24 Million ayaa Ii Dumaashiya Lakiin Anigu. Wariye Sagal Mustafe Xasan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo

КОМЕНТАРІ • 431

  • @lulm6983
    @lulm6983 5 місяців тому +9

    MashaAllah Hambalyo meel wanaagsan ayuu illahey calaf kaaga dhigay. Soo dhawoow dumaashi from D5 ❤❤

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq 5 місяців тому +55

    Dumashi sagal mustafe welcome to jigjiga, Godey, laascanod,garawe,boosaso, balanbal,gedo, luuq, garbaharey, kismanyo, Garisa,wajeer, ijaara, dolow, intaas oo daarod dago ayaa Laga casumaya gacmo furan kusodhowow waxan jooga jigjiga cadey Ogadenya 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 5 місяців тому +14

      Waxaasi waa tuulooyin hadii laysku wada geeyo hargeysa ma leeka,

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv 5 місяців тому +5

      INTAASBA WAA TUULOOYIN . HARGEISA CADEY MID U DHIGANTA BAL SOO SHEEG

    • @CryMeARiver13
      @CryMeARiver13 5 місяців тому

      Naceybka iska daya reer Somaliland siyasada iyo xaqiiqda kala saara. Wa cadi walaka rayi duwanadaa caalamka

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 5 місяців тому +2

      @@IsmailJama-xo4gv maya inay udhigmaan haba sheegine waxaan ku idhi dhamaan tuulooyinka ay iyagu magaaloyinka uyaqaanan hadii laysku wada daro hargeysa ayaa kaweyn

    • @hoodoqarandabaraani6555
      @hoodoqarandabaraani6555 5 місяців тому +6

      WXay dadkan wada yusaya hargaysa haday ka waynthy yaa idinku haysta Tuuloyinku soomaliyo dhan bay qadaan ee muhiimadu wa inay intaaso degana Dumashidood thy ee kala hara bal xagad safka uso wada gasheen 😂

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 місяців тому +19

    Waa ku jecelnahay dumaashi sagaleey from puntland

    • @Supr93
      @Supr93 4 місяці тому

      I the 🎉 Finding and everything you could oatmeal seeds than away off if a apple Celt appears before the fruit itself

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 5 місяців тому +11

    Ma sha allah Dumaashi from D5❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 5 місяців тому +15

    Maashaa allaah dumaashi sagaley adigoo SNM ah baan ku wadanaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому +1

      Abeheed baa SNM laakiin iyadu waa faqsh ee wata intaadaa u wadataane

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 5 місяців тому +3

    Geesiyat Allah ha isku kiin barakeeyo wiil D5 ah gabadh heshay hordada way ladee!!!Mashaa Allah dumaashi noolow❤

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 5 місяців тому +30

    Dumashii bilaneey geesi curaadkii Darood ah baad u dhaxday Mareexaan waa nasab madaxay ku saranayaan❤❤👈

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому

      Guumii baad naga guursatee

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому

      @@abdifatahhassan168 gabadhu waa inaadeer tay oo guun ah oo isaaq guursan waayay oo dhalfo mareexaan dhextaa duf adigu ku baxe

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому +1

      @@abdifatahhassan168 dhalfo mareexaan baa ku bakhtiday Abahaa wase maxaa kaagalay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому

      @@abdifatahhassan168 yaa qaraabo ah yaa derisa Abahaa iyo faqshtaat tahayba was

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому

      @@abdifatahhassan168 ina dhilo

  • @DagaWene
    @DagaWene 5 місяців тому +10

    Maasha,allaah
    Weriye SAGAL MUSTAFE
    Dumaashi allaha ku xafido

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 5 місяців тому +21

    GABADH ISAAQ ah oo somalidoo dhan jecelyihiin❤ dumaashiyadeedna jecel yihiin 🌹♥️ xagee Laga helaa

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 5 місяців тому +2

      Haa wlhi waa gabar qalbi wngsn masha allah oo aad ilbax u ah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 місяців тому +3

    Masha Allah Dumaashi Qaali Soodhawow from D5

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 місяців тому +23

    Gabadh cida iyo ninka ay rabto ayey guursata
    Dumaashi noolow inta ay noolal jirto

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 5 місяців тому +20

    Dumaashi bilaney alle ha Ku xifdiyo

  • @hayatsaid6064
    @hayatsaid6064 5 місяців тому +5

    You are free sister you can merry whom ever you want you wish.

  • @ZimanAbdirisaq-ug3xt
    @ZimanAbdirisaq-ug3xt 5 місяців тому +3

    Sagal mustafe xasan ❤ dumaashi qaaliya soo dhawoow aniguba anoo gabar mj ah baan wiil isaaqa guursaday cid i ixtiraamta mooyaane cid igu cayda maan arag my family alah sharfo dumaashi yaashay reer somaliland na aad ban u jcylahay Reerkaygan sidoo kale❤❤

    • @KareemHussein-yr3yp
      @KareemHussein-yr3yp 5 місяців тому +1

      Dumaashi Allaaah ha isukiin barakeeyo qof wangsan baad tahay Mashallah

  • @MuxtasimmaxamedAadan
    @MuxtasimmaxamedAadan 5 місяців тому +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @AniisaDiriye
    @AniisaDiriye 5 місяців тому +13

    Gabadh sharafle Sagal weeye Dumaashi Guulayso ❤❤❤❤

  • @AbdirahmanHaji-po6rj
    @AbdirahmanHaji-po6rj 5 місяців тому

    Maashaa allaah aad iyo aad ayaan u salaamayaa dumaashiday sagal mustafe dumaashi noolashu kuma xumayso❤
    Ka. Abdirahmaan Hajji Aden👋
    Frrom, Qatar🇶🇦

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 5 місяців тому +6

    Sagal qurux waan ku salamaynaaa from tagerayashada xamar 🎉❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 місяців тому +10

    Masha allllah isaaaaaaq power labatan Malian iyo soodon malyanba isaaaaaqba ah masha allllah nooooolaaada aamiiin❤

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 5 місяців тому +4

      Hhhhh minorty urur samale mee hhhh iyo oromadii hhhh na hayb tiina ku kalsonada laangab yahay🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 5 місяців тому +2

      ​@@awiladen7814 oo maa ku ekaataan waa adinka gabdhaha isaaq ina gursatiin waxkasto u sameeyo😂

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 5 місяців тому

      @@Jamiilo21 🙏🥰❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому

      @@awiladen7814 neef haday inan tayadu idin amaantay ma inaad nacaydaa adeer isaa urursamaale iyo irirtoona maah waaxaasi waa dacaayad

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 5 місяців тому

      gabdhayaga ayaa somali ugu sharaf iyo qiimo badan alxamdulillaah

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq 5 місяців тому +12

    Sagal mustafe wariye rugcada ah aad Ayan kusalamaya huuno or dumashi waxa mar hore kuwaraystay Cali dhaanto ood adigi waray sanaysay oo xitaa qalinki aad haysatay kaqaday oo adiga dib kuwaraystay waxan umalaynaya tv ga universal in u ahaa xaruntisa jigjiga aad Ayan idiin salamaya labada wariye ee samiga ah waxan jooga jigjiga

  • @saeedjama-mj2jx
    @saeedjama-mj2jx 5 місяців тому +6

    Mansha allah beautiful dumaashi bilan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 5 місяців тому +21

    Soomaali waa walaalo Anigu Majeerteen baan ahay reer abtigeey waa Isaaq Garxajis Habar yoonis Xirsi Cisman aabahay waxaa dhalay Habarjeclo Adan Madoobe

    • @abaawn_caqlisame
      @abaawn_caqlisame 5 місяців тому +3

      Land Landhero nimo wa tas

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 5 місяців тому

      @@abaawn_caqlisame aad iyo aad nin aan abti lahayn baa ila hadlaya

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 5 місяців тому +1

      DADKA KALA BARO XIRSI CISMAAN QABAA'IL BADAN OO ASAL DAAROOD AH AYAA KUJIRA DADKIU ISAAQ MA WADA AHA ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

    • @isakahmet
      @isakahmet 5 місяців тому +2

      Abti ma caynaasha ku dhalay mise Cabdi, noolow abti macaan

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 5 місяців тому

      @@isakahmet Cabdi Xirsi abtiyo

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 5 місяців тому +1

    SNM-nimo wax lagu Faano maahan Sagal quruxeey dumaashi. Waatii Somalida midayn lahayd Sagal

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 5 місяців тому +11

    Masha Allah ❤ dumaashi bilan

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan1870 5 місяців тому +13

    Horta gabadhu waa gabadh wanagsan lkn inay qabiilo hdal qaado wax fiican mahin dadk aqoontali waa inay igu joojiyaan qabiilaysiga taas waa taan qaykeen ku gaadhi lahy

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 5 місяців тому +1

      Qabiilka Allaah ayaa inoo sheekey
      In la isku aqoosato.
      waxa nagala nahyiyey waa Qabyaalada Qarmuun ee Soomaali halaagyay
      Ee Rasuulka CSW uu yiri waa Qurune Ka taga

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 5 місяців тому

      💯💯💯👍🏾👍🏾✅

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 5 місяців тому +1

      Runta waye blse waxa ku kalifay Dad badan oo ay ka harsanweysay mexe sameesa

  • @qamarabdullahi3298
    @qamarabdullahi3298 5 місяців тому +3

    ManshsAllha Dumshi quruxlay waan ku jacalnhay Allah hano ka dayo💖💖💖💖🩷

  • @cabdiaadan2771
    @cabdiaadan2771 5 місяців тому +3

    Masha Allah Sagal Mustafa allah haku xafido inader

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 5 місяців тому +1

    Sagal mustafe waraysiyada ay qaado oo rabadan waxaan aad u daawaday mid ay layeelatay mahad galin hore very comedy Iam from galmudug stete somalia 💕💕💕🇸🇴👍👍👍

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 5 місяців тому +1

    Dumaashi waan kujecelnahay daarood DHAN kujecel sagal

  • @Hure31816
    @Hure31816 5 місяців тому +12

    Dumashi Allah ku xiftiyo

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 5 місяців тому +9

    Mansha allah laba sagal ❤❤

  • @NajmaAxmed-vb3lx
    @NajmaAxmed-vb3lx 5 місяців тому +11

    Nabiga ku saliya

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 5 місяців тому

    M.a dumashi qaaliya madaxa ayad noo saranthy Anaga ku jecel waliga horumar gaadh in.a,D5 guul❤

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 5 місяців тому +6

    Sagal soo dhawoow. Daarood waa millions ee ma aha 24 million

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 5 місяців тому +8

    DAAROOD KA WAYNU ISDILAA WAANAYNU KALA GUURSANAA😂😂😂 EESH QIYAASAK.
    wuxuu yidhi qaasim.
    XIDHIIDHKAA TOLNIMADAA LEH,
    IYO XEERKA SAADADA.

  • @Kaltum-z1n
    @Kaltum-z1n 5 місяців тому +6

    Mansha ahlah dumaashi sodhowow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤we love you

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 5 місяців тому +34

    Sagal Quruxley Dumashi Noolow 🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 5 місяців тому

      naa horta wax madhasha

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому

      @@ayanabdirahman9654 ma habar wax dhashaad aragtay sootan indhuu ku soo dumeer

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому

      @@ayanabdirahman9654 ma haar baa wax dhasha walee habar dhalmada daysay baan daayin dub u foolan

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 5 місяців тому

      @@ayanabdirahman9654
      Adigu. Wax. Ma. Dhashay

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 5 місяців тому +1

      Marada shaydanka ku calacala waligin rer faqashey😂

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 5 місяців тому +1

    Good sister Sagal of Somaliland . God bless Sagal بارالرب الأخت Sagal

  • @maryandiriye7544
    @maryandiriye7544 5 місяців тому +3

    Xamar iyo Soomaali oo dhan baa ku wadate qol yaan lagug xidhiin dumaashi

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 5 місяців тому

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar 🙏❤️❤️❤️❤️❤️

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 5 місяців тому +2

    Sagal dumaashi ❤waarun taa hablaha banaanka kashaqeeyo waa kuwa inta badan dhowrsan
    Xataa looma baqaayo
    Markaad guri kujirto iyo markaad banaanka imaato farqi ayaa u dhaxeeyo

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 5 місяців тому +1

    ABAAYO SOMALI WEEYN BAA KUWADATA EE KUSOO DHAWAAW SOMALIA. FROM XAMAR CADDE

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 5 місяців тому

    Maasha allaah we love you dumashi bilaney sagal cadey❤❤❤

  • @smirailbir3931
    @smirailbir3931 5 місяців тому +4

    ❤❤Dumashi bilan guulayso

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 5 місяців тому +2

    Asc dumaashi thenkes ugasad baad tahay ugasbadna udhaxdaa horay usoco cadawgada hajabo guul will iyo caano

  • @bijimedia
    @bijimedia 5 місяців тому +3

    Masha allaa il,iyo cawriba la,aw adeer.

  • @ahmedalisaid7382
    @ahmedalisaid7382 5 місяців тому +11

    Fariid, adeer reer gob ah ayaad ka guursatay, waa la soo dhowsynayaa ee keenso Hargeisa iyo Mel kasta oo Somaliland ah. Shaqadaadana si profesional ah u gudo

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 5 місяців тому

      soo marexn naqabo

    • @hodanahmed9804
      @hodanahmed9804 5 місяців тому

      Somaliland ma imanaayo

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 5 місяців тому

      @@hodanahmed9804 horta somaqaban yusan imaane

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому +1

      faqash baad tahay walaahi iaanad isaaqahayn hargaysadee ku dhac waynaa

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 4 місяці тому

      @@TogdheerBurco-x3p caqli aan qabyalad ahyn ma haysa?? Mise wuu idin ka dhamaaday??

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 5 місяців тому +2

    walaasheey sagal aad baan utaageeraaa waan kusalaamay

  • @FardowsoAhmed-o1t
    @FardowsoAhmed-o1t 5 місяців тому +1

    M.a qrxdaydii ❤❤❤sharaf iyo karaamo dumashi ❤❤bilanay welcome dhul kasto ay joggaan dumashiyasha ❤❤Sagal Mustafe Hasan Nuur

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 5 місяців тому +3

    Dumaashi ii noolow intay nolali jirto❤

  • @IffahOsman-j4o
    @IffahOsman-j4o 5 місяців тому

    Quruxdaas inad wiilkena no siisa wan iska rabnay dumashi ❤

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 5 місяців тому

    Sagal mustafe waaa gabar gob ah ❤❤❤❤❤❤

  • @wardoonwardoon
    @wardoonwardoon 5 місяців тому

    Dumashi waan ku salaamaynaa sodhawoow kuso dhawoow 25 million ♥️ oo d5 ah I'm from og

  • @Amrancook900
    @Amrancook900 5 місяців тому +1

    Mashallah Sagal wllo ❤❤❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 5 місяців тому +8

    Dumarka inay ragga dhex galaan waa ceeb taas ma aamin sanidiin miyaa سبحان الله

    • @biwu346
      @biwu346 5 місяців тому

      Ma anan ceeb,hadi aad ku nooshahy meel dabecadaas Leh ogow aduunka sidas mhn

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 4 місяці тому +1

    Mujaahidad kulahaa

  • @engineeringdiscoveryoffici7724
    @engineeringdiscoveryoffici7724 5 місяців тому +8

    waa wareesi aad uqiimo badan

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 5 місяців тому +3

    ❤❤ dumashi soo dhawoow mar walba

  • @aymanzxnzxo1081
    @aymanzxnzxo1081 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂Sagal mustafe marwo Adag , Bini Aadamkaa Noocaasa, Maalinta Lagu Arko Adoo Wax Qabsaday, Ama Horu Mar Sameeyay
    Ayaa lagu mucaaradaa
    Taasi Waa Dhab
    Soo Dhawaada mundane iyo Marwo❤😇❤💯

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 5 місяців тому +2

    Asc hablahayagi sagal mustafe iyo sagal Guree 🌹❤❤❤👍

  • @xalwodaahir3065
    @xalwodaahir3065 5 місяців тому +4

    dumashi bilaney from Dhulbahnte dumashi Gurikagu raag

  • @libanabdi-qf3fh
    @libanabdi-qf3fh 5 місяців тому +21

    ❤❤Fariid Cousine from Djibouti 🇩🇯 ❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 5 місяців тому

    DUMAASHI SOO DHAWOOW❤❤❤❤❤FROM SSC KHAATUMO OF SOMALIA

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 5 місяців тому

    ❤❤❤❤masha Allah ❤❤❤dumashii sodhowow❤❤❤❤❤❤Sagal waa wariye cana ah❤❤❤❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 5 місяців тому +1

    DUMAASHI BILANEEY🌹♥️♥️💞🌷💖SAGAL💖💖💖👍🌹🎊💓🌷💕♥️💞♥️AROORYAADEEY💓👏❣️❣️QURUXEEY💗💗🥰🎉🌺🌺💔🌺🎉🌷🌷🌷🤲🎊🎊DUMAASHI🌹🌹🌹🌹🙌🌹💖💓❣️💖INA MUSTAFE💓💖💖XASAN💗💞🎉🌺💕💕💕♥️💖🌹NUUR🎊🎊GABADHAYADII🌺💞♥️🌷🌷💕CIZI🌹🎊💞💞iyo SHARAF💖🌷🌺🌺🎉💕🙌❣️🙌🥰💕🎊🌷🎊💕ku NOOLOOW🌷🌷💖🌹🌹🌺🌺UBAD🎊♥️💕🌺🌺kale🥰♥️🌺🌷🌷oo fara badan♥️🌹💕🥰💕💕(RABBI) hakugu Arzaaqo(AAMEEN YAA RSBBI)🤲🤲🤲💞💖💖💕💕🤲♥️💞💞💞WIILKANA♥️🌺🌷🌷💕🌺♥️♥️♥️♥️💕💕🤲♥️♥️(ALLAH SWT) hanoo xafido (AAMEEN YAA RABBI)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 5 місяців тому +1

    Mansha Allah Waa Hablahaygaii Saadada Ahaa Aad iyo Aad Ayaanu kuu jecelahay Innanta yadiiyey✅🙏✅🙏❤️🙏❤️✅❤️🙏✅✅ 💚🤍❤️💚🤍♥️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️waxaanu kugu salaamay naa cawa qabaha cadawgu ka gubtaha Calan keena Casaanka Cadaanka tawxiidka ku meersan Cagaarku sareeyo Illah kor ka yeelay munaafaqa maahee Mu'min ku Amaano muuqiisa wanaagsan dheehiisa dhalaalka indhuu ka maqsuusdaan Illaaheen inna siiyey isagaa ku Abaal lehe

  • @maryandiriye7544
    @maryandiriye7544 5 місяців тому +1

    Sagaaley dad haddii nasiib leyahay Waxaad heshay Curadkii daarood gaar ahaan Sade Mareexaan,dadku is kuma jire (Ugaaskii)

  • @amiirocadey
    @amiirocadey 5 місяців тому +2

    Dumaashi bilaney allah ku xifdiyo

  • @Cabdi12-g2f
    @Cabdi12-g2f 5 місяців тому +6

    Sagal mustafe xasan wariye sare

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 5 місяців тому +1

    Sagaleey hadal dhaxalgalad ku hadashay calafka hablahu ceeb malah waa nasiib waa meeshu dajiiyo alle u qoro adiga iyo seedigayo waanu soo dhawaynayna danbina malihiid hablahayaga ugu wanagsan badtahay guulban kurajaynaya

  • @XaawaZaleebaan
    @XaawaZaleebaan Місяць тому +1

    Sagal maxamed cali

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 5 місяців тому

    Waan ka helaa tartan Gure,oo ka siii wacan waxay waraysanaysa Sagal oo weriye weyn ah

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sagal mustafe inaadeertay waan ku salaanay

  • @laylaali3024
    @laylaali3024 5 місяців тому +8

    Hambalyo ina adeer qaali sagal mustafe gayaankaa ayaad guursatey🎉

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому

      way gabawdee bagay u guursatay

    • @laylaali3024
      @laylaali3024 5 місяців тому

      Sharaf bay ku gaadhey inta ay jirtay ba

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому

      @@laylaali3024 Waa inaa deer tay naagtani waxay tahayna waan kaaaqaan hayska soo gelin meeshasidi daadkii xaaboole

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 5 місяців тому +5

    Gabdhaan illahay baa ka tax daray waa gabar sacad muusa reer ahmed nuux ismaciil ah daroonada u dhaxda meel kasta boworad ayeey ka tahay ciyaarta kadaaya

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому

      Reer axmed garanaye daarood qaxoonti boworad halkuu ka soo galay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 5 місяців тому

    Anaba hooyo iyo ayeeyo oyin aabo hooyo waa isaaq guurku waa sax waa sharaf sagal fiicaneey ❤❤❤ imkana inaabti dumaashi ayeeyo wax walba 😂❤❤❤❤❤

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 5 місяців тому +1

    Siyaasada qabiilaysan candhada naagaha halagasaaro. Guurka iyo qabiilka halakalasaaro!

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 4 місяці тому

      Naaguhu iyaga qabyalad ku waashay

    • @Am-pk3zh
      @Am-pk3zh 4 місяці тому

      @@wondroussoul5414 waa sidaad umalaysay lkn waa masaakiin. Naagaha somalida ah waa iska masaakiin waalagacan bidixeeyaa sharciya aan jirin oo rag sameysteen baa lagu dabakhaa 😂😂😂 arsenal iyo argagixisadu waxay weerarki ugu horeeyey kuqaadeen gabdha masaakiin ah oo ay dhagax kudileen. Waa 1991. waxay noqdeen dhibanihii ugu horeeyee diinta wahaaniyada lagu dhagxiyey. Waad aragtay wax muxaadara layiraado oo lagu baadaa loosamaysta iyo diin iyaga ilaalinayso. haday wax kaahelayso Qabiil iyo qashin kuguma xireyso! Waa dadka kaliyee wali somalinimadu kudambayso.

  • @KaltuunMohammed
    @KaltuunMohammed 5 місяців тому

    Mashallh waa gabadh Aqli badan

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 5 місяців тому +1

    Soo dhawoow Dumaashi Bilan !!!

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 5 місяців тому +1

    Sagal Mustafe iyo Sagal Guure

  • @MohamedSergio-jw5kt
    @MohamedSergio-jw5kt 5 місяців тому +1

    Afranka millon haydabeeyaane gacmaha ma miino ayaa kaaga qaraxday

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 5 місяців тому +6

    Dumaashi salan sare adiga iyo sagal guuraba

  • @xoriyoadam6118
    @xoriyoadam6118 5 місяців тому

    Dhumashii isaqaa waa imisa million Ana gursan raabaa ee siidda oo yerahdoo intaaso million oo isaq ah baa ii dumashiiyalo ah kkk

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 5 місяців тому +4

    Dumaashi ❤️

  • @khadroali7142
    @khadroali7142 5 місяців тому +1

    Dumashi bilan ❤❤. 👸🏼

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 5 місяців тому

    ABAAYO MADAXA AYAAD NOO SAARANTAHAY. FROM XAMAR .

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 5 місяців тому +1

    Dumaashinimada Daarood baa ka wayn ee Snm iska ahow, guri Daarood na adiga ayaa leh.Guuleyso

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 5 місяців тому

    Mareexaan waan midgaan joogto !

  • @abdimusse3377
    @abdimusse3377 5 місяців тому

    Dumashi allah hanoo kaa daayo
    From jigjiga

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Місяць тому

    Isaaq dhib iyo hadal xumaa ninka faqashka iska daa mayee idoor farato ha guursan kkk saxan saxan ku gud👍👍👍

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 5 місяців тому

    Waa ku wadanaa dumaashii❤❤🎉

  • @yurubhasan9573
    @yurubhasan9573 5 місяців тому

    Dumashi quruxay❤❤❤ Waa Fariid❤❤❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 5 місяців тому +4

    Marwada hanaga dhibina maxad uguursan weydeen waa runteeda 😂😂
    Iidoor oromada way rabtaa cudur daarood ladhahana wuu hayaa dumaashi Sagaleey iska raalli noqo marwo
    Soo dhowow

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 5 місяців тому

      Wixi koofurta Soomaalia ka soo mara weey ka dhinteen dhagooda laakin calafka ma yaqaan qabiil

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 5 місяців тому +2

    A S C Dumashidey. Sagal. Mustafe. Xassan waan. S. L. M
    Iyo. Gabadha. Samidaada. Ah
    Ee niyana. Ladhoho. Sagal
    Gabdho. Gobeed. Madaxa
    Ayaad. Noo. Saarantigiin
    Gabadhuhuu. Waa. Dawlado
    Guur. Guura. Oo. Guri. Walba
    Iyo. Seegaan. Walba. Laga
    Kahayn Oo. Soomaali. U. Dhexa. Inkasta. Oo. Siyaasiinta
    Cuqdadeysan. Geyaankii. Furaa
    Inaga. Yare. Xarlqaladeeyeen
    Lkn. Hadna. 2badii. Eebe. Calaf
    Isugu. Beegoo isma. Waayayaan. Ilaahoow. May
    Kala. Joogaan. Rasal. Caseyr
    To. Lawyaxado. Muhiimadu
    Waa. 3bada. Qayr. Jooda. Iska
    Xushey. Iney. Nolosha. Wadaageeda. Ku. Najaxaan
    Sagal. Dumashisey. Qaali
    Aan. Layare. Kaftameee.
    Dumashi. Gabdhaha. Ay
    Nasiib. Joodu. Iyo. Xalaf. Aanu
    Anagoo. Ah. 24 malyuun. Qiyaas. Maba. Khasaaraan
    Addaa. Caawa. Xadeeyey
    Ilaahey. Adiga. Ind. Mogamed
    Najaaxiinu. Iyo. Mustaqbalka
    Foog. Wadajir. Iyo cishqii
    Sii. Darara. Eebe. Idiinku. Nageee. Aamiin sool. Waad. Nadhaaftey. Dumashi. Marka
    Xaeadu. Kala. Degto. Nasoo
    Booqo. Faras. Kaagu. Waa. Diyaar. Kii. Yara. Adeerka
    U. Ahaa. Igu. Salaan. Dumashii
    1Sagaleey. Suleekhaad. Tahay
    Saatir. Sawjad. Nooga. Dhigay'e
    2inta. Haween. Sed. Iyo. Calaf
    Lagu. Helo. Addaa. Ugu. Sareeyeee'eeeeeee.
    3suleekhooyin. Kaba. Lama
    Siniiid. Oo. Sawjad. Saalaxaad
    Tahay'eeeeeeeeeeee
    4Sagaleey Sool. Sadcaal. Kusoo. Booqo. Waanu. Ku. Sufeynaa'eeeeeeeew.
    Senge. Sabara. Qeyn. Baanu
    Kugu. Soo. Dhoweyne.
    6 doixadii. Geeda. Qaraey
    Oo sagalkuu. Daymaha. Dhigey. Baanu. Saliga. Kuu. Dhigiyee'eeeeeeee.
    7salaw. Iyo. Siraad. Saafi. Caanahoodaanuu. Sibraar
    Kuugu. Soi. Lisiyee'eeee.

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 5 місяців тому +5

    Inamada war baahinta oo qudha mahaa ee ragena somsliland oo dhanbaa xariira

  • @SuadaDahir-l7u
    @SuadaDahir-l7u 5 місяців тому

    Dumashi intaas waanu kasii❤baladhanahay

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 5 місяців тому +1

    Doqontan iska aamus dheh ,maxaa lagugufalaya

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 5 місяців тому +5

    Sodhowow dumaashi sagaley

  • @marayamomar7481
    @marayamomar7481 5 місяців тому +3

    sagal musdafe aad ban ku tagera ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanbadan3845
    @ayanbadan3845 5 місяців тому

    Mansha Allah indr gulayso