fursad kaab
fursad kaab
  • 26
  • 89 580
AFFILIATE MARKETING FULL COURSE AF-SOMALI (2024) || SAMEE $100 MAALIN KASTA
Course-kaan waxaad ku baran doonta Affiliate Marketing, qaabka uu u shaqeeyo iyo sida looga shaqeysto from start to finish. Course-kaan waa free ka faa'ideyso oo baro Affiliate Marketing kana shaqeyso. fadlan muuqaalka like saar subscriberna dheh channelka mahadsanid.
halkaan ka iibso domain iyo hosting:
Dreamhost: click.dreamhost.com/SHPp
Telegramkeena: t.me/fursadkaab
🕐 TIMESTAMPS:
00:00 Intro
01:45 waa maxay Affiliate?
03:03 Strategy
04:39 Step 2 Affiliate Offer
08:04 Step 3 Landing Page
26:57 Google Ads Account
30:11 Keyword Research
35:52 Xayaysiinta
48:02 Summary
50:14 Outro
Переглядів: 6 467

Відео

Waa Maxay SEO? | 3 Daqiiqo Ku Baro
Переглядів 67611 місяців тому
muuqaalkaan waxaan ku sharxeynaa waa maxay seo, iyo sida aad uga faa'idaysan karto. fadlan muuqaalka like saar subscriberna dheh. Telegramkeena: t.me/fursadkaab Facebook: rb.gy/6e8t1
SIDA LOO IIBSADO DOMAIN NAME IYO HOSTING 2023 (FREE DOMAIN) || QAAB CUSUB
Переглядів 1,1 тис.11 місяців тому
muuqaalkaan waxa uu ku saabsan sida loo iibsado domain name iyo hosting qiima jaban taasoo inta badan dadku aanay kuu sharxeyn. fadlan muuqaalka like saar subscriberna dheh. halkaan ka iibso domain iyo hosting: Dreamhost: click.dreamhost.com/SHPp Facebook: rb.gy/6e8t1
BLOGGING FULL COURSE AF-SOMALI (2024) || SIDA LACAG LOOGA SAMEEYO WEBSITE
Переглядів 16 тис.11 місяців тому
Course-kaan waxaad ku baran doonta Blogging iyo sida looga shaqeysto from start to finish. Course-kaan waa free ka faa'ideyso oo baro blogging kana shaqeyso. fadlan muuqaalka like saar subscriberna dheh. halkaan ka iibso domain iyo hosting: Dreamhost: click.dreamhost.com/SHPp Facebook: rb.gy/6e8t1 Telegramkeena: t.me/fursadkaab 🕐 TIMESTAMPS: 00:00 Introduction 03:06 waa maxay Blogging? 08:16 wa...
SIDEE $300 KU SAMEEYAY || AFFILIATE MARKETING
Переглядів 44411 місяців тому
muuqaalkaan waxaan kuugu sharxayaa qaabka ugu fudud ee aad lacag u sameyn kartid Affiliate Marketing.. muuqaalka like saar subscriberna dheh. Dreamhost: click.dreamhost.com/SHPp Facebook: profile.php?id=100090172682383&mibextid=ZbWKwL Telegramkeena: t.me/fursadkaab 🕐 TIMESTAMPS: 00:00 Introduction 01:23 qofkee ka sameyn kara 01:50 Sidee loola baxa lacagta
Sida ChatGPT Lacag Looga Sameeyo
Переглядів 3,8 тис.Рік тому
muuqaalkaan waxaan kuugu sharxayaa qaabka ugu fudud ee aad lacag u sameyn kartid adigoo isticmaalaya chatgpt, oo ah aalad Ai ah. muuqaalka like saar subscriberna dheh. Dreamhost: www.dreamhost.com/ Quora: www.quora.com/ Telegramkeena kusoo biir: t.me/fursadkaab Website-keena soo booqo: www.fursadkaab.online/ Facebook: Fursad-Kaab-...
Sida loo xaliyo "Access denied" error
Переглядів 1,4 тис.Рік тому
muuqaalkaan waxaan kuugu sharxayaa sida loo xaliyo Error-ka "Access denied". muuqaalka like saar subscriberna dheh. sida loo sameysto chatgpt: ua-cam.com/video/CUCTMcB10Ic/v-deo.html Telegramkeena kusoo biir: t.me/fursadkaab Website-keena soo booqo: www.fursadkaab.online/ Facebook: Fursad-Kaab-...
How To Make WordPress Blog in 1 Minute with ChatGPT
Переглядів 540Рік тому
Don't waste hours creating your WordPress blog from scratch. Let ChatGPT do the heavy lifting for you in just 2 minutes! Watch our tutorial now to learn how to build your blog effortlessly. Dreamhost: click.dreamhost.com/SHPp download the plugin: www.fursadkaab.online/download-the-wp-block-creature-plugin/ Telegramkeena: t.me/fursadkaab
SIDA CHATGPT LOO SAMEYSTO ADIGOO SOMALIA JOOGO
Переглядів 42 тис.Рік тому
muuqaalkaan waxaan kuugu sharxayaa sida loo sameysto chatgpt adigoo somalia joogo. muuqaalka like saar subscriberna dheh. linkiga phone numbers-ka: temporary-phone-number.com/ linkiga email-ka: temp-mail.org/ Telegramkeena kusoo biir: t.me/fursadkaab Website-keena soo booqo: www.fursadkaab.online/ Facebook: Fursad-Kaab-...
sida website theme loo soo galiyo
Переглядів 428Рік тому
Muuqaalkaan waxaan kugu sharxayaa sida loo install gareeyo theme. please hadii aad wax ka faa'iday muuqaalkaan na support garee. subscribe, like and share. Halkaan ka dalbo course-ka: wa.me/252614792991 domain iyo hosting halkaan ka iibso dreamhost: click.dreamhost.com/SHPp Telegramkeena kusoo biir: t.me/fursadkaab Website-keena soo booqo: www.fursadkaab.online/ Facebook: Fursad-Ka...
Sida Loo Sameeyo Website Ciyaaro ah in Wordpress
Переглядів 884Рік тому
Muuqaalkaan waxaan kugu sharxayaa sida loo sameeyo website sports ah. please hadii aad wax ka faa'iday muuqaalkaan na support garee. subscribe, like and share. Halkaan ka dalbo course-ka: wa.me/252614792991 domain iyo hosting halkaan ka iibso dreamhost: click.dreamhost.com/SHPp Telegramkeena kusoo biir: t.me/fursadkaab Website-keena soo booqo: www.fursadkaab.online/ Facebook: Fursa...
Blogging Full Course Af Somali
Переглядів 3,4 тис.Рік тому
Course-kaan waa free waxaad ka heli kartaa websitekeena. ka faa'ideyso oo baro blogging kana shaqeyso. The Course: ua-cam.com/video/1em_-QaUXU0/v-deo.html Website-keena soo booqo: www.fursadkaab.online/ Telegramkeena kusoo biir: t.me/fursadkaab Facebook: Fursad-Kaab-... sida loo iibsado domain iyo hosting: ua-cam.com/video/_WtOflkOplU/v-deo.html Music: Ambient Corporate by Rinkevic...
GOOGLE Adsense Full Tutorial Af Somali || Lacag Ka Samee Websitekaaa
Переглядів 7 тис.Рік тому
Muuqaalkaan waxaan kugu sharxayaa sida aad adsense ugu xiri kartid website-kaaga. please hadii aad wax ka faa'iday muuqaalkaan na support garee. sida ugu dhaqsiyaha badan ee loo helo: www.fursadkaab.online/sida-ugu-fudud-ee-loo-helo-adsense-approval/ Website-keena soo booqo: www.fursadkaab.online/ Telegramkeena kusoo biir: t.me/fursadkaab Facebook: Fursad-Kaab-... sida loo iibsado ...
Ma Fududahay in Blogging Lacag Laga Sameeyo
Переглядів 1,3 тис.Рік тому
Ma Fududahay in Blogging Lacag Laga Sameeyo
3da Web Hosting Ee Ugu Fiican Wordpress
Переглядів 231Рік тому
3da Web Hosting Ee Ugu Fiican Wordpress
sida Loo Sameeyo Logo Caalami Ah 5 Daqiiqo Gudahood
Переглядів 349Рік тому
sida Loo Sameeyo Logo Caalami Ah 5 Daqiiqo Gudahood
React JS Af Somali || Youtube-Clone project
Переглядів 417Рік тому
React JS Af Somali || UA-cam-Clone project
React js Clock Application | af somali || Sida loo sameeyo saacad
Переглядів 138Рік тому
React js Clock Application | af somali || Sida loo sameeyo saacad
sida loo qurxiyo wordpress website || wordpress blog tutorial 6
Переглядів 709Рік тому
sida loo qurxiyo wordpress website || wordpress blog tutorial 6
Sida loo sameeyo privacy and policy , contact us iyo terms pages || wordpress blog tutorial 5
Переглядів 743Рік тому
Sida loo sameeyo privacy and policy , contact us iyo terms pages || wordpress blog tutorial 5
Sida Loo Qoro Blog Post in wordpress || wordpress blog tutorial 3
Переглядів 488Рік тому
Sida Loo Qoro Blog Post in wordpress || wordpress blog tutorial 3
Sida Categories loo sameeyo in wordpress blog || wordpress blog tutorial 3
Переглядів 157Рік тому
Sida Categories loo sameeyo in wordpress blog || wordpress blog tutorial 3
Sida loo doorto oo loo install gareeyo themes in wordpress || wordpress blog tutorial 2
Переглядів 246Рік тому
Sida loo doorto oo loo install gareeyo themes in wordpress || wordpress blog tutorial 2
sida ugu fudud ee loo iibsado domain name iyo hosting || wordpress blog tutorial 1
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
sida ugu fudud ee loo iibsado domain name iyo hosting || wordpress blog tutorial 1

КОМЕНТАРІ

  • @FarhioAliMohamed
    @FarhioAliMohamed 2 дні тому

    Noo keen wax wadanka anago joogno anku shaqeysankarno

  • @maxamedabdirahmanmaxamed9964
    @maxamedabdirahmanmaxamed9964 7 днів тому

    Downloadka u fur sxp waxa aan soo dagsane intarnet an ku daawano ma haynee

  • @AbdulahiAbdiqadir-ew3zk
    @AbdulahiAbdiqadir-ew3zk 14 днів тому

    ustaad mahad sanid alfa mara

  • @AbdulahiAbdiqadir-ew3zk
    @AbdulahiAbdiqadir-ew3zk 14 днів тому

    sxb xageen si khaasa kaala soo xidhiidhi karaa hadaan ubaahdo macluumaad dheeeri aha

  • @omarwacays6036
    @omarwacays6036 19 днів тому

    Waa mahsan tahey pro❤

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 22 дні тому

    Sxb whatsapp number kaagii hore waa xiran yahay fadlan numbr whstsapp kaaga iso dir

  • @Yuusuf24
    @Yuusuf24 22 дні тому

    Pro waxaa Ubaahanahay in aaD Website Diyaar San ii sameeso intee kaala soo xariira

  • @mohan_design
    @mohan_design 24 дні тому

    Mahadsanid ustaad

  • @adnanmohamedhashi5520
    @adnanmohamedhashi5520 27 днів тому

    Salaam ustaad. Lknse wx aan fahmin waayay ma Blogging ayd samynysaa mise hee word press bal hlkaas noo sharax. Cashar ka biloga nugu tusty sidaa loo sameeyo Blogging hada Domani iyo hostigii aad iibsty wuxuu na tusaya inaa WordPress dhisaysi sida wx u socdaan😢

    • @WatchListenHub
      @WatchListenHub День тому

      Wordpress aya hadana blog ahaan loo isticmalaya sidan umalaYnayo

  • @abdirizakmohamed3830
    @abdirizakmohamed3830 Місяць тому

    Thanks sxb 🙏

  • @user-lh7ho4co6l
    @user-lh7ho4co6l Місяць тому

    Waad boobsiineysaa lkn wax lagaama fahmaayo

  • @Hyperhub-n1s
    @Hyperhub-n1s Місяць тому

    Digistore miyaanu somalia ka shaqayn ????

  • @sayidkhaliifaabdulahi9551
    @sayidkhaliifaabdulahi9551 2 місяці тому

    Asc glb wngsn ustaad waan ku salaamayaa salaan ka dib waxaan doonayaa inaan su''aal ku weydiiyo hadii ay macquul thy ee halkee ka heli karaa,Mahadsanid

  • @daacicabdimajiidcabdilaahi5515
    @daacicabdimajiidcabdilaahi5515 2 місяці тому

    whatsapp kaaga ayaan u baahanahay

  • @daacicabdimajiidcabdilaahi5515
    @daacicabdimajiidcabdilaahi5515 2 місяці тому

    wllo xageen kaala soo xidhiidhaa

  • @abdinasirlibanmohamed2122
    @abdinasirlibanmohamed2122 2 місяці тому

    thanks

  • @nourabdallamo2160
    @nourabdallamo2160 2 місяці тому

    Isago free ahna natus

  • @ViscoHotels
    @ViscoHotels 2 місяці тому

    jazakallah ustaad

  • @hirsiibrahim
    @hirsiibrahim 2 місяці тому

    In leey baro an rabaa bloggingka

  • @Fartun53
    @Fartun53 2 місяці тому

    Ustad website isamysan postiyo kuso gudbin jiray gogle adsense ima furna so uma badali kari affiliate market? Hadi an ubadalo qasab miya inaa gogle adsese kixiro?

    • @fursadkaab7362
      @fursadkaab7362 2 місяці тому

      haa sxp

    • @Fartun53
      @Fartun53 2 місяці тому

      @@fursadkaab7362 ustad qabka accounka lacagta logu xiro mastercard noharay kasohadal

  • @abdifatahqaadow3544
    @abdifatahqaadow3544 2 місяці тому

    Thanks

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 2 місяці тому

    Course-daan aadaan usugaay wlll aadaa umahadsantahay sharaxaadaana waan kahelay allaha fahamka kuusiyaadiyo

  • @denizertugrul1955
    @denizertugrul1955 2 місяці тому

    mahadsanid wll

  • @IbraMotivation-252
    @IbraMotivation-252 3 місяці тому

    Thank u

  • @najmasidow6194
    @najmasidow6194 3 місяці тому

    Ustaad dropshoping noo soo diyaari bal adoo raali ah❤

  • @mahad.media11
    @mahad.media11 3 місяці тому

    Mahadsanid ugaas website traffic markan Google ads isoo aqbalo miyaa lacag ku bixin karaa ama inta Google ads dalban ayaan sameyn karaa ii soo Jwb mahadsanid

  • @mohamedisse8522
    @mohamedisse8522 3 місяці тому

    thanks sxb keep going

  • @zubeetdaahir7677
    @zubeetdaahir7677 3 місяці тому

    Mahad 100% Ustaad 🎉🎉 M.A

  • @abdinasirmoumin9246
    @abdinasirmoumin9246 3 місяці тому

    Walal dream host

  • @amaalAbdi-kd4cg
    @amaalAbdi-kd4cg 3 місяці тому

    Mahadsanid wll

  • @zakariyezak
    @zakariyezak 3 місяці тому

    lacagta sanad kasta la iska qaadayo maadan sheegin hoosting taas ayaana ugu muhiimsan sxb waa ka booday waxa u fahmay dream hosting waa qaali adeegeeda

  • @honabdisamadjamaciise6658
    @honabdisamadjamaciise6658 3 місяці тому

    Mahadsanid bowe gacaliye abaalkaga magudi karno alle haka abaal mariyo bowe❤🤲🙏

  • @Ccshariif
    @Ccshariif 4 місяці тому

    walaalka mahadsanid inta qof loo mahadceliyo wax badan ayaan ka faaiday

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 4 місяці тому

    Mahadsanid zxp soo badi

  • @ahmedmohamud6496
    @ahmedmohamud6496 4 місяці тому

    Guuleyso wll abaalkaga jano allaha kaaga dhigo. Waa video ga aan Raadinaye in badan.

  • @user-kw7im6ln6j
    @user-kw7im6ln6j 4 місяці тому

    Thanks bro

  • @HajiMaydal-zc6cn
    @HajiMaydal-zc6cn 4 місяці тому

    Zxp waxaan doonayay inaad iyara caawiso halkee kala soo xiriiraa

  • @hiralaldarragh6645
    @hiralaldarragh6645 4 місяці тому

    Promo`SM

  • @libansahal5915
    @libansahal5915 4 місяці тому

    Cashir faaiido badan Mahadsanid

  • @fursadkaab7362
    @fursadkaab7362 4 місяці тому

    halkaan ka iibso domain iyo hosting: Dreamhost: click.dreamhost.com/SHPp

  • @akhrisnews
    @akhrisnews 4 місяці тому

    Qofka aan dadka u mahad celin allena uma mahad celiyo nio wad mahadsan tahay gudoomiye course kaan wlhi wax badan ayuu iga caawinayaa

  • @user-um6cg1fz9p
    @user-um6cg1fz9p 4 місяці тому

    Mahadsanid ❤❤

  • @abdullahiabdirahmanomar338
    @abdullahiabdirahmanomar338 4 місяці тому

    Ha niyad jabin sxb keep going dadka ayagaa kuu imaayo pro.

  • @bilecomedian
    @bilecomedian 5 місяців тому

    Sxb keep going ❤

  • @osmaan7523
    @osmaan7523 5 місяців тому

    Ada baad umahadsathy Ustad waxbadn Kaa faidney

  • @current-world-events
    @current-world-events 5 місяців тому

    muhammad-waqas-arif.blogspot.com

  • @mohameddeeq3381
    @mohameddeeq3381 6 місяців тому

    Sxb iga caawi request review ba ku jirtaa bu ileeyahy muxu ka wadaa

  • @mohamadjama4568
    @mohamadjama4568 6 місяців тому

    Sxp addres wadanasa malayga raba

  • @user-pb4rj8kj2j
    @user-pb4rj8kj2j 6 місяців тому

    ustaad website kii h-supertools linkigiis nagu caawi man halin

  • @nawalAbdifatax-qv3rb
    @nawalAbdifatax-qv3rb 6 місяців тому

    Wr sen u ibsada kar ba ma lihi icawi wll