ROOM MAKEOVER-- QOLKA JIIFKA DHAN WAA BADALEY: DAAWASHO WACAN

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 426

  • @ibadodumar7967
    @ibadodumar7967 4 роки тому +141

    Walahi ani ma kala jecli waa qol ani ii gaara hadaan furaash ku seexdo ama sariir marba hadaan ku farax sanahay waxa uu ilaahay i siiyay gurigeena aakhiro allaha noo sahlo

    • @qisooyinkajannal2053
      @qisooyinkajannal2053 4 роки тому +8

      Aamiin wll qali ayadana maansha alaah baanuleenahay

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  4 роки тому +21

      masha allah aniga na teeda waan ku faraxsanay mid ka fiican janatul firdus aan ilahey ka baryaaya . qof walbo wuxuu ahysto ha ku faraxsanaado.

    • @yywvy7025
      @yywvy7025 4 роки тому +1

      @@xaasiyohooyoali5130 sax xaqiidii huno uk ayaa joogaa sariirta waa ka helay xagee ka iibsatay

    • @sucdisiman4294
      @sucdisiman4294 4 роки тому +1

      Abayo qof walbo wuxu heesto Allah ha u barakeeyo walasheena Allah ha u barakeeyo

    • @Mumty
      @Mumty 4 роки тому

      Aameen
      ua-cam.com/video/BaASncQiaSA/v-deo.html

  • @themtt7853
    @themtt7853 4 роки тому +53

    Wlhi qurux waaye mcnto 😍😍😍😍😍😍
    Please iisoo duceeya inuu Allaah Awlaad qerqabto isiiyo😥😥😥😥

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 4 роки тому +16

    Isha iyo Afka dadka iyo mida shayadiintaba Allaha kaaxijaabo
    Aaamiin

  • @inamohamed3998
    @inamohamed3998 4 роки тому +6

    Masha Allah allaahu barek gurigaaga caruurtada naftaada iyo xaajigaaga

  • @iftinmuxumed9515
    @iftinmuxumed9515 4 роки тому +2

    Masha allah kawsar hooyo karti badan ilaahay ha ku xafido adiga iyo reerkaga aqalka biyo quran aad ku akhriday ku buufi subax walba inshallah keep goin qaali

  • @umuamaldecoratinghouse
    @umuamaldecoratinghouse 4 роки тому +13

    Waxaan ka jeclahay malahan in guriga la qurxiyo maba aqaan wlhi ilaahay gurigayna aakhirana hano qurxiyo 🥰 masha allah ilaahay haku barakeyo abayo

  • @nimca-baar1579
    @nimca-baar1579 4 роки тому +3

    Masha allah xaas iyo hooyo, allah hakuu barakeeyo, qof aqlii badaan ayaad tahay, allah hakuu xafidooa ❤❤

  • @yasminali4672
    @yasminali4672 4 роки тому +2

    Wow so beautiful manshallah you did a great job can’t wait to decorate my bedroom inshallah ❤️

  • @thinkhealthnaturally6726
    @thinkhealthnaturally6726 4 роки тому +2

    Masha Allah I am so happy for you when I see the change before and know may Allah SWT give u more

  • @nimcomohamef7649
    @nimcomohamef7649 4 роки тому +1

    Masha allah waa nashqadii ziya inspiration oo kale horumar wacan wllo

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 4 роки тому +1

    Masha’Allaah ABaayo mcn is Beautiful gorgeous thank you 👍❤️

  • @cabdiladiifahmed474
    @cabdiladiifahmed474 4 роки тому +2

    Masha Allah aad buu uqurux badanyhy allow qolkaa aqriiroo naa sida iyo kaadaran nugu qurxiii

  • @muminamohamed58
    @muminamohamed58 4 роки тому

    Masha Allah tabarakalah qali 😍Ilahey cumrii iyo cafiimad iyqadumo suban haa kuu siyo subhana Allah its so beautiful

  • @farhiyaomar4281
    @farhiyaomar4281 4 роки тому +1

    Maasha alaah aad iyo aad buu uqurxoon yahay qolka meesha laabka geed inaa dhigto ila fiican

  • @anharkhalifomar8947
    @anharkhalifomar8947 4 роки тому +2

    Mashallah Allah haku barakeyo beautiful Room

  • @amal7302
    @amal7302 4 роки тому

    Inta kale waa MashAllah kaliye muraayadda koobadiinka ka dambeysa ma ila fiican laakiin waan ka helaa saad u dikareed gareyso you are amazing

  • @khadrayusuf519
    @khadrayusuf519 4 роки тому +2

    Manshalaah baaye ilaahay hakuucalfo il iyo cawroba laa aad bay uqurux badanyihin ❤️

  • @shukrih1404
    @shukrih1404 4 роки тому +1

    MashaAllaah abaayo. Qurux ayad ka dhigtey qolka. 😍

  • @khadramohamud823
    @khadramohamud823 4 роки тому +1

    Manshaallah qurux alaha ku barakeeyo qof rer magal inow sharxay nabe

  • @asaldhaladodhaxgob5101
    @asaldhaladodhaxgob5101 4 роки тому +2

    Masha allah qaali wa Qurux ilahay ha ku barakeyo

  • @amaniqueen6813
    @amaniqueen6813 4 роки тому

    Masha allah Abayo ilahey ha kuu barakeeyo aad ban uga helay qolkaga waa simple and beautiful shiny badan oo indhaha kaa galgalayo malahan waxaa tahay qof reer magal ah masha allah isku dooq beynu nahay rabi ha idiin barakeeyo good job sister

  • @sadiomohamed3686
    @sadiomohamed3686 4 роки тому

    Abaayo alah haku xifsiyo adiga iyo caruurtada masha alaah mcn waxaa tahay quf qalbi fican nabar kaga sooqor

  • @MunasHome
    @MunasHome 4 роки тому +5

    Mashallah Abaayo qurux Allah ha kuu barakeeyo 🥰🥰❤️❤️

  • @hooyochannel2964
    @hooyochannel2964 4 роки тому

    Maanshaa allaah tabarakallaah allaah qurux allaah ku barakeeyo isku dooq baan nahay qolkeyga waa 3daa kalar yaab

  • @alishaalexa4099
    @alishaalexa4099 4 роки тому +2

    MashaAllah tabarakallah allahuma barik abaayo aniga isbuca dambe ayaa alabta i imaneysaa InshaAllah marka idea fican ayaa kaheley waxa rajeyna ine qurux kusoo baxdo🤩😍💖

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed2407 4 роки тому +2

    Masha Allah absolutely beautiful, thanks for sharing abayo. Cimri iyo cafimad ku qado insha Allah

  • @laylakeysegas948
    @laylakeysegas948 4 роки тому +12

    Mashaa allaah illaahey ha kuu barakeeyo waxaa dhahdaa ayada ku jirta suuratul kahfi mashaa allaah laa quwata ilaa billaah xijaab ay kuu noqoneysaa isha khayr kula jeclahay qalad ha ii fahmin yaah illahey ha idin xifdiyo amiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌❤❤❤❤

  • @maimunaabdulahi4572
    @maimunaabdulahi4572 4 роки тому +2

    Abayo qaali videoclip kan wa markii afraad an dawado wlhi cadi mahan waba dokhayga mansha Allah yrabi ku barake abayo qali❤️❤️❤️😍

  • @wardasuldan7448
    @wardasuldan7448 4 роки тому +2

    Masha Allha
    Alleh kaad ku nasato haa kaga dhiigo Qolkaga kii lago farxe lago badhadho Raabi haa kaga dhiigo❤💋❤

  • @hibomohamud2282
    @hibomohamud2282 4 роки тому +1

    manshalah abyo keep going saad gbdaha xaasaska ugufaidaysid iyo hooyadaba

  • @fahiimaabdi3121
    @fahiimaabdi3121 4 роки тому

    Masha allah wll waa qurux badan yahay qolka illaahey ha ku barakeeyo

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 4 роки тому +1

    Maasha'Allaah
    Aakhiro Allaah saan iyo si ka wanaagsan

  • @salmaabdulle9150
    @salmaabdulle9150 4 роки тому +5

    Mashallah nice decor & beautiful Design you’re so amazing 😉 may Allah protect you & you are husband and 😍😍👍🏽👍🏽👍🏽,

  • @munayusuf4810
    @munayusuf4810 4 роки тому +1

    maansha allah qofku in uu meel qurux badan ka soo tooso waa mahiim naafta u bahaan oo ku raxaysata wlo Hambalyo Hambalyo

  • @quruxdumar9124
    @quruxdumar9124 4 роки тому

    Abaaaayo cimri iyo cfmaaad aaku dhmesato allh idinsiiiiyo mcnto jazakalaaah qeerr allh kubarakeeyo abyo

  • @sacdiyaaways9959
    @sacdiyaaways9959 4 роки тому +1

    Masha allahi abaayo hormar wacan hore usoco ❤💖💛🧡💚💙💗💝💞💟💤

  • @katraquen6015
    @katraquen6015 4 роки тому

    Woow so nice mnsha allah murayadaha waba favored kayga qali

  • @nasriinadow3298
    @nasriinadow3298 4 роки тому

    Maasha'allah tabaaraka allah so qurux wlh allaha ku barakeeyo qali

  • @quruxiyoqeyrofficial5414
    @quruxiyoqeyrofficial5414 4 роки тому +2

    Masha allah abaayo it's so beautiful

  • @fadxiyacumar6878
    @fadxiyacumar6878 4 роки тому +2

    Mashallah abaayo qurux qalkii aad ayaad uhagaajisay

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 4 роки тому

    Masha allaah tabarakallaah ilahay haku barakeeyo wllo mcn shugran

  • @xamdimaxamed5913
    @xamdimaxamed5913 4 роки тому +1

    Mashallah my queen allaha ku barakeyo

  • @honaamohamed4664
    @honaamohamed4664 3 роки тому

    Mashallaah wlh waad ufakartay dear Illaahow aqligaaga maskaxdaada kuu daa cfmd cimri dheer oo cibaado lehna hakuugu sii daro

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 4 роки тому

    Masha allah ilaah gacantada haku barakeyo mcnto wax badan aya ino faideysa

  • @allrizaaq4178
    @allrizaaq4178 4 роки тому +1

    Maaanshaaa aaaallaaaah illaaahooow ubarakey familia guriga walee xajiga waa iin aan qoorta ugala abayo nooga fa iideey shey shey meeqoow kugu fadhiyaa hadad awoodo caafiimaad kaqaada Kuna daga guriga insha allaah aamiin aamiin

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 4 роки тому

    Mashaa alaah tabaraka araxmaan aad ayay u qurxoontahay xabibti ale ha ku barakeeyo

  • @ilhamhaji2054
    @ilhamhaji2054 4 роки тому +12

    Masha allah tabaaraka allah, allaha ku siiyey nimcadaan ayaa mahad leh. Nimcada uu allah ku siiyey lama qariyo ee waa lagu mahdiyaa wixii xumaan wadane adkaarta ayaa ka adag il xun allaha ka dhawro abaayo 🤲❤️🥰 aad buu uqurux badan yahay

  • @kamg3450
    @kamg3450 4 роки тому

    Mashaa Allah
    Caafimaad ku noolow iyo cizi Mashaa Allah wa gaari waxan ku farxay tusbaxa iyo sida wanagsan ee khayrka iyo tasbiixda uugu seexanayso xasuusantahay, cizi ku noolow sharafeey. 🌹❤️

  • @user-eu9rf4lx7s
    @user-eu9rf4lx7s 4 роки тому +6

    Mashallah is beautiful room it’s beautiful love the design Mashallah

  • @umulkheyr7386
    @umulkheyr7386 4 роки тому +1

    Maasha allah, abayo ilaah hakuu barakeeyo

  • @indhakafiya5802
    @indhakafiya5802 4 роки тому

    Mansha alaah ahay hakuu barakeeyo nimcad ilahay kugu galaday mansha alaah tabaraka alaah wallo

  • @rukhiahassan
    @rukhiahassan 4 роки тому +2

    masha Allah so beautiful

  • @xafsaali3651
    @xafsaali3651 4 роки тому

    Masha alaah tabaraka qurux waye alaha ku barakeyo abayo kalarka derbiga alaabta iyo qolka wey isku soo bexeen masha alah nuur calaa nuur 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😘😘😘😘😘😘😘

  • @xafsaali3651
    @xafsaali3651 4 роки тому

    Masha alah qurux sariirti kuu timit masha alah Video gana 3 saac ka dib ayuu no furmaa alaha ku barakeyo abayo nuur calaa nuur 👍👍👍👍👍👍👍👍👍😘😘😘😘😘😘😘

  • @aaad1139
    @aaad1139 4 роки тому +2

    Mashaa allah dikoorkaaga aad buu uqurxoon yahahy.. Waad kumahadsanahy lawadaagaa nala wadaagtay.. Noo soo badi casharadaas guryo qurxiska

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 4 роки тому

    Masha allah tabaraka raxman abayo ilahay haku barakeyo wa jiif qurux badan inta an haysana ilahay hasiiyo

  • @hodanhuseinibrahim6984
    @hodanhuseinibrahim6984 4 роки тому +2

    Masha allah aad iyo aad ayaan uga helay qurux

  • @ayanifka2071
    @ayanifka2071 4 роки тому

    Mssha allaah Ilaahey haku barakeeyo abayo qurux Wlhi

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 4 роки тому

    Masha allAaaaah wa qurux badan yahay Isha baxarka

  • @aaminadaacad7144
    @aaminadaacad7144 4 роки тому

    Masha Allah abayo alle haku barakeyo hormr wcs xppti

  • @hamuunaragsan4862
    @hamuunaragsan4862 4 роки тому

    masha Allah masha Allah abyo mabruuuuk allaha kuu barakeeyo

  • @hajiifrah5046
    @hajiifrah5046 2 роки тому

    Masha allh qaali😍 waa intee quimha Sarita adoo raali ah

  • @filis8520
    @filis8520 4 роки тому +1

    😍Masha Allaah it's beautiful 👍

  • @asmaahmed2336
    @asmaahmed2336 4 роки тому +1

    Msh Allah tabarakala hory usoco abayo mcn ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @humerakhalique1012
    @humerakhalique1012 4 роки тому

    Salaam. Glamorous bedroom. Some lovely pieces in your bedroom.

  • @nuuracaday7419
    @nuuracaday7419 4 роки тому

    mashaallaah waad qurxisay wallaah dooqaaga waa qurux

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 4 роки тому

    Awww Maasha Allah you are in Germany ,Iam happy to hear that,Iam in Germany too sis.hope you will help me so i need to decorate all of it.

  • @sadiaabdi1432
    @sadiaabdi1432 4 роки тому

    Mashallh my walshay qali quraxbdn allh ku dhoro ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👌

  • @Hfs235
    @Hfs235 4 роки тому

    Mansha allah abayo qurux mcnto barakallah lakiin abayo belo ku arki mayso lakiin quran akhris dhigo xada quran ku akhri

  • @leylosaciid2770
    @leylosaciid2770 4 роки тому

    Masha allah tabarakallah alla kusiyadiyo xabbti inta hesanine allah siiyo abyo wanku bahnaye siden kugu hela

  • @fartosaahmed235
    @fartosaahmed235 4 роки тому

    Waw masha allh rabbi haku barakeyo gurugaga

  • @hodanelmi2958
    @hodanelmi2958 4 роки тому

    Ma shaa Allah. It sooo beautiful and romantic.

  • @CookingwithZarujaaHD
    @CookingwithZarujaaHD 4 роки тому +2

    Mashallah beautiful makeover woow

  • @saiidadaryel2982
    @saiidadaryel2982 4 роки тому

    Mashallah qurux ilahay ha KU barakeyo

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 4 роки тому

    Maashaa allaah abaayo aad ayuu u qurux badanyahay

  • @anisaadam4383
    @anisaadam4383 4 роки тому

    Mashllh cafimaad kuseexo abaayo 💐💐❤❤❤👍👍

  • @sakinaishaaq83
    @sakinaishaaq83 4 роки тому +2

    MashaAllah. Xbbty. Websadkoda so dhig pls

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 4 роки тому

    Miiska sidiisa udaaa xbbti Allah ku xafido Masha Allah

  • @hafsaali813
    @hafsaali813 4 роки тому

    3:55 wow 🤩😍😍 masha Allah

  • @fadumoxasan577
    @fadumoxasan577 4 роки тому

    Wawww mashalah abayo mesha ka so gaday ayan raba nalka iyo dahyada

  • @fardowsa10
    @fardowsa10 4 роки тому +8

    mashallah I am obsessed with the beauty

  • @umumicraajchannel1623
    @umumicraajchannel1623 4 роки тому

    Waaw maasha allaah abaayo noososheek meelaha laga helo

  • @rosepop4016
    @rosepop4016 4 роки тому +1

    Mashallah looks beautiful.

  • @babymusic4361
    @babymusic4361 4 роки тому

    Beautiful room masha Allah ❤️

  • @xaawodiini992
    @xaawodiini992 4 роки тому

    Masha Allah xabiibti qolkada hada ayuu macan ku Soo baxay ceb Maha gurigada Ina hagajiso hadeyba awodada tah Masha allaah abaayo

  • @AhmedMohamed-vr1ue
    @AhmedMohamed-vr1ue 4 роки тому +1

    Inta sidaa oo kale heshay Allah ku xamdiya inta sidayda oo kale xaas ah hadana aan qol hurdo oo sidaas helin Allah ha noogu deeqo aamin noo dhaha

  • @aaminasoomaali4151
    @aaminasoomaali4151 4 роки тому

    Waaw waaw caadi mahe maashaallh tabarakallh

  • @seynabmacalinmaxamed2299
    @seynabmacalinmaxamed2299 4 роки тому

    Masha allaah qurux waaye abaayo

  • @zahrar.834
    @zahrar.834 4 роки тому +1

    Maasha allh my sister enjoy 😊 👍❤️❤️

  • @AhmedMohamed-vr1ue
    @AhmedMohamed-vr1ue 4 роки тому

    Asc machaAllah waa deeq Allah ku xamdi Allah ayaa ku siiyey

  • @user-ox1lv2vn2w
    @user-ox1lv2vn2w 4 роки тому +1

    maasha alaah walaali ilaahay hakuu barakeeyo 😘how much it all cost you please....

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 4 роки тому +1

    Beautiful maansha Allah

  • @nimcoabdile5247
    @nimcoabdile5247 4 роки тому

    Mashallah Abaayo qurah wayay habalyo sarita cusub

  • @khadramaxamed1029
    @khadramaxamed1029 4 роки тому

    Maasha'allah wall farxad ku noolow

  • @hamdahajjimohamed4020
    @hamdahajjimohamed4020 4 роки тому

    Woow m.a very nice mcnto qurux

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 4 роки тому

    maashaa Allah tabaraĺllaah walashey Allah kubaraakeeyo

  • @fatumashire3406
    @fatumashire3406 4 роки тому

    Maashallah abaayo Allah hakubarakeeyo

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 4 роки тому

    Masha allah aad u qurux badantahay sariirtaaan

  • @Bintuzahra11
    @Bintuzahra11 4 роки тому

    Maansha allah salaan boqortooyo wllshy kawsar

  • @sadioyusuf6691
    @sadioyusuf6691 4 роки тому

    Woow Masha ALLAH is beautiful