Kedis iyo Kaftan

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 235

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 роки тому +187

    Wlshey noso qabo lamaneheena quruxda badan haykal iyo boqorada is muujiya teamka haykal iyo boqorada ❤

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 2 роки тому +24

    Maashaallah wadnaga qosliseen reer muqdisho hadan nahay waan jecelnahay rer hargaysa ❤️❤️❤️keep going

    • @micheleshorts1504
      @micheleshorts1504 2 роки тому +1

      Thanks qruxey ababa wa idin jecelnhy ❤️❤️

  • @filkiikaroone938
    @filkiikaroone938 2 роки тому +27

    Muna Faisal Waa Runteeda Niqaam
    Suuqa Uma Soo Xidhato Waa Legenad 💯🙏

  • @hibakabdi
    @hibakabdi 2 роки тому +43

    Abdalla jamaal iyo cabdikariin cali shaah queeney💜👑

  • @camaarcabdi3397
    @camaarcabdi3397 2 роки тому +15

    War ninkan kashba cumamadiisa waan Tuuray WLHy 😂😂😂😂😂😂keep Going pro 😂

  • @falastiinxassan9007
    @falastiinxassan9007 2 роки тому +9

    M.a waan tageraa walhi KU xiji hibaaq iyo Cali zaki🩸💉

  • @abdimaalikayshka6524
    @abdimaalikayshka6524 2 роки тому +6

    Riyaad quruxeey dheeman tii haweenkaay waan ku salaamay noloshaydii faadumo dayda caashqa ❣❣💋

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 2 роки тому +13

    Dey siday isu qaloociso muuna waa funny xaqiiq 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle 2 роки тому +5

    Halis weeye caashaqu
    Hadduu gaadho heer sare
    Hibasho iyo ladh baa ka kaca
    Hilawga qaarkiiyee
    Isku kay halee baad tidhoo
    Maba hungoobenee
    Niyada iyo hankaad iga dishoo
    Midh imaad tarine🙆‍♀️🙆‍♀️
    Heestii heesaha💝

  • @iamliiamen7071
    @iamliiamen7071 2 роки тому +16

    Who is next 🤔 best program walahi keep it up fatima riyad🥰💞

  • @Norrson
    @Norrson 2 роки тому +22

    Feedh = Feer / Dariishad = Daaqad / Milix = Cusbo

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 2 роки тому +5

    Day say tirahdo marka layirahdo muna wa qof karti badan wan idin jeclahy dhamantin wllo

  • @miranahmed1424
    @miranahmed1424 2 роки тому +7

    Wlhi kashka San uu xiseyo qosol kisa aa ku aysta 😅 iyo kaftan kisa 🥰❤

  • @mohamedyamani8670
    @mohamedyamani8670 2 роки тому +7

    maantoo dhan niqaam ayaa ku wareersana ilee waa indho-shareerka😂😂😂

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 2 роки тому +13

    Kashka waa Funny wlhi🤣🤣

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 2 роки тому +8

    Muni Waa Xaraabo Wllhy Wan Jecelahay Inantas❤️🙏😘

  • @hibohassanahmed9842
    @hibohassanahmed9842 2 роки тому +13

    Wllo fadumo👸 wan kujeclahay❤ wlhi keep going Quruxey🥰 from jabuuti 🇩🇯

  • @rahmazayid
    @rahmazayid 2 роки тому +8

    Faadumooy wll lamaanaha soo qabo Boqorada and Hakuul

  • @janoooo6907
    @janoooo6907 2 роки тому +5

    Boqorada iyo haykal ban sugaynaa💕

  • @lakiboy3586
    @lakiboy3586 2 роки тому +10

    Kashka afeey wax iga qosliyo asa arkay wax ben ah xita wa kaga qoslina😂😂

  • @maxamedjeesto1765
    @maxamedjeesto1765 2 роки тому +4

    Kadis iyo kaftan .
    Muuna iyo faduumo riyaad iyo waliba wiilka salamandin

  • @Djmora34
    @Djmora34 2 роки тому +3

    Mash allh walal kashka & labada lagend Ee uu la dhafiyo salaamulaa Ayaa idin lee yhy qarabada isla qarabada 🤝🌹

  • @naimaabdullah5966
    @naimaabdullah5966 2 роки тому +4

    Haboon iyo madar kusoo xiji plz haday macquul tahay

  • @sakiisko2682
    @sakiisko2682 Рік тому +1

    Wall kusoo cali kashka please 🙏 iyo muna

  • @ansalabdikadir5889
    @ansalabdikadir5889 2 роки тому +13

    All of the legends

  • @qaliilsuldaan5663
    @qaliilsuldaan5663 2 роки тому +8

    Keep going faadumo riyaad barnaamijyo xiiso leh ayaad soo gudbisaa

  • @kivaahahuseyn2713
    @kivaahahuseyn2713 2 роки тому +12

    Reer mudug hadaanahey waxnaba waan naqaan 🤣🤣🤣

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 роки тому +3

    #funny program.🥰💥
    #Vip guests in the building wow.🥰💥
    #Riyaad Keeping up.❤❤

  • @xamdaxasan4419
    @xamdaxasan4419 2 роки тому +1

    Marshall reerabtiyashay habrjelo in noolada

  • @mohamudabdilahi1884
    @mohamudabdilahi1884 2 роки тому +7

    Ninkan wa funny kashka ah 🤣 😂

  • @hudaabdullah4173
    @hudaabdullah4173 2 роки тому +4

    MASHA ALLAH 💯 wllo fadumo hore u soco🖇💯👸👸

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 2 роки тому +5

    Masha Allah walashay fadumo riyaad keep going baan ku leeyahay wll qali 🤣🤣🤣😊😊❤❤💯💯💯

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 4 місяці тому +1

    Kashka he is the best always happy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hadiyaabdi2256
    @hadiyaabdi2256 2 роки тому +3

    Masha allah wall hero isoco inaan ku arko rabaa

  • @osmanmahamudmahamud7469
    @osmanmahamudmahamud7469 2 роки тому

    Masha allh asaxap ad uu qalabi furan waa idin wata allha idin sharfo sxipayal

  • @saalimmataan4734
    @saalimmataan4734 2 роки тому +2

    Heesta ay qaadayso waxa qaada MAXAMED BAKAAL CIRO LAMA HURAAN ba la yidhaahda 👍

  • @user-kx3ve7ye2e
    @user-kx3ve7ye2e 2 роки тому +4

    FAATIMIINA OR FAADUMOH RIYADH SALAMAN SIS QALIH 💚💘💛🧡❤️💟✋

  • @Kanadiidofficial
    @Kanadiidofficial 2 роки тому +4

    Hhh kashkow inader qosolkan play store ah iga cun

  • @fardowsayoonis8477
    @fardowsayoonis8477 Рік тому +1

    Kashka iyo munaay lisku keyne qosol baa yaalo😂😭💔

  • @koos1302
    @koos1302 2 роки тому +1

    faadumoy walal soo badi oo hadaynin kaftan iyo kadis aniga wax kasta aad so galisid ima dhafan runtii

  • @saabiriinabdurhmn4470
    @saabiriinabdurhmn4470 2 роки тому +3

    Labadan ayaa kaftanka kufiicn muuna iyo kashka😋😋😋😋😍😋😎

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 2 роки тому +2

    masha allah kashka ayn arkay mana qoslin cudur ayaa qabttaa

  • @arabjunior7688
    @arabjunior7688 2 роки тому +5

    Mashallh wll horay usocda

  • @lailaaadan3427
    @lailaaadan3427 2 роки тому +3

    Boqorada iyo haykal soo qabo xbbti

  • @maxameddeeq2691
    @maxameddeeq2691 2 роки тому +6

    Another level keep going sister

  • @Shakiraxmed37
    @Shakiraxmed37 Рік тому +1

    Soo badi abdilaahi kashka plzz❤❤❤

  • @ayanahmedelmi4737
    @ayanahmedelmi4737 2 роки тому +6

    Masha allah wllshy keep going

  • @SamiraOsmanelabe
    @SamiraOsmanelabe 7 місяців тому

    Kashka walihi qacan ayan kuu taday calanka Djibouti 🇩🇯 ayu sitah😮❤

    • @MacrofaQUE
      @MacrofaQUE Місяць тому

      ❤❤❤❤🎉🎉

  • @naimaabdullah5966
    @naimaabdullah5966 2 роки тому +3

    anon daawanin baan like iyo comment isugu daray wayo inu xiiso leyahay baan ogahay horey usoco walashay

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 2 роки тому +2

    Next hud hud iyo suhayb saanjo🙌🙏💯👸

  • @maylamaxamad7517
    @maylamaxamad7517 2 роки тому +3

    dhalayda kadaa kashkaw😅😅😅😅😅😂😂😂🤣🤣🤣

  • @drshindanouh4389
    @drshindanouh4389 2 роки тому +1

    Cabdale jamaal keen shp faduma

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 2 роки тому +1

    Laba legend isla heshay eesh calaaa

  • @hamdaahmedadem7453
    @hamdaahmedadem7453 2 роки тому +2

    Keep goin sister❤️🌼👸 from Abudwak🌼❤️🥰🖇️

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 2 роки тому +1

    Kashka iyo Muna faysal DD qalbi wanaagsn

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 2 роки тому

    Muna iyo khashka laba kla daran jeclhy muna wlhi🥰🥰 fatimooy haykal iyomaria

  • @kingakshanyare9644
    @kingakshanyare9644 2 роки тому +22

    🥰💖keep goin

  • @amaalmacalin
    @amaalmacalin Рік тому +1

    ❤Hadaad

  • @bestsun1
    @bestsun1 2 роки тому

    Elkano ilaa haduu foolxumadii ka batay maruu dhiman rabay kkkkk wlh Nin kaas waa wataa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xabsamuse7524
    @xabsamuse7524 2 роки тому +1

    MuuNa iYo kazhka please Markale ku zoo ceLi iNTa iGu RaaczaN iz muuJiYa ❤🙏

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 2 роки тому +6

    Waakugu hayey kulaaha 🤣

  • @shaakirofficial
    @shaakirofficial 9 місяців тому

    Xiis xarago isku eeg tihiin❤

  • @faatuushabdirahman6225
    @faatuushabdirahman6225 2 роки тому

    2bo gabar isku qaldi jiray manta wey isla fadhiyaan

  • @dahdahwaadaalantihiin9466
    @dahdahwaadaalantihiin9466 2 роки тому +3

    Masaha allah

  • @najmonalka9437
    @najmonalka9437 2 роки тому +4

    Mashaallah faadumo abaayo keep goin

  • @mutaasshucayb5799
    @mutaasshucayb5799 2 роки тому +2

    Please haykal iyo boqorada

  • @deeqamaxamed1485
    @deeqamaxamed1485 2 роки тому

    Labadan hablood way isku eeg yihiin waan isku qaldaa

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 роки тому +1

    Gabadheydii waa taad dhashay waqooyi muna ha gelin.. Iyana ta ay qabaan bay yiraahdaan..

  • @muhabashe6746
    @muhabashe6746 2 роки тому +1

    Haykal boqorad next plz saxiip

  • @idilahmed7659
    @idilahmed7659 2 роки тому +1

    Waxana sugnaaba waa lamaan qarniga boqradad iyo haykal

  • @jajkamedia3716
    @jajkamedia3716 2 роки тому +1

    Faadumo riyaad iyo muna faysal ma walaala way isku eegyihiine

  • @abdimahad7667
    @abdimahad7667 2 роки тому +1

    Mana shallah

  • @bakaylemedia381
    @bakaylemedia381 2 роки тому +1

    Qofkan ma kaadaa soo haysa 🤣👌

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 2 роки тому +2

    Funaadad qoor another level

  • @abdirizakabdullahi6408
    @abdirizakabdullahi6408 2 роки тому

    Muna feysal uur bey ledahay yaa ila arkay?
    Allaha nabad ku kala keeno

  • @MawaahibMawliid
    @MawaahibMawliid 3 місяці тому

    Muna faysal❤loveyou wlaahi

  • @CabdiWasac-f4p
    @CabdiWasac-f4p Рік тому

    Muna kashka cays wacan

  • @ramlakaise9188
    @ramlakaise9188 2 роки тому +1

    Yaa iguraacsan inlay ookeeno boqorada iyo haykal

  • @izaqueen711
    @izaqueen711 2 роки тому

    Kashka waa qaraaxadiyo lugo leh 😂😂😂

  • @mumtazmohamed4381
    @mumtazmohamed4381 2 роки тому +2

    Wanu ku tagernaa munaay 🥰🥰

  • @aibros8033
    @aibros8033 2 роки тому +4

    Waan ku taageeraa

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 2 роки тому +1

    Hore usoco abyo☺ the really queen🌸👸

  • @oumalkaireelmiobsieh4916
    @oumalkaireelmiobsieh4916 2 роки тому

    Mouna qurux waan ku tagera

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 роки тому

    Faadumo riyaad and muna and kashgar tree legends

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 2 роки тому

    Waa ka aarsatay afwayne meel saar saan aa kaa rabaa😍😂😂

  • @ubahahmed7
    @ubahahmed7 2 роки тому +2

    Goorma ana I waraysanaysa 😅😘🥰

  • @ayaanmuuse2178
    @ayaanmuuse2178 2 роки тому +2

    Wlhi oohintu zay u mcaneyd ku yeh kazhka🤣🤣🤣🤣

  • @yoonisabdirahman6478
    @yoonisabdirahman6478 2 роки тому +2

    Soo qobo lamaanaha qarniga boqorada stylka iyo haykal

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 роки тому

    Fadumo riyad dhalinyarada barnamij fiicn ayad furtey nacfibuu leeyahay👍

  • @ApdisameedNasiir
    @ApdisameedNasiir 8 місяців тому

    Funanad qoor kulaha😂😅

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 8 місяців тому

    Three legends

  • @nasranour8776
    @nasranour8776 Рік тому

    Keep going zis

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 2 роки тому +7

    Dad funy ah Muna Kashka noolada😂❤️‍🔥🩸

  • @zakiamareh1448
    @zakiamareh1448 2 роки тому

    Wlhi markaan vedioga furay ayaa waxa igu soo dhacday wlhi heesta ay muni qaadey😞

  • @sumayahassan5867
    @sumayahassan5867 2 роки тому +1

    Wllo heesta yaaa qada

  • @FadxiFaysal-ru3ni
    @FadxiFaysal-ru3ni Рік тому

    Wooow

  • @nuraege6689
    @nuraege6689 2 роки тому +2

    Anaa uhoreeya

  • @hodansulaymaan5284
    @hodansulaymaan5284 2 роки тому +1

    Kashka iyo ismacil aarka way isu egyihin xata xaga kaftanka ya la arka

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 2 місяці тому

    Yahye kaldaweeyyo soqab

  • @cayniabdulahi4130
    @cayniabdulahi4130 2 роки тому +2

    Heestaa Muni qaadayso magaceeda iisheega

    • @asmeyamaxamud7346
      @asmeyamaxamud7346 2 роки тому

      Maxmed BakaaL ciro qada lama huranba la idhaaa wall🥰