Guure Media
Guure Media
  • 164
  • 1 112 361

Відео

Xildhibaan Maxamed Abiib waxa loogu Hanjabay in Xiniiyaha laga Jaro ………..”Xil Barkhaad Batuun,
Переглядів 2,2 тис.23 години тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Jingadii U Horaysay ee Hargeisa la keenay Ayaan u Quraan Ku Akhriyay Abwaan Muuse Ali Faruur,
Переглядів 2,6 тис.4 години тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Maxaa ka Dhexeeya Cayilka (Buurnida) iyo Cuntada
Переглядів 1064 години тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
"Faqiirku Waa Ka Aan U Doonayo Ee Guurka Loo Fududaynayo " Nasiima Aadan Siiro
Переглядів 1 тис.7 годин тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
" Nin Faqiira Ah Yaan la Guursan "Dardaaran La Siiyay Habalaha?
Переглядів 12 тис.9 годин тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Ma Jiraa Qof Aad Waydiisan Lahayd Cafis Ama Aad Iska Cafin Lahayd ?
Переглядів 41112 годин тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
"8 Sanadood Ayaanu Gabay Ku Colownay Muuse Iyo Maxamed Kaahin Oo Aanan Wada Hadal“Abwaan Muse Q.1AAD
Переглядів 10 тис.14 годин тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Maxan Ka Naqana Ninka Trump U Noqonaya Ku Xigenkiisa Iyo 5 Ta Dal Ee Ay Ku Yalan Masajida Ugu Badan?
Переглядів 45016 годин тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
“Wariye Axmed Siciid Cige iyo Hablaha Warbaahinta Waxa uu?
Переглядів 4,2 тис.19 годин тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
“ Maanta Taariikh cusub ayaynu sameynay , Somaliland ayaana guuleysatey …” Musharax Cirro
Переглядів 38819 годин тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
“Degdeg waddani iyo Kaah oo Hal Musharax Wada Yeelanaaya Gudoomiye Xirsi oo ka Hadlaaya,
Переглядів 13319 годин тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
“Muxuu Yahay Xidhiidhka Ka dhexeeya Jacaylka iyo Naxariista?
Переглядів 24321 годину тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
“Warxikin ku saabsan Qabkii loo Weeraray Madaxwaynihii Hore ee Maraykanka Donald Trump,
Переглядів 48721 годину тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
“Waxaan Diiday In Hargeisa Layso Bedalo Oo Aan Muqdisho Ka Imaado 1978 Dii” Axmed Siciid Cige Q.2AAD
Переглядів 6 тис.День тому
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Waxan ka Mid Ahaa Wariyashii loo xulay Dagalkii 1977kii ee Somali iyo Ethiopia Axmed siciid Cige Q1
Переглядів 28 тис.День тому
Waxan ka Mid Ahaa Wariyashii loo xulay Dagalkii 1977kii ee Somali iyo Ethiopia Axmed siciid Cige Q1
Maxay tahay sababta Da.du kugu soo degdegto?
Переглядів 13814 днів тому
Maxay tahay sababta Da.du kugu soo degdegto?
Waa Tee Magaalada Loogu Yeedho Caasimada Furniinka ?
Переглядів 15514 днів тому
Waa Tee Magaalada Loogu Yeedho Caasimada Furniinka ?
Guure Media
Переглядів 11314 днів тому
Guure Media
Ma Jiraa Qof Aad Ixtraam Gaara U Haysaa ?
Переглядів 42814 днів тому
Ma Jiraa Qof Aad Ixtraam Gaara U Haysaa ?
Sidee Looga Badbaadin Karaa Ilmaha Yar Ee Markaa Dhasha Xanuunka Habitat B Ga? Dr Hamud Q2
Переглядів 15114 днів тому
Sidee Looga Badbaadin Karaa Ilmaha Yar Ee Markaa Dhasha Xanuunka Habitat B Ga? Dr Hamud Q2
Warbixin : Gabadhi Ugu Horreysay Ee Afrikaan Ah Ee U Duusha Hawada Sare Iyo Wixii Ay La Soo Kulantay
Переглядів 16714 днів тому
Warbixin : Gabadhi Ugu Horreysay Ee Afrikaan Ah Ee U Duusha Hawada Sare Iyo Wixii Ay La Soo Kulantay
Abaal Mirinta Faniinta Khayrida Hargysa Iyo BoqolaAl Shacab Ah Oo Soobuux Dhaafiyay
Переглядів 93614 днів тому
Abaal Mirinta Faniinta Khayrida Hargysa Iyo BoqolaAl Shacab Ah Oo Soobuux Dhaafiyay
Ciidankii Somalia Calamku U Soo Tababaray Meeye Waad Arkayseen Wixi Waddoyinka Maraayay C Lahi Dahab
Переглядів 1,4 тис.14 днів тому
Ciidankii Somalia Calamku U Soo Tababaray Meeye Waad Arkayseen Wixi Waddoyinka Maraayay C Lahi Dahab
Wakhti Badan Ayuu Galiyay Si Uu Noloshiisa Heer U Gaadhsiyo Qisada Nin Cunte Kariye Ah
Переглядів 6121 день тому
Wakhti Badan Ayuu Galiyay Si Uu Noloshiisa Heer U Gaadhsiyo Qisada Nin Cunte Kariye Ah
Xildhibaan Barkhad Batuun oo si wayn uga hadlay Arinta somaliland iyo Jabuuti.
Переглядів 62 тис.21 день тому
Xildhibaan Barkhad Batuun oo si wayn uga hadlay Arinta somaliland iyo Jabuuti.
Hadalkii Igu Saamaynta Badnaa Ee Aan Ka Seexan Wayay Wax Uu Ahaa?
Переглядів 3 тис.21 день тому
Hadalkii Igu Saamaynta Badnaa Ee Aan Ka Seexan Wayay Wax Uu Ahaa?
Maxad kala socotaa xanunka somaalida ku fafaya ee anay ogayn Habitat B (joonis cadka) DR Hamud Q1aad
Переглядів 2,4 тис.21 день тому
Maxad kala socotaa xanunka somaalida ku fafaya ee anay ogayn Habitat B (joonis cadka) DR Hamud Q1aad
Gudoomiye Da.uud Waxan Leyahay English Ta Naga Soo Hagaajiya Darenka Maanta Ee Ardayda Dugsiga Sare
Переглядів 63521 день тому
Gudoomiye Da.uud Waxan Leyahay English Ta Naga Soo Hagaajiya Darenka Maanta Ee Ardayda Dugsiga Sare
Gudoomiye Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Oo War Cusub Sheegay.
Переглядів 41321 день тому
Gudoomiye Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Oo War Cusub Sheegay.

КОМЕНТАРІ

  • @abdi1502
    @abdi1502 10 годин тому

    Axmad isagoo nin qaran ahaa ayuu beel unoqday duffow

  • @abdilahiabdimadoobe5820
    @abdilahiabdimadoobe5820 13 годин тому

    Wuxuu iska indha tirayaa jabhadii ismaaciil cumar geele inoo samaynayey midgaan midgaan dhalay codkaygii waan kuu ilduufee tolow yaa inoo soo celiya

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 16 годин тому

    ISAAQLAND DOWN.....ISAAQLAND DOWN.....ISAAQLAND DOWN..

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 16 годин тому

    MAXAMAD ABIIB, ISAGOO TOLKIISA LA JOOGA, WA U DOQONIMO HADDU MUUSE BIIXI IYO REERKA WAASHAY U KA DHAY, HADDU HARGEYSA UGU SOO LAABTO, ISAGA IS DILAY.

  • @hodanaxmed9324
    @hodanaxmed9324 17 годин тому

    War hoye maad iska amustid adigu man hayesatid meel aad ucarte 😂

  • @nahawi1479
    @nahawi1479 19 годин тому

    Sadly, Afartan Sano ka Hor Halka Ay Soomaalidu Mareysay iyo Maanta oo aynu joogno Zero Dunidda inteeda kale.

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 20 годин тому

    Iska hadlow ina igare. Kitaabo laqi lahaydaa ama iska dhaaran lahaydaa in abiib wakaase bal waxaad yeeli lahyd ha la arko. Tan kale waxaanad ahayn ayaad isu maleysay laakiin ogow oo ha iloobin kii uun baad tahay.

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 20 годин тому

    Waa wacjib been iyo xuman badan

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 21 годину тому

    Alaa yaa naga aaamusiiya maxaad ka hadlaysaa kuligiin waa laydin dareerinayaaaaaa

  • @sawsan-i8r
    @sawsan-i8r 23 години тому

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967711013075 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~~♡♡♡;~،~~.،,, ~:~¡~¡~¡،،~;:I.i.i.i.i.ii!}°,𝖊≋•𝖊~≋𝖊 i.I.|-◖,,'˹˛˹˛˹˛˹˛˹˹.😭😭😭😭😭😭˹˛˹`↑;/,˛`},.;💔💔💔💔💔💔💔💔![•.<|`°||°|°^•^•^•^•^•^••^•^^•^•••^•^•^^••^_•^|^||^|^|^||^|^|^^|😊,.]😢😢🎉😢😢🎉😢😢😢😢

  • @maxamedcabdilahi6176
    @maxamedcabdilahi6176 23 години тому

    Uraaye beneele

  • @Burco.
    @Burco. День тому

    Dhaaxa dad kale subscribe I saaray maanta waxa ii dat af ah in aan walaashay qaali garab u noqdo oo subscriber u noqdo

  • @Hawd74.
    @Hawd74. День тому

    Ragii hore ee khuburada wariyanimo lahaa ay ciyaysaa badeshay

  • @abdi1502
    @abdi1502 День тому

    Nimanka kama libiqsato markay waraysanayso

  • @abdi1502
    @abdi1502 День тому

    Tani waa wareertay sidey makarafoonka uqaaadatay

  • @user-lp4qn2lq5h
    @user-lp4qn2lq5h День тому

    War adigu waxa midgaan ka ahow

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 День тому

    MAGRIGAAD ISLA FALKINEYSEEN EE AAD SOOMAALI KU HEYSEEN AYAA DHEXDIINA KA QARXAY

  • @dr.h.a2899
    @dr.h.a2899 День тому

    إن يكونوا فقراء يغنيهم الله من فضله ❤❤

  • @CadeCabdi-ee7ll
    @CadeCabdi-ee7ll День тому

    Tan hala qabto wabaastar iyo mida kale lajirto makar foonka uhaayo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 День тому

    Axmed siciid cige wariye wayn

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 День тому

    Wa Ayo Isagu???

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 2 дні тому

    Caafimaadka Ilaahay ha kuu daayo, Abwaan Ali ,Abwaan qaaliya

  • @nasramoon8268
    @nasramoon8268 2 дні тому

    Dadkan isaaqa ahi caqli malaha waa dad aan waba baran oo aqoon lahayn oo cudur waaliya qaba kuli barkhad batuun ayaa ka caqli badan runtii

  • @user-du2ni2qp8c
    @user-du2ni2qp8c 2 дні тому

    And kula taliyee fanka ka soobax❤😊❤😊

  • @Mash_huurMohamed
    @Mash_huurMohamed 2 дні тому

    Gabadhaa aan kor u qaadno oon Subscribe dhac ugu wada siinno waa walaasheene.!

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 2 дні тому

    Buulacada cadawga ugu xun ee islaamka adoonyo ku doorsan mayno cadho alah ayay ku dhacday yahuuda qofkii ka mid noqonaya isagay u taala lkn somali cadawga keeni mayno

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 дні тому

    Alle ha u barakeeyo cimriga iyo camalka

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 дні тому

    😂😂😂😂😂 Waa qof ka hadhay dadkii hore ee wacnaa, wax naxli ah iyo calool xumo kuma jirto hadalkiisa. Xitaa Siyaad Barre ayaa calool fayoobaantaas ku abaal mariyey

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 дні тому

    Oday somaliteed ❤🇸🇴🌴💎❤️🙏👍😭Diamon 💎🌴🇸🇴💎🇸🇴🇸🇴🙏❤️🙏❤️🇸🇴🌴💎

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 дні тому

    Afka somaliga dheh ku hadasho ka daa ‼️waxaa tidhaa ⁉️😇 Afka somaliga ⁉️waayo waa loo dhashaa wadaniye sidee laysaga dhigii karaa wadanii 🙏👍‼️💎🌴💎‼️💎🇸🇴🌴🇸🇴🌴🙏🌴🙏💎🇸🇴🌴💎🇸🇴🌴💎🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴💎🇸🇴💎🌴

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 2 дні тому

    Muuse cali xigmad iyo qosol weeye beerka ayaa icasaaday sidaan u qoslaayey fadlan nosii wad waraysigiisa.ilaahay cimiriga iyo caafimaadka iyo xusuusta hakuu siyaadiyo.

  • @sakariyeabdirahman7609
    @sakariyeabdirahman7609 2 дні тому

    Sagal guure walaal mushtak Abdi naano soo qabo barnaamijka xiga fadlan❤

  • @marwo5431
    @marwo5431 2 дні тому

    waa runteed mamadu nin aan aqalaqa lahaan ha gursanina gabadhow

  • @medaboguedio8846
    @medaboguedio8846 2 дні тому

    Aqonta aaleh hakudayo amin barkhad

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 2 дні тому

    Abkoooy

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 2 дні тому

    Mashalaah

  • @user-fh6jf3rj2x
    @user-fh6jf3rj2x 3 дні тому

    Kkkkkk War naagaha wadada iyo ragga wadaada way iskuu dheereeyaan guur iyo galmo bay rabaan kkkkkk War xishooda oo dalka ka xixhoodda kkk

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 3 дні тому

    Liiska cabdiraxmaan cabdishakuur waa u dhowdahay inaad ku biirto

  • @youssoufabdi1738
    @youssoufabdi1738 3 дні тому

    Suqdu maxy ledahy

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 3 дні тому

    😂😂 qoftan wabaa Sheikh Mahamed idirs o dumar ah lee waxaan. Xasuusta Sheikha mahamed idiris Ee khudba jimca kaa hadlayaa Arimaha Somalia masajidka Armu so dumaa baan isk irii siduu u kheyliyaay wadaadka qoftan Hada waa Saas camal

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k 3 дні тому

    Laa illaaha illa allahu s c w

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 3 дні тому

    Camal olole doorasho ku jirta

  • @omarmohamedhassan1212
    @omarmohamedhassan1212 3 дні тому

    War haweenka halla aamusiiyo

  • @mohamedbarre4189
    @mohamedbarre4189 3 дні тому

    يا معشر الشباب من أستطاع منكم الباءة فل يتزوج!

  • @mohamedbarre4189
    @mohamedbarre4189 3 дні тому

    Habar waalan!

  • @GaraadMustafXariir
    @GaraadMustafXariir 3 дні тому

    Ruugcadaa saxaaxaded axmed siciid cige Allah yaa cisak❤

  • @OlaOli-d5i
    @OlaOli-d5i 3 дні тому

    Rizqiga ALLAH Ayaa Bixiyo. Habaryarta dinacaas waykufogaatay.

  • @abdihakimabdullahiawaale.6735

    Oday Wayn waaye Ahmed saciid cige, Codkiisa Cajiiibka ah !!! Ayaaa ah wax loòdhigo !!

  • @mdd7492
    @mdd7492 3 дні тому

    .. war ileen tan oo kale.. anagana waxaan taaganahay gabar aan bikra aheen ha gursan 😂

  • @saeedjama361
    @saeedjama361 3 дні тому

    Faqri allaha kugu salido!!!! Diintaad ku ciyaaraysaa ummadda allaha kaa qabto!!!!