Shaqada nuucaan ah xalaaal miyaaa?😩

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 гру 2023
  • #vlog halakala shaqeesto shaqaa sharaf leh😂

КОМЕНТАРІ • 41

  • @aishaosman6119

    Abaayo masha allah aniga reer qaahira ahaan jiray runti wa meel wanagsan caruur lagu korsado ilahay hakugu barakeeyo.

  • @habiboanshur9989

    Masar wa uxiisay ❤❤❤❤wadan wanagsan waye Mash Allah ♥️

  • @Suadomusejimale

    Congratulations 20k subscribers inshan allh coming soon 100k 🎉🎉❤

  • @saadanoor9331

    Hooyo, gabar waxgarad ah aa tahay mashaa'a Allah horey u soco garabkaada Allaha galo.

  • @madobey9097

    Waaaaw mahadsanid abyo

  • @tima9315

    Masha Allah 🎉

  • @user-tl6ts3fi5b

    Masha allaah abaayo ❤❤

  • @faadumoali117

    Somalidu Masar aad bey u amaanen runtii waa wadan aad ufiican runtii maasha allah

  • @SAli-db7dw

    Mashaalaah tabaarakalaah abaayo markaan soo diyaar garoobo ayaan kula soo xiriiraa❤

  • @shukriyaabdullahi4169

    Mansha alh 🎉🎉🎉🎉horay usoco

  • @som1

    Mashallah qurux

  • @farhiyohusen

    Masha alaha ❤😂😂😂

  • @Dhowrsan436

    Lacag jeclaa bisinka ma warbixinta xita lacaga ku rabataa 😂 ha isoo marin

  • @user-rr4vz9hq2w

    Maxaa xaaraan kadhigaayo maktabi ayaatahay somaliyan waxaaa la dhihijiray dalaaal hadaa wax uqarisaa daran see ilatahay abaaayo hore usoco shaxaadaaa daran shaqo waa sharaf

  • @iloveallah3519

    Shaqeeso walaaleey warkaada waa cadyahay

  • @Aisha-xj9sj

    Naa datka walaalada ah unaxariiso wadankana laluush habarin subxaanallaah yaan geridaada lagufarxin jooji shaqadaas xun please Allah dartiis aniga waxan ka midahaa dadki dhibkagii lamurgey ee dacatnimadada kugujeclaa

  • @Tasniim1

    Meeshu guryo raqiisanaa?

  • @aishaahmed3185

    Dalaal kanoqo sxbeey masar jaanis waaye

  • @hawonadar.n9039

    Naayan lugugu qalan

  • @dekaosman7483

    Shukansiga xata wa Lcg ku dheh nimanka kuso woco warkada wa cadyahay shako tag cadi ah