Walaal waxaan kaa codsanaynaa marka aad buugaan noo dhamayso in aad noogu xigsiiso buuga kale ee isla Robert Green ee la yidhaahdo The art of seduction. Mahadsanid
ileen been ma,aha marka lagu leyahay intad aamusan tahay wa intad dhawrsantahay lkn malinta ad noqoto buug iska furan o ay cidi rabta aqrisan karto wa markad meyd waxba dhamin
Xalqadani way gaabneed fadlan soo dhere xalqadaha danbe insha allah❤
Ciyal nimada iskada nio muhiimadu waa inad xeerka fahantid
Xeerka madan fahmin hadaaba hadal dheer raadinaysid
ruuxa mowduuca soojeedhigayo waxa uu dadka usoo bandhigayo kowda horeba isaga waa inuu badalaa saan filayo (USTAADKA)Naftirkiisa taladan ayuu qaatay ee adiguna saaxiib MAAHMAAHDAN dhaheeyso (hadal waakiiyar ee kaalin gala)dhaqangali
Wacalaykuma salaam.
Maanta barnaamijku wuu soo yara raagey, waa na uu kooban yahay.
Jazakalllah.
Si fiicsn baad u dhigtay,
Hal Xalqa o dheer ma ka dhigi kartaa dhaman
Waakusalamy ustad
Aad iyo aad baad u mahadsantay 🙏
Aad iyo aad bd ugu mahadsantahy ustaad sida noogu soogudbinyso taxanahan Shukran🙏
جزاك الله خيرا على هذا الموضوع
One of my f.v Youtupe Chanel Sahan Podcast Aad Aan ugu xiranahey 💯
Ilaahay hakaa abaal mariyo Aadan
Jazakallah ustaad
aad iyo aad baa u mahadsantahay waan sugeenay
Best youteber❤🎉
ua-cam.com/video/FbZ7aY6h0r8/v-deo.htmlsi=mkRWqXjv3Y4gDOvE
Anoo radinaya soo dhigtay mahadsanid wll adan
Mashaallah wll
Msallh ustaad allha kuxafido🎉🎉🎉 kusco
Aad baan ugu helay qodobkaan Shukran wllo aadan sahan❤
Khyr allah ku siiyo aqoon bdn ban ka faaidey wllkey adan sahan ❤
Thankz pro
Woow ty wll buugan saan urabey
Maahmaah baa waxay ahayd midi waa tiiyaroo afleh
Wad mahadsanid macalin😊😊😊😊
Mashalah ❤❤❤❤❤
Aadan halyaay macalin maadi muslim daacada ale haku xafido
Thanks 🎉
M.a wll allah ku sharfo thanks for anything ❤
Manta Video wa gabisay 🖤but thanks
Maasha allaaah
Waa fikrad fiican
Masha Allah ustaad alle haku barakeeyo
Mashallah wll adam❤
Aadanow nin wangsan baad tahay inta aan kaa arkay. Aniga afsoomlaigaga micnaha badan ee wada xikmada ah baan aad udaneeyaa. Aftahan baa tahay , afkaaga diinta , dalka iyo dadka ogu adeeg , sida aad hadda tahayba.
M.a so badi teacher
Mnshallah ❤
Aaad baa kaga mahad celinaya sida quruxda badan ood waqtigaga nogu hureyso
Masha allah guulaysoh hogaamiye
Ustaad waan sugaayay mahadsanid
Mahadsanid wll adan sahan
Haaaye haaaye ustaaad😮
Cajiib ❤
❤ Aqoonyahan Aadan Sahan ❤
Thank you brother
Podcasts Kaaga waan waayay Link iisheeg Ustaad 🙏
Legend ba thy aftahana oo xiniyo iyo dadnimo ilaahey ku maneystey sxb
Video dheer ayaa rabna sxb ❤
Legend ❤
Sidan uso gaagaabi xalqadaha
Wan jecelahay barnaamijyadada lkn markan arko iyagoo 20min kabadan ma daawado
Allah mahadleh
Always on time😊🎉
macha allah
Thnks bro
Wad ku mahad santahy bro
Mashallah
Aada sxp maanta waxaan suga yey muuqaal dheer ❤lkn waad gaabisay
Hooyadaa was😅😅😅😅😅
Guuleyzo inbadan❤
M.allah pro keep gion
ku saliya nabiga scw
kiibgowin wlk❤❤❤❤❤❤
Waa arki doonaaaaa
wan ka haya zxp qodobka wallhi 😮😊
Mentallatity 😊😊😊😊
قال شاعر : أوصيك في نظم الكلام بخمسة ★ إن كنت للموصي الشفيق مطيعا.
لا تغفلن سبب الكلام ووقته ★ والكيف والكم والمكان جميعا.
Masha Allah
Arimaha somalia iyo itoobiya ka hadal hada kaas ayaa muhiim ah
First commanti😂😂
0:41 maha xadiis nabi , culimadu waxay hadalkas unis beyaan cali ama wiilkisa xasan.
Sida muuse intu mujahidka aha lo mamusayay marku siyasada galayna u unoqday waxbayahy 😅
Mahadzanid mclin ❤
Buugaagta aad.tarjumto halkee laga helaa ustaad
Madsanid wllo xogtaada aanlawadagtay
❤❤😊
Fadlan dhalinyaro halaga taxadaro wxyaabaha ku jira buugaan
Maxaa kujira ok aad ka shakisan tahy
Hadal waa kii gala kaain Hadal waa kii gala kaain
Aadan sahan 1m buu uqalmaa runti lkn somalidu dadka aan waxba kuso kordhinayn ayey dhagestan
Boqor Luis 14aad waxa uu odhan jiray "anigu dawladii ayn ahay, dawladuna waa aniga"
Mahadsanid ustaad
HadalyaqAaaan
Aadan wll inoogu xaji isla buuga uu qoray qoraagaas ee robert greene, magaciisu waa "LAWS OF HUMAN NATURE".
بسم الله Guuleysta Team Gelle Bashir 1M UA-cam iyoFacebook ayaan idin rajeynaa waadna mudateen maadaama aad fursadaha jiro aad tusteendhallinyarada. Mahadsanidiin(waxaan qabsanayaa (90
Sharcigan waxa uu qabtay asad ciman diyano xaqiiqdi ninka asago xilka ucad ayuu afka furtay waa tii uu kulumay😅
Sharma is oromo boy
❤
arinka Ethiopia ee shalay inaguh dhacay ka soo hadal sxb adanow
Sxb muuse biixi ikaa waydiiyay goormaad soo noqonaysaa wadankii😂😂😂😂
Ustaad waanku beegmay mantana mahad sanid
Asc.ustad.de.buga.wanka.helne..sidi.ismalure.bodcas.ina.dhig.siide.markiba.3.xeer.ad.inoguso.dudbiso
Sababta labo dhagood laguu siiyay ee labo af laguu siin waayay waa in hadalkaagu yaraado ee dhagaysigaaga bato
Haa wlhi xaqiiq💯illahay hano siyadiyo dhagaysiga❤😄
waxa la dhagaysa dadka erey laga faa ideyo sida adi oo kale
Xeerkan hadal yaraantu wuxuu anfacayaa maxaabiista yaxya sinwaar ba xabsiyada yuhuudda hadal yaraanbuu kaga soo baxay 😂 waxaad xabsiyada qaar ku arkaysaa qaar askariga isku waalwaalaya
Buugan malagu helayaaa afsomali
Waa fahad yaasiin kii dowldi farmajooo kle sidanu 5sano ubaadi gobaynay.buu halmar isla sootagay Shuban iyo waxan loojogin😂😂
Hhhhhhhhh
Walaal waxaan kaa codsanaynaa marka aad buugaan noo dhamayso in aad noogu xigsiiso buuga kale ee isla Robert Green ee la yidhaahdo The art of seduction. Mahadsanid
Waa qiso ka dhacdey puntland oo taliyeh dagaalo fara badan iyo wakhti adeg puntland ka so bixyey ba siyaadsada damaaciyey abaalkisi waa lalaaley😂
Wax kastoo hada dhacayaa horay bay u dhaceen baa soo xasuustay xalqadii tan ka horaysay kkkk
ustadow.sxb.adayba.laga.hayy.saka.ma.inin.rerkisa.an.ciiiri.olinba.jira.e
Aadanow ma noo sheegtid nio buuga ismalure xaga laga heli karo qofka burco jooka
(Qunsul) maxa laaga wadaa sido kleh dadka (caamada) ah mxa laga wada??
0:07
Mhdsnd ustaad
Markan xalqadan dhamaystay waxaa iguso dhacay asad cisman diano hadaldii uu siciid kaga guulaystay isago la aaminsanyhy inuu hadalo mataatac ah ku Hadley sidaasna ku helay 2cod
ileen been ma,aha marka lagu leyahay intad aamusan tahay wa intad dhawrsantahay lkn malinta ad noqoto buug iska furan o ay cidi rabta aqrisan karto wa markad meyd waxba dhamin
Nolashydi kaliniman kusoo qaaty anigo nin yar ah mana fiicna fakar iyo wal wal hdane kama bixi karo xaaldn