GOOGLE Adsense Full Tutorial Af Somali || Lacag Ka Samee Websitekaaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лип 2024
  • Muuqaalkaan waxaan kugu sharxayaa sida aad adsense ugu xiri kartid website-kaaga. please hadii aad wax ka faa'iday muuqaalkaan na support garee.
    sida ugu dhaqsiyaha badan ee loo helo: www.fursadkaab.online/sida-ug...
    Website-keena soo booqo: www.fursadkaab.online/
    Telegramkeena kusoo biir: t.me/fursadkaab
    Facebook: / fursad-kaab-. .
    sida loo iibsado domain iyo hosting: • sida ugu fudud ee loo ...
    🕐 TIMESTAMPS:
    00:00 Introduction
    00:54 waa maxay adsense
    01:09 adsense account
    03:39 websitekaaga ku xir
    06:48 display ads
    08:54 sida auto ads loo furto
    09:35 article ads
    12:45 after approval
    13:46 sida ads.txt loo dhigo
    15:26 Last step
    17:01 sida adsense uu u shaqeeyo
    18:05 Waxyaabaha aad iska ilaalinaysid
    18:33 End

КОМЕНТАРІ • 12

  • @lgnuuri5177
    @lgnuuri5177 Рік тому +2

    Macalin keep going wax faa,ido noo leh baad noo wada ha ka caajisin marnaba 😊👏🏻

  • @nuur1824
    @nuur1824 Рік тому +1

    Ustaad cimrigaaga allaha barakeeyo. Casharkaan asagoo dhameystiran waan raadinaayay

  • @user-sh5yo1tn7d
    @user-sh5yo1tn7d Рік тому

    maasha allaah mahadsanid ustaad ,guulaa kuu rajeeynaa inshaa aallah

  • @codewithdahir
    @codewithdahir Рік тому

    Keep going pro video gii ugu horeeyey ee somali leedahy ee wax faaido leh soo galiya.

  • @bashiircabdalle644
    @bashiircabdalle644 Рік тому +1

    Thnks bro

  • @hornlifeso
    @hornlifeso Рік тому

    Bro qeybta CCPA & GDPR Active iima ahan

  • @suurtagal1977
    @suurtagal1977 Рік тому

    waa mahadsantahay sxb website blogga ahna sida xayaysiinta loogu furana noo soo diyaari

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Рік тому

    Hadii aanay jirin cid qurbaha jogta onan garanayn maxan sameya si aan u isticmaalo gogle adsense

  • @Kaysegamer10
    @Kaysegamer10 Рік тому

    Ustaad course aan u baahna in badana raadinaye baa ila wadagtay aad baad u mahadsanthy 🙏

  • @ismacil937
    @ismacil937 Рік тому

    Hadaalin sxb dadaala wuu gaara

  • @afroo2524
    @afroo2524 Рік тому

    Whatsappkiina plz telegram kiina waan ka mid ahay plz website ayaan rabaa