Sharciga ma adiga gacantaada ayaad ku fulinaysaa walalkood waa la dilay faatxa iyo mag ayaa laka qaatay markaa labadobadaba waa dil tiirkana waa la geynayaa
anigu waxan la yabay maxakamad la amarayo inay dil xukunto yaaab walahay aduunkan waa yaab dhowr goor aan dhegaystay askari aayaa leh dil ha la xukumo isagu ma maxkamadiiba maxaa walay yaaab qofka qofka dilay baa la xukumi kara dadki laga dilay wa cafin karan muxu isagu dil u xukumaya maxamadahiian somalia askarta xukunta wayo marwlaba waxay leyihin dil ha lagu xukumo askari ba amaraya maxakmada why
Wa runtis cadalad walalkey wayay marka dilay ninka I dhawacay walalkey igu hor dilay cadalada aniga I marsin walalkey marka u dilay adan isaga marsin xaq miya
Wilka intu dhawaca aha hospital jifay walalkis dhintay ninka dilay isaga dhawacay gudomiye degmada marerey in la so qabto aheyd hadi diyo laga qatay ka dib arsaden diyaddii celin wa lagu kala taga
Sxb nabaddoon yaashan aad shegeysid Zab hadii loo tuuro they say a lot of nonsense cadaalad Zab kama imaato wax Deterrence layirahdo ayeey Somali u bahantahay not ZAB!
Bahasha waaba dhamaatay ee maxaa waaye warka lawado, nin aa nin dilay asagiina waa la dilay maxeey tahay waxa kale oo jiro, waraa dulmigaan hala daayo xitaa cidaan wax diyo ah laguma lahan waa lakala qabaa ee wiilashaan hala fasaxo hadii wadanka cadaalad aay taalo😏😡
Diyo laga qaadimayo sababto ah qisasta dowlada iney u sameyso ayeey ahayd oo u geeyaan laakin diiniyan qof xaq u leh malaha inuu isaga marka difaac nafsadeed iyo mid maal iyo mid famil oo toos marka laga reebo cidna loo ma ogola iney aarsi wax u dilato iyadon sifo dowladeed soo marin
Xaq uu uleeyahay ninkii dilay walkis run marki la sheego , qaladkiisa Waa in uusan sodacwonin , labadaba xornimadoda Hala siiyo Madama ay xaq u leeyihiin haddu dilay walalkod haddey surobi weyso Hala xiro midka qirtay yaana la dilin kankalana Hala daayo oo halabadbaadiyo dhalinyarada haddi cududaar Haba yaraatee loo Heli Karo .
Dhibka nabadoonada waye hadii loodili lahaa saacaan kuwaan dil meysan geysan laheen lacag lee ka fikirayaaan
Nabadoonka miya xabada kudhuftay mise qof kle
Saxsax saxiix
@@liibaansoomaali6284hadii walalkiisa cadalad lasii. Laha muusan dili leheyn plse alle aya xaqa. Agtiisa taala
Cadalad haday jirto ragaan halaga fuqo
1sano oo dhiigii walalkod cadalad u wayeen haday aarsadeen wayku saxnayeen
Haddaan qof dilo, WAAJIBKEYGA YAAN LAYGA FUQIN..😢😢😢
Sharciga ma adiga gacantaada ayaad ku fulinaysaa walalkood waa la dilay faatxa iyo mag ayaa laka qaatay markaa labadobadaba waa dil tiirkana waa la geynayaa
Sax weye wlhi ninka hada ladilay isba sow qof xaqdaro kuma dilin
Sabab ayagana faataxo iyo dhiig looga qaadan la yahay maadaama wllkood oo asagu dilay faataxo iyo mag laga qaatay@@abdullahiahmed5903
اليوم نختم علي افواههم وتكلمنا ايديهم وتشهد ارجلهم بما كانؤ يكسبؤن😭
🎉🎉🎉
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Scw scw scw
Libaan ali yarow xukunkaa illaah ku dhiibay illaah kaga baq oo cadaalad uqaad kiiskaan
WALAALKAA NINKII DILAY HADDAD DISHO DHIB MIYAA HESHIISKU MUXU YAHAY AAWAY DIYADII
Abdikadir isse welcome back tabiyaha ugu fican SNtv Somali national television
AbdulKhadir isse our hero❤
WALALAYAL cadalad ma jiro aduunkan iska sabra 😢😢😢
Muqdisho waa masiibo wax kasta ka filo
Hala sii daayo nimanka inta la ogaado in ninkaa dhintay horay walalkood u dilay magna ayna qaadan
Arintan yaa lagu degdegin, waa diyo iyo xabsi ciidan mid ka mid ah wiilasha. Aargoosi oo ah walalkood ayey u aareen.
Garsoore Coment waa u baahaneen
anigu waxan la yabay maxakamad la amarayo inay dil xukunto yaaab walahay aduunkan waa yaab dhowr goor aan dhegaystay askari aayaa leh dil ha la xukumo isagu ma maxkamadiiba maxaa walay yaaab qofka qofka dilay baa la xukumi kara dadki laga dilay wa cafin karan muxu isagu dil u xukumaya maxamadahiian somalia askarta xukunta wayo marwlaba waxay leyihin dil ha lagu xukumo askari ba amaraya maxakmada why
Maxkamadan cidamada aduumka o dhan aya ka yaaban wayo dil ayey ku xukunto lamana togto yaaab🤔
Wa runtis cadalad walalkey wayay marka dilay ninka I dhawacay walalkey igu hor dilay cadalada aniga I marsin walalkey marka u dilay adan isaga marsin xaq miya
Wilka intu dhawaca aha hospital jifay walalkis dhintay ninka dilay isaga dhawacay gudomiye degmada marerey in la so qabto aheyd hadi diyo laga qatay ka dib arsaden diyaddii celin wa lagu kala taga
Midkan labtopka wata aakhiro xagee gali donaa baastarka
gorsore yaxye ❤❤❤
NIMANKAAN WAXAY DILEEN AMA MID KAMID AH UU DILAY DHIIG AYAGA XAQ U LAHAAYEEN IYAGA AYAA. CAFIN KARAY AYAGAANA KA XAAJA QAADAN KARAY SHARCIGA DIINTA ISLAAMKA HALA AADO KITAABKA WAXA UU KA QABO WSC
hadii qofkii qof dila la dili lahaa dhibkaan maba dhaceyn
Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah
Ragan ha la daayo oo mag halaga qaato waayo walalkod ayaa laga dilay iyaguna u dilin laba nin ayaa labada reer ka baxaye
hala daayo binkaan dembi malaha walaa
Markaa idin dhahayo Oday dhiig mlh reerka uu qofka kadhintay ayaa cafiska leh diyana leh qasaasna leh, Ninkan maadaama walalkisa ninkii dilay uu dilay xabsi 5 sana sharciga uu gacmahiisa kuqaatay ayuu xukunkiisa yahay ilama ahan in dil ku xukumi doonta.
Sxb nabaddoon yaashan aad shegeysid Zab hadii loo tuuro they say a lot of nonsense cadaalad Zab kama imaato wax Deterrence layirahdo ayeey Somali u bahantahay not ZAB!
Halaayska cafiya
2:10
Horta in 2doooda la dilo waa qaldkii ugu weyna reeerkaas laga galo 3 nin in hal reeer dilan wa qald hddi wx la dilyo ninkas qorty hla dilo
Hadii walaalkood mag laaga biixiyay mag kale haabiixiyaan hadaysan mag laga bixiin walaalkoodna haala cafiiyo rag aarsaaday weeye
ragan hala siidaayo waa hadii cadaalad jiro diina lagu dhaqmaayo
ninkii walaalkaa dilay dil markale labadiina laha idin dilo wlh cadaalad maha
Odiyaal dhaqameedkaan oo cafiska ama diyada iska qaadanaa iyagoon ogolaansho kaheeysanin Waliyu damka, sidaan oo kle ayaa ka dambeeysa!
Kiiskii hore odayaashii cafiska bixii hala soo xiro! Xaqa cafinta ama aargudasha ninkaan hada wax dilay ayaa haa. CADAALADA WAATAAS.
Cadaalad haday jirto ragaan hala fasaxo. Dilkaan dilbaa ka horeeyey. Cadaaladna meysan halin. Maxay tahay odayaal baa duceystey.
Wiilashu haday mag qaataan ma ahayn inay aarsadaan wayo magta diinteenu way ogoshahay marka way qaldameen ee haloo naxariisto
Wll waxa soo baxaysaba inan mag lakala qadan hadii mag lakala qaatay wakhalad lkn hadii an lakala qadan wayku sax sanyiin inay u aaran walalkod
Bahasha waaba dhamaatay ee maxaa waaye warka lawado, nin aa nin dilay asagiina waa la dilay maxeey tahay waxa kale oo jiro, waraa dulmigaan hala daayo xitaa cidaan wax diyo ah laguma lahan waa lakala qabaa ee wiilashaan hala fasaxo hadii wadanka cadaalad aay taalo😏😡
aano qabiil waligeed dhici jirtay mag na laka qaadan jiray ilaa hadana ay sas tahy yala dag dagin
😢U DHAWEEYA
TIIRKA TOOGASHADA
Waxas muhim maa ahen ninka walalkey dila waa dila sharci iyo sharci daro
Waxq ilaaahey qoro ayaaa dhacaaayo dheh labadoo hala dilo ama dheh hal hala.dilo 😢
War wiilashan waa saxan yihin qofkii walalkooda dilay ayey soo dileen qofkale ma dilin ee ka sii daayo meesha cadaalad ma ihin sidaane
7:02 25m hoos u socday ku lahaaa😂😂
25m hoos u socday, wuxuu ka wadaa wabigaan sii raacay 25m hhh
Qisasta wallkood ayey fuliyeen ma danbibaa
Walhi libaax waye
Maxkamadda 1 reer aya marti ku ah miya manta
Walker Jose Lee Donald Walker Sarah
War nimankaan diyo halaga qado aano Walal wax usameyeen
Diyo laga qaadimayo sababto ah qisasta dowlada iney u sameyso ayeey ahayd oo u geeyaan laakin diiniyan qof xaq u leh malaha inuu isaga marka difaac nafsadeed iyo mid maal iyo mid famil oo toos marka laga reebo cidna loo ma ogola iney aarsi wax u dilato iyadon sifo dowladeed soo marin
Ninki nin dilo wa li qasasa
Wilkan dolada ha sideso wa qof gesi ah o arsadey
Diya ha iska dhiibaaaan saan saan kugud waa yeeeee
Labeee ku dileen ikkaa noloshoda gacantooda ku baa ba’she tii hore lamadooda dil togasho lagu xukume tan lasugaa waxa ey dhahdo
marxun qaldan
Gudoomiyaha ader u ah miyaa ku wan miyaa
Nimanka hala siidaayo
Xaq uu uleeyahay ninkii dilay walkis run marki la sheego , qaladkiisa Waa in uusan sodacwonin , labadaba xornimadoda Hala siiyo Madama ay xaq u leeyihiin haddu dilay walalkod haddey surobi weyso Hala xiro midka qirtay yaana la dilin kankalana Hala daayo oo halabadbaadiyo dhalinyarada haddi cududaar Haba yaraatee loo Heli Karo .
Diyo,diyo! yaan ladilin dhallinyarada.
Abukatuhu waa nin wax bartey
Libaax libaax dhalay
shabab
Sharciga abgaalka jareerta low qabta miya
🎉🎉🎉
Abdikadir isse welcome back tabiyaha ugu fican SNtv Somali national television
🎉🎉🎉
🎉🎉🎉
🎉🎉🎉