SI FUDUD ISKU CATEY KU DIYARSO CUNTO FUDUD RER

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 64

  • @fardowsaahmedosman61
    @fardowsaahmedosman61 Місяць тому +12

    Abayo waad Mahadsantahay ani ma jecli cuntada firijeerka marka waa inaan malin kata karsadaa ❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Місяць тому +3

    Abaayo munuur aniva iscaatees waan ku jiraa maco saliid Macungie sokor macuno Barris Macungie baasto iyo wax lagasamweyo burka cad maashaa alllah miisaanaya iga dhacay alxamdulilaah waxaan ahay 170 boun haha 140 boun so happy ❤❤❤😂

  • @abdoulkaderisman8665
    @abdoulkaderisman8665 Місяць тому +1

    Asc Monira abayu🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 Місяць тому +2

    Masha allah xbbt guul wacan ❤❤❤❤

  • @nafissaomar6192
    @nafissaomar6192 Місяць тому +1

    Videoyada caynkan ino so badi in sha Allah mahadsanid

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Місяць тому +1

    Walaashey bir iyo bir ha isku xoqin ee markasto qaado qori isticmaal.❤❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Місяць тому +1

    wcs abaayo muniiro❤❤❤

  • @asmaahmed6635
    @asmaahmed6635 Місяць тому

    Mansha allh thanks muniira ❤

  • @sacdiyomuuse9337
    @sacdiyomuuse9337 Місяць тому

    Maanshaa allaah ❤️ ♥️ 💖 😍 abaayo muniiro allaah hakuxafido

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Місяць тому

    Mash allah abayo munero thanks

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 Місяць тому +1

    Masha allah abaayo lkn welasha cagag miyaa mise

  • @MaryamaCumar-ok9mg
    @MaryamaCumar-ok9mg Місяць тому +1

    Masha allah team iscaatees my rajo❤❤

  • @suaadmursal6673
    @suaadmursal6673 Місяць тому

    Masha alaah abaayo ani waxan kugu dari laha bariskaka badalkiisa bulgar wax la dhaho oo bariiska u eg jiro kurdish shop aa ka helee fibre badan aa ka helee malin bulgar malin salbuko malin qamadi ka dhigo

  • @user-xv8iw8fi6d
    @user-xv8iw8fi6d Місяць тому

    Masha allah abayo jasakumulah ❤❤❤❤

  • @BelloIddow
    @BelloIddow Місяць тому +1

    Thank abayo muniiro

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 Місяць тому

    Cuntada sug inta barafka kadhacaayo abaayo.

  • @hiigsiofficial401
    @hiigsiofficial401 Місяць тому

    Masha Allah abayo ❤❤❤❤

  • @user-kh4ro7oi5l
    @user-kh4ro7oi5l Місяць тому

    Ilaahay amarkii ani cato ayaan ahay cayil ayaan donayaa malinkastana cunadaan ayaan cuna waa cunadeeda cadiga on marwalba cuno ileen anaa iscateyaba ma ogiba

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Місяць тому

    Masha Allaah❤❤❤

  • @wanagoIbrahim-ds6pf
    @wanagoIbrahim-ds6pf Місяць тому

    Masha Allah alx mahadsaniid

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 Місяць тому

    Mnshallaha ❤❤❤ abayo muriiro

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 Місяць тому

    Masha allah lakin abayo proteinka waa muhiim digaag hilib ama malaay ku darso

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl Місяць тому

    Masha allah❤❤❤❤ abaayo

  • @guushanoloshaofficial574
    @guushanoloshaofficial574 Місяць тому

    Masha allaah zommer
    Haleesku diyaariyo❤

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v Місяць тому +1

    Masha Allah❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Місяць тому

    Masha allha abaayo muniiro wan u bahanahy side les ku caateyo

  • @ilhammohamou698
    @ilhammohamou698 Місяць тому

    Abaayo aniga ma jecli cuntada farinjeerka, caagadaha waxaa ka caafimaad fiican dhalada isticmaal

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 Місяць тому

    Mash Allah tabarakallaah ❤

  • @FatmaAli14
    @FatmaAli14 Місяць тому

    Masha Allah går vidare ❤❤

  • @maryamsheekhaadan5360
    @maryamsheekhaadan5360 Місяць тому +1

    Wankusalamey abaayo muniiro

  • @naimahussein2822
    @naimahussein2822 Місяць тому

    Masha allah

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Місяць тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @user-zo5zg1bd6s
    @user-zo5zg1bd6s Місяць тому

    M.a abyo thanks

  • @fali2695
    @fali2695 Місяць тому

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @user-ms7rn2xw1g
    @user-ms7rn2xw1g Місяць тому +1

    Abaayo miniiro ani misaankayga 59 waaye marabo inaa intaa kasii caatoobo lkn caloosha bizaa nacaa maxaa sameeya

  • @zamzamdaahir5411
    @zamzamdaahir5411 Місяць тому

    muniiro gurubka iscaatenta igu dar

  • @naimamohamed4604
    @naimamohamed4604 Місяць тому +1

    Masha allaha abayo mahad sanid

  • @ayanahmed70
    @ayanahmed70 Місяць тому

    Mashaallah ❤❤❤

  • @LeyloIsaaq-wz9fc
    @LeyloIsaaq-wz9fc Місяць тому

    Abaayo guleso qali

  • @falis2104
    @falis2104 Місяць тому +1

    M.a❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Місяць тому

    Mcnto waxaan ka iloobay bariiska bedelkiisa ku bedelo cauliflower waa vegetable oo bariis oo kale loo cuni karo.❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +1

    Manshaallah 👌

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Місяць тому

    Coconut oil leskama badiyo cholesterol ayeey ledahay.

  • @Umuhanan2
    @Umuhanan2 Місяць тому +2

    Asc asxabta 1000 igarsiiya 1k waan jeclanlaha in aan noqono frindes

  • @DeeqoCumarCabdulle
    @DeeqoCumarCabdulle Місяць тому

    Abaayo isoobooqo

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk Місяць тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @NuuriyoCabdiraxmaan
    @NuuriyoCabdiraxmaan Місяць тому +1

    M a❤

  • @fali2695
    @fali2695 Місяць тому +6

    Mash Allah lekker ❤❤❤❤

  • @user-ow1sj5nk9x
    @user-ow1sj5nk9x Місяць тому

    Abayo Munro hadafkaga gaar abayo somali hade ad Adidas. rusheya ha adin warabo ayo hesta

  • @user-lp8bp3sm4k
    @user-lp8bp3sm4k Місяць тому

    Abayo ano nuujinaya ma samayn kara

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952 Місяць тому

    Maasha Allah diet abyo munira ani 1 Hal bil baan iskaga Friday 10kiilo lkn hada waa isfasaxay oo waxkasta ayaan iska cunay waxaan direemayaa in aan soo cayilaayo iisheegay abyo bal seen isku ilaaliyaa .

    • @ayankhalif2063
      @ayankhalif2063 Місяць тому

      Abaayo maxaa sameesay Hal Kaas bil

    • @ubahfarah6952
      @ubahfarah6952 Місяць тому

      @@ayankhalif2063 abyo sonkorta burburka bariiska baastada baan joojiyey habeenkina cashada waa iska dhaafay

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 Місяць тому

    Waaba lagusii buuraan cuntadaan chicken iyo bariis ka ah

  • @user-kf7my4qs7m
    @user-kf7my4qs7m Місяць тому

    Ganbdhow caloosha wa inay bakeeri la ee kaado 😂😂😂😂😂

  • @user-jq9jz6mu9g
    @user-jq9jz6mu9g Місяць тому

    Wcs abyo ina is cateyo. Warawa Ko aanqata.inta cuntadacunin kkkk lkn hada cuntada arko wabodaa korme qada ko aan wabayabee.umul ahee okucusubqurbaha.

  • @queenqueen5947
    @queenqueen5947 Місяць тому

    Asxaab balbalaar Like ta ha iloobina wallashey full jidwal noo soo same
    Mahadsanid

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 Місяць тому

    Abaayo iska ilaali caagaga cuntada aad kushobeyso.qatar ayey kutahay caafimadka.

  • @HamdaMohamed-tf3cz
    @HamdaMohamed-tf3cz Місяць тому

    Abaayo bariiska qamandi ku badalo waayo ani aya is cateyn wado malintan hal qado cuno misan igama dhoco bal isbuucaa nalaso wadaag inta kiilo kaa dhaca

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Місяць тому

    Cusbada far iyo suul in aad ku darto ey eheed. 😮 Maalin kasto bariis ma cuney??? Bariiska sokor badan oo leeyahay.

  • @Sihamonline
    @Sihamonline Місяць тому

    Aniga dhib ka haysta wajiga said iga catobaya maxa marsadaha mura

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Місяць тому +1

    Masha Allah ❤