SIDEE U BARAN KARTAA XIRFADDA | GRAPHIC DESIGN KA | Maan Graphics 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 жов 2023
  • / maanacademytechnology
    Ku Soo Dhawaw #Maan_Academy_Technology
    Waa Madal Aqooneed Lagu Barto Xirfadaha GRAPHIC DESIGN-KA , VIDEO EDITING KA IYO BASIC COMPUTER KA.
    Waxa lagugu baridoono Hab Online-ah oo aad usareeya oo aad ku shaqo tagi karto INSHA'ALLAH
    WIXII WARBIXIN AH NAGALA SOO XIDHIDH WHATSAPP KAN HOOSE
    wa.me/c/252634607446

КОМЕНТАРІ • 44

  • @maangraphics
    @maangraphics  9 місяців тому +5

    HAKAN ISKA DIWAN GALI +252 63-4607446

  • @Axmedyare1
    @Axmedyare1 9 місяців тому +13

    Mahadsanid ustaad 🎉🎉
    Run ahaantii macluumadku maanta dunida waa lacag lkn aduu si free ah ayaad noo siisay ilaahay ha kaa abaalmariyo

  • @user-fl8kc6ku7w
    @user-fl8kc6ku7w 3 дні тому

    Good

  • @hamdakarsi6806
    @hamdakarsi6806 8 місяців тому +3

    Teacher aad io aad ayaad ugu mahadsan thy dhiiri gelintada taladan xilli aan u baahna ayey ku so beeg matay shukran🤗

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi 8 місяців тому +8

    Walahi ma Arag qof sida iigu Sharaxa ama Wax ii fahansiiya Inta aan U Baahnaba intan Ayey ahayd Thank you Ustaad Million times Walahi wax weybad ii iftimisey Abalkagu jano My teacher❤🥺

  • @Mubarakhagi22
    @Mubarakhagi22 9 місяців тому

    Mahadsanid ustaad.😊

  • @Xafzayusuf-h7s
    @Xafzayusuf-h7s 22 дні тому +1

    masha allah wll maan allah haku siyadiyo cilmiga io kartida dhiiri gelintada ku mahadsanid

  • @ismailadan5048
    @ismailadan5048 8 місяців тому +1

    Mahadsanid wax badan aya ka faaiday runtii khasatan talada wanaagsan ad nasiisay

  • @GuleidMohamed-sc4zm
    @GuleidMohamed-sc4zm 8 місяців тому +1

    mahadsanid macalimuu

  • @abdikhabirmohammed455
    @abdikhabirmohammed455 Місяць тому +1

    Mahadsanid wll

  • @caraxmaanibraahimhasan1795
    @caraxmaanibraahimhasan1795 9 місяців тому

    Mahadsanid my teacher

  • @abshiroabdiqadkr8072
    @abshiroabdiqadkr8072 8 місяців тому +1

    Mahadsanid ustaD🎉❤

  • @NuurNuur-ce4oy
    @NuurNuur-ce4oy 4 місяці тому +2

    Inta Rapto Inay Hormar GaRan Lkn Waqtiga Ciiloyo 😢

  • @user-ot2vj7th3o
    @user-ot2vj7th3o Місяць тому

    Mahadsanid wll 🌺✨✨

  • @user-pi4lk3pq6y
    @user-pi4lk3pq6y 8 місяців тому +1

    Halkan insha allaah xog aan raadinayey ka helay👍👍👍

  • @Xuznitech
    @Xuznitech 6 місяців тому +1

    Guuleyso bro ❤😊

  • @NuurNuur-ce4oy
    @NuurNuur-ce4oy 4 місяці тому +1

    Guuleyso 😊

  • @LGDabdisalam
    @LGDabdisalam 9 місяців тому +2

    Waad mahasatahy ustaad 😘

  • @HasanMohamed-wy2sr
    @HasanMohamed-wy2sr 9 місяців тому +1

    Mahasanid ustaad😊

  • @harb848
    @harb848 9 місяців тому

    Thanks ustad❤

  • @hankaabfilms7552
    @hankaabfilms7552 9 днів тому

    Jasaka llah khayr waxbadan ka faiday wll
    Meel kama baran caadina isuguman dayin inan barto lkn wan iska jeclay desings inan sameyo

  • @FaadimaYaasiin
    @FaadimaYaasiin День тому

    Wll waa maalinkii ugu horeeyey een aan channel kan wax ka daawado wllhi wax badan baan ka faa'iiday video gan , taalooyinkii ugu fcnaa ee la siiyo qof raba inuu graphic design barto baad na sii say mahadsanid wll anna waxn ahay arday aad u xiiseenaya barashada graphic design waxaana rajeynaa inaa ka guul gaaro inshaa Allah, markale wll aad ayaad uma hadsanthy🙏🙏

    • @maangraphics
      @maangraphics  День тому

      Mahadsanid wll insha'Allah wad gadhaysa hadafkaga. Kaliya dadaal

  • @salmacraxmaan
    @salmacraxmaan 9 місяців тому +1

    aad iyo aad baad u mahadsantahay markaan ku soo taabacay kadib waan dhiirtay thanks very much ustaad

  • @cabdiqaniciisehussein8945
    @cabdiqaniciisehussein8945 9 місяців тому +2

    The Legend Hamse Arab

  • @hindiafsomalia2649
    @hindiafsomalia2649 9 місяців тому

    Ustaad Aad ayaad u mahadsan tahay dhiiri gelintaada ❤

  • @user-lg5tl3tu7i
    @user-lg5tl3tu7i 6 місяців тому

    Zhp marka aan sameeyo sawirka sidee aan boodhahaan ula soo baxaa

  • @harb848
    @harb848 9 місяців тому +1

    Waa talo muhiim uh qof walba

  • @zakariaxeysey6216
    @zakariaxeysey6216 9 місяців тому

    Ustaadii waa mahadsan tahy taa saa been aheen allaha ku barkeeyo

  • @usaamecabdi17
    @usaamecabdi17 22 дні тому

    Macalimu computer ma hesto lkn computer aad ayaan u fahansanhy 6 ilaa 4 sac janis wan u hestaa dhirigalintada aad ugu mahadsan thy ustaad io taladaada computer ina so gato isku daya

  • @nimcocabdi1143
    @nimcocabdi1143 6 місяців тому

    Adigu lacg mkq samaysy wll

  • @xabeebxaaji3526
    @xabeebxaaji3526 9 місяців тому

    Loogo iyo desine maxaa farqiyo udhaxeeyo

  • @farxiyaabdirahmaan
    @farxiyaabdirahmaan 8 місяців тому

    Pro programing ka ma dhigtaa?

  • @dalmarmahad1737
    @dalmarmahad1737 9 місяців тому

    Mahad sanid ustaad

  • @Cadnaan27
    @Cadnaan27 9 місяців тому

    Tnx ustaad wax bdn kaa bartay wana kuu mhd celin lkn dhibka I heesto waxay tahay hdii bilaabo ama aan isku dayo in aan wax sameeyo iyagoo qabyo ah ka tegaa waxaan is arkaa anoo wax micno ii laheyn social media ka dawanaaa I don't know wlhi sbbta

  • @Abdirahmaan1001
    @Abdirahmaan1001 9 місяців тому

    💦💬

  • @shaqsi_media
    @shaqsi_media 9 місяців тому

    Hadaanad bil free nooga dhigeyn