BLOGGING FULL COURSE AF-SOMALI (2024) || SIDA LACAG LOOGA SAMEEYO WEBSITE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лип 2024
  • Course-kaan waxaad ku baran doonta Blogging iyo sida looga shaqeysto from start to finish. Course-kaan waa free ka faa'ideyso oo baro blogging kana shaqeyso. fadlan muuqaalka like saar subscriberna dheh.
    halkaan ka iibso domain iyo hosting:
    Dreamhost: click.dreamhost.com/SHPp
    Facebook: rb.gy/6e8t1
    Telegramkeena: t.me/fursadkaab
    🕐 TIMESTAMPS:
    00:00 Introduction
    03:06 waa maxay Blogging?
    08:16 waa maxay niche?
    12:12 Name and Branding
    15:21 Domain and Hosting
    23:27 installing wordpress
    30:50 installing theme and plugins
    37:22 Home page
    43:33 About us page
    47:27 Contact us page
    48:43 Privacy and policy and terms
    52:28 Customizing Header and footer
    01:03:09 Customizing Blog posts
    01:05:48 Creating Post
    01:17:28 speed up and security
    01:20:02 Google analytics and search console
    01:30:42 Finishing website
    01:33:14 SEO
    01:36:46 Creating SEO Post
    01:50:19 Shuruudaha Google Adsense
    01:53:19 Google Adsense Ku Xiro

КОМЕНТАРІ • 33

  • @fursadkaab7362
    @fursadkaab7362  11 місяців тому +7

    halkaan ka iibso domain iyo hosting:
    Dreamhost: click.dreamhost.com/SHPp

  • @honabdisamadjamaciise6658
    @honabdisamadjamaciise6658 3 місяці тому +3

    Mahadsanid bowe gacaliye abaalkaga magudi karno alle haka abaal mariyo bowe❤🤲🙏

  • @akhrisnews
    @akhrisnews 4 місяці тому +3

    Qofka aan dadka u mahad celin allena uma mahad celiyo nio wad mahadsan tahay gudoomiye course kaan wlhi wax badan ayuu iga caawinayaa

  • @mohan_design
    @mohan_design 8 днів тому

    Mahadsanid ustaad

  • @sudaysiahmed7799
    @sudaysiahmed7799 11 місяців тому

    Mahadsanid

  • @salmancabdidahir5645
    @salmancabdidahir5645 11 місяців тому +1

    Macalin sharaxadada 100%100🎉 🎉

  • @InspiroJunction
    @InspiroJunction 6 місяців тому

    Mahadsanid gudoomiye cashirada noo soo badi adigoo mahadsan😊

  • @amaalAbdi-kd4cg
    @amaalAbdi-kd4cg 3 місяці тому

    Mahadsanid wll

  • @juunijawaan
    @juunijawaan 10 місяців тому

    Masha allah walal aadbaan umahadsantahau

  • @denizertugrul1955
    @denizertugrul1955 2 місяці тому

    mahadsanid
    wll

  • @libansahal5915
    @libansahal5915 3 місяці тому

    Cashir faaiido badan
    Mahadsanid

  • @waryawealth-ud6cx
    @waryawealth-ud6cx 8 місяців тому

    Tnx pro wax badan baad iga caawisy

  • @Ccshariif
    @Ccshariif 3 місяці тому

    walaalka mahadsanid inta qof loo mahadceliyo wax badan ayaan ka faaiday

  • @zakariyezak
    @zakariyezak 3 місяці тому

    lacagta sanad kasta la iska qaadayo maadan sheegin hoosting taas ayaana ugu muhiimsan sxb waa ka booday waxa u fahmay dream hosting waa qaali adeegeeda

  • @hirsiibrahim
    @hirsiibrahim 2 місяці тому

    In leey baro an rabaa bloggingka

  • @Farhanhassanawdahit-mt8wn
    @Farhanhassanawdahit-mt8wn 6 місяців тому

    Ustaad sideenkubarankaraa

  • @adnanmohamedhashi5520
    @adnanmohamedhashi5520 12 днів тому

    Salaam ustaad. Lknse wx aan fahmin waayay ma Blogging ayd samynysaa mise hee word press bal hlkaas noo sharax.
    Cashar ka biloga nugu tusty sidaa loo sameeyo Blogging hada Domani iyo hostigii aad iibsty wuxuu na tusaya inaa WordPress dhisaysi sida wx u socdaan😢

  • @daacicabdimajiidcabdilaahi5515
    @daacicabdimajiidcabdilaahi5515 Місяць тому

    wllo xageen kaala soo xidhiidhaa

  • @Barashadajarmalka
    @Barashadajarmalka 10 місяців тому

    Mhdsnid sxb inbadan

  • @mohameddeeq3381
    @mohameddeeq3381 5 місяців тому

    Sxb iga caawi request review ba ku jirtaa bu ileeyahy muxu ka wadaa

  • @HajiMaydal-zc6cn
    @HajiMaydal-zc6cn 3 місяці тому

    Zxp waxaan doonayay inaad iyara caawiso halkee kala soo xiriiraa

  • @Kadar220
    @Kadar220 7 місяців тому +6

    Bro domain ka hosting ka free malagu hela bro there is fee problem🙏🙌

    • @jaswargroup3713
      @jaswargroup3713 6 місяців тому

      Maya walal midka ugu yar ee arkaya waa $35

  • @nawalAbdifatax-qv3rb
    @nawalAbdifatax-qv3rb 6 місяців тому

    Wr sen u ibsada kar ba ma lihi icawi wll

  • @daacicabdimajiidcabdilaahi5515
    @daacicabdimajiidcabdilaahi5515 Місяць тому

    whatsapp kaaga ayaan u baahanahay

  • @mohamadjama4568
    @mohamadjama4568 5 місяців тому

    Sxp addres wadanasa malayga raba

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim3787 7 місяців тому

    Mhdsnid

  • @fatmacabdala
    @fatmacabdala 7 місяців тому +1

    Wll isagoo iba mala hela

    • @fursadkaab7362
      @fursadkaab7362  7 місяців тому

      Soo dhawow wll whatsapp kan nagala soo xiriir:
      wa.me/message/53VMKBLFCPBUD1

    • @Nolol_Toosan
      @Nolol_Toosan 4 місяці тому

      ​@@fursadkaab7362wll website education, e-commerce, and blogs lagu soo gudbin karo noo soo samey fadlan😊