Maxkamadaynta sarkaal loo haysto Dilka sarkaal kale oo ay isku tababar ahaayeen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 50

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Місяць тому +11

    Wariye weyn welcom Back saaxafad hade sharaf ledhy wariyii ugu qalmay wakanaa

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Місяць тому +18

    Maandooriyaha dhibkaas ayuu leeyahay oo qofka jirkiisa daroogo ku jirto waxna diirada ma saari karo (lack of concentration) waaba mamnuuc in askari askari kale inuu hub kula kaftamo oo lagu faraka ciyaaro sababta oo dhah waxay qofka caadiga ah uga aqoon badan yihiin waxyeelada ka dhalan karto.

  • @Josephboy1122
    @Josephboy1122 Місяць тому +3

    this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter❤❤❤❤❤

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py Місяць тому +4

    Ilaah ha unaxaristo

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL Місяць тому +7

    Wax la aqbali karo ma'ahan xabad baa iiga fakatay, sababtoo ah hadii aan bistoolad soo qaato oo aan qof xabadka ka saaro hadana riishada aan qabto wey iiga fakatay mala yeeli karaa waa maya Alloow cadaalada soo dadaji allahuma aamiin.

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 19 днів тому +1

      Wll waa marka lagugu sababayo waa lagu hilmaamsiinaa illh baa wx naga og laagiin wey dhici kartaa in lagu sababay ilen marxuumka waqtigiisa baa dhamaaday mana dhaafi laheen waqtiga allha unaxariisto

  • @abdiwahidabdiraxman13abdiw96
    @abdiwahidabdiraxman13abdiw96 Місяць тому +5

    Qofkii qof dilaa hadii la dili lahaa oo aan mag laga qaadan ku ma dhiiran laheen qof qof dila lama arki laheen😢

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 Місяць тому +7

    Tii sii ayaa dhamaatay, wuxuu ku dilay ma yaqaan waxa lagu dilay mayaqaano , NEBI MUXAMED ayaa noo sheegaya scw scw scw

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 Місяць тому

      صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏

    • @abdulazizmalilaquqle592
      @abdulazizmalilaquqle592 Місяць тому

      s c w

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 28 днів тому

      Umadaha kale ciidankooda meey is dilaan maxaa soomaaliya ku koobay xitaa somaliland iyo puntland kama dhacdo waxaan. Mooryaaan iyo ciyaal suuqa baa ciidan laga dhigayaa iyo dad daroogo cabo

  • @Naidar20
    @Naidar20 Місяць тому +4

    والله يعلم وأنتم لا تعلمون☺️❤️‍🩹.

  • @cabdiraxmanxasanxasan9126
    @cabdiraxmanxasanxasan9126 Місяць тому +5

    Ciidamadii qaranka samaliyeed oo dhaqan xumoo iyaga uun isbaaabi,iyayi

  • @Daoudyassin
    @Daoudyassin Місяць тому +2

    Ok 10

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 Місяць тому +4

    Bal arag Horay ayuu qof udilay diyo ayaa laga bixiyay hadana mid kale ayuu dilay wali way difaacayaan hadana 😢😢😢😢

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 15 днів тому

    Wa

  • @atiquehalim5527
    @atiquehalim5527 Місяць тому +2

    give and take x

  • @user-en8dz2po1s
    @user-en8dz2po1s Місяць тому +2

    Asagana fara kacayaarka ayaa lagu dilaa saas lee waaye

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Місяць тому +2

    Xaqiiqada Allah ayaa og🙏Lkn 90% waxay umuuqataa qatal🙏Markaa xadhig buu leeyahay eedaysanuhu, iyo mag laga qaato🙏

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 19 днів тому

      Wlhi isku figrad bn nahay mxaa yeelay qofka markii wx lagu sababayo waa lahilmamsiinayaa waa la maahinaa wxn maqli jiray ilaahoow qofad aad soo doonatay hanagu sababin waayo marxuumka waqtigiisa ayaa dhamaaday mana dhaafi laheen sabab baa loo yeelay allha inaxariisto wiilkaan hala xukumo diyo habixiyaan dhoor sano xabsi askar nimadane halaga fariisiyo😢

  • @zakariazanyare8272
    @zakariazanyare8272 7 днів тому

    Nin isaaq ladilay dhamaantood waa hawidaar inta kale way isku hiilinayaan dhamaantood ama ha loo dilo ama iska daaya waan u aaraynaaye

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 10 днів тому

    Ninki nin dilo.xala dilo

  • @ahmedmohamed-ek8pc
    @ahmedmohamed-ek8pc Місяць тому +1

    Inaan hub lagu taagin qof sxbka ah ayaa ah casharka koowaad ee tababarka waa in ugu yaraaan 10 sano xabsi ciidan ah iyo magta marxuumka lagu wada xakumaa .

  • @Aadane1
    @Aadane1 Місяць тому +1

    Dil ugaystay sanadkaan? Wariye tariikhda iska sax 2024

  • @ShaatiImo
    @ShaatiImo Місяць тому +2

    2/7 /2024 Barqo jimco allha u Naxariiste muwadhin somalia cabdi Naasir ayaa kiBir Xabad wadnaha laaga dhifta 🫀 niin askari oo Baad donaayay ayaa dilay ilaa Hada ninkii lama hayo cadaalad alla jirta 😢😢😢😢 kuwa maxkamad isku sheeg meesha fadhiyo Cabdi naasir cadaalado rabaa ceelasha biyaha lagu dilay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @missdeka
      @missdeka Місяць тому

      Haduu shacab ahaa maxkamadaan maaha tan waa ciidanka bis Allaah unaxariisto

  • @najaxjibriil
    @najaxjibriil Місяць тому +3

    Sheeko

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 28 днів тому

    Hala Toogto qofkii qof dilo.

  • @Mustafe787
    @Mustafe787 29 днів тому

    Meeshu meel lagu qayilayo ayey ahayd sida sheekada ka muuqata

  • @captanlambaaza7423
    @captanlambaaza7423 Місяць тому +1

    Cagti joogsan weyda marbay ceeb la kulantaa

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 29 днів тому

    waxan ka Yabay Hawenaydan xijaban i dhagar qabaha dufacaysa..Ilahay ka maqan kuwan shilimadka yar qadanaya e isu sheegaya qareno..akhira idinka aya idin difacaya dhinkan hadu dono wax qorshaysan bay ahayd o malinti odhan baskolada u warejinayay dadka ayu markhati kasi dhiganayay konfur waxa ka jirana wax macqula maha wadad dhigi banaystay waliba sifudud wa imisa intan dawanayo sheekoba shekada kale bay kasi darantahay

  • @DanaHenderson-l2e
    @DanaHenderson-l2e 15 днів тому

    Johnson Michael Lopez Frank Harris Sandra

  • @madaxda
    @madaxda Місяць тому

    Maragyada kiisku waa dhinac edaysanaha

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому

    Ayaga Dhan Hala Xiro Pistol Wax Lagu Ciyaaro Ma'aha Dadkaana Ciyaal Ma'aha

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Місяць тому +6

    Waxaa ii muuqata dil Ula kac ah. Marxuumku wuxuu yiri waan ku dhibsaday ee iga siko. Gacan ku dhiilahana wuxuu soo dafay bustoolad, wuxuu raaciyey xabadii wuxuu ka saaray xabadka wuuna ku riday. Yaa aqbalaayo kas ma aheyn.

    • @MoKadir96
      @MoKadir96 Місяць тому

      waan ku dhibsaday anu kaftan baan u qaatay maadaama erayo dagaala oo kuwaa ka horeyay aysan jirin

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Місяць тому

      @@MoKadir96 kaftan iyo. Arintaa kala fog. Bustoolad la soo dafo, oo xabad la raaciyo, xabadka la iska saaro kadibna riishada loo qabto miyaa kaftan ah?. Ninka sidaas yeelayaana yahay sarkaal tababaran. Waa kas iyo Ula kac. Mida kale sidee ku ogaatay in eysan wax dhex mareen iyo in kale. Waa rag is yaqaanay oo shaqo iyo howlo ka dhexeeyeen. Waxba ma dhex marin yaa dhihinkara. Wixii meesha ka dhacday waa dil bareer ah. Waxaana dhici karta in uu Mudo qorsheeyey.

  • @madaxda
    @madaxda Місяць тому

    La dilo edaysanaha

  • @salamali54
    @salamali54 Місяць тому

    Isaga ma yeela bistoolad qasnad malahee madaxa iska saar waa maya wuu hubinaa...marka dadka kale haku taagin¡

  • @mustiabdi4831
    @mustiabdi4831 Місяць тому

    Fara Kuciyaar Geeri Ay Sababtey, Sharciga Hala Raaco. GODOOMIYE. IBRAHIM. FARA KACIYAR WAX LADHAHO. MAJIRTO. HUBSIINO HALA LASIISTA wabillahi Towfiiq

  • @user-yo9nz4fv3i
    @user-yo9nz4fv3i Місяць тому +1

    Maalin walbo waxanu aragnaa askari saxiibkii lashaqeynayey ayu dilay waxan aragnaa askar shacabka baaranayan manala waalayaa see wax ujiran xagee saalada ka xidhmi ladahay mamul xumida waxey ka imaneysa waa madaxda usareyso wiilashii yer yaraa wadhamaden wax ey ku dhamaden lagaranmayo somali yaa umaqan ma tan banu kusii eeganaa yaarabi adigan waxba kaa qarsonen inta xun nadhafi😂😂😂😂😂😂

  • @user-en8dz2po1s
    @user-en8dz2po1s Місяць тому

    Hala toogto yuusan sii daahin

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 Місяць тому +1

    Qoray ninkiii afkiisa kugu soo aadiyey waa ku dliay ayaan dhighi jirnay. sharci ka yaal aduunka in lalabaxo bes ah bal inaaa kugu soo aadiyo oo hadana aan afsaar kaaga dhigo

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b Місяць тому

    Wilshaw was wiilka somaliyeed qadarta ayaa ka society meesh wey dhigi karta in lagu talal galin isagab ka murugeysan reerka wiilka shalay fataxda iyo diyda qabta saxiibkiis waye ninka dhintay

  • @khaledhussein4326
    @khaledhussein4326 Місяць тому

    ? Waxa u sobartay waa maxay shacabna se ula dhaqmilaha....kaaas

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show Місяць тому

    Gudoomiye askari qof shacab ah dilay si barer ah sababta maxay thy in diya laga bixiyo asiga abood dowlad ku dilay qof shacab ah

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 29 днів тому

    hala dilo doofaarka

  • @ahmedhazzaa3676
    @ahmedhazzaa3676 Місяць тому

    Qofkii Qof Dilaa Hala Dilo Diyadduna Aan Iska Deyno Si Dhibku U Yaraado Waayo Maalinba Maalinka Ka Dambeeysa Dadbaa Micna Dara U Dhimanaaya Qaatilkana Markaasuba Kusii Dabaalanaa Daadinta Dhiiga islaamka Ee Uu Alle SW Naga Xarimay in Aan Si Qalada Ku Daadino

  • @Yousof-d3f
    @Yousof-d3f 21 день тому

    Fashaashug ayaad meeshan Ku haaysaan kuwa aad xakuntaan xabsiga bariis kusiiya nacaldba idinku taalo 😡🤬😡🤬👎👎