HOBOLADA WAABERI KAALINTA FANKA YAA TIIRKA KOOWAADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • HOBOLADA WAABERI KAALINTA FANKA YAA TIIRKA KOOWAADA
    -AUN ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
    AUN SALAAD BARAKOW BUULOW
    AUN AWEYS ABOKOR GOOBE
    CABDILLAAHI AXMED DAFE
    XASSAN ADAN SAMATAR
    CABDIQADIR CUMAR JUBBA
    AWEYS KHAMIIS
    MAXAMED ADAN SHAMUURI
    AXMED NAAJI SACAD
    AND MORE

КОМЕНТАРІ • 29

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 5 років тому +14

    Cawad Abuukar Goobbe oo markii dambena Aweys loo yaqaanay ayaa ka dhex muuqda waa nin cajiib ah ayuu ahaa 2012 ayuu Hargeysa ku geeriyooday Alle ha janneeyo waa ninka u badna ee tumay heesaha Kabanka ee waqooyi lagu qabtay, sidoo kale wuxuu ahaa mullaxan cajiib ah iyo weliba Baytariste

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 5 років тому +1

      Goobe waa ninkee intan

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya 5 років тому +2

      @@sahalcali4196 waa ninka Surwaalka cad leh ee u doodaya laxamiistayaasha

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 4 роки тому +1

      Kaariye
      Aweys qamiis
      Jubba
      Samatar
      Salaad barakow
      Aweys goobe
      Abdile raage
      Intaasaan kagartay
      Ninka kale mahayo magaciisa

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      Daafeed Muuse Daafeed2002
      Shamuuri iyo Dafe ayaa iyana ku jira

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 роки тому +13

    Ninka magacyadda tirinaya ee su' aasha weydiinayaa waa Aun Maxamed Cali Kaariye.

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +2

    Riwaayad xusid mudan.
    Raxmaanku haw naxariisto intii dhimatay

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 роки тому +3

    Aun Maxamed Cali Kaariye su'aal aan lagu kala bixi karin buu hordhigay. Aun intii dhimatay. Thanks Somali Music &Culture.

  • @bashkaabdirizak2180
    @bashkaabdirizak2180 4 роки тому +3

    Riinka xasan Samar ayaan ugu Soo celceshadaa badana

  • @ßí777-e1c
    @ßí777-e1c 4 роки тому +3

    Maxmed cali kaariye allaha unaxaristo

  • @zeydahusni527
    @zeydahusni527 Рік тому +1

    I feel bad for shamuuri😢😢😢😢

  • @mahadmaxamedcumar8573
    @mahadmaxamedcumar8573 3 роки тому +1

    Cabdilaahi Axmed Dafe waa noolyahay wll jigjiga ayuu joogaa hadda mahadsnid

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 роки тому

      @Mahad maxamed Cumar waa run walaal wuu Noolyahay illaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo insha allah... Qoraalka waa saxey walaal.
      Mahadsanid

  • @Abdul-ou3wf
    @Abdul-ou3wf 5 років тому +4

    Juba iyo aweys qamiis waa kabaxsadeen kama ay daba Hheesin Xasan AADAN samatar midna music ayuu qabsadey Midna CIYAARAHA

  • @Abdul-ou3wf
    @Abdul-ou3wf 5 років тому +7

    Nina xantii ma mooga Xasan AADAN samatar waxa uu yiri aniga laaantey fanka soomaaliyeed majireen waa runtiis samatar haduusan fanka soomaaliya ku jirin dhadhan ma lahaadeen u maleenmaayo inuu jiri doono fanaan sidiisoo kale ah ha cod iyo hab masraxeed

    • @golvingolvin9586
      @golvingolvin9586 5 років тому +3

      🤣 hassan 70kii soogalay fanka Ragna 50kii ayee stage ka heesi jireen sida Kuluc AUN iyo M.Mooge AUN dadkaas la'aantood fan majireen

    • @Abdul-ou3wf
      @Abdul-ou3wf 5 років тому +4

      Xasan AADAN samatar asagaa qirsan kuluc iyo m mooge iney ahaayeen dadkii uu fanka kaga deytey sxb habfaneedka Xasan AADAN samatar waxa uu isku darsadey cod hab masraxeed iyo shacbiyad taasi ayuu dheer yahay dhamaan fanaaniita kale soomaaliya waxa uu ahaa fanaanka kaliya meel shacab joogaan hadii lagu arka wadooyinka ayaa xermi jirey waxaan xasuustaa maalin OO yimid goroonkii weynaa kubada cagta oo final aheed harseed iyo jeenyo si aad loogu kacay markii la arkey inuu Xasan AADAN samatar u soo daawasho tegey ciyaarta saad moodid ma ahan Xasan AADAN samatar waa ninka kaliya ee fanka soomaaliyeed ku raaxeestey

    • @Abdul-ou3wf
      @Abdul-ou3wf 5 років тому +1

      GOOSKA GADAAL AA IGA GARTAYEE CAMAL AYUU U QASLEY SHAMUURI MARKUU MAQLEY CODKII XASAN AADAN SAMATAR

    • @shiilalle
      @shiilalle 5 років тому +2

      MUUSE ISMAACIIL QALINLE yaan la hilmaamin oo fanka lasoo galay Xassan aadan

    • @abucabaas277
      @abucabaas277 Місяць тому

      Xasan wuxuu ujeedaa waa heesaaga ee isagu isuma jeedo .ninka heesaaya la aaantiis fan ma jireen ayuu ka wadaa

  • @criazaqmusa1308
    @criazaqmusa1308 5 років тому +2

    Waa shirkii soodare 1993 maxamed cali kariye yaasalam.anwan javayl

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  5 років тому +1

      Haa C/risaaq waa sidoo

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 5 років тому +3

      Maaha Soodare kani waa Adis 1993, Soodarena wuxuu ahaa shir aan sida kan u weeyneen lana qabtay 1996 aakhirkeedi.

  • @jamasaahid7545
    @jamasaahid7545 5 років тому +3

    Maxmed cali kaariye ma ninka warka u qeybinayaa.

  • @qalidumar2224
    @qalidumar2224 4 роки тому +1

    2019 hhhh