MA ANIGA wax idin ka qariyay mase adinkaa qalad ii fahmay😩

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2023

КОМЕНТАРІ • 110

  • @ZaraHuss
    @ZaraHuss 7 місяців тому +3

    Macaanto maanta was shock igu dhacay case eye markaa dhahday run canal eey igu noqotay laakiin adiga qof qalbi fiican aa tahay ee nagadaa bahasa wadnaha hana goynine❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 7 місяців тому +1

    Hhhh qaali fidiyogaada oo la soo jarjaray baan arkay. Hhhhh. Waan yabanaa maanta oo dhan qalbi dhagax waaye gabadhu baan lahaaa balse hada waan fahmay. Qisada waa wax aad dadka usamaysay❤❤❤❤❤

  • @munaadam8568
    @munaadam8568 7 місяців тому +12

    What’s goes around comes around sweetheart

  • @HajiHiish
    @HajiHiish 7 місяців тому +3

    haa wanaga qarisay legend kadib nin kale gursatay

  • @user-zl9ik4hf8g
    @user-zl9ik4hf8g 7 місяців тому +3

    All walaalo walaahi waad iga waashay😂😂 Allah AKBAR waxaad tahay inaana qalbi ficaan 💋🤲

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 7 місяців тому +1

    Gabadh cadaado runtan kugu jeclay ❤sis guusha ugu danbeso ada iskaleh 🎉❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 7 місяців тому +1

    Subxaanllah 😮nabsiga soo dagdago Aduunka 😮😮😮

  • @fowziasheekibrahim8998
    @fowziasheekibrahim8998 7 місяців тому

    Mansha Allah guul iyo gobanimo

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 7 місяців тому +1

    Wey jeceel aan lagula wadin xuma 😂baby welkom home 🏠

  • @sahrayussuf4189
    @sahrayussuf4189 5 місяців тому +1

    Wlhi waa iga qoslisiisay 😂❤

  • @hubanehubane9477
    @hubanehubane9477 7 місяців тому +7

    What goes around comes around

  • @user-ji9iz5qp8z
    @user-ji9iz5qp8z 7 місяців тому +2

    War iga tag wa iwadhe ben lemad notixday wlhi wan kugu dagdagi tagay 😂😂

  • @habonyusuf9285
    @habonyusuf9285 7 місяців тому +2

    Kkkkkkkkkk inaad basibotahay anigu waan ku ogaa marki horaaba

    • @user-lt3zu1qc8m
      @user-lt3zu1qc8m 7 місяців тому

      Sheekadaas waan been, qofka tiktok live u dhaawanaaye ayaa og. Maxeey ku daashey suaasha " nabsiga aad soo gashey maxaa waaye" . Qisadan beenta ayee soo aliftey. Lakiinse waa been. Gabadhan hooyadeed ayaa keentay

  • @asiaqurux
    @asiaqurux 7 місяців тому

    Ana lai dhahay airport ka markaa kaso dago kuma aqan ayado wali adrika lajojo kkkk alle i jeclaa ana macsalamo unba idhi😂😂😂 🤭

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 6 місяців тому

    Salaamaad

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waan qoslay walaashay waan kujeclahay daacadnimadaada iyo iskukalsoonaantaafa

  • @user-yl4yi1np4c
    @user-yl4yi1np4c 7 місяців тому +6

    Hhhhhhh😂😂😂 qaahiro markaan imaado wan ku sooboqanayaa funy baa tahay

  • @AARKA-1989
    @AARKA-1989 2 місяці тому +1

    Wow

  • @sadiyoabdi1461
    @sadiyoabdi1461 7 місяців тому +1

    Subxaanalaah waligey waan ku taageeri jiray lkn maanta illah kaa hadashiiyey xaqa marka madaxa looga fariisto feertuu ka dilaacaa ninkas haduu xaqiisii helaa insha Allah

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  7 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂 saa maa igu taageeri jirtay o xitaa vedioga aadan wada daawaneeneenik😂

    • @lulali6059
      @lulali6059 7 місяців тому

      @@Anigakaligeeyaniga marhore ku fahmay. You so funny

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 7 місяців тому +1

    Naa iga tag waba naxsanaa 😂😂😂anagaa ba na sirtay😂😂😂

  • @Umcabdallah
    @Umcabdallah 7 місяців тому +1

    Hhhhhh wllo waxaaso dhan hada ma jiliinay ahaayen wad iga nixisay runti
    Wan Kula damqanjiraye waa kaa carari rabay

  • @tahlilali2201
    @tahlilali2201 7 місяців тому +1

    Nabarka aad ugaysatay ma aadan noosheegin

  • @Username11249
    @Username11249 7 місяців тому +2

    Gabadhan social media maad ka qabataan,abaayo arsaaqad dhaanta raadso haday lacag kaa gashay hadii kalana doctor aad oo is dawee meeshan waad ku qiimo dhacaysaa walahi

  • @ayanhirsi211
    @ayanhirsi211 7 місяців тому +1

    ILEEN QOFTAAN WAA MUHALIK SUBHANALLAH

  • @Runtakudhimow
    @Runtakudhimow 7 місяців тому

    Isma lihi waxan inaa samaysaye somali kawalaysa

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 7 місяців тому

    😂ileen adiga nabsi soo gashay gabar cadaado sister😮😮

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 7 місяців тому +2

    Ma beenbaa inad nin ku dhoofiyey noloshiisa baabisay ma runbaa wll

  • @ebyanish3760
    @ebyanish3760 7 місяців тому +4

    wiilkaas dhawr mar ku noqo iska keee caafi ku dheh noloshiiis inaad dhiista iskuday hadii klle waligaa rafaaad ka bixiimaysiid

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 7 місяців тому +1

    Kkkkkkkk khadro waa qosol

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 7 місяців тому

    qofka qof kale dulmiya oo dhibaateeya ilaahay ayaa adoomadiisa ku imtixaamaaya? ilaahoow aanaan dulmi galin yaa alaah.

  • @Zalmougaas
    @Zalmougaas 7 місяців тому +3

    Subhanallah cadho ilahay ba kugu socota

  • @FartunHussein1
    @FartunHussein1 7 місяців тому

    Ala beerka waan ogaa in uu hadalkaas wax kajirin Laakiin Waxaa layaabanahay dadkii TikTok live kaa soo wada furtay maanta uu ku habaaraayay

  • @MariamBashiir-ev8yf
    @MariamBashiir-ev8yf 4 місяці тому

    🙏🙏🙏

  • @FarhiaAffi-yi1ik
    @FarhiaAffi-yi1ik 7 місяців тому

    Qumayo baa tahay walee adigana Rabi dhibkaan makaa bixyo,ninkaan nabsigiisa baa kuhaayo.

  • @Maryama_22
    @Maryama_22 7 місяців тому

    Naag Qurxan oo karti leh ba tahayeee nimankaaaan iska ilaaw Haba soo hadal qaadiin plsssssss

  • @ifrahjamac8306
    @ifrahjamac8306 7 місяців тому

    Nabsigu ma hadho in lagugu maranyahay wan dareemay khadray😂

  • @starlight-ed1nn
    @starlight-ed1nn 4 місяці тому

    Ninkaas asaaba qasaaro qabo hduu qoftaas ka tagy 😂😅

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 7 місяців тому +3

    Qurux la iskuma tixgaliyo ee ogaada

    • @SAli-db7dw
      @SAli-db7dw 7 місяців тому

      Waa run bal gabadhaan eega sideey u Qurux badan tahay Mashaalaah ❤

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 7 місяців тому +1

    Ina ader wanawashay

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 7 місяців тому

    Ninki gabandhan Norway sogaliyey oo somaliya utarxushey plz and plz nabarkise isheega

    • @yasminfarah2280
      @yasminfarah2280 7 місяців тому

      Oo ninkii Norway keenay miyey tarxiishay😊

  • @aryanmire5225
    @aryanmire5225 7 місяців тому

    Qaac baa yaertay wlhi 😂😂😂😂

  • @Queenjiija
    @Queenjiija 7 місяців тому +4

    Inaa lilaah wa inaa ilahay raajicuun, waba nacde maa iskaga taktid Maxaa uso dhoofisay abayo ah sorry😢

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  7 місяців тому +2

      Vedioga ma dhameesan miyaa😂😂

    • @nimcocali8414
      @nimcocali8414 7 місяців тому +2

      ​@@Anigakaligeeywaa naga waashy wll😂😂😂😂😂😂😂

    • @Queenjiija
      @Queenjiija 7 місяців тому +1

      @@AnigakaligeeyHaa waan dhamestay gadal ayaa ka arkay waan farxay walhi ciyaar markey tahay aan arkay, anyway keep going xabbti🥰

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 7 місяців тому +1

    ABAYO MCNTO NINKAASAA LAGAA RACAYE BLZ NABSIGAASAAA MEL KUYALAY E NINKAAAS RAAADI O DIB USO CELI BLZ INA ADER❤ Nabsibaaa kaa hadlasiiyey qali dulmigaad sameysay unbaa kugu so labtay xogna wax kuma furmaaaane

    • @amaalxaashi3913
      @amaalxaashi3913 7 місяців тому

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮 inaaa lilaaaah wa inaaa ilayhi rajicuuuuuun😢😢😢😮😮😮😮😮

  • @user-mw4co4xu2j
    @user-mw4co4xu2j 7 місяців тому

    nayaa film sameye wayn ba thy Ina Adrtey re musaay😂fb marka ku arkay waxan adba uga xumaday waku jafay😂

  • @user-rq2ti3fc7f
    @user-rq2ti3fc7f 7 місяців тому +1

    Naag inkaaran batahay nabsigii kiihorena wuukuhaysta

  • @hawoali120
    @hawoali120 7 місяців тому +1

    Xadidad ayad ahad maxad u tarxishay mikiinka

  • @muniraabdirahman4759
    @muniraabdirahman4759 7 місяців тому +1

    Magaca aniga kaligey maxa u badashey 🤷‍♀️

  • @ladagaalnaftamedia5119
    @ladagaalnaftamedia5119 7 місяців тому

    ❤️🌹❤️🌹

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 7 місяців тому

    Fayaabi la adii lagugu sheegaaya
    Hada ayaad isku cadeysay 😂

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 7 місяців тому +1

    habaarbaan kuu miisay markii dambe astaqfuralaah dhehay

  • @FardusAbdi
    @FardusAbdi 3 місяці тому

    Cadimaha

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 7 місяців тому

    ABAYO HADUUUU KU JECLAAAY MAD KA TAGTID MAXAAD U TARXIILEEE XAQA AYAKASO HADALSIYEY ABAAYO RADI

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 7 місяців тому

    Warwad naga nixisay wlhida hhhhhh

  • @husseinafyare800
    @husseinafyare800 7 місяців тому

    Ma anaan yaabin ileen waa naag waxeey galabsatay maaleeysa

  • @fadumojamac3986
    @fadumojamac3986 7 місяців тому

    Lejin maxad ugu bixiday waaba liqaaliqaaye

  • @zeinabdaahir5323
    @zeinabdaahir5323 7 місяців тому +1

    Gabadhada isagu ma dhalin miyaa

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 7 місяців тому

    Are you serious 😢😢

  • @xaawocismaan2407
    @xaawocismaan2407 7 місяців тому +1

    Kuwaan cml noso badi

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 7 місяців тому

    Sheekadaan been waaye 30.000 kr 300$ doraad ee naqatay gabadhaan waxey sheegeyso waxbaa ka qaldan ninkaana waxeey leedahay legend wuu ka horeeyay waa PRANK 😂😂😂😂

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 7 місяців тому +2

    Ileen khadrooy waxaa dhiibkaas uso martay nabsii baa ku haayo wiilkaas cafiis weeydiiso qalbi dhagax waxaa sameysay lee kugu sameyay marka hada Alxamdulilaah dheh aduunka lagaaga jaray khiyaanada wiilka cafis weey diiso

    • @Kalsonxaji
      @Kalsonxaji 7 місяців тому +1

      War gabadhan danbi ma galin Ninka wa been ey ayada sameysay maba jiro 😂

    • @Kalsonxaji
      @Kalsonxaji 7 місяців тому

      Vedio ma dhameysan miyaa

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 7 місяців тому

      Sey been ku tahay ayada shegese

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 7 місяців тому +1

    Ninkii kusoo dhoofiyay qisaadiisa nooga sheeke

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 7 місяців тому

    Nabsi aya kaso baxay ad wilki ka guratay

  • @ldidaar2748
    @ldidaar2748 7 місяців тому

    Sheekada intii qiisada kuu jiirtay waad naa dhaafisay

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 7 місяців тому

    I think you are joking

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 7 місяців тому

    beentaa waayosabtoo ah hadaa dhahdo wuu i xoogey waa la baaraay qolka anaga ha na waalin😱😱😱

  • @nasrina.beauty6042
    @nasrina.beauty6042 7 місяців тому

    Beentiyo luga leh 😂

  • @user-ys2rz8tf9d
    @user-ys2rz8tf9d 7 місяців тому +3

    Dhagaha hanoodhowrinee. Maxaa nogaxerte codka suuxe😂

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 7 місяців тому +1

    Comes around goes around gabareey

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 7 місяців тому

    Soo a iga yaabay

  • @Queenjiija
    @Queenjiija 7 місяців тому +1

    Been waaye miyaa Bismilah saas lee iga dheh waba naxaty hadal ayaa ka farxay xabbti😂😂😂

  • @naimofarhan1952
    @naimofarhan1952 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t 7 місяців тому +1

    Ileen qalbi dhagax Nabsi aad gashay Ayuu kaa goonaayay

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 7 місяців тому +2

    Wa so dawaney dadkalaa Dubey ninka lkn cafis kadalbo abaayo please 😢

    • @Kalsonxaji
      @Kalsonxaji 7 місяців тому

      Nin nabsi maba ka galin. Maxeey cafis dalbataa waxa ey ka sheegeyneysay oo dhan wa been lkn dadka ayaa su aalaha ka badiyay 😂😂😂

    • @habiboanshur9989
      @habiboanshur9989 7 місяців тому +1

      @@Kalsonxaji ha gadalan ka dhamestirtey 😂😂

    • @Kalsonxaji
      @Kalsonxaji 7 місяців тому

      😂😂🤣🤣

  • @abdullahimohamed1923
    @abdullahimohamed1923 6 місяців тому

    Nafsiki ninki horee Aya ku hilay

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 7 місяців тому

    Ilaa nabsi baa kugu waregaya

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 7 місяців тому

    Nabsi biiray maraago kol haduu bila gaadho kaama baydhi yaqaan

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 7 місяців тому

    Horta sheekada ben iyo run waxey tahay iga daa bal adiga waxan kugu dhacay intaa meel fariisato bal is weydii nimankan maxaa isku kiin diray mid walba markad is guursatan aad u kala tageysan cilada jirta oo runta ah adigaa og

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 7 місяців тому +3

    Inaad iska aamustid baa kuu fiicneyd hada dadka intaada xun beey arkaan waana ku qiimo beeshey nabsiga aad gashey waa midaan waligaa ka hareyn habaar qabto aad tahey ilaahey baa kaa magan galney

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 7 місяців тому

    So why are crying now you done something wrong ,, how could you do that to human be

  • @fadumojamac3986
    @fadumojamac3986 7 місяців тому

    Isagana mudkala ka gooyniye inyar sug macanta

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 7 місяців тому +1

    hadaad runta sheegtay qofkaan run sheegin been baa u qarsoon hadaba weriye iklan saalax wey kaasoo tuftay waxaad qarieysey sanado hadaba aan xalkaaga kuu sheego faaraxaas asagaa cafis weydiiso wax qarsooni ma jiraane kkkkkkkkkkkkk.

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  7 місяців тому +1

      Lkn maxaa vedioga u dhameesan weesay iod iigu fududaatay😂

  • @user-hf3zx7nt8l
    @user-hf3zx7nt8l 7 місяців тому

    Sidaa ula oyjiray gabadhaan ileen wiil maskiina soo waashay musiibo ilaahay hakusoohadeeyo

  • @user-jk4bk9zt6w
    @user-jk4bk9zt6w 7 місяців тому

    Been waye😂

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 7 місяців тому +1

    Abaayo been miyaa

  • @Qalikhadro
    @Qalikhadro 7 місяців тому

    Sheekadaan beentaa naga daay qadroy

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 7 місяців тому +1

    Dhagaha idin doowrayaa waxa sameeyo baa maanta ku haysataa ninkaa inkaartiisa baa ku heysata ka xaXabi shame of you.

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 7 місяців тому +2

    Qof sidaa uqalbi xun iilama ekid

  • @zahraibrahim2871
    @zahraibrahim2871 7 місяців тому

    Fgg

  • @mohamedabdillahi5207
    @mohamedabdillahi5207 7 місяців тому +2

    Fake story
    You make people unsubscribe you