Maxaaa igu kalifay inaaan soo guuro?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 вер 2023

КОМЕНТАРІ • 47

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 9 місяців тому +1

    Masha Allah naag nool waxa Aya igu socdo. Iska daa nac nacda raga . Life is beautiful. Love it and live it!

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 7 місяців тому

    Masha allah

  • @Keyfmm
    @Keyfmm 9 місяців тому

    Abaayo xafad ishaga in so guurna raba raqiisa xafada ah raba

  • @NajmaHalgan
    @NajmaHalgan 4 місяці тому

    Waa xafadee abyo

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 10 місяців тому

    Abayo inan so guuro rabay iga so waran nolosheda insha allaah marka sifiican u dagtit school lada iyo Qur’aan ka ilaa meeqo kugu baxeyso hooyo 3 ciyaal heysato kirada iyo maciishada iyo wax barashada ilmaha school kada British school ah Malaga helaa Abayo UK ka so guuri rabaa marka adigaba Waa cusub tahay lkin inta iiga roontahay iga faaiideey shukran ❤qali

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 9 місяців тому

    Masha allh adunyada walildka xoogoda iyo tacabkodu wacarurta malinta akhirana walayswaydinaya qurbaha ilmakukorayna inyar moyane sidilarabay manoqdan illahayba kuwafajiyay inad lasohijroto anaga wankutala jirnaye rabi hanofudaudiyo

  • @DGT567
    @DGT567 10 місяців тому +2

    Masha Allah waka helay guuriga abaayo allahuma barak farxad ku nolaw

  • @user-ph9vz3sb2q
    @user-ph9vz3sb2q 8 місяців тому

    Abaayo xaafadee waaye inoo soosheeg

  • @user-qe6jm4um9l
    @user-qe6jm4um9l 10 місяців тому +1

    Masha Allah abaay allaha ziyadiyo anba warsba insh Allah Ina uso Guro

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 9 місяців тому +2

    Masha Allah well done

  • @UmuAisha642
    @UmuAisha642 10 місяців тому

    Masha alaah abaayo alaha ku siyadsho nolosha cusub aa kashay alaha kaka dhigo nolol aad ku dagdaan insha alaah alxamdulilaah wlhi Video kada ad aan uku farxay qahiro masha alaah waaye alaha kuku nabad yeelo aabayo

  • @umulkheyrumulkheyr8109
    @umulkheyrumulkheyr8109 10 місяців тому

    Abaayo mcn horey u soco

  • @qamarmohamoud2725
    @qamarmohamoud2725 10 місяців тому

    Masha aallaah ❤❤❤abaayo illaahay ha idiin xifdiyo

  • @ramlaruuxi6238
    @ramlaruuxi6238 10 місяців тому

    Qahiro nogu so sheekey wax barashada maciishadeeda abyo in u so guuro rabaaa

  • @ayanali4647
    @ayanali4647 10 місяців тому

    Masha Allah tabaraka Allah ❤️❤️🥰

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 10 місяців тому

    Masha Allah 🍎

  • @qalicabdulhi2287
    @qalicabdulhi2287 10 місяців тому

    Maasha allh❤

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 9 місяців тому

    Masha allh

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 10 місяців тому +1

    Masha Allaah wllo Allaah kugu xafido adiga iyo caruurtaba idam Allaah

  • @M-family8
    @M-family8 10 місяців тому

    Masha allah xafadan Inte waye

  • @AbdihakinOsman-mg1gd
    @AbdihakinOsman-mg1gd 10 місяців тому

    Yaa xagay uguurtay marwadii

  • @idilabdi7535
    @idilabdi7535 10 місяців тому

    Horey usoco qurux badan ❤

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 10 місяців тому

    Allaha kuu xasiliyo arimahaaga

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 10 місяців тому +1

    150 dollar 💵 3 qol waaw Nairobi dhiiqo waa qaaligii aduunka

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 10 місяців тому

    MaanshaAllah ❤❤❤

  • @ashaabdullahi4911
    @ashaabdullahi4911 10 місяців тому

    Abyo ilahey haku amansdo inshalah abyo macato iso qabo aniga aya raba ina dahqtar u imado uwald radis ayan ah plzzz

  • @FaraxWacays
    @FaraxWacays 10 місяців тому +3

    Nolol qurxoon oo ay ka buuxdo xasillooni gudeed(inner peace) aakirana, janno ayaan Rabbigeenna naxariista badan kuu wayddiinayaa walaalo. Waxaad rafaad mudatay kuwii aad ku illowdo Ilaahow kaaga dhig. ❤🎉

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  10 місяців тому +1

      Aamiin walaal
      Mahadsanid❤️

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 10 місяців тому +1

    Wcs habaryar nolol raaxa leh Baan ALLAAH KAAGA BARYEY IYO MID CAGAHA KUU DHAQO BIDNILLAAHI RAXMAAN SEEN TELEPHONE NUMBER KU HELAA HALKAAS BAAN WARBIXIN KA RABAAYE

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  10 місяців тому

      Snpka igala soo hadal k.m2005143

  • @abdulwahabahmedsheikh1093
    @abdulwahabahmedsheikh1093 9 місяців тому

    WalShis xafada magaceda nososheg

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 7 місяців тому

    Asc abaayo xaafadan waa intee Qurux waaye

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 10 місяців тому +1

    Abayoy sorry ,sidhaa qofka loo ixtiraqmo maaqaanaan dadka qaar ,walshi wax xun masameynin sidhaa Alle kuqurux badneye kii taagane asaga qasaarey horey usoco iyo Allowdadhaa.

  • @shukridahir2851
    @shukridahir2851 10 місяців тому

    Wan kujeclhy apyo farxada waad kunuree

  • @maqdishassan4443
    @maqdishassan4443 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar1821 9 місяців тому

    masha alha abyo markaa somalia ka soo guuro guuraayo aniga iyo caruur ah maxaa nagu baxaayo oo lacag ah

  • @fowsiyonuur8990
    @fowsiyonuur8990 10 місяців тому

    Alaha kugu xafido adi iyo ciyalkada abayo cairo ku roned iska ilaali cadawga umada qaar xunaa jiro

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  10 місяців тому

      Haye abaayo
      Mahadsanid adiga hada maka guurtay

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 9 місяців тому

    ManshaAlaah abayo ma cauur yar yar baa knahdlaysaa quranka noga sheeke iyo school in kasto Aad tiri Quran bannu imi waa imisa ?

  • @sacdiamohamed8319
    @sacdiamohamed8319 10 місяців тому

    welcm sxby meshan wee shidanthy hada 2bil daganhy lkn xafadan magaceeda isheg abayoyo melkale kadaganhy

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  10 місяців тому

      Snpka igala so hadal ana ku shegaaye k.m2005143

  • @badriajama6149
    @badriajama6149 10 місяців тому

    Laa lushka maxa waye qali

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  10 місяців тому

      Waa tuugo kenyaantiga

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 9 місяців тому

      ​@@Anigakaligeey wlhi kuwa soomaalida ah aba ka tuugsan kenyatiga

  • @user-xr5sr2lw2s
    @user-xr5sr2lw2s 10 місяців тому

    kirada wa meq