Horta kow gift ga wllaha siiso tan kale ninka inuu asi ku rabo wngsan wlley nin aa ku rabin haka daba ordin even haduu rabitankagah yhy xitaa ha is bahdilin nimanka naagte arkan inee rabto see rbaaan ula dhaqmaan qiimahaga garo gabareyy hada jeceshahay xitaa yuu kaa Dareemin rabitaanka badan 2rakco salaad tuko ilaahow mid I jecel ii sahal dheh that's it wlsheyy❤❤
aniga opening kayga qofku ma ilaawo first Love ee noloshisa so mara so that’s why uu wali maskaxdeda ugu jiro that’s normal 😊qasb na maha inaad isku si ujeclato labada shaqsiyod ee ilhy jacyl Ha dhex dhigo adiga iyo saygaga ❤
FartunDuvetGirl ani adigaankuleeyahay caqligaaga allaha kuubarakeeyo wlhi gebdha badan oonshaqada nimankahaayo arkay war gebdhow nimanka shaqadooda haloodaayo waa idinka horcararaayeee😂
Mida koowad waxaan leeyahay edeb yeelo oo ninkaada hada ku qabo ku qanac wixii hore iska ilaaw ✅️ mida labaad waxaan leeyahay naayaaahe waad fududahee tartiibso waayeel tag lama dhehee woxoo ku tagaa la tusaa waana lagu tusay ee midkoo isku qanacsantihiin raadso✅️😂😂😂😂
1 ninka wxay aheyd in uu runta ka hadlo markiisa hure lkn abaayo hadeysan dhibaato ku heyn bidaarta ma iney o shegtaa 2 layaab ma leh gabarta jecel ayaa haayey lk wey dhagdhagtay aniga wxan dhihi laa block him keep going your life in kastoy adagtahay abaayo hada kadib ilaa oo nin ka kaga so bandhigto xiriir aniga ha o bandhigan oo is giiji kali❤
Deyn Ilaah aa gudaa! Dhibkaada dheef Alaah ha kaaga dhigo, waxaa qalad weyn ah inaad hooyadiis naf ka raadiso taas waxay keeney inuu kaa sii fogaado amaan sii hooyadiis isagana ka gaabso salaan bis! naf is geli! haduu meeshiisa ka soo dhaqaaqi waayo ka sabar!
Walal gang dhan waa salamay meelkasto aduunkan ka joogan aniga waxan ka mid ahay walal gang gabadhas waxan kula talin lahaa qofka runtii marku jaceyl haayo talo wuu weydista dadka lkn ma qadan kartid wlh oo qofkii jeceyl arka fahmi kara abyo qalbiga Allah swt haku qaboojiya aniga waxan ku oran lahaa is mashquuli waxa jeceshahay oo farxada aa ka hesho isku mashquuli saxiibo gabdha sameyso 90ka la shekeyso ayaga oo bananka aad farxad so qado chance aa uga fakarto iska ilaali insha allh waad ilaweysaa midakle gabadhan tinta fake ah aragtay waxan oran lahaa hadaba ku qanacsantahay maxa weydiiskisa ku galiyay iska dhaaf waxba ha weydiinin marka kalo is aragtaan la ciyaar ciyaar kadib ku dhag tinta marke so dhacdana asaa fashilmaayo thanks fartuun anagana waxa ka maqalno dii wanka gashta jazakallah walashey❤
Allah indha adkaa wey naceebeysay war qiimo isku yeel raga iyagaa wax raadsada weyba kugu dhacday so maha qalbiga kasaar qofaan ku rabin naftada yar looma dhibo
Vidio kale ano dawan raba ku arkay niyada waxa iska dhahay fartuun wa uso labane bal cida dariska fiirso nafteyda mexe I dhahday ma garane😂 ado fartuun u jeedid ma qof kale dawane 😢 anina Maya dhahay wa I kana fartunteyda dawanoya dadka kale ha ii danbeyaan😊
Naagtan dmbe shaqo aan shaqadeda ahyn ayy hysaa Mihiimadu mha rabitaankeda mihiimadu wa in adiga lgu rabo looma baahna qof ku egnore garynya ind ka daba orodid Adigaa ayaa loo baahanyhy in lga daba ordo Mida kle intaand qof jclaan nftada jeclow nftda qiimee adi hdaand nftada qiimyn qof kle kuma qiimaynyo kumna jeclaaanyo Karaaamo iyo sharaf isku yeel mxa qaldan
Gbdha dabi mey galin ninka jecehahay mey latumanin nimanka cml mahan nagta xalasha nagaha ku goor bahdila ama ku kor tunta 2 aha qalbiga kaliye ku heysa qalbiga allah mamulah jir ahan masameyso lkn qalbiga qof ma celin karo
instagram.com/reel/C9VVQPNShwK/?igsh=MTByeDRxZXp3NW40YQ== this is where my abayas are from ❤️ support
Asc abayo
Inte lugu soodira dilemma
Anaayo cabayada ha noso gali meshan ka heli karno online ka. From Australia
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
Aniga 3 guur ayan maraya anigoo wali yar kii kowaad 1 sano is la nooleen wuu iga dhintay kii labaadna 5 sano lkn laba wadan ayaan ku lkala nooleen mudo badan islama qaadanin labadaas midba hal ilmo usoo dhalay kii danbe waan kala tagnay asagana nabsi iga galay hada kii saddexaad isla noolnahay saddex cunug ban u dhalay mid kasta markii aan la noilaa waan jeclaa lkn kan u danbeeyay ayaan farxadiiiyo xasiloonidii naxariistii qadRintii iyo noloshiiugu macaaneed ka helay alxlilaah allaah hay xiftiyo lkn qofku markuu iga tago jcylkiisana iigu danbaysa waan iloobaa
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🤞
SAW
❤❤❤❤❤
Zcw
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Isbadal waynbaa muuqda fartuuneey dherer qarsoonaabaaba soo baxay maansha allaah
FARTUNEY INAAD XILIGAAN 2MILYAN GAARTID AYEY AHAYD MAADAAMA WAQTI DHEER AAD UA-cam KAA DAAWANAYO WAAN KA XUMAHAY INAADAN 1MILYAN GAARIN WAXAAN WLLAHA KUGU XIRAN WAXAAD KA CODSANAYAN 2024 INTUSAN DHAMAAN INEY 1MILYAN KU GAARSIIYAAN INSHA ALLAAH
Haday is qaawin lahayd oo ay niikin lahayd mar hore ayay gaadhi lahayd qofka wax fcn soo daaya ma jecla ma dhiiri galiyaan
1 : waxan kula talin lahaa si kaftan ah uweydii xaajiga arintas ama iskaba daa hadadan dhib u arkin
2 : waxan dhihi lahaa is adkey quruxey saan dhan dhulka layskuma dhigee mid kafiican inaa heshid ayaa laga yabahe ha isku bahdilin intas kabadan abyo 🥰
This is the fartun I used to watch back in the days 2018 welcome back
I love the part of xaqaaga dhacso abaya
Asc wll qli plz and plz igu so bir😢🙏🥹
Haye abayo
Ani jcl wn aaminasanhy wliba wxn jeclhy qof intaan jeclhy ka badan I jecel allah ii daayo calafna ha iigu daro❤❤❤😢
Masha allah ilahay haku xafido runtan kugu jecelay fartun mcnto waxan ku lasocda ila 5 sano fram Djibouti 🇩🇯
Fartun funny waye kulaha sodohda maku ku qeylisay yaa maqlay like 👍 saar 😂😂😂🙈🙈🙈🤣🤣🤣
Alla sa ugu xiisay lee outfits with different characters of fartuun from 2018 an kula socday big fun wlhi love you bayo ❤❤❤
Fartun please make for us makeup Tutorial 🎉❤ your makeup is amazing mashallah
Horta kow gift ga wllaha siiso tan kale ninka inuu asi ku rabo wngsan wlley nin aa ku rabin haka daba ordin even haduu rabitankagah yhy xitaa ha is bahdilin nimanka naagte arkan inee rabto see rbaaan ula dhaqmaan qiimahaga garo gabareyy hada jeceshahay xitaa yuu kaa Dareemin rabitaanka badan 2rakco salaad tuko ilaahow mid I jecel ii sahal dheh that's it wlsheyy❤❤
Saas waaye samiday
Tuuneeeey masha allah waaad caatoowosaaaaa keeep going shaqada ha joojin❤
aniga opening kayga qofku ma ilaawo first Love ee noloshisa so mara so that’s why uu wali maskaxdeda ugu jiro that’s normal 😊qasb na maha inaad isku si ujeclato labada shaqsiyod ee ilhy jacyl Ha dhex dhigo adiga iyo saygaga ❤
Fartun she's very funny facaa iska celiyaa la dhahaaa😂😂😂
Wooow fartuun waan aragnaa isbadal weyn keep going qali iscaateee wlhi Nice❤❤❤
Abayo fartuun wan ku salamay ee cabayada u dan beyse ad ban uhecladay
FartunDuvetGirl ani adigaankuleeyahay caqligaaga allaha kuubarakeeyo wlhi gebdha badan oonshaqada nimankahaayo arkay war gebdhow nimanka shaqadooda haloodaayo waa idinka horcararaayeee😂
Wlhi ben mha😂😂😂😂
Fartuun quruxey biriani Diracyada ad xerato wa m,a ❤
Wow, the third one is beautifully on you. It looks like milliner ❤
Dhuubo dhexyar baa noqotay fartuunteena❤
Mashaa Allah fartuun quruxaa noqotay Allaha kusiyaadiyo hora usoco
Wamaxay cabaayadahan wada xanaqsan😂😂
Cabaayadii u horeeyay ee nacabka loo soo saaro
Mashallah wlhi fartuneey waad dhuubaty🎉🎉🎉hamblyo
Share us with your diet dear you look amazing ❤❤❤
Faraha ka qaad dheh uma dhimanayside intii hore dhib hakugu filaato😎
The second one looks classy it suits you well
Fartunteyda hdan ku dawanaye wlh 😫👸🏻
MAAHMAHDADA WAANKA HELEEY MAASHAA ALLAAH ❤
Absolutely you getting skinny these days mashallah tabaraklaha ✨🤍
The black abaya is very pretty 😍
Mashaa’allah you’ve lost so much weight sis ❤
Xayeysiin another level ah😂😂❤️🙆♀️
Waar tan my waalantay nin lama daba orde kan ku daba ordaa ayaa respect la siiyaa wlhi iska dhaaf quruxdaydii ha is bahdilin😢
Ma ila aragtay qof ku jecel nasiib lagu helaa ❤
@@DabeelBursato saaid hppti qof ku jecel nasiib iyo duco un lagu helaa🥰
Mansha alaah way qurux Badan yihiin
Sida iska cad way qaldantahay ma jeclaan karo qof kalsooni isiiya si aan ugu dhawaado ama jawaab ku haboon 😊
Haa dad badan wan jeclaaday Lkn isaga oo kale waligay ma helayo Qof iga wanagsana ma helayo alle meesha uu joogo haku amaansado
Masha Allah cabayad 💯✅👌👍🏻👏 subxan Allah 😢🥺😭 waa sax
Waxaas waa bahdil lkn adi kulama aha because qof wax jecel tahy lkn waxaa ku dhihi 2 raco salada ka tuko Illhay bari oo illhay isku xir natiijadana waa arkee ❤
Hbo waa kugu raacsanahay sifiican ayaad oola talisay 👍👍👍
Mashaallah abaayo wankutagersanahay❤ Sad uasturantahay mashaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaana Allah Masha Allah Aniga neda Ayaan ku heyey waada iga so rbaxday Allah Akbar❤❤walaal qli Fartun waan ku rabey
1:fartun ayaan kala mid ahay
2: wllo shaqo aan lagu dirsan ayaad ku jira 😂😂❤bada aanad ku jirin hays galin jaceyl
Masha Allah I like it. Abayo but how much is it??
MAASHA ALAAH. BEUATFULL. WAAYE.
XAALADUHU. WAA ILAAH. MAHADIS❤❤❤
First person plz reply❤ fartuun qurux
Cabaayada u horeysay ayaan siinaayaa 1- cabayada udan beysana 2- tan dhexe 3 😂
Fartuun miisaanba ka dhacay mise waa indhahayga. 🤣🤣🤣 xooga gacmaha ayaa idagay intaanay odhan ayaan qoraalkayga hore qoray markaa iyadabaa iiqirtay🥰🥰
MAASHAA ALLAAH I LOVED ❤❤❤
Maasha Allaah haa isbaddal weeyin
horeyyy uso fadhidaaa taasi kulahaa gift aa nin u xidhayy wliba mid an rabin
Mida koowad waxaan leeyahay edeb yeelo oo ninkaada hada ku qabo ku qanac wixii hore iska ilaaw ✅️ mida labaad waxaan leeyahay naayaaahe waad fududahee tartiibso waayeel tag lama dhehee woxoo ku tagaa la tusaa waana lagu tusay ee midkoo isku qanacsantihiin raadso✅️😂😂😂😂
Wlley hda ma cabayadaad qiimeysay mise dad Baad wabisey😂😂
MashaAllah ❤ very beautiful cabayah
Jacayl waxaas lama yidhaaa ee ninkeeda allah ha jecleeesiyo
Walaal gang since 2018🥰
1 ninka wxay aheyd in uu runta ka hadlo markiisa hure lkn abaayo hadeysan dhibaato ku heyn bidaarta ma iney o shegtaa
2 layaab ma leh gabarta jecel ayaa haayey lk wey dhagdhagtay aniga wxan dhihi laa block him keep going your life in kastoy adagtahay abaayo hada kadib ilaa oo nin ka kaga so bandhigto xiriir aniga ha o bandhigan oo is giiji kali❤
Asc fartuney cabaayada no2 ayaa qurxoon cabaayad madow ma jecli
The third one please indha adkida horta ya iska ka dhalay 😭
Ayyy. Sakuku xisnaylee fartuune😊
Masha allah
Wa ku jeclajay abayo noolow
Deyn Ilaah aa gudaa! Dhibkaada dheef Alaah ha kaaga dhigo, waxaa qalad weyn ah inaad hooyadiis naf ka raadiso taas waxay keeney inuu kaa sii fogaado amaan sii hooyadiis isagana ka gaabso salaan bis! naf is geli! haduu meeshiisa ka soo dhaqaaqi waayo ka sabar!
Fartun makeupka ada wax kayaqane setting powder or lose powder which one is the best i have same exact skintone?❤
I think setting is good in summer time to stop sweat from messing up the foundation n loose in the winter becus cold no sweat
Walal gang dhan waa salamay meelkasto aduunkan ka joogan aniga waxan ka mid ahay walal gang gabadhas waxan kula talin lahaa qofka runtii marku jaceyl haayo talo wuu weydista dadka lkn ma qadan kartid wlh oo qofkii jeceyl arka fahmi kara abyo qalbiga Allah swt haku qaboojiya aniga waxan ku oran lahaa is mashquuli waxa jeceshahay oo farxada aa ka hesho isku mashquuli saxiibo gabdha sameyso 90ka la shekeyso ayaga oo bananka aad farxad so qado chance aa uga fakarto iska ilaali insha allh waad ilaweysaa midakle gabadhan tinta fake ah aragtay waxan oran lahaa hadaba ku qanacsantahay maxa weydiiskisa ku galiyay iska dhaaf waxba ha weydiinin marka kalo is aragtaan la ciyaar ciyaar kadib ku dhag tinta marke so dhacdana asaa fashilmaayo thanks fartuun anagana waxa ka maqalno dii wanka gashta jazakallah walashey❤
Jacaylow Xaal Qaado Subxanalaah
Ta 2aad dhiigey igu kicisay naa aniga xta salaanta islaamka inaan salaamo aya igu dhiba wlhi raga ma anay wax iga khaldanyiin mise normal weeye 😭
Hhhhhhh nocishan wa fani hhhh wa fariiid
Maasha Allah habo qurux waaye
Prettyy ❤💕
Abaayo gang hadiyada hadey heeso ana ka gudomayo 😂
😂😂😂😂😂sodohdaada makusso qaylisey fartuney hadeer sodoh waad yeelate hooy gagabso 😂😂
Masha Allah ❤️🌹🌹❤️❤️🙏🙏🙏
Fartuun ma qadaldanid
Nin aan ku rabin lama dabo ordo😢
Allah indha adkaa wey naceebeysay war qiimo isku yeel raga iyagaa wax raadsada weyba kugu dhacday so maha qalbiga kasaar qofaan ku rabin naftada yar looma dhibo
Mansha alah quruxley ya tahay ❤❤❤
Mxa nin hadyadiisa iyo raadintiisa kugaliyey hawljeclidaa wll isdeji qofwalba intuu kudaneeyo dabee that is it
Masha Allah so beautiful ❤❤❤
Qaybta xayasiiska waa iga gadanyahay 😂😂😂 loved 😍 🥰 💖 ❤️ ♥️ 💕 😍
Yes
Mâcha allah coordonnées iyo qiimaha
I love fartun and wll gang❤
Vidio kale ano dawan raba ku arkay niyada waxa iska dhahay fartuun wa uso labane bal cida dariska fiirso nafteyda mexe I dhahday ma garane😂 ado fartuun u jeedid ma qof kale dawane 😢 anina Maya dhahay wa I kana fartunteyda dawanoya dadka kale ha ii danbeyaan😊
Pretty 😍 funny thy😂wlhi
I like it sister this sapphire your first money
Fartun you are losing weight abayo masha Allah you look prettier wlhi 😍😍❤️
I love that dhaxalkaga so dhacso
Fartun anigu waxaan kaasugayaa kaarkii invitation ka
Mash allsh❤️❤️❤️❤️
Naagtan dmbe shaqo aan shaqadeda ahyn ayy hysaa
Mihiimadu mha rabitaankeda mihiimadu wa in adiga lgu rabo looma baahna qof ku egnore garynya ind ka daba orodid
Adigaa ayaa loo baahanyhy in lga daba ordo
Mida kle intaand qof jclaan nftada jeclow nftda qiimee adi hdaand nftada qiimyn qof kle kuma qiimaynyo kumna jeclaaanyo
Karaaamo iyo sharaf isku yeel mxa qaldan
Asc wllo
Xageed ka ibsateey
Love you fartun ❤❤
Naya fartun xarabo miran baa tahy wlhi nacabka school u xeran laha 😅 ani kuwa university is necben lkn her aan nacab dhaho ma garin herkas
Fartuun you are so funny and beautiful ❤😂😂❤
Haa jacayl waa jira
Wiilka kale tagan wax uqabtay wax iga si daren maskiin 17 years isqaban 😢 wali aan uhaynin jecel 😢why sida udhacada qof jeceshahey marka waysay aad uqadta wax aadan jecelan oo qofkale noloshisa dacad uahynin why aadan kaliga noloshada usi wada karinin intaa qofkale been ushega lahed ninka kuqabo aad ugu riyon ninkale😢
Gbdha dabi mey galin ninka jecehahay mey latumanin nimanka cml mahan nagta xalasha nagaha ku goor bahdila ama ku kor tunta 2 aha qalbiga kaliye ku heysa qalbiga allah mamulah jir ahan masameyso lkn qalbiga qof ma celin karo
Mashalh Fartuun waa catodye
Fartuuney dialama danbe inantu miyay folxuntahy naag folxun ba waxcersatee naa indha adega iskadhaaf dheh😂 ninka shaqadiisa uqabnesaye mid saa ku carysda radso dheh love u fartune😘
The energy darling ❤
Maashaah allaah
Love does not happen at once .