Ilaahay ammarkii ninkaa ay sheegeysaan ahay waligy gabar xageeda ma eegin, hal midbaanan rabaa oon is fahanno oo ifahanta oo ijecel oon jecelahay رب إني لما أنزلت إلي من خير فقير
intaan barnaajid fiirsaday wuxuu ahaa kii iigu qosolka badanaa ama aan dhameystay waxay ahaayeen labo gabdhood maansha alaah qaliba aad u fiican waxaan kaloo ku doortay in ay ahaayeen labo qof aad u faraxsan thanks
Gabdhan mashallh. Waligay tv kama daawan hadaa igu horaysa. Lakin markaan kan dhamaystay kadib...i would love to befreind her. She is good vibes. I. Was smiling the whole time. God bless her🤌🤎
Faadumo riyaad waxaan ku bartay star tv waana gabar aad u furfuran M.allh ill iyo cawiraba la 'aw wllho F.G waa dadka haday mar kacaan ay adagtay in la fahmo oo la dejiyo😂😂
Su aal hadii aad og tahay in aanay sharaf ahayn in social media laga jaaso in aanay sharaf ahayn oo aad rabtid in aad hooyo sharaf leh noqotid markaa kuu diiday in aad imika noqotid inan sharaf leh
Faadumo riyaad waa qofkii ugu horeeyoo 98% aan isku dabeecad nahay labada soo hartayna waa social media aan kukala duwanahay iyo maseeyrka anigu maba kala jecli nin inaaw guursado iyo inkale
Ilaahay ammarkii ninkaa ay sheegeysaan ahay waligy gabar xageeda ma eegin, hal midbaanan rabaa oon is fahanno oo ifahanta oo ijecel oon jecelahay
رب إني لما أنزلت إلي من خير فقير
Alahayeey fadimà riyaad iyo anigaba isku mid banunahy kaga masayrka😂😂😂qrxdaydii😂😂masayrkaygu wa 100❤❤
Allaah waxad rabto allaah hakusiyo qali
Maasha alaah walaalo hore u socda waxaan kuu rajeynayaa guul Iyo horumar
Faadumo Riyaad waa gabadh aad iyo aad u caqli badan oo fariida. MashaAllah .
intaan barnaajid fiirsaday wuxuu ahaa kii iigu qosolka badanaa ama aan dhameystay waxay ahaayeen labo gabdhood maansha alaah qaliba aad u fiican waxaan kaloo ku doortay in ay ahaayeen labo qof aad u faraxsan thanks
Faadumo Riyaad waa gabadhii la yidhi hadaad aragto hadhaafinee guurso waayo waa hard to find ❤ halkeen ka helaa waan ka helee😂
Masha Allah waa fariid aftahamada faadumo riyaad❤❤❤❤❤
Waa gabadh geesiyada masha Allah waan joojin kari waayey vediogan 😂 qosol waan dhameysteyba❤🎉
Maashllaa waraysi fiican❤faatumo riyaad iyo Sagal gure❤
Faadumo riyaad wa fariid isku fikrad ban nahay 100%%% ❤❤❤❤❤❤
Inanyaro aqli badan oo fariida o maskax wayn masha allah ❤
❤
❤❤❤❤ maanshallah faadumo
Masha alllllah nooooolaaada❤
Waa runtee fadumo qofka waynida ku ilbaxaa dadka ugu daran
Gabar caqli badan Masha allah
Faadumooy guurku waa sunne ee sunnada haka raagin
Masha allh
Gabdhan mashallh. Waligay tv kama daawan hadaa igu horaysa. Lakin markaan kan dhamaystay kadib...i would love to befreind her. She is good vibes. I. Was smiling the whole time. God bless her🤌🤎
Alle guur deg dega haku siiyo wllo
Ramadan mubarak sagal guure iyo faduma riyat Guure media na wa salamaya 🎉🎉❤💝👍
Aqoon uuma Lihi hablahan, Maansha Allaah Inanta La waresnayaaa Kalsoonideeda, Inammada Soomlida badanka ma Qaaldi Karman Gabdha iisku filan ama dadku yaqaanan ma ogi ma kalsooni daraaa ma dhaqanbaaa , inamdeena Kalsoonidu kuyartahy.
Sagal guure iyo fadumo riyaadba waan idin salaamay
Ilaahay nin wanagsan ha ku siiyo
Really wlhi keep going sister fadumo ❤
Faadumo qof wax baratay❤
Wallah anigu wane kaa biyane lahaa
Tanyari wa Fariid yar oo aftahamad ah Masha alalh
Sagalay "Maseer" maha sax waa lahajad qaldan " Masayr" buu sax ku yahay marka loo eego lahjahda somaliga naxwaha iyo xigmada leh marka halkaa inaga yar sax dadkeena badankiisu ma fahmaayo Maseer bal dib u akhri adiga laftaadu dhowr jeer akhri
❤❤❤❤Mashlh 🎉
Adkaatay qaali intad inantan yar waydinayso goormaad gursanysa maad cawo cukuse waydiso gormad gursanysa iyada boqol goor kawayne 😹😹😂😂
Sagal guure adna hore usoco
Social media iyo nolosha privateka ah way kala duwantay faadumo waxay ku socotaa halkii ay martay nimco samriye
Burcawiyiiinta❤
Faadumo riyaad waxaan ku bartay star tv waana gabar aad u furfuran M.allh ill iyo cawiraba la 'aw wllho
F.G waa dadka haday mar kacaan ay adagtay in la fahmo oo la dejiyo😂😂
Fariid❤
Su aal hadii aad og tahay in aanay sharaf ahayn in social media laga jaaso in aanay sharaf ahayn oo aad rabtid in aad hooyo sharaf leh noqotid markaa kuu diiday in aad imika noqotid inan sharaf leh
😂😂 caafimaadka muhiim inoo ah nin miyaa naag daynaya kkk
Faadumo riyaad waa qofkii ugu horeeyoo 98% aan isku dabeecad nahay labada soo hartayna waa social media aan kukala duwanahay iyo maseeyrka anigu maba kala jecli nin inaaw guursado iyo inkale
❤❤❤😂
Qofkaadi aad sida dhabtaa ujecleed baana wali helin wll
@qaalijilacow8604 wlhi beentaa maahan anoo nin xitaa shukansan waligey aan iraa wlhi inaana qof umaseyreeyn qeeyrkeeyna xitaa ilmeey wataan ane meeshaanaan madax adeeyg lasoo taaganahay😄
Dhakhtarnimaa ku dhex bakhtidee
8:19
😂😂😂
Fadumo riyaad waa 38 jir ses yaraa Waxy isku lod yihiin nimco samriye 🙆♀️
Hhi