Daawo Anigo Sameynaya Google ads iyo Sida Loogu Helo Shaqo Online meshaad Rabto Joog Baro New Skills

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2020
  • strivesacademy.com/
    Halkaan course dhameystiran ka qaado
    Kuso biir facebook group.
    / 1061941584322210
    Casharo waxaan KU Baraneynaa Sida Loo Sameeyo iyo Waa Maxay Google ads iyo Sida aad ugu shaqeysankartid adigoo gurigaaga Jooga oo ugu shaqeysanaayaa ama ku qabanaaya shaqo freelance ah waxaa jira sidoo kale shaqooyin farabadan oo aad ugu shaqeysankartid qaab freelancing ah waxaa ka mida Xirfadaan Google ads oo kamid ah Xirfadah Ugu Muhiimsan e Digital Marketing horey waxaan og so hadalney S.E.M oo ah Search engine Marketing.

КОМЕНТАРІ • 236

  • @inageeljir
    @inageeljir 2 роки тому +10

    Waa Baraha Ugu fiican Ee UA-cam afsomali kusoo gudbiya nidaamka lacag sameynta Qaabka online ka ah.
    Mahadsanid ustaad Shariif waxaannahay Taageerahaaga.
    UA-cam show
    Creator. 👍

  • @Abdallah71639
    @Abdallah71639 3 роки тому +8

    You’re very encouraging brother shariif

  • @weyscadde2102
    @weyscadde2102 3 роки тому +2

    Mahadsanid walal.
    Adigana allaha kuu siyadiyo aqoontada.
    Dadaal wanagsan ayad sameysey run ahanti

  • @abdirahman163
    @abdirahman163 3 роки тому +4

    Ninka kaliya ee sida ugu fiican usharxa faaiidada,ganacsiga internetka ,si fiican baan kula socdaa,horay usoco

  • @othmun1
    @othmun1 3 роки тому +4

    Mahadsanid saaxib marka hore, programs waa fiican yihiin base fiican oo qof walba wax ka baran karo ayaa samaynaysaa, laakin laba arin ku dar, mida hore series ka dhig oo numbers program ka hore iyo midka dambe u samee, mida labaad contact rasmiya qofkii legit ah kaala soo xiriiro samee.
    Cheers
    Othman.

  • @abdijabarhillowlesambul5445
    @abdijabarhillowlesambul5445 3 роки тому +10

    Thanks bro....... this is really helpful..GOD bless you.

  • @upthaleahmeth4998
    @upthaleahmeth4998 3 роки тому

    shariif waa fikrad fiican run ahaantii ee shp waxbarshada bal noo so kordhi si aan u noqono dad aqoon leh

  • @mr.mohamedhussien3013
    @mr.mohamedhussien3013 Рік тому

    Project is good apporjunity I hope confect always thanks brother

  • @liibaanmohamud604
    @liibaanmohamud604 2 роки тому

    Maashaa allah waa shaqa fudud mahdsanid

  • @reerdhoobeey9510
    @reerdhoobeey9510 3 роки тому +2

    waa markii iigu horreysay ee aan arko sharraxaadda oo soomaaliah ,weldone bro keep intouch

  • @mohamedomar1772
    @mohamedomar1772 3 роки тому

    Maashaa Allaah wll was arrin wanaagsan

  • @Royaljetsom
    @Royaljetsom 3 роки тому

    macalin shariif aad baan kuugu mahadcelinayaa sida soomalinimada leh ee aad ujeceshahay in ay dadkaagu hormaraan

  • @apdallanasir.838
    @apdallanasir.838 3 роки тому +4

    Waan cusbahay waxana ahay arday IT waxan rajeyna inaan kaa faaaidi doono insha allah

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 2 роки тому

    Very good l am so glad to see Somali brother in GOOGlE ADS thanks brother

  • @suhaybali4880
    @suhaybali4880 3 роки тому +1

    Ustaad aad iyo aad baad u mahadsantahay

  • @muslim12211
    @muslim12211 2 роки тому

    Pro ilaahay qayr faro badan hakusiyo walaahi waad icaawisay wax badan Ayaan kahelay

  • @peace2490
    @peace2490 2 роки тому

    mahadsanid ustaaad
    google ads waxay ku barayaaan wax theory bas ah malaha practical.
    markacourse practicql ah meel iigu sheeg oo aad u fiican .

  • @bigbossmuhammad5660
    @bigbossmuhammad5660 3 роки тому +11

    Aad baad umahadsanthy wll qaali , marka xIgta wll waaxaan kaa codsanayaa inad noo bilowdo course oo basic ah . Inaad na caawiso ayaan rajeynayaa😇🙏

  • @allaaamin1146
    @allaaamin1146 3 роки тому +1

    Mahadsanid walalkey

  • @abubakarhussienabdi5116
    @abubakarhussienabdi5116 3 роки тому

    shaqadaan waan qaban karaa , shahada google uu baxsho , wixii marketing ah waan qaatay ,google ads
    thanks shariif
    ma aqoonin ka hor video , lkn maanta waan aqanaa , kali ah waxaa iga dhiman , sida shaqada ugu horeyso , loo heli lahay iyo qabashadiisa , in aan ku guuleysto
    thanks

  • @abdiazizgarun1444
    @abdiazizgarun1444 3 роки тому +1

    macalin inoo bilow casharadii waan sugi la,nahaye

  • @motivationfeeling1493
    @motivationfeeling1493 2 роки тому

    masha allh ustad

  • @Mr_Aboosto
    @Mr_Aboosto 3 роки тому

    Wll ina ka barto ba rabaye iso jawab from somalia live lascanod

  • @jayo5860
    @jayo5860 3 роки тому +1

    Mash Allah wll Qali

    • @Abdirizak12428
      @Abdirizak12428 3 роки тому

      @New Tech sxb aniga ku haayo koorsoyinka affilit markketi

  • @nimcoismacil8743
    @nimcoismacil8743 3 роки тому +7

    Ust waxan ahy adey aniga dhaqalahaa igu yar lacagta jmcda marka waxaa rabaa habka onilka loga shaqeyso plz ila so xariiri

  • @Adeysane
    @Adeysane 2 роки тому

    Ustaaad Thank Yhu very mch

  • @basadiirkasoomaaliya5265
    @basadiirkasoomaaliya5265 3 роки тому

    Saxiin koorso lacag ah noo samee oo ah telegram ka ah si aanu kaaga faa idno thanks chanelkana aad baan ugu xiranahay waxbadanbaanu ka faaideystay thanks

  • @abdikariimelmi3048
    @abdikariimelmi3048 3 роки тому +2

    Msh allh ustaad walhy wax badan kafaidey allh haku barakeyo fikrada badan oo iga maqnaa ayaa igu dhalisey

    • @yaasmiinhassan1269
      @yaasmiinhassan1269 3 роки тому +1

      Bro marna digital matketing maka shaqeysey lacagna maka heshay

    • @abdikariimelmi3048
      @abdikariimelmi3048 3 роки тому

      Walshyda may lkn waa xirfad aad uwanagsan oo mudan in labarto wlhy waqti hore arkey balse course ahaan wan wayay lkn alxm ustadkan wax badan kafaidey

    • @Abdirizak12428
      @Abdirizak12428 3 роки тому +1

      Sxb adiga wali ma isku dayday barmamijadaan

    • @abdikariimelmi3048
      @abdikariimelmi3048 3 роки тому +2

      May lkn hadaan kuguda jiraa inaan bilaabo waa xirfad hadii aad barato cidna aadan ubahanaleynin

  • @karamacade4703
    @karamacade4703 3 роки тому +2

    Mash allah

  • @bidaayeoffficial2423
    @bidaayeoffficial2423 3 роки тому

    Msh Allah ustad

  • @nuurtoshigowbirqaaye3770
    @nuurtoshigowbirqaaye3770 3 роки тому +1

    MASHAALLAAH

  • @QueenHH252
    @QueenHH252 3 роки тому

    Thank you walaal

  • @samiiryare4290
    @samiiryare4290 3 роки тому

    Walaalow nidaam malihid runtii

  • @casaamjoseph7873
    @casaamjoseph7873 Рік тому

    sidee ayaan ku heli karaa lacagta ay isoo dirayaan macalin

  • @jamacabdirashid6741
    @jamacabdirashid6741 3 роки тому +1

    shariifow sxb madamo cilmigan aad khibrad uyeelatay maad course gaaban uqabatid dhalinta intii xiisaynaysa

  • @dugshorts
    @dugshorts 3 роки тому +1

    Fadlan wll shariif iiso jawaab waxan rabaa inaad icawisid mahadsanid

  • @garashomedia6859
    @garashomedia6859 3 роки тому +9

    Wallo meel lagaa helo sida WhatsApp ama Facebook, email ma la.heli karaa

  • @deeqaxasan5115
    @deeqaxasan5115 2 роки тому

    Wll toos looma arko

  • @akfarah9249
    @akfarah9249 3 роки тому

    Thanks ma bro

  • @mowlidmohamuudali1732
    @mowlidmohamuudali1732 2 роки тому

    Waad mahadsnatahay sxp waxan jecla lahay inaad watiskada isiiso adoo mahadsan sxp

  • @somalifashionclothes6190
    @somalifashionclothes6190 3 роки тому

    walaal halkeen kala sooxiriraa shaqa raba inaa iga cawiso i pay u inshallah allah contact ireeb. thank you

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 3 роки тому +2

    Wll waxa tahay qofki u horeyey ee UA-cam wax faido balaran leh ku so gudbiya. Lakin wll number u sawe sida 123....thanks

  • @HAPPYFAMILY-in1sl
    @HAPPYFAMILY-in1sl 3 роки тому +2

    Thanks bro lkn su aal
    Fadlan nambero usamee si ay isugu xirmaan

  • @xareed1
    @xareed1 2 роки тому

    thnks

  • @abdikafihussein793
    @abdikafihussein793 3 роки тому +1

    Sxp vidoe gaan waxaa dawanayaa 5 Bill ago lkin waxaa raapaa Ani goo jiro 15 jir ma sameyn karaa tell me plz

  • @rahmaomar1409
    @rahmaomar1409 3 роки тому +2

    Wanku salamay wllo waxan donaya inad ii barto sidan ugushaqaysan lahaa wllo mahadsanid

  • @ahmedmursal9106
    @ahmedmursal9106 3 роки тому

    Waad mahadsantahay

  • @zaylicitravelagency803
    @zaylicitravelagency803 Рік тому

    asc shariif bro xagee kala so xariiraa inaa barto ayaa rabaa marketing ka onlineka ah

  • @zakariyeaseyr6562
    @zakariyeaseyr6562 3 роки тому

    Waad mahadsantahay mudane Alle haku sharfo lkn qaabkee Google shahaado looga helaaa

  • @awaareawaare
    @awaareawaare Рік тому

    Wl waan ku salamay sidee loogashaqaysto online in sad varto cir

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 3 роки тому

    Thank you 🙏 bro waan ku shaqeeya aad ban u ahay qof Mudo ku jiray

    • @Ironboy5
      @Ironboy5 3 роки тому

      Bro wn u bahnhy wax iga fahnsii

    • @aanasabdirashiid8634
      @aanasabdirashiid8634 3 роки тому +1

      Wllo Ma ii sheegi kartaa meel Aan kaala Soo xidhiidho

  • @EngKamza
    @EngKamza 3 роки тому +1

    Xoogaa meelaha qaar sifiican loogumajeedo yacnii waa shucaac baa ku aadan sxb

  • @abdallajr8511
    @abdallajr8511 3 роки тому

    dropshipping website ka inta miyaa xayeeysiin looga sameeya marka aan rabo inaan product shopify ah xayeeysiin rabo

  • @Ironboy5
    @Ironboy5 3 роки тому

    Masul horta si qurx bdn u so bandhigtay fikrad ganacsi lkn dhibka jiro dadka uma jawabtid sidaas mclinmo ma ahn ee dadka u so jwb kana xali wax yaabo bdn uu lagu warersanyhy ayaa jire mhdsanid

  • @abdalladhursuge1504
    @abdalladhursuge1504 2 роки тому

    Sxb marka aad samaysatid shaqaddii bilow sidee loo sii wadayyaa ilaa wixii software maaha markaa marwalba waxay kugu kalifayyaa inaad hadana soo samaysid

  • @fadumomohamed4731
    @fadumomohamed4731 3 роки тому

    Wll waxan wacan meel lagaa helayo ood toos wixii loo qaban lhaa waayo markaan wax ku waydiino jaab ma leh xagee lagaa helayaa waa sharaad qudha

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology 3 роки тому

    Sxb sidee kuula soo xiriir karnaa

  • @zakisky9419
    @zakisky9419 2 роки тому

    Ma,xumo blse sidee lacagt aan sameeyo ku helaa mise account keyga leygo soo diraa

  • @AliAhmed-fr8zd
    @AliAhmed-fr8zd 3 роки тому +2

    wlle shahadada sidee loga helaa Google

  • @abdikadirkassimabdi9055
    @abdikadirkassimabdi9055 3 роки тому

    ASC WLL WAXAN RAWAY INAN NOQDO RUUX GOOGLE SHAHAATO KA QATAY EE SIDE KU NOQAN KARA MACALIN

  • @Ahmed-li4bw
    @Ahmed-li4bw 3 роки тому

    nio saaxib google search markaan ku qoro googleads ma soo baxeyso website do kle ayuu iisoo saaraya

  • @geeskaafrika5040
    @geeskaafrika5040 2 роки тому

    Asc Shariif. Wll waxan rabaa keliya inaan helo macluumaad .Adoo mahadsan ma heli karaa Email kaaga. Mahadsanid

  • @djkarro
    @djkarro 3 роки тому

    Thank u

  • @omargahayr1184
    @omargahayr1184 2 роки тому +1

    de nio shariif hadalka waad ku celcelinaysaa uun bro,please sida wax loo qabanyo iyo steps steps ka la raacayo noo sheeg

  • @naturalchanel8331
    @naturalchanel8331 2 роки тому

    Zxp face groupka join Ayaan dhahay plz Haley aqbalo

  • @araysane8111
    @araysane8111 3 роки тому +29

    ustaad nin dhalinyaro ah baan ahy oo jamacadii sanadkan bilaabay runtii waxaa igu adag dhaqaalaha marka si gaara ma iicaawin kartaaa

    • @mohamedhaaji1989
      @mohamedhaaji1989 3 роки тому +1

      @@ulumahbeauty386 wax lagu qoslo ma uusan sheegin yarka maxa ka qaldan 2021 akhlaaqda waa muhiim

    • @ulumahbeauty386
      @ulumahbeauty386 3 роки тому +1

      @mohamed haaji shaqeso le dhehe akhlaaqda ka hadleso ma fhmin🙄

    • @moonlight15736
      @moonlight15736 3 роки тому

      Africa for africans😂🤦‍♂️

    • @iPace30
      @iPace30 3 роки тому +1

      @@ulumahbeauty386 hadalkaaga hadi la qiyaaso aad ayu uu xun yahay tusale waxad saartey qosol aqlaaqda waa muhiim

    • @shaaficiugaas4916
      @shaaficiugaas4916 3 роки тому

      Kkkk

  • @mohamedabdulahi3592
    @mohamedabdulahi3592 3 роки тому

    Macalin aad ayaad
    umahadsantahay 100% wax badan oo aan fahmi la aabad ifahansiisay aad ayad umadsantay Mayna jirin meel lagaaga sooxidhiidho oo suaalaha lagaawaydiiyo

  • @cismaanmaxamedmaxamud2778
    @cismaanmaxamedmaxamud2778 2 роки тому

    asc ustaad shariif waxaan ahay wiill ku cusub chanelkaaga

  • @abdirahmanmohamedhassan863
    @abdirahmanmohamedhassan863 3 роки тому

    Asc walal

  • @ogaalkadunida9764
    @ogaalkadunida9764 2 роки тому +1

    Mid cusub adaga samynya na tus haday daacad ka tahy

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 3 роки тому

    Sxb waa casharo faaiido badan runtii arintaasna wan la dhacsanahay

  • @cabdiqanimoh5391
    @cabdiqanimoh5391 3 роки тому

    Aan kaala socono

  • @faysalaadan4734
    @faysalaadan4734 3 роки тому

    Wayey

  • @user-pq2yr5eh4f
    @user-pq2yr5eh4f 5 місяців тому

    Aad io Aad Ban kgu mahad celinaya ustad illahay haka jaasiyo I.a lkn mid hdan ku waydiyo nairobi anigo jooga side ku heli kara verification pin hdan aan helana ma bank Somalia ku yaala ku xiran kara mise mid isla nairobi Bank ku yala layga raba intas ifahansii

  • @TrainFul1
    @TrainFul1 3 роки тому

    meelaha ad taabaneysi si fcn looma arko mesha adga click ku siineyso arintas naga so xali

  • @ahmedabdiwalialiali6363
    @ahmedabdiwalialiali6363 3 роки тому

    markast aan iskudayo qaadashada coursr oo aan isdiiwaangaliyo waxuu iisooqoaayaa sorry erro sideen kuxaliyaaa?

  • @allaaamin1146
    @allaaamin1146 3 роки тому

    Brother aad umahadsan tahay Inaan barto Kudadalaya inan barto habka ufiican lobarankaro?

  • @mahamoudsalebaan7402
    @mahamoudsalebaan7402 3 роки тому +1

    Waan kusalaamay nio waxaa jira vedio cartoon ah oo wax lagu xayeysiyo sidee loo sameeyaa

  • @nuurharuuse23
    @nuurharuuse23 2 роки тому

    Thanks bro......whats apkada bro hoos igu reeb

  • @HassanAli-od2jv
    @HassanAli-od2jv 3 роки тому

    Ustaad mahad sanid shaqadaan qofkii qabanaayo ma ubaahan yhy wepside inuu sameesto mise company gaa wepsite kiisa shaqada luguqabanaa qof freelancerka ah waxaa lagarabaa cilmiga inuu yaqaano.

  • @abdiladhiifyuunis7244
    @abdiladhiifyuunis7244 2 роки тому

    Waxaan heystaa keliya mopel so ma barankaraa

  • @ilbirmediaproduction8408
    @ilbirmediaproduction8408 2 роки тому

    Sidee ayay lacagta ku qadanaysaa Google markaa ma waxa shuruud ah in aad lacag ku shubato accountigaga

  • @Abdirahmanwanqal
    @Abdirahmanwanqal Рік тому

    Wllo upwork inaa verify gareeyso Susan rabaa

  • @mohassan4061
    @mohassan4061 2 роки тому

    Zip nio kuma somalia maleH 🇸🇴

  • @cadceedchannel3734
    @cadceedchannel3734 2 роки тому

    Asc Ustaad wllo waxaan isku deyey inaan iibsado course daada laakiin wuu ii gadmi waayey gadlan Ila soo Xidhiidh
    Wllo Suaal ayaan qabaa
    Marka la bilaabaayo Google ads ama Facebook ads ma lacag ayaad Ku bilaabaysaa Mise lacag la aan

  • @mohamedsalahibncllaahi2654
    @mohamedsalahibncllaahi2654 3 роки тому

    Yaa

  • @yahyezaciid760
    @yahyezaciid760 3 роки тому

    Ma h baahantahay wll mrkd bilaabaysid inad haysato maalgelin ad ku bilawdo mise xitaa adigoo $0 ah wad bilaabi kartaa mahadsadin

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 3 роки тому +1

    abowe.asc.wankusalamay.walalo.xagedjogtaa.wadkumahadsantahay.wabka.aaad.usobandhigtay.sifican.nogusharac.

  • @rashkacaderashkacade6522
    @rashkacaderashkacade6522 3 роки тому

    Mhdsnid ustaad

  • @abdiomar8571
    @abdiomar8571 2 роки тому

    Asc macalin waxaan furtay Google ads waxan kashaqeeyey 71.03$ balsi lama bixi karo lacagtas tan kale side lagu gartaa lacag mesha kaumuuqato in ay tahay lacag aan aniga leeyahay iyo in ay tahay lacag la igu leeyahay.

  • @icmmedia3491
    @icmmedia3491 3 роки тому +1

    Wll Facebook gaaga iisheeg meel kalaso xidhiidho

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 3 роки тому

    Wll iyagu side bay ku oganayan marka shaqada u qabto

  • @somalimediapro7924
    @somalimediapro7924 3 роки тому

    Wllo website magaciisa community noogu Soo qor

  • @faizofarax9699
    @faizofarax9699 2 роки тому

    wal mida kowad talefan makasameynkara🥺hestaabtob mahesto

  • @mohammadnor8685
    @mohammadnor8685 3 роки тому

    Ok

  • @yahyemahamett3619
    @yahyemahamett3619 2 роки тому

    Sidee lacagta ku helayaa xageese laysugu soo dirayaa

  • @gobpro3576
    @gobpro3576 3 роки тому +6

    Teacher Two Quenstion ayaan Qabaa
    1 teacher hawshan markaan bilabayo lacag ani dhinacayga miyaa la iga rabaa mise waan codsanayaa shaqada mise wan iska diwan galinayaa ka dib ayaan helayaa hawsha
    2 Teacher madamoo aan dalkena ayna ka shaqayn google sideen ugu buxbuxin karaa anoo dalka jooga mise mastercard hadi haystid waad samaysan kartaa Google adds

  • @Thirnkarbanda8134
    @Thirnkarbanda8134 3 роки тому

    Niyow hada kahor waxa kuweydiye sidee Google lacagta advertisement loogudiraa iyo Somali badan Aya sualo badn kuweydiyeen wax jawab ah na madan kabixinin marka waxan tas u arka inad UA-cam ka shilimo usoradsato marka iskaga carar mesha

  • @mohamaedali2927
    @mohamaedali2927 2 роки тому

    Luuqada englisha in an ku hadlo qasab miyaa walal

  • @Ismo3211
    @Ismo3211 3 роки тому

    Side anigu aan ula shaqayn karaa qof xayeysiis raba