Masar lee ku arkay mugoo😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 гру 2023
  • Soo carara😂

КОМЕНТАРІ • 20

  • @madobey9097
    @madobey9097 6 місяців тому +3

    Waleee vlog yaddan. Waa ku heystaaa noooo so baddi

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 6 місяців тому +2

    Abaayo xaafada uu ku yaalo lama sheego luuqa ayaa dadka loogu sheega dalaada kale ayaad ufudeyneysaa guriga quruxdii bes so bandhig xaafada kuuqa ku sheeg❤

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 6 місяців тому

    Mansha alh 🎉🎉🎉🎉

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 4 місяці тому

    Asc walashay waxan rabaa in aan usoguuro masar bilehee guryaha sifudud loo helaa oo ugu fiican in lasoguuro takaleh ma xafadad dagan tahay ayad ka kiraysaa guryaha mise xafad kasta abaayo macluumad badan ayaan ubahnaa ee xageen kala so xidhidhaa insha all

  • @fardushussen3473
    @fardushussen3473 6 місяців тому

    Waa meqa iibka

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr 6 місяців тому

    Asc abayo guriga 500 ee goglan Miya hore lo so daagay miise waa iijarki u horeyaya gaas ku se maa kaa kiijada dhexayala miise guuriga bu ku dhisanyahay. Thanks sis

  • @Malyuunabshirfarah
    @Malyuunabshirfarah 6 місяців тому

    Asc

  • @zakibinumohamed1284
    @zakibinumohamed1284 6 місяців тому

    Abaayo qol kaligiis mala heli kara aniga waxaan ahay arday qaahira uso socdo

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  6 місяців тому

      Ha qolka dad kale aa la dagee oo yaga wada kireestay meesha kaamacada kuugu dhaw aana ka dage

  • @sadiyoabdi1461
    @sadiyoabdi1461 6 місяців тому +1

    Abaayo guryaha familka fasaxa loo tago Oo 2 weeck loo kireysto Ee goglan noo soo gali

  • @amun6894
    @amun6894 6 місяців тому +1

    Talefonka soo qor ama iibka sheg

  • @adanfarah8245
    @adanfarah8245 Місяць тому

    Abyo phone number kaga so qoor addigo raliiya

  • @AsliXaaji-cp1fd
    @AsliXaaji-cp1fd 6 місяців тому

    Wll phone number kaga isodir ma arkaya ado mahadsan