Routine keyga manta

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 50

  • @SalmaClsahal
    @SalmaClsahal Місяць тому +4

    Rasmiyeey muuqaalada hees hasoo saarin abaayo plz ❤

  • @samiramusa8064
    @samiramusa8064 Місяць тому +2

    Wow yum looks delicious

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Місяць тому +1

    Masha allha

  • @nimcoismaciil3341
    @nimcoismaciil3341 Місяць тому +2

    Qali soon waa caatobi asbuuc kaste hal maalin ama labo ka soon waa caatobe

  • @najmaqaasim3672
    @najmaqaasim3672 Місяць тому +1

    Masha allh

  • @shamsohussein
    @shamsohussein Місяць тому +1

    Keep going abayo qurux

  • @inspiretoawaken3641
    @inspiretoawaken3641 Місяць тому +1

    Mashallah qurux sifican ayaa noogu kala dhigdhigtay. Cuntadada yaree hadii aad rabto iscaateeys maqrib ka horna wax cun.🙏🏾

  • @user-ie8em9uu7n
    @user-ie8em9uu7n Місяць тому +1

    Rasmi abaayo rootinkaga waan uxisnay wlhi horay usoco Ina adeertey

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Місяць тому

    Mash allah abayo horay usoco

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Місяць тому +1

    Masha allaa❤

  • @xaliimosacda3259
    @xaliimosacda3259 Місяць тому +1

    Rasmi aniga misaanka saaid uga badna waxan ahaan juray 96 hada markan walacay iber ban noqday marka Esha alaah uur yeelo aadku dhubatide hadad walaca ku xanuunsato wad dhubanaysa

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 Місяць тому

    Masha allah❤❤

  • @hindaabdulahi8329
    @hindaabdulahi8329 Місяць тому

    Keep going sis ❤

  • @umalkhayrabdisalam1555
    @umalkhayrabdisalam1555 Місяць тому +2

    Canjeelada sida lo sameeyo no so gali rasmi please

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 Місяць тому +1

    Dibasid waan jecelayi

  • @Faizaismaciil
    @Faizaismaciil Місяць тому +1

    Cood aya rabna aby

  • @user-oc2td6xc9w
    @user-oc2td6xc9w Місяць тому +1

    Rasmiyay canjeerada adoo samaynayo no soo kali xbbtii

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 Місяць тому

    Yummy waaye

  • @AKRAMAHMED981
    @AKRAMAHMED981 Місяць тому +1

    That’s a good😯

  • @FartuunIbrahim-xc7lo
    @FartuunIbrahim-xc7lo Місяць тому

    Waa shuuro mida and

  • @FunnyBeachChairs-qx7jo
    @FunnyBeachChairs-qx7jo Місяць тому

    Abayo waa shuuroo wadi doro wadi maha tan😂😂❤

  • @Hamdajirde
    @Hamdajirde Місяць тому

    Codka noodaah❤❤❤

  • @Mo_malaysia
    @Mo_malaysia Місяць тому +1

    Jiif lama duuba miyaa horta

  • @IsraJama-jl5sf
    @IsraJama-jl5sf Місяць тому

    Abyo cajeerada😂halkee lagu gadaa

  • @farxiyanuur-gf7td
    @farxiyanuur-gf7td Місяць тому

    Tafshiilo

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed Місяць тому +2

    Asxbta rasmi rays iisoo boqo walayal

  • @faisa99channel20
    @faisa99channel20 Місяць тому

    Suror waaayo😂

  • @hodanahmed6810
    @hodanahmed6810 Місяць тому +3

    Shuuro ayaa la dhahaa bahasha aad ku dartay

    • @Miran0253
      @Miran0253 Місяць тому

      Run tadawaye 😂

  • @qureyshaabdulahishaafow1625
    @qureyshaabdulahishaafow1625 Місяць тому

    🥰

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 Місяць тому

    Cunto macanked jigjiga iyo jabuti ugu kalay waxakale waa babah

  • @hafsamohamed9764
    @hafsamohamed9764 Місяць тому

    Cato xada rabtaa casho ikadaf

  • @IsraJama-jl5sf
    @IsraJama-jl5sf Місяць тому

    Please iga caawi

  • @faadumoxadhfe1971
    @faadumoxadhfe1971 Місяць тому

    Codkagan rabna quruxeey

  • @siradm
    @siradm Місяць тому +1

    Dhibkaas waa lagula qabaa cunto macaaan inan karshan jeclahay, iska kari iska noolow hana nagugu aknoolaan karo. Gymka dumarka aad gaajo ha isku dilin nolosha ha isku cariirin. Kaligaa cun wax yar cun

  • @ariijmahamed
    @ariijmahamed Місяць тому

    not dhoro waadi ee wa shooro waadi abyo😊

  • @samiramusa8064
    @samiramusa8064 Місяць тому

    Abayo eat small portions and you will be fine

  • @user-xy8pc4zo4v
    @user-xy8pc4zo4v Місяць тому +1

    Istarees ayaa lagucatoba e ismurji wll

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 Місяць тому

    Shuro wadi ayad karinaysa manta shuro wadi ayaa ladhaha

  • @siradm
    @siradm Місяць тому +1

    Shuuro waaye tan, wax digir camal ah oo budo ah waaye. Doro wat waa Dooro/digaag sidan camal loo kariyay. Inyar ka cun. Asalaatada u badso, wax mac iska cun maxaa, biyana cab marka hore

  • @CashoMaxamuud-rr9py
    @CashoMaxamuud-rr9py Місяць тому

    Shuuro aya la dhaha wlhi wq u xiisay

  • @cartanmusse7819
    @cartanmusse7819 Місяць тому +1

    Naagaha inta badan waxaa lagu furaa cunto fiican ma kariyaan nadaafad maleh lkn adigaa Maya cunto fiican baa karisaa nadaafad fiican waad leedahay guriga fiican baad u hagaajisaa

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 Місяць тому +1

      Oo ma cunta in lagu kariya loso gursada tas malaha wa mid adiga kugu koban ama maskaxdada ka guxeyso

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Місяць тому +1

      ​@@dekaosman7483haa waaa sax naag cunto krin taqan sariirta ku fcn ninkeedana u fcn ayaa la doortaa nadaafadna leh naag aan cunto karin aqoon sidee la yeelaya?

    • @nasroabdi216
      @nasroabdi216 Місяць тому

      ​@@hodmaniitaqueen267 adiga intas waa samesay adiga maxa lagu sameyaaa iska dhadhicinta iska daya naftina ku mashqula only hadu tago iyo hadu jogaba adiga qurux badnow kaliya

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 Місяць тому

      @@hodmaniitaqueen267 waxan u fahmay Ina aminsantahay ina shaqalo tahay lkn gurka saxda Kas ma aha inta adiga laga rabo a ninka laga raba naftada amin guriga nadafada iyo sarirta intaba wa u simantihin waliba ninka naxaris badan laga raba sabobto ah dumarka xalado badan ey maran o u bahan garab istaag

  • @raamiyo
    @raamiyo Місяць тому

    Abaayo muqalka heesa haaga mid kaa rabto cod ahaan u soo saar

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Місяць тому

    Rasmiyey ado bahi isku dilinaa is cten krtaa hpo chnelka qamar bintu amir kzo dwo 😊