Sidee Blogging guuleysta loo bilaaba 2023 | 5 Tips

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 тра 2023
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
    👉 Kusoo Biir Telegram Group t.me/gellebashir
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/lms/

КОМЕНТАРІ • 41

  • @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
    @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb 5 місяців тому +1

    It's well done

  • @mahamud9952
    @mahamud9952 Рік тому +2

    Mahadsanid wll❤

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Рік тому +3

    Mahdsanid ustaad

  • @luqmaancabdi3147
    @luqmaancabdi3147 3 місяці тому

    In aan sigaara ku xiriirro waan jeclaan talooyin badan baa jira oo iga guuxaya macalin

  • @user-sq8rj1zv3n
    @user-sq8rj1zv3n 10 місяців тому

    Halkee kaala soo xiriira

  • @AbdinorAbdiIbrahim
    @AbdinorAbdiIbrahim 5 місяців тому

    Intee laagaaga soo xiriiraa wllo

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 Рік тому +1

    Article video dabeda kaso qatay ani an laheyn paste hada kudhaho macadeba mise wala iqabsanaya Gelle brother .

  • @amiiranour7840
    @amiiranour7840 Рік тому +3

    Wll hlke kalaso xidhidhi kraa ina iga cwisid ban raba blogging ka

  • @xasanabdi4389
    @xasanabdi4389 Рік тому +3

    Asc wll gelle bashir waxaad imformation aad iga siisaa onlinekan lacagta laga samaynyo ee coin mv miyaad wax imfornation ka haysaa wll mahadsanid

  • @nuurmaxmuudcali1764
    @nuurmaxmuudcali1764 2 місяці тому

    Luqadeee ku qortaaa ustaaadiiii blogging kaada.

  • @fatmacabdala
    @fatmacabdala 7 місяців тому +1

    Blooging fudud lkn dhanka samayska

  • @amaremedia2413
    @amaremedia2413 Рік тому +1

    Sxb gelle bashiir nin tuug ah ayaa helay waxa uu ii sameeyay website shan bilooda

  • @K3SOM
    @K3SOM Рік тому +3

    ❤❤❤

  • @mahamedahmed5449
    @mahamedahmed5449 Рік тому +1

    Gelle bashir walaal blogging Ethiopia maka shaqeeyaa lacagna maka sameen karaa
    Course blogging waa imisa walaal

  • @sadiyohussein834
    @sadiyohussein834 6 місяців тому

    Please I want to learn about the blogging

  • @abdulahidcd
    @abdulahidcd 10 місяців тому

    Zxp sidee ayaan ku bilaa shuruudaha la iga rabo waa maxay

  • @naabiiladde9126
    @naabiiladde9126 Рік тому +1

    Sxb ma jirya course sida loo dameyo blogging ad uqurxoon kdibna adsense ku xireyso + binance ama mesha ay lcgta kugu soi dirayaan google ads full course ma hysaa

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy Місяць тому

    Sharafa leedahay wll

  • @MohamedShafec
    @MohamedShafec 2 місяці тому

    Side website lo sameysta wll

  • @siciidjamac7183
    @siciidjamac7183 Рік тому +2

    Thnks teacher

  • @muuseadam6688
    @muuseadam6688 Рік тому +3

    Bashir sxp bal ka soo hadal live Good wrkisa

  • @BarreDigitalMarket
    @BarreDigitalMarket Рік тому +2

    Sxb english inan ku qoro iyo inan articlskayga somali kuqoro keed igula talin lahayd sxb mahdsanid

    • @TITANX-1
      @TITANX-1 10 місяців тому

      English fiican

  • @dhaqankaiyohidiha472
    @dhaqankaiyohidiha472 Рік тому +4

    thanks Gelle suaal dommain wordpress ah ma ku sameysan karaa bloger iyo website aan wax ku xayaysiiyo?

  • @abdirashiid418
    @abdirashiid418 Рік тому +4

    SIDEE LOOSAMYN KARAA CHANNEL YUOTUBE OO LACAG LAGAGA SAMYNKARAA SAXIIB✅

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      already wn kaso hadley wll, dib igu laabo videos kena

  • @ZAMI-TECHNOLOGY
    @ZAMI-TECHNOLOGY Рік тому +4

    Wllow blogging wan samaystay almost 5 month ago waxana ku qorey 10 article meelahas traffic fcna wan haystaa oo fb iyo instagram ayaan dad fcn ku hystaa lkn somalia kuma shaqeeyo sidaan filayo sideen yeela

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому +7

      wuu ku shaqeeya wll somali lkn waxa lagaa rabaa ilaa 15-20 articles in aad qortid kadibna dalbatid

  • @nuurbodaaye1430
    @nuurbodaaye1430 Рік тому +4

    2 sano in ka badan ayaa videogaga dawadaa waligeyna ma arkin hal video oo aan ka faa'iday.

    • @Africa202to4
      @Africa202to4 Рік тому

      Koorso baro sxb ma jiro qof free wax kugu barayo😮 0:34

    • @nuurbodaaye1430
      @nuurbodaaye1430 Рік тому

      Somalida waa xasidiin wlhi aniga oo lacag baxsanaayo xitaa kuuma hagar baxayaan. Teeda kle waxa jira kuwa ku dhahayaan coursadan hadii aad rabto waa in aad lacag bixisaa kadib markii aad lacagta bixiso kuugu bodayaaan.

    • @mohamedabdihussien4088
      @mohamedabdihussien4088 Рік тому

      @@nuurbodaaye1430 ninkan sida maaha zxp

    • @bokaahmed5887
      @bokaahmed5887 11 місяців тому

      Aniga uun lacag kuma bixiyeem huuu haaa daan😂😂😂