NEW VIDEO nolosha dhabtaa ee masar waqtiga school lafuro jawigu siduu yahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2021
  • asc asxaabta chanalkayga fardowso iskufillan kuxiran waxaan idinka codsanaa inad channel subscribe iisaartaan asxaabtiinana aad lasii wadaagtaan waana idinkaga mahadcelinaa daawashada muuqaaladayda ilaahay dartiis ayan idin jecelahay one love 💘♥ all of you

КОМЕНТАРІ • 51

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan  2 роки тому +1

    ua-cam.com/video/x9xk3WmL6JQ/v-deo.html asc asxaabtayda fardowso iskufillan kuxiran gabadhaas kafaa iidaysta subscribe usaara waa gabar muslimada

    • @abdullahihayir2175
      @abdullahihayir2175 Рік тому +1

      Masar baan u soo socda wll fadlan inaa kaa wareystaa Rabàa xgee kaala soo xiriiraa

  • @fardowsakaahin5886
    @fardowsakaahin5886 2 роки тому +2

    Masha allah waa nolol qurux badan oo farxadle subixii marka sidaa loo wada dareero iyo wadan islaam ah 🥰🥰🥰

  • @nimcoelmi2391
    @nimcoelmi2391 2 роки тому +1

    masha allah abayo jzk wadan kena nabad rabi ha noga dhigo.

  • @istar7698
    @istar7698 2 роки тому +1

    Masha allah fardowsa qayr allaha ku siiyo

  • @cadaycali5432
    @cadaycali5432 2 роки тому +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @hooyowanaagsan9646
    @hooyowanaagsan9646 2 роки тому +2

    Maasha allah

  • @nastehaaden3634
    @nastehaaden3634 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @ahmedbashir5130
    @ahmedbashir5130 Рік тому +2

    Thanks abyo but why we are looking free school I don't understand

  • @-KaylaCrownOfRaurels-
    @-KaylaCrownOfRaurels- 2 роки тому +2

    ازدحام قوي سبحان الله ، الله يسمع منك ولال ربي يحفظ عيالنا وان شاء الله يوم من الايام بلدنا ييتطور ونرجع للصومال بإذن الله

  • @sharifaabdi4517
    @sharifaabdi4517 2 роки тому

    Maashaa Allah
    JzkAllahu khayran abaayo

  • @arimahabulshadachannel9231
    @arimahabulshadachannel9231 2 роки тому +1

    Waan ka helay man sha Allah Bismillah 🥰

  • @ayaansiciidayaanle
    @ayaansiciidayaanle Рік тому +1

    Mashaallah

  • @jawahashirwa3800
    @jawahashirwa3800 2 роки тому +2

    والامن والامان والاستقرار في كل بلاد المسلمين

  • @oubahtoukaleh8517
    @oubahtoukaleh8517 2 роки тому +1

    Masha allah jummca moubarak abayoo. Good video as always keep up the good 😊.

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 8 місяців тому

      اختي الكريمة فردوس اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @siciidjamaalsalafi2252
    @siciidjamaalsalafi2252 2 роки тому +1

    Wllo ilaahy haku barakeeyo waxan rabaa inan masar u imaado waxbarasho dhanka diinka ah markaa waxan rabaa inaad icaawiso hadaad awoodo

  • @yusufaisho457
    @yusufaisho457 2 роки тому +1

    Manshallaah abaayo dhalashada masar malahelaa mabixiyaan dhalasho dadkan masarida ahayn masiiyan

  • @jawahashirwa3800
    @jawahashirwa3800 2 роки тому +2

    اعرف كيف اصدحام مدينة القاهرة لوقت مدارس التعليم مفتوحة اللهم سلم وسلم من هولاء طلاب وطالبات والديهم

  • @khadramahamed2715
    @khadramahamed2715 2 роки тому +1

    Asc abaayo xafada magaceed

  • @Nasraat
    @Nasraat Рік тому

    One thing I don’t like is how the drivers speeding up while they are in a school zone!

  • @arimahabulshadachannel9231
    @arimahabulshadachannel9231 2 роки тому +1

    Abaayo nolosheeda seewaye qaali miyaa

  • @arimahabulshadachannel9231
    @arimahabulshadachannel9231 2 роки тому +1

    Suuqa fiidiyow ka soo samee

  • @kadraadenguelleh2903
    @kadraadenguelleh2903 2 роки тому +1

    Manchallah abaayo xafada hadaek al miicaadi kasoo hadal plz iyo skuulaadkeeda iyo kirooyinka thanks

  • @jawahashirwa3800
    @jawahashirwa3800 2 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن اختي فردوسة اللهم ارزقنا الإخلاصَ

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 роки тому +1

      اللهم آمين اختي في الله

    • @jawahashirwa3800
      @jawahashirwa3800 2 роки тому

      @@fardowsoiskufillan اللهم يحفظكم جميعاً abaayo fardawso

  • @aminaahmed7739
    @aminaahmed7739 2 роки тому +2

    Asc abaayo fardowsa waa intee xaafadan ma xayitasica mase meehsa cucubee aad dagi rabtay

  • @jamalabdi1339
    @jamalabdi1339 2 роки тому +2

    Asc,abaayo schoolka dowlada soomaalida looma ogolo miyaa.

  • @mariamhassan5345
    @mariamhassan5345 2 роки тому +1

    Xaafadaaan magaceed?

  • @fardsodeck7323
    @fardsodeck7323 2 роки тому +1

    Gabdhaha xijabka loomaxiro miya

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 роки тому +1

      Intee 7 years kayaryihiin sida badan carabto maxirtaan xijaabka

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Рік тому

      Carabta uun maaha waa ummada Islamka oo dhan xitaa sucuudiga waxaad arkaysaa gabdho ila 12 jira ah oo aan xijaabneen Somalida waa badow cunug yar oon cawra lahayn ayeey jilbaab weyne ku dadayyaan oo ku khasbayyaan weliba.

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan  2 роки тому +1

    ua-cam.com/video/x9xk3WmL6JQ/v-deo.html

  • @naiira3526
    @naiira3526 Рік тому

    Xafadan maga ceed

  • @mariamhassan5345
    @mariamhassan5345 2 роки тому

    Abaayo number kaaga ma nasiikartaa su'aalo badan ayaan qabaa

  • @hanihodan5955
    @hanihodan5955 2 роки тому

    Asc wrh wbr Abaayo iskuulka dowlada ajanibta loma ogolomiyaa?

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 роки тому +2

      Wcs abayo way dhigtaan waana loo ogol yahay

    • @hanihodan5955
      @hanihodan5955 2 роки тому

      @@fardowsoiskufillan mahadsanid walashey wan isweydiiyay wayo waxan rabay in an ogado wasidee waxbarashadiisa
      walashey.

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 роки тому +2

      Insha allah wan kasoo hadli doonaa waxbarashadiisa oo faahfaahsan

  • @aasiyamuumin606
    @aasiyamuumin606 2 роки тому +1

    Maasha allah

  • @fardawsaahmed7612
    @fardawsaahmed7612 Рік тому

    Mashalah