Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

WALIGEY QOF JACEYL UMA SHEEGAN QUEEN HAFSA IYO YAHYE HUNTER- SUMAN PODCAST EP 24 BY DEEQ DARAJO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 118

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 2 місяці тому +33

    Hafza open relationship wax la dhahaayo diinteena ma ogolo xitaa galadii keentay ayaaba hada ogatay inee qalad tahay mid kle waa kugu waaninaa inaa qufka hadlaayo inaa warka ka sugto ka dib jwbtid hada aad fudeed kaga daremaa Taas ah in kasoo dhax galeyso wiilasha hadalkooda ayagoo dhameysan Taasna waa talo ❤💯☺️😊

  • @herhighness6771
    @herhighness6771 Місяць тому +6

    Dhikri kowad La illaha illalah wax dahu la sharikalah lahul mulku walahul xamdu wahuwa cala kulli shay in qadir malinti 1 kun iyo subhanallahi wa bixamdi cadada khalqi wa rida nafsi wa zinata carshi wa midada kali matih 1 kun asagana malinti wa furaha 🗝️ albab walbo xirna fuuro rizqi hadey tahay shaqo, wax barasho, guur, awlad wax walbo wallahi been nima sheegaye wad heleysa hada malin walbo labo sac oo kali ah siso naftada ❤

  • @kaynanabdilahi
    @kaynanabdilahi 2 місяці тому +18

    Horta somaliyey ma ila aragteen in podcast yada somalida kaliya lagu marti qaadao dad ku fashilmay nolosha oo wax hormar ah oo ay nolosha ka sameeyeen aanay jirin, soo nasiib xumo maaha🙂

    • @RahmaHussien-sz1yo
      @RahmaHussien-sz1yo 2 місяці тому +1

      Why wll aad uxukmisay dadkan inay dad fashilmay yihiin live ma utaqaana ,only waxa social media Ku aragto maaha noloshoda dhamayska tiran dabcan halkaa dib ugu noqo ...

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 2 місяці тому +1

      Cidka gusha iyo nolosha fican kama xigtid, takale adiga mesha kudambeneyso ma ogid nolosho dhan wa kolba fhinac adan fileynin inad nolol hose o yasan kudambeneyso maogid baniadamka lama yaso hayasin qofka dadka ugu liita baa hadana ugu sara marikaro

    • @Muslimah.x-d1d
      @Muslimah.x-d1d Місяць тому

      Bro u nailed it....wa runta

  • @user-jk7ui7wr8n
    @user-jk7ui7wr8n 2 місяці тому +35

    The session doesn't seem professional. There's a lot of misunderstanding, disrespect and noise.Take turns give the other one a chance to speak their mind .

  • @user-xs4uf3lx6b
    @user-xs4uf3lx6b 2 місяці тому +22

    Inta hada daawaty wn salama😂

  • @kingahmeza1408
    @kingahmeza1408 2 місяці тому +3

    Wlle Deep Darajo keep going bro I like to watch yourvideos always and I appreciate your hard work

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 2 місяці тому +12

    Open relationship wax ladhaho maqoreyso diinteenu wll hafsa

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 2 місяці тому +26

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @MohamedIsmail-pf9bd
    @MohamedIsmail-pf9bd 2 місяці тому +10

    Deeq darajo guuleyso wllo

  • @MukhtarIndho
    @MukhtarIndho Місяць тому

    Dariska xalsha ah deeq darjo waan ku salmay sxb ku soc

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 2 місяці тому +3

    Xirrika dheer ayaan tagarsanahaye ani ☝️☝️☝️

    • @DRAKRAM31
      @DRAKRAM31 Місяць тому

      Marba haduu sanad kabato ma aaminsni

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 2 місяці тому +16

    Doodaha puplic nooga dhiga dad aqoon lagu tuhmaayo nooso fariisiya meshan si doodu mira dhal umoqoto mahad snaidiin❤🎉😂

  • @YusufMahdi-he9fl
    @YusufMahdi-he9fl 2 місяці тому +5

    Yaxye hanter.taas waa sax.markaa.lacag haysatit.qof walibo wuu jeclaanaa

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 2 місяці тому +3

    Plz plz plz deeqooooow xayaaat pretty nairobi joogtaaa noosoo qabo plz codsi waye wlh

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 2 місяці тому +6

    Open relationship is xaram in islam sister galada even some married people do it

  • @indhouroon2213
    @indhouroon2213 2 місяці тому +6

    Hadal kiba we u diide wilasha war badana nagta😂

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 2 місяці тому +6

    Xagee bey kasoogashay diinteena AMA dhaqankeena in huge laisasiiyo?

  • @Husni-il1vn
    @Husni-il1vn 2 місяці тому +3

    War wxxx su,aaal ah team hamar dhn ooo Nairobi kaso dooneeen lkn jwb wcn

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 2 місяці тому +3

    wow hafza waa indheer garad faham san nin ragaad nimada sabab too ah walalked maxay wax kasto ugo bixin wayday in ogolaan hogaan ayaa sax ninka raga ah wax haysi iyo wax la aan

  • @user-qk8wr1ut9n
    @user-qk8wr1ut9n 2 місяці тому +6

    Hafsa qofka fursad uu ku hadlo ma sinayso

  • @Muslimah.x-d1d
    @Muslimah.x-d1d Місяць тому +2

    Why is it that people are normalizing haraam relationship... everything they taking about is xirir. 😢😢😢

  • @asadsalad5752
    @asadsalad5752 Місяць тому

    mash allah is really good show thumbs up my brother Deeq daraajo one love one Nation ❤❤ to be honest I enjoyed it ever I saw a episode or more lovely it’s stunning and fabulous superb and gorgeous my favorite show 😊❤❤ keep going bro am a fan I called ur show this is it 😮

  • @nusaybamohamed3685
    @nusaybamohamed3685 2 місяці тому +1

    I work alhamdulilah and I make six figures now and I still get allowance per month alhamdulilah. It's a blessing 😂

  • @XaliimoXuseen-wu9bi
    @XaliimoXuseen-wu9bi Місяць тому +1

    Naa see ufadhididaah layaab😂😂😂😂

  • @MohamedAliIBRAHIM-ul6vn
    @MohamedAliIBRAHIM-ul6vn 2 місяці тому +2

    Not PODCAST, it's a broadcast.

  • @XaliimoXuseen-wu9bi
    @XaliimoXuseen-wu9bi Місяць тому

    Naa see ufadhididaah layaab

  • @keifhussein7272
    @keifhussein7272 2 місяці тому +2

    Alot of noise just give people one at atime plz

  • @user-co5uo8kb9o
    @user-co5uo8kb9o 2 місяці тому +2

    Plz hafsa qaab hadalka baaro wll waxay noloshan aad hadalka u diidan tahay wiilasha

  • @user-cp5rd8zm8o
    @user-cp5rd8zm8o Місяць тому

    Anig rayi gey ga xiriir ka dheer ma aamin sani hal bil kabadan noo ❤❤❤❤❤

  • @hanaadi-qk9gp
    @hanaadi-qk9gp 2 місяці тому +2

    Waxay ku xidhan thy sida labada qof iskugu kalsoonyihiin taasi

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 2 місяці тому +2

    Hunter is Gentalman ❤

  • @kingahmeza1408
    @kingahmeza1408 2 місяці тому +1

    Hadan fikirkayda ka dhiibto suasha Yahye Hunter waxan dhihi laha xirirka xiliga dher qato waxan uu arka wakhti dhumis iyo micno daro sababto ah labada qof haday hal maliin isku fahmayen 3sanno iyo kabadan isma fahmayaan.

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 2 місяці тому +5

    Maxaa ka qaldan gabadha doodu sidii in ay iyada ku socoto cml ayay u hadlee wiilashii ayaa ka hadli la’🤔

  • @MaryanaCabdulahi
    @MaryanaCabdulahi 2 місяці тому +2

    Wlhi Been ma ahan hadan waxban aheyn wax ma tihid cidna kuma rabto waxa ladhahay lawada wll kii la.cagta leh ayaa weyn

  • @AshaBishar-cm2vw
    @AshaBishar-cm2vw 2 місяці тому +1

    There is nothing called open relationships

  • @AyaanHassan-tq5lk
    @AyaanHassan-tq5lk Місяць тому +1

    Qoftaan qeyli badanaa wilasha hdlka kama sugeyso😏

  • @AbasAqil411
    @AbasAqil411 Місяць тому

    ❤❤

  • @sukhrahassanabdibacad9813
    @sukhrahassanabdibacad9813 2 місяці тому +2

    Inaantaa raygeeda hal xabo iskaga mid ma nihin 😂 aduunyo

  • @MohamedAliIBRAHIM-ul6vn
    @MohamedAliIBRAHIM-ul6vn 2 місяці тому +1

    Not podcast, it's a broadcast

  • @Mj2030hunk
    @Mj2030hunk 2 місяці тому +1

    War waxan qeyla badan waah 😮qoftan walan maxey ehed 🤔 mesha in laisdageysto oo qof walbe fikirkisa kahadla waye wax fahan

  • @nicima_mahamuud
    @nicima_mahamuud 2 місяці тому +1

    Wax ka jira malahn xiriirka dheer laba bil aya la isku fahmi kara wa hadii Dan la iska leyahy

  • @RuqiyosheegMusdhaf
    @RuqiyosheegMusdhaf 2 місяці тому +1

    Ani nimanka lacagta bix yan intee iga maran😂😂❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 2 місяці тому +1

    Haddii aa tahay hooyo xaamila ah si fudud ku ogow inaa matano wado computerka ka hor kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉

  • @zakariyeJclw
    @zakariyeJclw 2 місяці тому +2

    nio barnamijka hanaka soo daahin Titok dad nagusugaaye

  • @mohamedofficiall8116
    @mohamedofficiall8116 2 місяці тому +2

    Qoftn mxy been tuuroysaa😅

  • @Boss_man34
    @Boss_man34 2 місяці тому +5

    First comment ❤

  • @ladanAden-mk5yw
    @ladanAden-mk5yw Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 2 місяці тому +3

    36:20 bro listen that point wiil walba dhageyso hadalka ey the dhaheyso waliga ha aaminin wan ku jeclahay wan ku ooya iyo calcal dumar danteeda la calacale ee adiga ma ahn fursadaha aad heysto bey jecel yihin ee adiga ma ahn bro always interested baa jira adna interesting raadi don’t believe what they say women

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 4 години тому

    XAFSA ILBAXNIMO maaha åpen relenship acuudu bilaah

  • @cabdallaciise-xk3od
    @cabdallaciise-xk3od 2 місяці тому +4

    Deeq darajo nio catoosh markle noo soo qabo legndkaas wax bdn ka faaiidnay dadkaa wax bdn oo xikmad ah kuma dhex jiraan

    • @kamlahasssan
      @kamlahasssan 2 місяці тому +1

      Wlhi sxp waad heysaa catoosh waa ninka kliya ugu xikmada madan ee uso farisiye

  • @abdinajibmwalimu4387
    @abdinajibmwalimu4387 2 місяці тому

    Queen hafsa keep going

  • @Hanicali-vj7fz
    @Hanicali-vj7fz 2 місяці тому +1

    SAX waye xabsa hadalkeda qofka bi adaka marko shaqesanayo aye ficatahay wlh

  • @guleedaxmed3093
    @guleedaxmed3093 2 місяці тому +1

    Ragii tani cidhiiidhi ayey galisay hadalka kama sugayso

  • @user-yg9lg5ok5u
    @user-yg9lg5ok5u 2 місяці тому +1

    Xafsa queen wan dhibsaday hadalka maxay dadka ugu dhexgalaysa

  • @user-wk8cz3ur7u
    @user-wk8cz3ur7u Місяць тому

    That's so funny 😂

  • @indhouroon2213
    @indhouroon2213 2 місяці тому +1

    Familkeda hada le hishise awal rashka darted lo dayriye rashka dartis awal u gayse cideda hde nag iska dhige

  • @_Jakat_1
    @_Jakat_1 Місяць тому

    Xoolo dumar waraaba kaqeeliyey 😂18:29😅Is so helarious

  • @user-bd1xi3no6p
    @user-bd1xi3no6p 2 місяці тому +1

    Hanad qoftii bareyzaY ma ah mia😅

  • @ahmeddhaqane2005
    @ahmeddhaqane2005 2 місяці тому

    Gabadhan mataqano qofka sida hadlka loka sugo 2minit wixi ku so dhaco ayey laso bode dadka wala sugaa o ula jedka inad fhntid lesku dayaa mrkas aya jwpta saxda la dhibtaa xeytahy wanba dhibsady sey hdlka dalaq😅 uso dhaheyso😅 ukuna dameyso

  • @barbatov288
    @barbatov288 2 місяці тому

    Absolutely sxb waxa igu dhacdey wiil family ah Edo dhashy from USA ah amadi laga kaseynin gabar lacag weydisate markas tellkisa ana haye message kor sarna wuu udirey lac 100$ah week kadib waxan damce inan dhoho sxb gym bilawey lacg 4k hesta 1000iga dhiman maxa igu darii karta ilaa hada jwab kama hayo 😂😂

  • @jeestofani5392
    @jeestofani5392 2 місяці тому +2

    waar programkani waa kii ugu madhaxsanaa aadbaa ugu xidhnaan jiray balse caawada so boring also laysna dhagaysanayo deeqow dadka dhagayso hadalkana u qaybi sidoo kle is ixtiraama . guulaysta

  • @user-kk6cw6yz7n
    @user-kk6cw6yz7n 2 місяці тому

    Ani wasiinlahaa😂😮

  • @AnisaHassan-pm9ij
    @AnisaHassan-pm9ij 2 місяці тому

    Nag walan

  • @mohammedmohamud7433
    @mohammedmohamud7433 2 місяці тому +3

    Gabadhtan waxay ubaahantahay inay wax si fiican u barato.
    Uma bogin qaab dhaqankeeda ay ula dhaqmayso wiilka ay kuu leedahay UA-cam ka ka fiiri🤔.
    Fadlan si fiican inaan isku xurmayno waa muhiim,

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 2 місяці тому

      Wiilkeee😢

    • @mohammedmohamud7433
      @mohammedmohamud7433 2 місяці тому

      The one called Hunter

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 2 місяці тому

      @@mohammedmohamud7433 kaas isagaba xaqiraaye gabadhase usugbal islaweyni dadkey kujirto kama helo ani o isku daya dadka iney hos ufiiriyaaan

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy 2 місяці тому

    Queen xamsa aniga arkay aydo jecla u sheganiso sxbkida abdi xaafid😂😂😂😂 wanka qabtay queen😂😂😂😂

  • @user-sr5sj2cc9q
    @user-sr5sj2cc9q 2 місяці тому +1

    Ben badana xafso ano hoyo lajoga kaqadi jirney bota hesa😂😂😂

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 2 місяці тому +2

    War bdnaa naagtu naa naga aamus

  • @sagalismacil9328
    @sagalismacil9328 2 місяці тому

    Nio so qabta dad horumar ka sameeyay nolosha oo lagu dayan karo kasa la odhan karaa podcast

  • @ArdoMohamed-ms4oj
    @ArdoMohamed-ms4oj 2 місяці тому

    Xafsa nin lacag ma siiso lkn qolkeeda jiifka bay u hagaajisaaa😅😅😅

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 2 місяці тому +1

      Gabadha dadka indheer garadka ah aya fahmikaro wa daacad, nimanka badan ay lasocoto xita waaka dacad qofba waxbu ku imtixananyahay iyada wey iska niman badantahy mahe maha naag xun

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 4 години тому

    Kaas ANAGA ma GAARIN famili åpen aa jira ilmahooda Bay ka shakiyeen dna baa laga qaaday wayna joojiyeen maalinta ka dib WAAY ooyeen xataa

  • @nagadmaydhane2200
    @nagadmaydhane2200 2 місяці тому

    Hafsa sirta ma sheegi dee😂😂

  • @bubumohamed9925
    @bubumohamed9925 2 місяці тому

    Maya waa qalad xidhiidh ka dheer waayo isma qobno marka 3 sano 4 sano 5 sano isla joogeno

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil 2 місяці тому

    Caadi sirta uu bixisay 😂

  • @user-yg9lg5ok5u
    @user-yg9lg5ok5u 2 місяці тому

    Hafsa open relationship miyay samaysa ayada wle. Yab leedahay😅😅

  • @ayanmohamed3971
    @ayanmohamed3971 2 місяці тому +2

    Kalabaxa doda waxi muhim aah oo kaliya 🥴 li,aana kuwan iidhinkama aqali badhana 😂 lkin nolosha😂Sidhat adga kadigato wayo Gabareeeeeeeeey😂anga xita usudat aya ahy😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sagalismacil9328
    @sagalismacil9328 2 місяці тому

    Naa afka isku dar wax dhagayso markaagana hadal

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 2 місяці тому +1

    Ilmahan xafsadu buq badana doodiba wey qastay maysugto inta hadalku so gadhayo🤦🏾‍♀️🙄

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 місяці тому +1

    Hafsa xishood oo hal nin ku eekow

  • @muhsinbinali1409
    @muhsinbinali1409 2 місяці тому +3

    Qoftan way iska hadli dadka ayay iska gadi hhhhh😂😂

  • @user-wh5qz4gk2h
    @user-wh5qz4gk2h 2 місяці тому +1

    BOQORADA STELKA SOO QABO NONA WAYDII HAYKAL WAXAY KU KALA TAGEEN. MA SHAQADU U DIIDAY MISE NAAG BUU LA GUURSADAY?

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 2 місяці тому

      Waxaas lagama hadlo wllo
      Isfahan la’aan lee lagu kala tagaa Sooma ahn

  • @najmoomar9615
    @najmoomar9615 2 місяці тому

    Hafsa dadka hadlayo ad kaso dex galeysid daf that’s disrespectful

  • @SamiiroJamacSalaad
    @SamiiroJamacSalaad 2 місяці тому

    Dhaqan cadana ku baqtiyey😂

  • @ZuhypZero
    @ZuhypZero 2 місяці тому

    Jabra iyo Xafsa Zo Qapo 😂

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 4 години тому

    XAFSA waa kiis iska WAAL ceeb Bay qarinee

  • @user-mj2fc1gn7t
    @user-mj2fc1gn7t 2 місяці тому +2

    war gabadhan salada hala baro

    • @sabnasiman
      @sabnasiman 2 місяці тому

      Quranka xifdisan tahy

  • @umuriham25
    @umuriham25 2 місяці тому +1

    Been badnaa naagta mainkireysaa rashka inaad jaceylkz usheegatay kana daba carari jirta been abuur igama aha markaa isqabteen labadiina ka shakeyseen sidaa isku jeclateen

    • @indhouroon2213
      @indhouroon2213 2 місяці тому +2

      Ayado lakena arke sug befor iyo after tiktok aso lawarejinaya arke sug😂

  • @XaliimoXuseen-wu9bi
    @XaliimoXuseen-wu9bi Місяць тому

    Naa see ufadhididaah layaab

  • @XaliimoXuseen-wu9bi
    @XaliimoXuseen-wu9bi Місяць тому

    Naa see ufadhididaah layaab😂😂😂😂

  • @user-og4zn9ek1b
    @user-og4zn9ek1b 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤