumo taas iyagan wayrabeen dhibkan haloo geysto waxay geesteen oo waxba looga dhimaynin qashimiinta duliga ah

  • @Hardyironman
    @Hardyironman 6 місяців тому

    Khawaarijtaan warkooda wax ma tarayaan hala dilo waji kale ma lahan

  • @SaidAhmed-v1n
    @SaidAhmed-v1n 6 місяців тому

    Ilmaha yar yar oo maskaxda laga xaday ee yan ladilin ee la xiro halo aqli celsho

  • @Cabdiraxmanibrahim-j8m
    @Cabdiraxmanibrahim-j8m 6 місяців тому

    Sabaabte 8bil shabaab lohaynaayo maxatahay malalaayo waxas

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 6 місяців тому

    Labada qof ee eedaysane waxay u muuqdaan inay masax ahaan xanuusanyaan oo ay maskax ahaan aanay dhamayn waana dadka ay AS uga faaidaysato inay ku fushato shirqooladoda wuxuushnimada ilaahay umada somaaliyed haka qabte

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 6 місяців тому

    War Ninyahow dadka ma walan yihin maxa dadka ay sida macna darada ah iskaga dilayan mida kale in hadi la qabto la toganayo so maogo mise wax badan o hore aya u mare horan

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 6 місяців тому

    Kuwa maskaxda ka xadey haloo tago waa la yaqaana meeshey joogaan iyo ciddey yihiin.
    Kuwa xamar guryaha lagu heysto markii la rabo loo isticmaalo siyaasadaha iyagana soo qabta run hadii la sheegaayo.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 6 місяців тому

    Wajiyadooda cabsida ka muuqato SubxaanAllah maxaa u geeyay Dhiig Islaameed

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 6 місяців тому

    Siday uqalaleen day bal maxaa ugeeyay war bal cunta siiya haqadinana ileen waa maxbuuse

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 6 місяців тому

    Waxan waa maafiyo
    Reer galbeed ayaa dalkan
    ku abuuray
    Xidid siibkooda maskax
    badan ayay ubaahan tahy
    dalkana maleh hogaan fiican oo xikmadaysan

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 6 місяців тому

    Arinta ganacsade yaa isoo diray waa 😩 n sifiican loo baaro

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 5 місяців тому

    Ax ax dad.ma.dhalin.miyaa dhalinyaradan

  • @cristian77Cr7
    @cristian77Cr7 6 місяців тому

    Kuwan wax dili karo isma dhesid hadane wey ku dilayan